Film| Wiilkaan Wuxuu U Safrayaa Sucuudiga Si Uu Uga Soo ShaqaystoLkn Adoon Ayayba Ka Dhiganayaan|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Plz #Like #Share and #Subscribe
    MAGACA FILMKA : THE GOAT LIFE
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 234

  • @Fatma__saciid
    @Fatma__saciid 18 วันที่ผ่านมา +102

    Hadi Aragto qoralkeyga ku sali xabibkena muxamed scw❤💐

  • @DeeqoBilan-kr5fm
    @DeeqoBilan-kr5fm 18 วันที่ผ่านมา +70

    Somalida meel kasta joogan waa wada naxariis 😢 ilahow wadankeena nbad nooga dhig 🥺😭😭

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 18 วันที่ผ่านมา +3

      Aaaamiiìn😢

    • @MohamedMaclain
      @MohamedMaclain 18 วันที่ผ่านมา +4

      Aamiin

    • @FatxiAdan-jv2uf
      @FatxiAdan-jv2uf 18 วันที่ผ่านมา +6

      In soomaalida carabta hada jooga aduunka in ey ka wanaagsanuijin waxa ku cadeynayo siiriyankii dalka imaadey sey ugu gurmadan waliba soo maalida ayago faqri ah

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 18 วันที่ผ่านมา +1

      @@FatxiAdan-jv2uf aad iyo aaad 🥰🥰🥰

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 14 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yaa rabi

  • @AbsameAdam
    @AbsameAdam 19 วันที่ผ่านมา +71

    Magaca filimka the goat life waana qiso dhab ah wallal zaakir waad mahad santahay waxaad tahay qofka kaliya ee naga farxiya anaguna like ayaan kugu sharfaynaa ❤🎉

    • @riyaqmohamed565
      @riyaqmohamed565 17 วันที่ผ่านมา +1

      inte kafirsan kara filinkan TH-cam asago gos gos ah aya kuarkay full inte kahela asxabey

    • @xaredoomar9877
      @xaredoomar9877 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@riyaqmohamed565waxad ka daawan karta Telagu films studio isagoo af hindi ah

    • @CabdaleFive
      @CabdaleFive 15 วันที่ผ่านมา +1

      وmahadsanid zxb

    • @IlyaasYuusuf-fg4qn
      @IlyaasYuusuf-fg4qn 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@riyaqmohamed565a....ùmẁw²ŵè³😅ŵ😅ŵ😅😅kmmllllmm⅔2lklloppewqŵŵŵqqqopp

    • @SucdiXasan-ho8hl
      @SucdiXasan-ho8hl 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@riyaqmohamed565telgaramka asago af somali ah😢

  • @imanbashir-mi2zx
    @imanbashir-mi2zx 11 วันที่ผ่านมา +2

    pride to be somali. we were helping ppl since the beginning of time.

  • @truelife6820
    @truelife6820 19 วันที่ผ่านมา +17

    Bal kwran dulmiga intas la eg
    Ala ninkey qisadan kudhacday wax walatusay walle subxanllaahe

  • @user-xf5hx1ez2c
    @user-xf5hx1ez2c 18 วันที่ผ่านมา +15

    Wlhi qiso aad u xanuun badan waye😢😢😢

  • @ShukriOmar-j4r
    @ShukriOmar-j4r 16 วันที่ผ่านมา +9

    Walahi meshan faa ido male anaa joogo ilaa hey nabad anooqabo wadankey Hai geyo I.a😔😭😢

    • @Eva_1046
      @Eva_1046 15 วันที่ผ่านมา +1

      Aamin abyo allah talo saaro balaayada illahy hakaa badbaadiyo🥺

    • @caawiyeproduction3832
      @caawiyeproduction3832 13 วันที่ผ่านมา

      @@Eva_1046allaha haku soo nabad cesho walle

    • @user-dg9rb6ku7s
      @user-dg9rb6ku7s 11 วันที่ผ่านมา

      Iska ilali kuwa akhlaaqda xun

  • @Dullaan1
    @Dullaan1 19 วันที่ผ่านมา +19

    Nio danaa kaa lahaa ee intee kaala soo xariiraa 😢❤

    • @ZAAKFILMS
      @ZAAKFILMS  17 วันที่ผ่านมา +3

      Instagramka

    • @user-ns1qh7kg6q
      @user-ns1qh7kg6q 16 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 18 วันที่ผ่านมา +10

