Somaliland oo Faarax macalin ku guulaysatay in uu is difaacikariwaayo iyo cabashada taageerayashiisa

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 82

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkasta oo kahosyimaada tawxidka ku dheehan calanka somaliland taas ba udambayn,

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน +6

    kenya ma waxay moodeen gurigii hooyadeed tuugtaa farax maqalim ka kow ka yahay

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah guul somaliland❤❤❤❤

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inshaa, allaah waxaan ilaahay karajaynayaa,in lagaxayuubiyo xasaanada uu sito welibana laxiro oo uu kuqurmo jeelka bi,idmillaah ilaahayna u soo dedejiyo wixii uu kagalabsaday, umada s,maliland,godka alla haku cadaabo munaafaqa gaboobay

  • @abdirizakahmed9590
    @abdirizakahmed9590 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farah ma'alim is proud of Kenyan man , he never talking like you and your mother

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 2 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliland guul ❤❤🎉🎉

  • @saidb6881
    @saidb6881 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faaraxow God dheer ha qodin ku dhicimooyaanideh

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤good job and great 👍 working guul iyo gobanimo Somailand thank you 🙏

  • @DeeqaAhmed-q9p
    @DeeqaAhmed-q9p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Good job

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilhan Omar is next Insha Allah! Guul SOMALILAND!!💚🤍❤️

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 2 หลายเดือนก่อน +4

    SOMAALIDU HORTA ETHIOPIA MIYAY KA CABSOOTAA WAALA OGYAHAY INUU DACWEEYAY SAFIIRKA ETHIOPIA EE FADHIYA KENYA MAXAA SOMALILAND KEENAY 😁🤣😅😁😅🤣😅

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland is not easy

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaa waxaan nacay markuu yidhi nus malyuun hawiye ah hala dilo hadana wuxuu yidhi nus malyuun isaaqa hala dilo waa ciil qabe la guumaysto oo lahayste ah miskiin from jabuuti😅

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inaad sheegto wiilkaas iyo shaqadiisa waa qalad, arimaha qaar baan lagaba hadlin.

  • @maxamuudqaalib8390
    @maxamuudqaalib8390 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habar dhali wayday Allelo ku waalatay

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 2 หลายเดือนก่อน

    Warkaa jir abwaan

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ❤❤❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 2 หลายเดือนก่อน +3

    Munafaqa allaa nacay somaliland is not easy 💯💯👍

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 2 หลายเดือนก่อน +2

    FAARAX MACALIN DAWARO WAA HAL BAWLAYAASHA UGU WAA WAYN EE HAL ABUURA ARGAGIXISA GEESKA AFRIKA WAANA CAFAWGA SOOMAALIDA OODHAN MARKA LAGA REEBO REER KIISA DAAROOD OO QUDHA WAA DOOFAAR DOOFAAR DHALAY OO DAMBIILE WAYNA

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu 2 หลายเดือนก่อน +2

    Safiirka Ethiopia ee Nairobi jooga dacweeye somaliland maxay odhankarta😅😅😅

    • @faah-l2d
      @faah-l2d 2 หลายเดือนก่อน

      maantaba sow meel wuu ku dhuunta ma la aa maxaa ku dhacaay dee mic wuu qadaan jiray mee? ee wuu afka qadhmuun dadku la soo gelii jiray eeeyga eeygu dhalay

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulka hala jaro faarax macalin inanguumeed inanguumeed dhalay

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 2 หลายเดือนก่อน

    Waa hubaal in faarax macalin jabayo oo halaagmayo
    Waayo wuxuu colaad bilaa sababa uqaaday diriyada reer sheekh isxaaq ee xalaashaa
    Asaga oo nacayb qabiil uhaya

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 2 หลายเดือนก่อน +1

    RUNTII MARKUU FARA GASHADAY ARIMAHA #ETHIOPIA IYO #SOMALIYA KA DHEXEEYA ISAGOO AH NIN KENYAN AH #FAARAX_MACALIN AYUU SAFIIRKA ETHIOPIA UFADHIYA KENYA DACWADAN BILAABAY EE YAAN WAXBA LAYSKA INDHATIRIN SOMALILAND WAXAYTARYASAA ISKA YARE

    • @faah-l2d
      @faah-l2d 2 หลายเดือนก่อน

      marku somaliland afka dheeer ee qadhmuun la soo galay buu eeday cidii doonta ha dacwayso laakiin wadaan karamaysan buu afka doofaarka u eeg la soo galaay abahii iyo dhiladii dhashayba ha wasoo khaaniisku

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waxaynu kabaryaynaa waxa Cadowga ku ah umadda Soomaaliyeed inuu Rabbi dhulka lajaro oo uu Madhiyo. Dadka shaqadda kadhigtay inay istaaga kucabaan dhiiga umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha kusalido cadow baabah kadhiga.

