Dar allaah ku jeclahay Farxiya sharafey labo sano follow kugu ahay abayo shekoyinkaga jaafowga mana wiifto routine kaga waxwalba wankula socda Allah haku barakeyo familkaga quruxda badan abayo Bilan aya ladhaha magaalada Seattle ayankala socda wanaku tageera sheekoyina wanku haaya lakin number kaga ma aqan
Asc wwb habo waxaa jirtay su,al aan ku weydiiyey hadda ka hor, oo ah waa maxay nasab dhiman? waxaan ku dhihi lahaa maadaama aad tahay qof ay dad badan dawadaan iska daa in aad dad dhan ugu wacdo magac qaldan nasab dhiman waa ninkaan Allah abuuray garaneyni ama aam xaq iyo baadil kala sooceynin
Side caruurta caasi u yihin ayay Walidka xita caasi u yihin 😢😢
Abaayo isk samir hoyo wa hoyo Allha kuso joodye
Alaaa jecliyaa sheekoyinkaga Masha Masha Fathiya qurux
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 🤲
Iisoo duceeya asxaabta frxiya caawa fool ayaan u taaganahy duco ayaan idiinka baahanay 🙏🙏
Abaayo Allha kuso fudiyo Amin
Abaayo allah ha ku fududeeyo mukulaal mantagtey alla ha ka dhigo afar indhood oo is jecel illah ha idinka dhigo aamiin ya rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
alaha kufududeeyo walashey mcn àamiin aamiin yaa alaah
Allh kuu fududeeyo abyo ane allh iifududeeyo wn dhawahy
Allah kuu fududeeyo
Thank you abayo Masha Allah ❤
I love your story telling 😂❤
Dar allaah ku jeclahay Farxiya sharafey labo sano follow kugu ahay abayo shekoyinkaga jaafowga mana wiifto routine kaga waxwalba wankula socda Allah haku barakeyo familkaga quruxda badan abayo Bilan aya ladhaha magaalada Seattle ayankala socda wanaku tageera sheekoyina wanku haaya lakin number kaga ma aqan
Masha allah habo mcn
Wlh asaxabey farxiya 100k aaan gaadh siino ani xafada dhan waan ugawada saray ee handadalo
Farxiyo sheeko wacan Ani ku bixiyey qaliyey ii nolow waku jeclahy wlshay mcn bdn💖💖💖❤❤❤
Mashlh cawa yaa ka ficn labo xalqp noo soo galisey musalsalkenii waa waxaan laga helin cadanka xataa❤❤😂
Haa wallahi
Masha allh xbbti
Walashay qaali ale cafimaadka hakuu siyadiyo
Masha allh 🥰🥰
Wa walid casi ah subxanallah
M.a m.a m.a hbar yar wlhi howlkarnaata waa hibo illaahy m.a
Farxiyo Maasha aallah 100.000 wax yar baa inooga dhimaan hambalyo gabadha aan sheekoyinkedah aan jacelahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Farxiyo wlh fanni ayaa tahay hore usoco
Subxana lash tabaraka laah
Bismillah alow naastur,✌🏿🤩👒👑💎
Waalidka qaar Ilahay ha so hadeeyo wax kale aa dhihi karo maleh
love you abayo macane🥰🥰🥰🥰❤❤❤💋💋💋from djibauti
Soo dha waaw walaashey far xiyo💖💋
Abaayo waan kusalamay magaca xanaan soo qaado
Wcs Abaayo Masha Allaah
Wa qiso xanun badan
ماشاء الله
M.a xabibti kujcliya ilhow kuxagid oo shar iyo sheydan kaxijab
Ana asma igu mgc dar I.a next sheekada soo socota
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin yarabi
Masha Allaha
mahalada khadro farxiyo funny weeye😅😅😅
Farxiyay cawa laba qaybod bad no so daysay
Hbo lamberkaaga ubaahanhy sidee kuhilikaraa wlhi dar alle ku jeclhy
100k nangarsino walashen
Waa kugu heeytaa samiday xafidahulaah
Alla magaceyga 😍 farxiyo m.a 🥰
Wlhi hdii aan 100k aan ku gaarsiin karo one minit ikuma qadanayso wlhi nolow xbbti🥰🥰🥰🥀