    Carbta hada joogta badan kooda wey xunyihin kuwi hore magaaran soomaalida ayagaba sidaan wey ugalan dadkooda

  • @user-sv1id1ot1u
    @user-sv1id1ot1u 19 วันที่ผ่านมา +10

    Qofka ugu horeyey ahay waku salamay

    • @ZAAKFILMS
      @ZAAKFILMS  19 วันที่ผ่านมา +2

      Waa kaa qaaday

    • @SacdioAbdi-n2h
      @SacdioAbdi-n2h 17 วันที่ผ่านมา

      Maxamade
      ​@@ZAAKFILMS

  • @kayshe-mx1wq
    @kayshe-mx1wq 19 วันที่ผ่านมา +44

    Lovely runner so same plzzzzzz😢🥺😭

    • @mssballa
      @mssballa 15 วันที่ผ่านมา +1

      😂😭pizlaah ado dawada lagu qaatay qof kasheekenaya boring waa

    • @user-ee2ic9uk7z
      @user-ee2ic9uk7z 14 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤​@@mssballa

    • @Dradenabdi
      @Dradenabdi 13 วันที่ผ่านมา

      Ç❤​@@mssballa

  • @Hafsa2020-yq3ez
    @Hafsa2020-yq3ez 16 วันที่ผ่านมา +3

    Wlhi Saudi Arabia naxariis ma lahan fimalka laga sameyi waa run oo been lagama sheegin carab waa xasid an alle ka cabsan qufkii wadanka xormi ku tago Le si qurux badan u Nolana 😢😢😢😢

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 18 วันที่ผ่านมา +4

    Thanks zxb 🎉waa film qiso xanun ah wlhi ku sabsan 😢

  • @QadarDaahir-mw7ot
    @QadarDaahir-mw7ot 19 วันที่ผ่านมา +10

    Sxp waxaan Rabaa channel cusub filmaantaan koo koo ban igu soo dhaweey😊🥺

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 15 วันที่ผ่านมา +11

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc 18 วันที่ผ่านมา +6

    Carabta qeeb kamida waa xaasidiiin😢waana kuwa jaahiliinta ah oo tajiriiinta ah😢diinta mabaran mia

  • @CabbdirixmaanMustafe
    @CabbdirixmaanMustafe 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa noosoo koobtaa filmka no gain no love❤

  • @Oomaarbarbar152
    @Oomaarbarbar152 15 วันที่ผ่านมา +2

    Anigaaba carabata ka I maaday waligaygana cunsurinimo kuma arkin

  • @deeqosman4618
    @deeqosman4618 16 วันที่ผ่านมา +8

    halkeen ka daawada isagoo dhamaystiran fadlan iga caawiya.

    • @SafaAli-je5yq
      @SafaAli-je5yq 15 วันที่ผ่านมา

      TH-cam Ka ku qor the goat life

    • @SadaamMohamed-e1c
      @SadaamMohamed-e1c 15 วันที่ผ่านมา

      Telegram kuqor hindi afsomali wad helaysa xanuun weeye qisadni😢

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 14 วันที่ผ่านมา

    Goat of life thanks a lot Zaak Films

  • @MuskaanMochi
    @MuskaanMochi 19 วันที่ผ่านมา +3

    Carabta wxa dhibatoyinka ugudhacayan wa cuqubada dadka tahariibta 😭😭

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 18 วันที่ผ่านมา

      Carabteena

    • @CisiCumar
      @CisiCumar 17 วันที่ผ่านมา

      Qoomiada carabta 😂😂😂​@@user-zk8bs1hn2m

    • @Free_Man143
      @Free_Man143 16 วันที่ผ่านมา

      @@user-zk8bs1hn2marabtoo dhan dee

  • @Hanish139
    @Hanish139 19 วันที่ผ่านมา +7

    Qofkii 20 ee dawadaaa thanks saak waba rabye filmkaan❤😂

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 14 วันที่ผ่านมา +1

    Wxn wa ben side qof melu ogen laguso kaxena .mida kle dadka lacg aye kuso galen mesha dadkoda o hindi ah aya ka gatay carabta

