Weerow iyo jeceelow oo Re-Action ka bixiyey Pk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #weerow vedio aftahan

ความคิดเห็น • 16

  • @abdikariinmocalinnuur2478
    @abdikariinmocalinnuur2478 4 ปีที่แล้ว

    M,a

  • @xasangarama7037
    @xasangarama7037 4 ปีที่แล้ว

    Waaw abwan werow kitaageere an

  • @mrborowmacalinibrahin3053
    @mrborowmacalinibrahin3053 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk abwan weerow aftahan guuleyso qofkii sodhafo xatkiisa wajibkiisa mari somaliya somali baaleh ee malahan qabiil iyo qooys midna somaliya guuul

  • @MADIGADUUD
    @MADIGADUUD 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan weerow lakiin Maxamed BK raali galin ayuu ka bixiyay wuxuuna oglaaday in uu tagi doono meel kasta ay jogaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan magalada muqdisho lacagna ugu deeqi doona shacabkii dhibaatada kasoo gareen qaraxii kadhacay muqdisho

    • @capeloomar8741
      @capeloomar8741 4 ปีที่แล้ว +2

      war wa kii horeyay captain

    • @samiyahassan5141
      @samiyahassan5141 4 ปีที่แล้ว

      Wxaas majiraan bk dantiisa ayuu raaligalin ubixiyey soomaali jecel kama ahan dantiisaa ugeysey

  • @adamisackabdihassan2691
    @adamisackabdihassan2691 4 ปีที่แล้ว

    Weerow maaling waan kaa yaabey sxb hormar wacan

  • @mahadgaming4265
    @mahadgaming4265 4 ปีที่แล้ว

    waaaw abwaan weerow wan ku taageeraa

  • @baidoacity1298
    @baidoacity1298 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan weerow reaction waad la soo raagtay waayo Bk raali gelin ayuu ka bixiyey yeelkeed horay usocda ayaan idin leeyahay

  • @nafisamaxamed6947
    @nafisamaxamed6947 4 ปีที่แล้ว

    M.a weerow saasan idin karabnaa

  • @capeloomar8741
    @capeloomar8741 4 ปีที่แล้ว

    keep going apwaan

  • @cnaasirhasancali6148
    @cnaasirhasancali6148 4 ปีที่แล้ว

    Weerow wax kle

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal2456 4 ปีที่แล้ว

    Bk miyaa fahmaya waxaad sheegay saan 🤣🤣🤣

  • @isseabudhussein8951
    @isseabudhussein8951 4 ปีที่แล้ว

    Ba aw kobi laanag e hhhh