Asc farxiyo tawakal wanku salamay adiga iso dhaman inta ku xiran waxan raba in aad talo isisin dhamantin talo aya iga warersan ok waxan ahay marwo la qabo xajigeyga waa qof fican lkn waxa jirto nag u mar hore so kala tagen waxey u seysa 2ilmo marwalbo ninkeyga waxey ku canansata in u ilmahisa la hadlo maser ey ani iga qabto darted into i gursan ka hor wey laso hadalsin jirtay lkn malintey maqashay in u gursayey ayay bilawday in ey ilmaha ka fogeyso marka ani ninkeyga mar mar waxo la ilmeya maqnashaha ilmahisa mar marne waxa dhacdo in u igu yero magaca nagta anigane wan dhib sadey in u igu qaldo magac nag u furay ani waxa iqaboto ninkan nagti hore ayu jecelyahay ee waqtiga ha iskaga luminin ee ka tag marka maxan sameya
Abaayo waxaas dhag ha ha u dhigin, inay jirto iyo inasan jirin ha kala jeclaan. Ninkaaga xaqiisa sii adna kaaga ka qaado, maseer waa malaayacni qoftaasna ba iyo ta midna hakasoo qaadin.jeceelna adigu isjecloow.
Dad Wanag san wajiran aduun ka alow sas dad u Wanag san waxnogu dar alow dad niyad Wanag san naga dhiig dhaaman amiin 😢😢
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😭🤲
Aaamiiin wllshey alle hakaaga farxiyo owlaad khyr badan
Aaaamiin
Amiin abyo sidookle ana awlada sida ugu dhakhso badan ahal igu arsaaqo
farxiyo salama Caleykum maasha Allah abayo ❤❤❤❤❤❤❤
Hawo farxiyo thanks ❤❤❤❤❤
NY queen ❤❤
My sister
اللهم صل علامحمد
Asc abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah ♥️ ❤️ 😍 ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍🫶👌
اللهم❤صل❤وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله عليه❤ وسلم❤
Abaayo cunto so dulsaar ❤❤🎉🎉
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Asc,sw 🇰🇪💙👍
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo
Wsc💯💯💙👍
سبحان الله العظيم سبحان وبحمده
Keep going sister
Asc❤❤ xabiiti seetahay qaali
Asc farxiyo tawakal wanku salamay adiga iso dhaman inta ku xiran waxan raba in aad talo isisin dhamantin talo aya iga warersan ok waxan ahay marwo la qabo xajigeyga waa qof fican lkn waxa jirto nag u mar hore so kala tagen waxey u seysa 2ilmo marwalbo ninkeyga waxey ku canansata in u ilmahisa la hadlo maser ey ani iga qabto darted into i gursan ka hor wey laso hadalsin jirtay lkn malintey maqashay in u gursayey ayay bilawday in ey ilmaha ka fogeyso marka ani ninkeyga mar mar waxo la ilmeya maqnashaha ilmahisa mar marne waxa dhacdo in u igu yero magaca nagta anigane wan dhib sadey in u igu qaldo magac nag u furay ani waxa iqaboto ninkan nagti hore ayu jecelyahay ee waqtiga ha iskaga luminin ee ka tag marka maxan sameya
Abaayo talo waa tii rabbi ninkaaga haduu fiican yahay ha iska sii dayn maanta nin fiican lama helo una sheeg magacayga iigu yeer dheh inaad ka xumaanaysid magaca naagta usheeg naagtana waa siday rabtay caqli yeelo ilma markaad dhashid buu ilaawayaa inta ka horeysa sasabo oo mashquuli waligaa naag fursad ha siin saliga nabiga badso iyo istiqfaarta waad liibaani lkn waligaa yaan lagaa caqli badin naagta caqli bay kuu adeegsatay adna caqligaaga kaasho
Naag rerkada ha u dumin naag lafurey Miy kusameynin macqul mahaan 😂😂
Ha u jojin abaayo
Abaayo waxaas dhag ha ha u dhigin, inay jirto iyo inasan jirin ha kala jeclaan. Ninkaaga xaqiisa sii adna kaaga ka qaado, maseer waa malaayacni qoftaasna ba iyo ta midna hakasoo qaadin.jeceelna adigu isjecloow.
Abayo ninkaga haduu ku fican yahay rerkaga dhaqo. aduunyadan dhamays tirnan malaha
Thanks farxiyo ❤❤
Mnta ana uhoreya fasalka ka dhex dawanya 😂😂😂
Naa maanoo kale matahay schooley ah hada bareek noo soodayay hadana daawanooyo👍😂😂
@@zamzamibraahim3727 jamcd dhgta anu
@@zamzamibraahim3727ayy 13:53 😮
Tik tok ayan ka imi ciwaanka shekadi saciido ii sheego rer comment
Asc sister ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs wllsheyda
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🎁❤️🥰🌹🗣👂👑
0:59 ❤️
I miss u farxiyo❤ Ayataan kamaqnaa channelka
asc fadxiya wllo wa yaabe meshuu sixir iyo dulmi badana
Hbo farxiyo waxaa layabay sheekada soodhigto aa tiktok hore ku arkeee
Yes manta ana uhoreyo😂❤
😂😂😂moorayan aya heshay
Thanks abyo
Saw saw saw
Subxaanalah 😢
Asc farxiyo qali wakusalamey
Subxanallah 😢😢😢
sc wr wb xbibti allh ku xafido adiga io familigaga ❤❤❤ teamkeyna wn idin salmey wad ku mhadsanthy sidaa no support greyso
Xeetehcudadawaabgabaregawrnecudomatirsatee
Acuudu bilaahi islaanta zakariye aabihiis qabo waaba masiibo reerkii arooska ahaa buu iyo dagaal sidii in lala guursaday bayba uuga masayrtay gabadhiiye aayo khayr leh weligayba ma arag waa hal iyo dhif
❤
🌹🌹🌹💕
Habo farxiyo mahad sanid
Asc
Wsc
Wcs
Maanta xiligan ayaan dhagaysanayaa anoo scholkii u gambiyey
😢
Balayo ku siritay dheh
Kaho nosoda qebta sadaxad
❤❤❤❤
Asc
Asc