  • @AhmedAbdi-s6k
    @AhmedAbdi-s6k 15 วันที่ผ่านมา

    Zxp qali aaway qaybtii labaad ee gabadha awooda lahayd

  • @RaaqiyaAmoore
    @RaaqiyaAmoore 15 วันที่ผ่านมา +1

    Qiso tan ka xanuun bdn waligey ma rakin😢😢😢😢

  • @munazalchannel4443
    @munazalchannel4443 19 วันที่ผ่านมา

    First comment please reply

    • @ZAAKFILMS
      @ZAAKFILMS  19 วันที่ผ่านมา +1

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 19 วันที่ผ่านมา +1

    carabta wax ka xasid san maleh inkaar bay qaban wa dadka adunka ugu xasid san shay ku doran dadka ka ba dona s’il qaldan bay ula dhaqman biniadam mahan dadkas maskiin😭😭😭😭😭

  • @bulshokaap77
    @bulshokaap77 15 วันที่ผ่านมา +2

    Somali laguma sheegin beenta haku darsan waraaa😅

  • @AsmaALIZA-c6c
    @AsmaALIZA-c6c 19 วันที่ผ่านมา +4

    Qofka ugu horeeyo❤🫶

  • @zamiiraxazan8819
    @zamiiraxazan8819 19 วันที่ผ่านมา +3

    Ala baayeeey wlhi wn kaa naxy run ayanba mooday 😢😢

  • @NimcoAbdirisaq-mb3gc
    @NimcoAbdirisaq-mb3gc 15 วันที่ผ่านมา +1

    Lovely runner so same plzzzzzz😢😢😢

  • @user-kv7hf4uj3u
    @user-kv7hf4uj3u 11 วันที่ผ่านมา

    😢😢😭wlhi wa qiiro filmkan

  • @butterfly_n42
    @butterfly_n42 13 วันที่ผ่านมา

    😢qisadan si dhab ah ayey udhacday 😢wiilkas soomaliga ah naftiisa ayuu uhuray ax ax ax wlhy wnka naxay

  • @AbdisalanAli-q9m
    @AbdisalanAli-q9m 19 วันที่ผ่านมา

    First comment

  • @NitaPea
    @NitaPea 17 วันที่ผ่านมา +2

    Bisnk xnun bdnaa 😢😢😢

  • @HodanNuur-rw5wn
    @HodanNuur-rw5wn 16 วันที่ผ่านมา

    Qeybtii kale aaway wll zaak noso da daji

  • @samiaali8694
    @samiaali8694 14 วันที่ผ่านมา

    Carabtu yuhuuda waxaba ma dhamaan haday naxriis leyihiin Falastiin bay u hiilinlahayeen😢😢😢😢

  • @Zaara.genyo.
    @Zaara.genyo. 13 วันที่ผ่านมา

    Sacudigu waa meel xun filimankn wlhi waa ka oyay😢😢😢😢

  • @Hafsa-fq4xq
    @Hafsa-fq4xq 13 วันที่ผ่านมา

    Nasiibka nabigeenii wacnaa ku beegay inu kuwan ka dhasho axmaqiin iga dheh😢

  • @raxmocumar6062
    @raxmocumar6062 16 วันที่ผ่านมา +1

    War waxan asago dhamestiran telgaram ka firsade 4 bil ka hor wax cusub la imow

  • @MaariyaApdi-iv4ze
    @MaariyaApdi-iv4ze 18 วันที่ผ่านมา +2

    Wan oyoy wlhi wa qiso runa alla idin cadab waliba wilka somaligaa kujirey igadaran balo idin shaqo tagtay

