Qays Ciribey - Dhaxalka uu ka tagay xukunkii Militeriga ee Jaalle Siyaad 34 sano kadib?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 114

  • @abdifarah2812
    @abdifarah2812 8 วันที่ผ่านมา +9

    Kan wariye ma aha waa cuqdadloow

  • @MohamedAbowAbdulaziz
    @MohamedAbowAbdulaziz 2 วันที่ผ่านมา +1

    Nabee nooma talikin Nin Maskax nooga roon, 34 sano ka dib
    Nacabkaa ha jabo.
    Qalbigeenaa ku nooshahay Siyaad
    Ku nooloow waligaa
    Nacabkaa ha jabo ...

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 9 วันที่ผ่านมา +12

    Ayaanle, wqxba kama faaidno hada waraysiga iyo barnaamijkaaga. Hoos baad u yara dhacday !!!
    Waxa keenay dadkan yar yar buugta waxay kasoo akhriyaan nagu soo celinaya. Bal kan eeg wakhtigii kacaanka xalkuu joogay !!

    • @MahdiQaran-x3t
      @MahdiQaran-x3t 8 วันที่ผ่านมา +1

      Wa sax

    • @KuromiStarz-kx8rz
      @KuromiStarz-kx8rz 6 วันที่ผ่านมา +1

      Runtu dhib ayay kugu tahay dadna waa daacad dadna waa danaysi meeyay wadaniyada lasheegto iyo wadanka in loo shaqeeyo.?

  • @SOMALISAHAN
    @SOMALISAHAN 8 วันที่ผ่านมา +2

    Saiyaad 21 ayuu hystay anagana 34 ma anagaa xun mise dowladii siyad

  • @AbdirahmanCade-nz7pj
    @AbdirahmanCade-nz7pj 5 วันที่ผ่านมา +3

    Qabiil Qabiil ka Siyaasiga Ku Dhuumanaya oo dantiisa ku gaaraya,

  • @Farah-g7e
    @Farah-g7e 8 วันที่ผ่านมา +4

    Markaan dhagaystay ayaale iyo ninkan waxaan is idhi. ( JAADKII MIIROOGA AHAA AYEY CUNEEN BAAN IS IDHI , INGIRIISKA MIYAAN LAGA JOOJIN ) BALO KU DEGTAY !!!!!!!

  • @geelleofficialchannelgeell6554
    @geelleofficialchannelgeell6554 5 วันที่ผ่านมา +3

    Ayaanle balaq balaqoow 90 siyaad barre ku qaraw wasaq

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 7 วันที่ผ่านมา +2

    Faataale aya naso hor fadhisisay ayaanlow sidi maqayadaha ushekenaya

  • @mohamedmaane59
    @mohamedmaane59 8 วันที่ผ่านมา +4

    Ninkaan mar dame hakeenin dhaawac ayuu ugeysanayaa hanoolaato

  • @mohamedolol2252
    @mohamedolol2252 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid Ayaanle Barnaamij Kani wuxuu biyaamiyay waxa kaa dhex guuxaya e aad jeclaan lahayd mudo ayaan ku warersana waxa sababaya in barnaamijka hanoolato kaliya uu u cambaareyo dowladii kacaanka halka hanoolato aysan soo hadal qaadin doorkii jamhadihii Ethopia kaso galay e dalka dumiyay

  • @fatimagobaad3403
    @fatimagobaad3403 8 วันที่ผ่านมา +4

    Duli batahay malinkasta maxamed siyad bare caydisa bad nef kasta u waraysataa

    • @maxamadmaxamuud-dw7qu
      @maxamadmaxamuud-dw7qu 5 วันที่ผ่านมา

      Siyaad bare qof waalan iyo mareexano qabyalad kutaageera mooye qofkale mataagero

    • @faysalcabdullqaadir6549
      @faysalcabdullqaadir6549 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@maxamadmaxamuud-dw7qu qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 9 วันที่ผ่านมา +6

    Ayaanle inaad cambaareyso dawladii kacaanka shaqo ayey kuutahay taasi badalkeeda waxa kugu haboon inad kahadasho dhibka dalka hadeer kajira teeda kale qofkan aad meesha soo fariisisay waa nin da'yar oo taarikh badan aanan ogeyn!!