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 2 หลายเดือนก่อน +1

    SAC walaal BEEN LASOO DHOODHOOBAY BAAD DADKA LA HORTIMAADAY 2 XILDHIBAAN FARAH MACALIN CIDWAX KA QAADI KARTAA MAJIRTO 3 SOMALILAANA MEESHAASI WAXBO KAMA AHA WABILAAHI TOOWFIIQ

  • @amiira8902
    @amiira8902 2 หลายเดือนก่อน

    guuuuuul somaliland guuuuuul

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 2 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂yaa aduun yo niin noolo maxa aragti ku laaban kukuyadi ma warkasay la timi maanta waxan uu malaynaya haday habar foolata dhali weeydo idoor ba ka dabeeyay bay odhan doonan daaroodku😅😅😅masjidka ciyarta ka daaya xaaroodow

  • @mohamudosman8845
    @mohamudosman8845 2 หลายเดือนก่อน

    Farah maalim is alshaab associates and should be send to gotamabay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 หลายเดือนก่อน +1

    Faarax macalin waxa isu qaatay inuu yahay madaxweynaha Kenya ,Waxa uu saldhig uga dhigay dhamaan kooxaha ku hawlan duminta dawladaha Geeska africa rabana in ay Amni xumo ku sameeyaan ,waxa uu shirar ugu qabtyay ururo diineedyo,siyaasiyiin ku lidi ah amniga somaliland oo dhaqaale fara badan looga guray ,waxa uu diyaarinayay qorshaha lagu duminayo muqdisho ,Ethiopia ,iyo Kenya lafteeda ,Waxaanu dhib iyo kala qaybin ku sameeyay dadkii wada daganaa keniya,

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha aallaah

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland dhib kiisa shaqo kuma leh.Kinyaankaa ad ugaranaya Faarax Macalin. Somaliland iyadaa ba dulman oo uu Faarax Macalin dulmi iyo fara gelin badan kuhaya isagoo Kiinyan ah !

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 2 หลายเดือนก่อน

    farax macaaliin waa argagixiso waxuu la shaqeeya al shabaab

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 หลายเดือนก่อน

    Iska seexo waxba kama qaadi kartid faarax macalin isaag iskaleh

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 2 หลายเดือนก่อน

    Farax Macalin xag jir nimadisu dhibaato badan bei ukeeni Somaalida.Already wuxuu galaaftai Aden Barre Duale oo laga casilai wasaarada difaaca ! War ninkan Farah Maalim waa 70 jir muxuu afkiisa iska heisto oo umadda Somaliyeed kaxishoodo.fidno badan buu faraha kula jira.

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka ilaah markuu fashilinayo waa ninka yidhi nus milion hawiye ah ilaa ladilo wadanku nabad manoqonayo
    Hadana nusmilion isaaqa wixiibuu kukuuyada ula tagay

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 2 หลายเดือนก่อน

    Farah Macalin xasilooni darada Somaliya isagaa ka mid ah in uu umada iska horkeeno qaab qabiil isagaa shalay diidanaa muduharad isgiibaa maanta leh ii mudaharad daciif fooqul daciif hala erryo doqonka xun qof wayn oo maran waye

  • @xogtaheesaha530
    @xogtaheesaha530 2 หลายเดือนก่อน +1

    Badow baa tahee kenyaatigaa videoga kala baxay yiutubka ee ha wanjalin dadka reer somaliland

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan dhiiga umada uhilaacay

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 หลายเดือนก่อน

    Sojoog
    Lagawayo
    Sojiifa laga hela
    Daarod daarood
    Siyad bare
    Hayaay hayaay
    Dawaladii siyad bare e daarood
    Ayay burburiyen
    Ana wan burburinaya
    Isaaaq
    Faarax
    Cagadheer
    Balayadu
    Waday
    Ayuu ilahay dib ugu celiyay
    Boran hadimo
    Wata halkasay
    Kudanvaysa

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 หลายเดือนก่อน

    Fatall dawaara futadiisa difaaci karimaayo

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 หลายเดือนก่อน

    Wa ninka yidhi
    Dadaka isaqa
    Waxan kadililaha5000
    O qof
    Markasy
    Miyirsan lahayen

