10kan Qalad ka ilali Wajigaga Wuxu Ku Sababaya Wajiga in u ka Halabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 3 ปีที่แล้ว +10

    ManshaAllah ❤️ Astxabata Isoboqda wlhey

  • @mariam-nw6pk
    @mariam-nw6pk 3 ปีที่แล้ว +23

    Marka aqoontu shaqeynayso waa sidaan momi u have talent keep on💝✌🥰

  • @samafalaofficial5726
    @samafalaofficial5726 3 ปีที่แล้ว +11

    Faiza wax badan ayan kaa faaiday shukran abaayo alaha kusiiyo waxa jeceshahay jandii kugu duceyay

  • @leylamohamed7909
    @leylamohamed7909 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc abyo shugran teda kale abyo wajigeyga wa salid finan na wu leyahy e karemke marsan kara wnku wareray karemada

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 3 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo ado mahdsan kareenka wajiga saliida leh lo isticmaalo no sheg tankale wajiga saliida leh xulbo ma marsan karaa jawaab abaayo mahdsanid

  • @hamditaaouled5385
    @hamditaaouled5385 3 ปีที่แล้ว +7

    Abayo ; please routinka wajiqa Salida leh no so same 🙏🙏🙏🙏

  • @shukriahmed2027
    @shukriahmed2027 3 ปีที่แล้ว +9

    Shukran abayo 🥰 hadan markan cream marsdo scrub kadul marsado malin walbo ma dhib bey ikeneysa mise wa cadi shukran

  • @istaraqcumar2834
    @istaraqcumar2834 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah faiza shukran mcnt aniga wax cream ma marsado wajiga habeenki maa.ul wardi maku seexan kara mise dhibu kena in lagu seexdo

  • @user-im3yb7vp3m
    @user-im3yb7vp3m 2 หลายเดือนก่อน +1

    wajigay saliid ayu leyay ma isticmali kara😢

  • @amranwarsame3693
    @amranwarsame3693 3 ปีที่แล้ว +3

    Abayo video ka so samey wejiga Salida habka creamka loo mariyo plzzz

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 11 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير

  • @asmajama
    @asmajama 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wllshay jazakallah khayran Mahadsanid in badan waa taalo waa uu wanagsan oo muhiim wajiga uu ah

  • @noloshuwaasamiriyodulqaad5052
    @noloshuwaasamiriyodulqaad5052 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo waad mahadsantahay abaayo tinta iga go.eeso saaid ee wax aan u daaimo iisheeg oo go itaanka iga joojinayo

  • @hayatyusuf5765
    @hayatyusuf5765 3 ปีที่แล้ว

    Habo Faiza shugran Jazakallah kheyran
    ani wxn istcmala Saabunta Qajaarka Mana Carfeyso dhib mey iikene Habo qaali

  • @amiinacabas8542
    @amiinacabas8542 3 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo wajiga qalelka sida ugu fican ee lodhaqaleen karo kaso hadal kheer Allah hako siiyo wayo waxan qawa waji qalalan wana kudhib tooday

  • @najahhassan3206
    @najahhassan3206 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo faiza aniga wajiga ayan Aad uga buuranahay wax ii yara caateeya ayan rabaa

  • @neimamahametali6436
    @neimamahametali6436 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much my sister ❤💯

  • @ubaxdiiriye2261
    @ubaxdiiriye2261 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah xbbti

  • @leilaahmed9
    @leilaahmed9 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabarakallah my sister may Allah bless you for your care everyday

  • @ikranabdi0y
    @ikranabdi0y 5 หลายเดือนก่อน

    Abayo aniga wajigeyga waa qaleyl hadana nabro waweyn oo xanuun leh ayaa foolka iga so baxa weyna so lalabtaan isbuucyo kadib plz iso jawab maxa keena nabrahas hooray uma qabi jirin mar dhow ayey igu bilawmeen.

