Ganacsatada&Dadweynaha Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Duulimaadyada sidaa qaadka Kenya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 5

  • @abdielm3551
    @abdielm3551 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaadka hala joojiyo

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadaasi si fiixan bay u hadashay waxa kenya iyo itoobiya ka iibsanaysaan waa daraago oo kale africa idinka mooyee cidi ma cunto anigaaba qoloka yimi koongo ooaanu meel ka wada shaqayno igu yiraahadeen dadkiinu waa muslin waxa ay cunaan jaad ilmahii iyo hooyadii oo gaajaysan wadaadadiina waxa ay sheegeen in uuxaaraan yahay markaa hooyada irsiqa ka daysaay waxa aakhiradaada aan u fiixnayn ha gadin tamaadho iyohaftalay ayaa kuu dhaama waxa aad ku burburiao qoys soomaaliyeed mida kale malaayiin lacag ah ayaa diba ugu celisaan kenya iyo itoobiya maxay iyagu inagag iibsadaan kaash ayay kaa qaataan walee soomaali caqli male

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtooda hooyooyinka halaga joojiyo qaadka dalka waayo dan uguma jirto.

  • @abdimalikabdimalik9502
    @abdimalikabdimalik9502 2 ปีที่แล้ว

    Waa ogtihiin maxaa idin ku qasbaayo inaad ka ganac sataan wa in laga mamnuucaah Somali oo dhan kanya iyo eithpia wa iney mamnuucan beeristiisa

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 2 ปีที่แล้ว

    Waar reer muqdisho way dhacan yihiin waxani jaadki hagaagsana maaha wa kuruus iyo iji bay ijidi hargaysa iyo ethiopia qiimihisa u sareeya aha $2 laguna xaraashi jiray hhhhh