    • @AlikhadarAli
      @AlikhadarAli 9 วันที่ผ่านมา +1

      Views badan buu kuhela inuu siyaad bare iyo mareexan kahadlo

    • @xamdiaadan2894
      @xamdiaadan2894 9 วันที่ผ่านมา +1

      Waa qof ku waashay halyeey qaran oo dalka iyo dad ku tabeen laakiin haduu isagu caawa dhinto wax tabaya maleh Allaah haunaxariisyo jaale Maxamed siyaad bare wuxuu ahaa geesi garab waayay.❤❤❤❤

    • @malyuunaxmed7459
      @malyuunaxmed7459 8 วันที่ผ่านมา

      Wixiilaso Maray inlasheego waalagama maarmaan ayaanlana waa wariye haduudhintana wanaag baa lagu xasuusan doonaa siyaadna allaah ha unaxariisto kalgacalkaad uqabtana waamid adiga kugukoban

  • @AbwaanRigaax
    @AbwaanRigaax 7 วันที่ผ่านมา +1

    Indheer garad maaha ninkani hanoolatooy dad aqoon iyo khibrad leh oo wax laga faa'iido ummada hor keena kan oo kale hasoo fadhiisininee.

  • @MaxamedAbdi-s1t
    @MaxamedAbdi-s1t 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hanoolaato qabyaaladu

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 8 วันที่ผ่านมา +2

    Qiimahii HANNOOLAATO hoos buu u sii dhacayaa😮

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaanlow ceebihii kacaanka lasagne miyaa ku qaadataa, US burburkii ay geysteen waxba kama sheegtid. Dagaalkii 3 biloodka iyo qadkii cagaarnaa

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 8 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay keeneen aan qarax ahayn mooryaan

  • @hassanabdiwahidali8914
    @hassanabdiwahidali8914 8 วันที่ผ่านมา +4

    Waa legend weyn

    • @QIShow
      @QIShow 8 วันที่ผ่านมา

  • @Aziizmohamed
    @Aziizmohamed 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaanlo dhalinyartaan naga dhaaf, odayaadhi burburka u so joogay ee wax badan og no keen

  • @ibrahimabdi4202
    @ibrahimabdi4202 7 วันที่ผ่านมา +2

    Walaahi ninkii somalida ugu runta badnaay waaye waayo. Muuse suudi.xasan daahir awees.indha cade.cabdiwaal.muuse biixi. Jeneraal moorgan.jeneraal duke.cumar finish.roobow abuu mansuur.cabdiqaybdiid.iyo qaar kale oo badan mana la rabo wixii dhacay wax leeska weydiiyo somalida sideeda ha ahaato waa dad munaafiqiin ah walaahi I am sorry

  • @abdihersi9158
    @abdihersi9158 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hhh Naftani Waa Hayiyisam Caadiya Hhh Waar Somali Nin Waliba Deegankiisu Ku Xiniya Wayn Yeee Adeer Intaadu Ha Ku Deeqdo Anaga Kala Goynayno Dawlad Waliba Ka Dhigaynee

  • @dahirgeire1981
    @dahirgeire1981 8 วันที่ผ่านมา +6

    Quuf jaahiil ah baad waraysanasa
    I am very sorry

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 7 วันที่ผ่านมา +1

      Qoraalka iska sax intaad Qof Caayin 😮

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 9 วันที่ผ่านมา +2

    Hhh waa yaab 2 nin oo cuqdad heeso waaye kuwan wallahi wax aan danbi aheen malaga faaiidaayo 10 daqiiqo wax ka yar ayaan dhageestay waxaan arkay in ee cuqdad siyad barre ah qabaan war sidan isku dhaama horta ayaanle sitaad barre cyqdada oo u qabo ma yaro ee alle haka saaro

    • @xamdiaadan2894
      @xamdiaadan2894 8 วันที่ผ่านมา +1

      Haw dhinto waa faaruq muxuu karabaa siyaad bare wuxuu ahaa nin raga laakiin isagu waa nin lamawd saas baa wariye lagu sheeganayaa faaruq .