  • @ifraaxahmedyousuf7254
    @ifraaxahmedyousuf7254 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah tabarakallah qaali dumar ilaheey haku xafido aduun iyo aaqiro Amiin yarabi dhamaanteen

  • @aaminoxasan5931
    @aaminoxasan5931 ปีที่แล้ว +1

    Thanks you my sister 🥰🥰💯

  • @ahmednuurmuhumed994
    @ahmednuurmuhumed994 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh rabi hakuxafido hakaana ajar siiyo insha allah

  • @fadumajibril942
    @fadumajibril942 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah , Abaayo. Waad mahadsantahay,

  • @fartaj8974
    @fartaj8974 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abaayo illahey kheyr badan ha ku siiyo
    Mar horey ayeey aheed inaaa noso galisid video kan
    Shugran abaayo waxbadan ayaa ka faiday

  • @amnyali8654
    @amnyali8654 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo Sabuun Baan ku dhaqda dhakhtar ba igu yidhi Sabuun uun isticmaal face wash ha isticmalin maxaa xala ah markanabaayo

  • @naaficakhadaraxmed8558
    @naaficakhadaraxmed8558 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh mahadsanid xbbti❤

  • @anuushhassan7769
    @anuushhassan7769 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you xbbtii 🥰🙏

  • @jihansharif7352
    @jihansharif7352 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu qeyr xabiibti

  • @hooyouroon8981
    @hooyouroon8981 3 ปีที่แล้ว +1

    Walashey xulbada marka marsado wajiga aad u qalalaa maxa ku sameeya sister

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 ปีที่แล้ว +4

    wad mahadsan tahay wllo qali🥰

  • @Oumsabachir
    @Oumsabachir หลายเดือนก่อน

    Jazaka allah khaire wll

  • @asaldhalad6445
    @asaldhalad6445 ปีที่แล้ว +2

    Caremka hbnkii abayo noga faaidee magaciii

  • @user-rm3mr9nw5i
    @user-rm3mr9nw5i 9 หลายเดือนก่อน

    Habo mcn Xage Kala soo xidhiidh wajiga dhibaato iga haysaye😢

  • @hamdimuhumedabdullahi7818
    @hamdimuhumedabdullahi7818 ปีที่แล้ว

    Abyoo mcn wadaa mahdasantaa gcloya waxaa bathinaa yan kafaiathii Allah hakudowaroaaa

  • @honeyhabiib1196
    @honeyhabiib1196 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran qli

  • @ayaaniitadadirali8770
    @ayaaniitadadirali8770 5 หลายเดือนก่อน

    Abayo qodbyadaada waxa ka mid ahaa Hweenkii in faceka wax la mariyo iney muhiim thy marka face keyga hduu combination uu yhy salaada bdna acne uga cabsanaayo mxan sameeya

  • @maymuunahmed624
    @maymuunahmed624 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah faiza anoon wali fiirsan voment kasoo bixiyay waa iska kaa jeclahay

  • @user-hs1gy7mj2r
    @user-hs1gy7mj2r ปีที่แล้ว

    Mhdsanid xbbti qali waxaad sheegta kareemka wajiga la mariyo ee banana lagu bixi karo

  • @hudaali3563
    @hudaali3563 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran faiza abaayo

  • @hadro5845
    @hadro5845 3 ปีที่แล้ว +2

    Maalintii halmar wejiga dhaq macneheedu waxay shanjeer baa la waysaystaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Waxan ka wada face wash ka in hal mar lagu dhaqo si wajiga saliidisa dabiciga loo ilaliyo

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal ❤🌼

  • @qalbinuura7026
    @qalbinuura7026 3 ปีที่แล้ว +1

    Faiza wajigyga Saliid ayuu leyhy iyo duldulel Wan yaby wllo crem fcn iso sheeg hda waxba MA marsado plz

    • @umuhadiyah8362
      @umuhadiyah8362 3 ปีที่แล้ว +1

      Inte jogtaa abayo cream yo lamarsadaa jira oo kaa dhamenayo finanka iyo duldulelka iyo mad madowga waxaana lagu iibiyaa farmasiyada