Haaa wlhi dadka caanka ah an u shere gareyno
Mant 2 qeyb makeso makeso fakat mshaAllah Saan nogowad
Masha allah abaayo allah ku xafido 😘😘😘
Asc Mashallah Allha gulinshallh
Asc wwb habo waxaa jirtay su,al aan ku weydiiyey hadda ka hor, oo ah waa maxay nasab dhiman? waxaan ku dhihi lahaa maadaama aad tahay qof ay dad badan dawadaan iska daa in aad dad dhan ugu wacdo magac qaldan nasab dhiman waa ninkaan Allah abuuray garaneyni ama aam xaq iyo baadil kala sooceynin
❤❤❤❤❤❤
My proposal has been approved 👌 thanks abayo farhiya
😂😂😂😂. Shukri adkeeso hee qofta Waa lala guursan rabaa u maleenayaa e
@@nijaj9157 min Yara as🤔fadhi Ima yelo, let me run for my life like murife🏃🏃🏃🏃🏃🏃
Keep goin sister
I.a wad garesa 100k xbbti sabirin ku magacab👭
Welcome to America
Wcs
Wcs walashay wa dhawnahay
Subxaanallah
Abyo farhiyo shekada xigto Amish ku samen waa codsi plz mudo bdn kugu xirnay 😢
Farxiyo magac kale hada qarinesid Caaliyo ubixi abayo mcnto
Hal sano kahor waye dib ayan unoqday farxiyo cod wanagey
Ani hda dagesanaya
😂aniga xata
Biilka cida 3 qof ee kentay aaway may ka diraan biilka madaama ay arday ay tahay
Wcs wll farxiyo tawakal ❤❤❤❤
Sacdiyo kusame nxt apayo farhiyo
Asc asaxabay walashan garsiiya boqol kii insha allaah faeixiya tawakale we love you
Asxaabta farxiyo waxaanleeyahy muraakhaasa eewaxaa ubaahanahy ducadiina
Asc abayo faraxiyo mashallah mashallah mashallah mashallah
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪mahadsanit faxiyo sa shekoyinka nowusogilisit ❤❤❤❤🥰🥰🥰
Wcs wry wbr
Magaalada. qadra waa iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣
Acuudu bilah warid nocasa nicbiya
Wcs farxiyo aqwaan wax na qarin kartid adì kkkkkkk iyaaa qadra aaaaaaa faar faarwa.ka so faktey🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Abayo wa runteed anigaa America dagen hadana jaamacad dhigta
Asc waa anag shuuri kkkk
Farxiyooy maanta waxa maa keentay Magaalada Qadra 🤣🤣
🤣🤣🤣❤🙏
Keep going baayo qaaliya
Princess
Farxiya aniga magaceyga weli kuma arkin shegoyinkaga igu so dar Aamina kkkkk
Gabarta qiisadeda waxaba iskaga mid nahay
Mey tiraho
Safiyoayrahabo
Asc
Sorry sister 😭😭
Habar yar zuweys kuso sameey please
Kkkkkk😂😂😂😂magalada qadro 😂😂
Sheekada xigta aniga igusoo magacaab saabiriin ayaa ley dhahaa habo
Wcs abayo shekada xigta wiilo wanag ubixi
wsc
Canab kadhig bal qisada kuxigto ane qisaa kuhayaa lkn se kugu shegaa
Asc iiwad shekada
Like like♥️♥️♥️♥️
Wcs habo mcn magaalada qadro caawa labo qeeyb miyaa mise idhaheyga waaye😂😂
Kk
Sheekadan magaaladeeda Bay kusocotaa
Abyo nimco hda qarineyso
Abyo l
😍😘🇪🇹
🥰
Hhhhhh mglda qadra noolow sharafey
🤣🤣🤣🙏
Asc Habo please shekada ku si xigto Xaawoluul uu bixi
sheekadaan wax baa kaqaldan gqbdha dadkoo dhan haldhinac kama wada marikaraan haday sidaas uwanaagsantahay
Way dhici kartaa abayo
Imtixaan baa lamarsiinayaa
Abyo anna shekadeda aya raba inaa dadka uso bandhigo
Keep going my sister ♥️
magaalada qadro aa maamo farxiyo wad iga qoslisay😂
Halimo kuso magacaaw sheekada xigta
Samira kuso magacaw
❤️❤️❤️🙏
Magalada qadra 😂😂😂😂
Asm farxiyoy abayo Bilan ubixi igu sami aniga 😂❤
@Shukri Sharaf chanel Ku awey cawa abaya