NIMCAAN HILAAC | JACAYLKAN BUR BURAY BILUU KHAYR YAHAY | OFFICAIL MUSIC 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • @HAYAANMUSIC

ความคิดเห็น • 5

  • @Kingmoha883
    @Kingmoha883 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bukaan socod maanta wuubadan yee
    Jacaylkan badraanka ee kubah dilay
    Midii kugu beertay way baxsatoo
    Balankii axdigii na beenaysoo
    Baaqii kalgacaylka way burisee
    Rabow kabogsii boogtaa qalbigoo
    Barwaaqo jacayl boqorow igu beer

  • @NAJMANASRUDIN-m3t
    @NAJMANASRUDIN-m3t หลายเดือนก่อน

    Rabow ka bogsi boogta qalbigoo barwaaqo jaceyl boqorow igu beer💔

  • @cabdicali-rh1js
    @cabdicali-rh1js ปีที่แล้ว

    Sidano kale fans haka nwodo mise iskada

  • @JamiilaCabdi-m4c
    @JamiilaCabdi-m4c ปีที่แล้ว

    Nimcaan wll maxad dhul ka ladhcday nimanka nolow

  • @Kingmoha883
    @Kingmoha883 6 หลายเดือนก่อน

    Bad waynta jacayl
    Ku waa bixisee
    Rabaa bini'aadam
    Baahi tiree
    Baryada badi oo
    Rabow kabogsii
    Boogtaas qalbigoo
    Barwaaqo jacayl
    Boqorow kugu beer