    • @halimaismail6739
      @halimaismail6739 3 ปีที่แล้ว

      @@umuhadiyah8362 abaayo Nairobi malaga helaa

    • @zumyo3964
      @zumyo3964 3 ปีที่แล้ว

      @@umuhadiyah8362 😭😭😭😭😭😭plz Abayo Aniga u bahan wxana arkay comntigaga bil ka dib🙏🙏🙏🙏plz iga zooo cawi

    • @ruunadontiiallah6847
      @ruunadontiiallah6847 2 ปีที่แล้ว

      @@umuhadiyah8362 abaayo plz dulduleel iyo madmadow idhibay iisheeg qaliyay

  • @arwachannel8332
    @arwachannel8332 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tnks for sharing sis

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan5558 6 หลายเดือนก่อน

    M.Allah fa ido fiican

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah thanks qurux

  • @lakicanada5511
    @lakicanada5511 หลายเดือนก่อน

    Malinkiiii 5 jeeer meedha salada away deee😂😊

  • @salmomuktar4668
    @salmomuktar4668 ปีที่แล้ว

    Apayo porashka noce waye kuwa gasaca please ifahansi

  • @nuuramaax8275
    @nuuramaax8275 ปีที่แล้ว

    Zhukran Huuno

  • @deeqamohamed1560
    @deeqamohamed1560 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks xbibti

  • @shoshoabdi8091
    @shoshoabdi8091 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo anigoo yar ayay dadka igu tilmamayaan qof weyn🥺🥺🥺🥺wax ii sheeg xabiibti

    • @mariam-nw6pk
      @mariam-nw6pk 3 ปีที่แล้ว +3

      1.Gacalo hurdo kugu filan hel
      2.biyo badan cab
      3. Wajigaaga baro oil iyo dry kuu yahay
      4.cream ku naasibayo marso
      5. Gudaha nafaqee

    • @umuhadiyah8362
      @umuhadiyah8362 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mariam-nw6pk talo wanaagsan ayad siisay abayo allah kubarakeyo

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 ปีที่แล้ว

      @@mariam-nw6pk gudaha nafaqee maxaa kawadaa ?

    • @mariam-nw6pk
      @mariam-nw6pk 2 ปีที่แล้ว +1

      @@marisacillahi1537 macnaha cunto wacan iyo qudrad fiican cun .

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 ปีที่แล้ว

      @@mariam-nw6pk haa abyo mhdsanid

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah tabarakall aah jzkallaah kheyr xbbt 😍💋❤💞💗❣

  • @zainabdalib807
    @zainabdalib807 3 ปีที่แล้ว

    Maasha” Shukran xabiibti ❤️

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo mcnt thanks

  • @deeqocabdulahi9042
    @deeqocabdulahi9042 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks xapitii

  • @shukrialiibrahim5714
    @shukrialiibrahim5714 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid apayo faiza

  • @caaashamacalin6841
    @caaashamacalin6841 ปีที่แล้ว

    M.a xabiibtii shukrn

  • @asmajama
    @asmajama 3 ปีที่แล้ว

    Wll qaali dry face ka so hadal cream aan uu isticmaalno qalal badan qolof ayaa wajiga iyga dhibtaay

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah mahadsanid abaayo

  • @raxmaaxmedcali6945
    @raxmaaxmedcali6945 5 หลายเดือนก่อน

    Dadkan wax noo sheegaya qofkee aaminaa hablo mid waxay dhahaysaa biyaha barafka wajiga ufiican ama barafka ku masajeey mid waxay dhahaysaa qabow iyo kuleel ka ilaali

    • @user-bm3fq1ex6k
      @user-bm3fq1ex6k 3 หลายเดือนก่อน

      biyaha barafka we ficntahy abyo taas ana tijaabiye wejigaga da'da xita kma muuqanayo