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 2 หลายเดือนก่อน

    WAAR BAL HEEGA NAAS DHEER OO WAALATAY EEGA,WAAR INTAAD DAD JOOGA KINYA IYO JIBUUTI KA HADLAYSAAN.DAFKII IYO ASKARTII 2
    000,AHAYD EE MU7SE JUUDAAN KU LAAYEY GOOJACADE HALAYSWEYDIIYO IYO 500, EE ASKARI EE LAAS CAANOOD LAGU HAYSTO.ADEERCADOWGA SOMALILAND WAAMUUSE JUUDAAN IYO HEEGO.

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Darood af dheeri ma daayan marka danbe af sawaaxi iyo af axmaari ayay ku baryootaman iyaga oo dafiraya wixii uu yidhi marka Hore afeef hore lahaw am adekeysi danbe xiniyihii u shan kun ku yidhi baadilaya ha ku adekesto hore waxaa uu u yidhi 400000 qof somali oo la dilo ayay dawladnimad somalia ku soo noqoneysaa wakhtigii farmaajo oo dawladnimad xoog lagu soo celiyo cid somlua ay ka dhaaqi laad hay am ay ka dhis kaadah waa daarood ma ogola calanka ay u taagan in haba yaraatee wax cashuura ay siiyaan waayo somaliland 1991 ayaanu Nidhi waanu kala baxnay

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 หลายเดือนก่อน

      Af sawaaxil iyo af ax maar 😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 2 หลายเดือนก่อน

    Salsan waa dahab

  • @DaoudAhmed-g3w
    @DaoudAhmed-g3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Doqani qiiqa kama kacdee daamankeey mermerisaa . Futo xun .

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 2 หลายเดือนก่อน +1

    Faarax macalin. Miyaad wax yeelikarta reerkiisu ay. Taliyaa geesga afrika somaaliya kinya iyobiya. Waxaba isagaa kataliya faarax macalin xaga cadceedu kasobaxdao iyi xaga ay kadhacdo ayuu kaa xigaa

    • @cabdulaahixasan6256
      @cabdulaahixasan6256 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ma waxad ku faanaysa in lagu adoonsado 2024 Alle ku duleeye.
      Mise waxad indhaha ka qarsanaysa in dharka lagaga dhexsiibay baarlamanka kenya 🇰🇪 dhexdiisa marku soo qaatay calanka falastiin. Ma waxad beenin karta in hudheela ku yaal Nairobi la caydhiyay.
      Dulli ogaadeen ayad u tihiin waligiina dulli kama xoroowdaan miyaad durba ilawday in cagjar shaaha u dhigdhigayay jigjiga dhexdeeda muuse biixi iyo madaxda itoobiya.
      Goday raggii galay e rabay inay ku xoreeyaan markad afka ku taagteen waydinka canfar iyo meel hoose ku dagaalamaya.
      Maalinkasta canfartu waxay soo bandhigaan maxaabiis cagdheer ah.
      Alle ku dulee ila daa'im abidka

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน

    RER SOOMALILAND DHAMANTOOD HA TARJUMAAN FARAX MAX MACALIN HADALADIISII RER KENYA IYO CAYDII UU EHIOPIA KKU DURAY. WAAA TUUG XAQAA QABTAYE

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland.dadka hadda xukuma somaĺi waa oromo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน

    Farax Malcun oo Futadiisa Xorey Kari
    Waaye adoonkii sawaaxilgu
    Hayestey Wax kaguro beryahan waa
    Digii Nagu galoolaaye

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 หลายเดือนก่อน

    Faarax tuug waa nin cunsuri ah oo qabiil madax maray waa oday wayn oo sida caruurta uhadla miskiin la guumaysto 😅

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 หลายเดือนก่อน

    Farah Macalin Waa Jaahil ! Wax aanu ahayn buu is mooday. Danbi wayn ayuu Farah a kula jiraaa sharcigana Waa la horgeynayaa

  • @dhagaxoqoti1472
    @dhagaxoqoti1472 2 หลายเดือนก่อน

    kkkk waar ogadeen cagli malaha faarax macalin iyagaa danbiga doontay somaliland maxaad usoo dhixgalinay saan

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu waxaad tahay munaafaq weyn oo dadka isku diraya bulshada soomaaliyeed ee kenya.
    Shacabka soomaaliyeed ee ku nool Kenya wey garab istaagi doonaan Faarax macallin
    Waxaad wadona waa cunsiriyad ka dhan ah Somaliland iyo been abuur, cid kaa dhegeysanaysaana ma jirto

  • @yacinsaid936
    @yacinsaid936 2 หลายเดือนก่อน

    Werye adiigu maada dacwenaaya benaale

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 2 หลายเดือนก่อน

    Adoon u shaqeeya gumeyste ab ilaa ab buuryo qab uu gumeysto.
    Soomaali ayuunbuu u xoog weyn yahey.