  • @amiinyusuf42
    @amiinyusuf42 8 วันที่ผ่านมา +1

    Qabiilka dalka difacayo waa kee 😂😂😂 ar ayanle dhib bdna qofkisto xanun iyo coqdad ku dhacay ino warayso

  • @mohamedali-im1kh
    @mohamedali-im1kh 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaanl Cuqdada Iyo qabyalada u Kacaanka u qaba xoog badana!!!!
    Inkaar kugu dhacday !!!!!
    Kenya 🇰🇪 Daniel
    arap moi 24 years bu wadanka xoog ku haysta wana nabad ..
    Ethiopia 🇪🇹 Mengistu xoog bu ku haystaye dowladnimada wa undhisantahay .

    • @shamsadii
      @shamsadii 2 วันที่ผ่านมา

      Ma cid ka qabyalad iyo cuqdad xumayd baa jirtay, ninkii aayadaha qur"aabka qaar beeniyay

  • @ahmedadanmahamed2165
    @ahmedadanmahamed2165 8 วันที่ผ่านมา +1

    Kuligood taliyaal ayaa Bedalay maxaa laga fa'iday

  • @Yasin-hp1xm
    @Yasin-hp1xm 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaale illeen dadka dhimirka ka buka waad waraysataan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 9 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha kariim Allaha kariim. Etiopien Aduunka oo dhan baa Caawineyey.Soomaalidan.Waa Dal iyo dad la rabo in Diin.Dhaqan.
    Dawaladino. Laga Suuliyo.

  • @mohamedhussein7623
    @mohamedhussein7623 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaanle, I watch ur programs always, but my bro u are so biased when it comes to Barre regime. I guess u did basic maths in school, how on earth do u blames what happened in the last 34 years on a preceding 21 years. This doesn’t makes sense, yes Barre was a military regime, but those who came together to bring him down with absolutely no system to replace it on day one are the real criminals. The leaders of USC, SPM, SNM, SSDF and the others have let down the country. I have never watched any of ur program talking about this period, you are simply fixated on the former President.

  • @AdamAbdulkadirM
    @AdamAbdulkadirM 8 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wr wb War horta Su'asha miyuu fahan san yahey? Mise cadan ayaa laga heysa yaa aan maqli jirey😅😅😅

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid 9 วันที่ผ่านมา +2

    Sax weeye warkaasu

  • @soulehassan
    @soulehassan 9 วันที่ผ่านมา +1

    Bakhti wareen iga dheh,100 sano xasan iyo Deni udaaya bal iney dhamaan!!!

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 6 วันที่ผ่านมา +1

    Siilka hoyadaa wase siyaad bare maxaa ku bada dhigay qucdada

  • @keykey2594
    @keykey2594 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkan timaha rag aan aqoon ba ubeeray. Madaxiisu wuxu u egyahay shuunka cawrada dumarka ku yaala oo kale.

    • @Mrloy001
      @Mrloy001 9 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂 ceeb

  • @JamaSeed-ds5nc
    @JamaSeed-ds5nc 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waa maalinti Caydiid qaarna laayay qaarna eryaday Daalmin aayadaha ilaahy diiday

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 9 วันที่ผ่านมา +1

    Runta hadaad rabtaan somaliyeey marka kowaad ka docesta qabilka Asharaaf ta kadibna Asharaaf ta u dhiiba dowlada

  • @FIQICiise
    @FIQICiise 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ayyaanle qofka aad waraysanayso marka hore nagasoo hubi ninkana wàxba nooma sheegin ilaa maanta

  • @mustafimuhamed5170
    @mustafimuhamed5170 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaanle TH-cam kaga qof aan Hewiye ahayn kama so muuqanayi Miya.?