    • @raxmaaxmedcali6945
      @raxmaaxmedcali6945 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-bm3fq1ex6k OK thanks abayo ma biyo baraf leh baad isticmaasha mise barafkad wajiga marisaa ani wuu icasan hadan barafka wajiga mariyo

  • @NimcoSiciid-k9v
    @NimcoSiciid-k9v 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @Fowsiahassan
    @Fowsiahassan 8 หลายเดือนก่อน

    Thank you mcnto❤❤

  • @zihaamqaalichanell
    @zihaamqaalichanell 3 ปีที่แล้ว

    Thanks xbbti

  • @ayaanabdi9895
    @ayaanabdi9895 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a abayo qasakala khyr🥰😇

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 2 ปีที่แล้ว +2

    Sabuunta hdn wajiga ku dhaqan maxaan wajiga ku dhaqaa abyo 🥺

    • @sumayomustaf6799
      @sumayomustaf6799 2 ปีที่แล้ว

      Face wash

    • @sadiamohanodawaa2751
      @sadiamohanodawaa2751 2 ปีที่แล้ว

      @@sumayomustaf6799 abyo face wash wnku gaduudana

    • @Maidaxasan123
      @Maidaxasan123 ปีที่แล้ว

      @@sumayomustaf6799 wa isticmalaa hda abayo mahadsanid

    • @sumayaabdikadir-ji2ty
      @sumayaabdikadir-ji2ty 8 หลายเดือนก่อน

      @@sadiamohanodawaa2751iskumid nahay hada maxaa isticmaasha qli

  • @fihiimaomer7117
    @fihiimaomer7117 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh jazaka allh hno qali

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 ปีที่แล้ว

    Thanks abaayo

  • @khadiijadaahirziyaad4609
    @khadiijadaahirziyaad4609 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo

  • @user-im3yb7vp3m
    @user-im3yb7vp3m 2 หลายเดือนก่อน

    shukran

  • @yurubmuuse3340
    @yurubmuuse3340 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu khayr wllo

  • @nashadnurkiqalbiga2754
    @nashadnurkiqalbiga2754 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo wajigyga nabro ayaa odhibay wlhi waligey wax makuso weydinin lkiin oga caawi ine nabaradan iga ba,an plz mcnbdney😔🥰

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/_tBvZ3pQy98/w-d-xo.html wakana xbbti routinka wajiga nabraha leh o dhamestiran linkiga tabo

  • @banaatshxasan2152
    @banaatshxasan2152 6 หลายเดือนก่อน

    Tnx xbbti❤

  • @Aalaamaxamed
    @Aalaamaxamed 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo faiza wajiga gaduuudto maxa dawo u eg

  • @user-qg2ne7nu4y
    @user-qg2ne7nu4y หลายเดือนก่อน

    Tankiz

  • @jamaosman885
    @jamaosman885 2 ปีที่แล้ว

    Ee marka salaada tukanayo soo ma dhaqayo🥺 eeg scrapka hdaan creamka ka dulmar sadanyo

  • @zamzamibrahim9452
    @zamzamibrahim9452 3 ปีที่แล้ว

    Shukran caziizatii🙏❤❤❤❤

  • @SamdaDheeman-tm4cg
    @SamdaDheeman-tm4cg ปีที่แล้ว

    3 malinki 100 maba boqol 115 wa dhaqa malinki waliba anigo sabun ku dhaqaya sababto ah salid waliya iyu ileyahay meel kulayle ah na wan ku nolaya

  • @zeinabadoche1832
    @zeinabadoche1832 3 ปีที่แล้ว

    thank you haboo macan

  • @nasteexocabdi9758
    @nasteexocabdi9758 ปีที่แล้ว

    Abayo fankah wajiga kah so baxa maxan ku sa meya wll

  • @haweeyajama-pz6bu
    @haweeyajama-pz6bu ปีที่แล้ว

    Xasassiyda ka soo.hadal.wax loo isticmalo wll

  • @fatumaahmedomar3957
    @fatumaahmedomar3957 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tanx sz