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 2 หลายเดือนก่อน +1

    Halkani ma halka lagu nafhafyoodaa ? oo beenta lagu seexiyo reer nasabad culus lahaa laakiin hada ay god dheer kaga dhacday. Doonis qaldantay ayaa idinku fogaatay

  • @samirr546
    @samirr546 2 หลายเดือนก่อน

    Faarax reerka uu ka dhashay baa xukuma sawaaxiliga iyo itobiyankaba yaa ku dhaca laandheeraha banaanka degay,hargaysana adeerkii maxamed siyaad baa siiyey oo sidii uu cida u soo dejin lahaa buu u sii aar aaranayaa .

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

      MAXAY XUKUMAAN?????.NAAQUS BAAD TAY!!!!!.

    • @samirr546
      @samirr546 2 หลายเดือนก่อน

      @@mustafahassan2555 reerka laandheeraha ah ka xishood iyaga ayaanu ka maqalay afrikada bari anagaa xukuna!!!!!

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

      @@samirr546 GUMAYSI KU HOOS NOOL HADAAD U JEEDID, HAA!!!!!.

    • @samirr546
      @samirr546 2 หลายเดือนก่อน

      @@mustafahassan2555 yaa xor ah ? Ninka cad uun!!!!

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

      @@samirr546 WAAN KU HOOS NOOLAHAY, KA KU FAANAYA AYAA UGU DARAN!!!!!.

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 2 หลายเดือนก่อน

    Kuukuuyadu way taqaana afsoomaliga siduu isagu u yaqaan sawaaxiliga

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq lama dabagalo waanala eedaa
    Seyid kii waala iyo afweyene anagaa
    Dulmi goodii duminey

  • @LibaaxShabeel
    @LibaaxShabeel 2 หลายเดือนก่อน +1

    FAARAX MACALIN waa Doqon. Doqon tuna xadhiga lagu xidhayo gacantay ku qadataa. Markaa cidna yaanu eersan isagaa isxidhee.

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuguule Salaan sare
    Walaal Somaliland wax lug ah kuma laha
    Haday Jirto cid hadalkiisa Turjuntay kama foga Muqaabul sida Cabdalle iyo Caabudwaaq ama Cawlyahan Bahalo oo laga yaabo inay dano Siyaasadeed isku haystaan
    Sababtoo ah dadka warka ka duubay waa dad uu u aaminsanaa Reernimo ama Qolanimo
    Waxaanu ogeyn in Siyaasadu lahayn Reernimo
    Wixii lagu faqayey ayuu meel isla soo taagey
    Habeenkii waxaa la dhawaaqaa inta Gacantaadu gaadho maalintiina inta dhagax gaadho
    Odayga waxaa ku dhacay khalkhal siyaasadeed
    Ilaahay ha u fududeeyo waa Nin Somaaliyeed

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dabaad isku shidaysaan snm shekada been abuurka hadaad siiwadaan maxaad kabadali kartaan farax inigaaba qaxoti ku ah Kenya ha isdifaaco cuniga aad sheegayso beenaa lahaa haduu runshegahayo mesha abaarso miyaad umalaynayaan 😅

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

      FIDNO MA DAYSAAN AAD DADKA KULA DHAX JIRTAAN MA DAYSAAN!!!!!.ILAAHAY BAA IDIN QAAWINAYEY!!!!!.

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 2 หลายเดือนก่อน

    GUUGUULE HORE U SOCO

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland is not easy ❤❤❤❤❤jawa jaw faraxa macali doqona ogaadeen oo isa mahadiyaa tahaya waxaa ilawadaye inaada lahayasata tahaye

  • @faadumo12331
    @faadumo12331 2 หลายเดือนก่อน

    Warsoco

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaanad garanayn ayaad ayaad ka hadleysaa beenta jooji.
    Kenya waa Dawlad.
    dadbadan oo sir doona
    ayaa u shaqeeya.

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland is not easy