  • @khadarali8847
    @khadarali8847 9 วันที่ผ่านมา +4

    Siyaad bare haduu xumaa maxaa wanaaga oo ka danbeeyey
    Wanaagii siyaad bare
    Qabyaalad baa kaa indha tirtaye
    Ilaahay ka baq

    • @axmedwarsame9442
      @axmedwarsame9442 8 วันที่ผ่านมา +1

      Sax walaal kuwaan waa mooryaan

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 9 วันที่ผ่านมา +1

    Nidaam kii hore ayaa lagu dulmiyay da badan oo somali ah welina dadkii dowladnimada dulmiga ku geystay ayaa u hanqal taagaayo ayagoo aaminsan fikirkii ee shalay dadka ku dulmiyeen

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 9 วันที่ผ่านมา +1

    Isagaaba hada qabyaladaynaayo.bay iyo bakool yaa so qabsaday ma usc aya qabsatay Spm aya qabsataye

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 9 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb taariiq soobaro

  • @liivazza
    @liivazza 9 วันที่ผ่านมา +4

    Dictatorship ayaa inta badan dalkiisa sii burburiya marka laga awood roonaado, Ziyaad, Qadaafi, Bashaar! Hadii sida Mingostu xilka ku wareejin lahaa jabhadaha sacadan dalkeena wuu badbaadi lahaa.

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 9 วันที่ผ่านมา +2

    Mingiste ama itoobiyanku kamuwaadinsan soomalida taas shaki kumajiro

  • @AyaanleAyaanl
    @AyaanleAyaanl 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wareysi aan dawado kii ogu xumaa

  • @anfacbeshir
    @anfacbeshir 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 labo ninoo ka shekeysanaya sidey Dalka u qasariyeen inaa tihin weycadahay aadna wali sii qasaridontan

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 8 วันที่ผ่านมา +4

    Wa muhiim taariikhda in la qoro si aan qalad dambe u dhicin
    USA

    • @QIShow
      @QIShow 8 วันที่ผ่านมา

  • @caaqilofficial3093
    @caaqilofficial3093 9 วันที่ผ่านมา +1

    Dhibaatada Dalkaan Taaalo Yaan Ma juunin Kaliya Ugu Dadala In Laga Amuso Inta Odayasha Kaso Tira Dhigayan

  • @143-k1d
    @143-k1d 8 วันที่ผ่านมา +3

    Afweyne Asagaa Diiday Inuu Xilka Wareejiyo Dhibka Ilaa Had Socda Asahaa Masuul Ka Ah , Haduu Ogolaan Lahaa Inuu Xilka Wareejiyo Wax Ma Garato Hub Ma Hesheen, Afweyne Markuu Diiday Wax Ma Garato Hubkii Aa Gacanta U Galay Ilaa Hadana Dhibka Scodo

  • @hassan38955
    @hassan38955 วันที่ผ่านมา

    Nin wax dhisey asiga kadib majiro Siyaad ne Somali wax waliba oo wanaagsan ayuu u qabtey xiligiisi ne wax Democrat layirahdo Dunida kama jirin waxuu ahaa uroonaha Bulshada Somaliyeed maanta Somalida ku dayacan aduunka kuma dayacnaan laheen ninkaani ne waxaan dhihi lahaa Madaxda maanta joogta oo Bulshada ku celinweyse Canshuurtoda inuu ka hadlo ayaa fiican nin Halyey ah inuu ku mashquuli lahaa...