  • @shadiyahariir-ub8po
    @shadiyahariir-ub8po ปีที่แล้ว

    AbaYo wajigagu waxa uleYaHaY salaid ilaaa 57 maxa isticmali kara

  • @Xamdixamdi-ue4dq
    @Xamdixamdi-ue4dq ปีที่แล้ว

    Asc abayo wajiga nabaro a igasobaxa iyo madamawa o igaraway maxa sameya abayo

  • @nilrab9358
    @nilrab9358 3 ปีที่แล้ว

    M.a wax dhabdan aya ka faiday shukran xayti ❤😘

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️

    • @saeedasomali8134
      @saeedasomali8134 3 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty xabibti indhaha hostodaa aa kad kadud iga galay maxa iskaka qadaa qof da ah na ma ihi

    • @maandhayainamacan7195
      @maandhayainamacan7195 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty wll ado mahadsan waan shaqeya 60:00 ila 30:00 cadceed taaganahay ma iishegi karta wax ku ilaashado wajiga

  • @zamzamapdyrasheed9637
    @zamzamapdyrasheed9637 3 ปีที่แล้ว +3

    Abyo aniga bariiska shidan +caano isku daraa habeen wlpo mariyaa dhibto miyuu ikeeni karaaa

  • @HadaayaAadan
    @HadaayaAadan 4 หลายเดือนก่อน

    M,a

  • @zakiasiman6508
    @zakiasiman6508 2 ปีที่แล้ว

    Abyo faiza cream maku sexan kara habenki mise moisture mxan plz aniga wajigeyga wa qalel

  • @faizaabdi6317
    @faizaabdi6317 3 ปีที่แล้ว

    Abyo iso jawb malin wlba ton iyo basal iyo sijib isticmal timaha cadi miyaa

  • @ilhaancabdala2955
    @ilhaancabdala2955 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo mcn wxan rajaynayaa in aad ii caafimaad Qabto aadna iisoo jawaaptid inzha allah wll wajiga casaanka maxaa ka bi'iyo
    Mxaase sababay

  • @sahrodhemanxasan2213
    @sahrodhemanxasan2213 3 ปีที่แล้ว

    Abayo noso gali mask iyo salid anti egin ah next vidio insha allh

  • @maandeeqomarosman3153
    @maandeeqomarosman3153 3 ปีที่แล้ว

    Abyo faiza wax gaaar u ah dulduleelka wajiga xiro nosoo same xppti

  • @aishaomar4003
    @aishaomar4003 3 ปีที่แล้ว

    Abayo wajigeyga aad buu u qalalan yahay maxa u fican plz

  • @siham5158
    @siham5158 หลายเดือนก่อน

    Wajiga ha dhaqina kuteh oo salaadana😂

  • @zacdi0mohed
    @zacdi0mohed ปีที่แล้ว

    Maxaa mesha diirka ku soo celiyaa

  • @rahmamahamed5184
    @rahmamahamed5184 2 ปีที่แล้ว

    Haye oo marka aan salaada tukanano miyaanan dhaqayn wajiga

  • @deeqayuusuf5906
    @deeqayuusuf5906 ปีที่แล้ว

    Abaayo maskiga madow wajiga muxuu u dhimaa

  • @ayaanahmet1373
    @ayaanahmet1373 3 ปีที่แล้ว

    Hppti cream mostirasisar ah oo fiican nosoo gali

  • @sahr0maxamud240
    @sahr0maxamud240 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah hambalyo

  • @gudoonmohamuudabdi109
    @gudoonmohamuudabdi109 3 ปีที่แล้ว

    شكران شكران أحبتي mhd snd wllo

  • @nasriabdullahi5210
    @nasriabdullahi5210 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alle haku xafido duldulelka wajiga sidee loo babiyaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 ปีที่แล้ว

      Waxa isticmasha maskatka warangada duldulelka wajiga warangada a soyareyso o xerto

    • @shukricuweydshukricuweyd1129
      @shukricuweydshukricuweyd1129 3 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty abaayo ano idhibay please ifahamsii codsi