  • @ibramoha5257
    @ibramoha5257 2 วันที่ผ่านมา

    Meshiii hanoolato ahayd waxay noqotay meelciyaalwero

  • @hassanabdiwahidali8914
    @hassanabdiwahidali8914 8 วันที่ผ่านมา +1

    Qeys Ciribeeey

  • @Farah-g7e
    @Farah-g7e 8 วันที่ผ่านมา

    SU'AAL = BAL QABIILKA UGU WACAN IYO KA U XUN NOO SHEEGA KKKKKK . Waar maanta iyo beri ka hadla IYO WAX SOMAALI UDANA

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 8 วันที่ผ่านมา

    The worst interview you have ever taken. It is like listening to the hear and say talks around the tea restaurants

  • @SalemSaeed-t8c
    @SalemSaeed-t8c 4 วันที่ผ่านมา

    Ayaanlow, nikani, halkii aad ka waraysan lahayd, wuxuu kugu kallifay inaad dood la Rashid. Waan kuu garaabayaa, kama aadan aamusi Karin.

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 5 วันที่ผ่านมา

    Qofka markuu hadlayo waa inuu La yimadaa hadal caqli gal Ah. Siyaad hadduu Qaldanaa maxaa Wanaag Ah oo lagu Bedeley? Beenlow baad tahay oo iska Hadalaya soomaaliya horumarkeeda waa la ogaa maantana waa waxa loo Jeedo.qofyahow Hadal caqli gal la imaaw. Teeda kale Weriye Ayaanle Hussein Qof Noocaani Oo kale Ah Bulshada ha horkeenin.

  • @maganiyodiini4146
    @maganiyodiini4146 9 วันที่ผ่านมา

    Hadaanan idin xukumeyn nama xukumeysaan 21 sano ayan xukunka haaysanay. Meeshane ayan joogeynaa meeshiina wan idinla Leenahay qaranka ku baaba a

  • @Jan-i3f9j
    @Jan-i3f9j 9 วันที่ผ่านมา

    S owku diidey siyad bare somaliyey.. dictatorship

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 8 วันที่ผ่านมา

    Nin buuran oo caqli leh horay uma arag hadana sugi maa 😅

  • @XasancabdiqaadirFiidow
    @XasancabdiqaadirFiidow 8 วันที่ผ่านมา

    Ayaanle channel ka sharci usamee oo dibiyada nagadaa walaaloow uus ayaad nagu fashay maanta

  • @dahirgeire1981
    @dahirgeire1981 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaale I’m very sorry

  • @xarfo
    @xarfo 6 วันที่ผ่านมา

    sababta views kaagi u yaraaday dadki waxgarad ka lahaana kaga cararaan wajigaga dhabta bey ogaadeen qabyaaladiisti xun ina tahay

  • @AlikhadarAli
    @AlikhadarAli 9 วันที่ผ่านมา

    60 JIRAYAAL SOO GALAY MAGAALO AYAGAGA OO 40TAN JIRA AH BAA MAANTA NOO WAARAMAYA...KKKKK...AYAANLE CALOOL WEEYNOW IN SIYAAD BARE AAD MARWALBE KAHADASHO VIEWS BADAN BAAD KAHESHAA DABCAN

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 9 วันที่ผ่านมา

    Wacel wacel dhalay ayaad tahay ayaanle Qabuuraha midka qodanaayo waxkama sheegaysid 260.malyan ayaa Iswisarland looga xanibay maad kahadashid

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 9 วันที่ผ่านมา

    Mooryaan Mooryaan dhashay haddii Madaxwayne siyaad xumaa maxay dawlad u dhisan waayeen tusaale naag xunn aad furtay naag fiican maxaad u guursan wayday kkkkkkk Mooryaan Mooryaan dhashay

    • @DaahirAli-zl2rk
      @DaahirAli-zl2rk 8 วันที่ผ่านมา +1

      Dadki say u kala tageen bay u kala maqan yihiin nidaamkii kacaankuns wax reerkaagu leeyihin ma ahayn nio ee xukun mujrim ah oo qabiil kasta leh bu ahaa

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 8 วันที่ผ่านมา

    Waryaa malaha iyo dhagtaada iyo afkaagu ismaqlaan? Military coups were common in Africa, Asia and some Middle East countries.
    The problem with your discussion is not based on historical facts rather you are quite biased and selective in your thinking.
    @Ayaanle, I thought you were a good journalist but it appears that you don’t follow the basic principles of journalism.
    You should tell your audience the qualifications that your interviewees have on the topic they are discussing.
    It’s very clear to me this guy has neither the qualifications nor the lived experience of the 21 years that President Siyad Barre ruled Somalia. He is NOT fair and is not backing up his discussion with evidence. Without such an evidence he is just an armchair warrior.
    He takes example of the Second World War - what a joke 😀😀😀😀 the context of a civil war that took place in Somalia in 1990 is very different that of Second World War.
    I think you should go and get more education so you don’t live in the ‘echo chamber’ of your lived experience and project it as though it’s a historical facts to an extent that you blind to 32 years of chaos, pillage, a raging and never-ending tribal civil and entirely blame on a deceased man (May Allah forgive his shortcomings and grant him Jannatul Firdous. Amen).
    It just like the Somalis have no responsibility for what is happening in their country and we can continue pointing through finger at Siyad Barre even after 34 years of his demise.
    You are raised as a victim and your discussion reeks of hatred. @Ayanle please don’t waste our time and your efforts to this kind of interviewee.
    Somalis need to look forward and take absolute responsibility for what is happening in their country and only then we can heal and move forward together rather than living in the past and waiting for some miracle to happen.
    We have waited for 34 years and it ain’t going to happen unless we help ourselves.

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 9 วันที่ผ่านมา +2

    ayaanle waxaad jeceshahay inta badan qofka aad wareysanyso in uu kula karbaasho dowladii kacaanka lkn Waxaa kaga haboon kuwa hada jooga

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 9 วันที่ผ่านมา

    Xaaraan ayaad kudhalatay Ayaanle haddii aad Xalaall kudhalatay Kan Qabuuraha faagaya ayaad wax kasheegi laheed Wacel ayaad tahay

    • @Ruki-t1d
      @Ruki-t1d 8 วันที่ผ่านมา

      Iska ilow qaranimo intaad caytamayso nin kusiray wax kuu sheeg maanta waxaad siyaad barabku xusi karataa. Markaad militiry ku qabsato xamar hadaad xaniinyo leedahay car iyo wir huu haa kkkkk

  • @moktarosman8165
    @moktarosman8165 8 วันที่ผ่านมา +1

    Mashalh xaqiqada aya tabatay walahi hana sukna mogdisho dadki udhasow dhagesta

    • @QIShow
      @QIShow 8 วันที่ผ่านมา

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 9 วันที่ผ่านมา +2

    2 mooryaan ayaad tahiin been ayaad isku sheegteen xaaraan ayaad kudhalateen 260.malyan xassan sh maxamud laga Xanibay maad kahadashid

    • @Ruki-t1d
      @Ruki-t1d 8 วันที่ผ่านมา

      Haddii aad been un jeceshay heesaha beenta raadi hadii aad daawo rabto mooryaanida daawo u raadi oo ha caayin been iyo boro bogaandho waxaay dhashay qaran geeriyooday huu haana socon meyso hadda aan talo kusiiya walaalnimo gobalkalgaaga xooga saar gaar ahaan wacyiga guud waxbarashad dhaqaalaha iyo socioal experience walaal dadka xooga saar iska ilow qaran hargeisa ilaa kismaayo ilaahay haku barakeeyo wll
      Mahadsanid

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 8 วันที่ผ่านมา +1

    Gumeestaha ayaa xukunka u dhiibey geeley ilaa hada geeleey ayaa is heesta
    0.5 kuma jiraaan dadka dhibatada wada
    USA

  • @yuusufclahi6964
    @yuusufclahi6964 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaanle dad caqliyan u diyaarsan so wareyso
    Nacnacdan nagala taga

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 7 วันที่ผ่านมา

    Qeys ciribeey khabiir weyn come back 🎉

    • @QIShow
      @QIShow 6 วันที่ผ่านมา

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 9 วันที่ผ่านมา +1

    Siyaad Bare (AUN) Xamar oo camiran oo korontada shidan tahay ayuu ka tagay.
    Kuwii qadka catamaran ka sameystay dad isbaareysan jiray ku nasiibsa.😂

  • @MuhsinOmar-l8v
    @MuhsinOmar-l8v 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan dhihi lahaa waraysigani waa is maan dhaaf AYanle waxuu rabaa inuu ogaado waxii khaldamay after xukunkii dawladii hore dhacan. Ninkana waxay kaga dhagantahay waxii dawladii hore ka khaldamay.
    Marka
    Saxiib naga hubi daka aad keenayso intaadan qaadin interviewga.
    Maxaa wanaaga ah ood ku badasheen si aad u dhaleecaysaan xukunkii hore?

  • @sadamjama-s5o
    @sadamjama-s5o 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkani xaqiiqo dhab ayuu Ka hadlayaa wixii dhibaato gaystay waa in sharciga lala tiigsadaa.

    • @QIShow
      @QIShow 5 วันที่ผ่านมา

  • @dhoodimeer123
    @dhoodimeer123 8 วันที่ผ่านมา

    Cuqdadii oo dad ah ahu M S B Somalia Cidkama danbeynun

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 8 วันที่ผ่านมา

    Somalid isaga isakudiray oo reerki dafacayen

  • @XasancabdiqaadirFiidow
    @XasancabdiqaadirFiidow 8 วันที่ผ่านมา

    Shaqsi kadoqonsan nolosheeyda maan arag ayaanle dibigaan xagee kasoo heshay walaahi kani waa neef oo aan cadaan iyo madow kala garaneen balaayo , siyaad bare waxuu xaq uleeyahay in lamaamuuso oo taalo laataago oo loosameeyo xusqaran oo sansdle ah siyaad bare waa aabaha umada somaaliyeed , lkn ayaanle qofkan noweeydii aabihiis mayaqaanaa

    • @xamdiaadan2894
      @xamdiaadan2894 8 วันที่ผ่านมา

      Ayaale isagaa soo waraysta inta ugu doqonsan inta ayaale oo kale wariye soomaaliyed sheeganayo somali hore usocon mayso waayo qabyaaladu waa tan halkaa dhigtay soomaali .

    • @xamdiaadan2894
      @xamdiaadan2894 8 วันที่ผ่านมา

      Ninkasta qabyaalad buucaabudaa waayo hadaadan aqoon in aad qirto madaxwaynaha fiican iyo kanxun ee aad tiraabdo waa reer hebel hadee dowlad hasugin .

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 8 วันที่ผ่านมา

    Eebe naxariistii Jano haka waraabiyo jaalle siyaad bare hebelkaa qaysow suaashha uu ku waydiiyay siyaad bare tagyay adeer dadkii xukunka ka riday xagee ayay dhigeen somalia

  • @mohamettxagaaye4888
    @mohamettxagaaye4888 8 วันที่ผ่านมา

    Maxamed siyaad bare,somalia wax badan inuu u qabtay cidna shaki ugama shirto,lkn marka uu umada soo hor fariisto qof aan wax badan ogayn oo cadiifad hadlaya wuxuu rabo sheegin,siyaad maalintii uu Villa somalia ka baxay wuxuu ka tagay dad midaysan iyo dal midaysan oo hal nidaam,30 sano ka Bacdi somalia say u egtahay hala eego

  • @MahdiQaran-x3t
    @MahdiQaran-x3t 8 วันที่ผ่านมา

    Haday dacday dowladii caqli wax lagu maamulo wan yeelan la,nahay maxaan siyad bare ku eedna

  • @XasancabdiqaadirFiidow
    @XasancabdiqaadirFiidow 8 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂 waxa dhexdiisa yaalo ayaa yaableh alla dhulkow dulqaad badanidaa waataad noocaan sidee 😂😂😂😂 sac gusle waaye kan

  • @dahirgeire1981
    @dahirgeire1981 8 วันที่ผ่านมา

    Ayaale I’m very sorry

  • @dahirgeire1981
    @dahirgeire1981 8 วันที่ผ่านมา

    Quuf jaahiil ah baad waraysanasa
    I am very sorry