    • @fardowsokassim143
      @fardowsokassim143 17 วันที่ผ่านมา

      Wilka somaliga magacisa ma ishegi karta abayo

    • @habiboelmo7877
      @habiboelmo7877 17 วันที่ผ่านมา

      @@fardowsokassim143Ibrahim geedi

  • @hudagurrey722
    @hudagurrey722 14 วันที่ผ่านมา

    sucuudiyaanku waa dadka dad ugu xun sabankan aynu joogno illahay inooma baahiyo shaqooyinkooda

  • @MaxamedMuuse-gy3ee
    @MaxamedMuuse-gy3ee 18 วันที่ผ่านมา +1

    Zxpyal ani waxan qabaa wax walpaa oo laga sheekeyo in an si dhab ugu jedo waxa laga shekeenayo 😢🥺

  • @MohamedJamal-s4n
    @MohamedJamal-s4n 14 วันที่ผ่านมา

    Qisadii iigu layaabka badnayd een daawado waliba carabta qaar naxariis aan lahayn inay jiraan aan arko😢

  • @Arwa-l7z
    @Arwa-l7z 19 วันที่ผ่านมา +1

    Manta 2 hour asigoo yaalo aa arke 💋😭😂

    • @WACDI99
      @WACDI99 17 วันที่ผ่านมา

      Xgeee Ka dawadaa wll

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 18 วันที่ผ่านมา +1

    Carab waaa xasidiin walhi 😢😢😢😢😢😢😢 wayab horta maxa ka qaldan carabta ❤

    • @cabdimajiidhussein6082
      @cabdimajiidhussein6082 18 วันที่ผ่านมา +2

      Dad dhan oo muslimiina ha iskuwada darin masuul ...

    • @FatxiAdan-jv2uf
      @FatxiAdan-jv2uf 18 วันที่ผ่านมา

      Ayaga markii laweysiiyo soomaalida xumaan aye kasheegan umad mislim ah waaye mawada xuma sax lakin kuwa hada jooga 100kiiba 80way xun yihin

  • @FataleYare
    @FataleYare 14 วันที่ผ่านมา

    Tani Dulmi ka wayn wlh 😢😢

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 11 วันที่ผ่านมา

    Xolahaa carabtaa xagey wax kaa daqaaan

  • @KuyuuriKuyuuri
    @KuyuuriKuyuuri 16 วันที่ผ่านมา

    Sucuudi qofkii tagay jaariyadna ka noqday ayaa dareemi kara xasidnimada io naxariisdarada ay leyihiin carabta ku dhaqan inkaar alle haku rido

    • @Cabdiqanisaalax1
      @Cabdiqanisaalax1 16 วันที่ผ่านมา

      laakin yamanta Saas ma Ahan

  • @claahigudow4283
    @claahigudow4283 15 วันที่ผ่านมา

    sxb qolasadan oo kale dad badan ayan ka dawaday likiin ma arkin sida ad, u qulaseysay wanka helay thanks

  • @zamiiraxazan8819
    @zamiiraxazan8819 19 วันที่ผ่านมา +1

    Zaakoow wn ku salmaya ❤

    • @ZAAKFILMS
      @ZAAKFILMS  19 วันที่ผ่านมา +1

      Waa kaa qaaday❤✋

  • @FarxiyoawuukarMaxamed
    @FarxiyoawuukarMaxamed 17 วันที่ผ่านมา

    AX xanun badannaa qisadaan qofkee ku dhacday 😭😭😭

  • @husseinshide3450
    @husseinshide3450 13 วันที่ผ่านมา

    Filimku wuxuuu ka hadly mid mii lkn dadka magalada taa iyo ka daranbay qabaan carabi arxan male run hadii la sheego somalina naxariis u daa

  • @najmajamac-yx7id
    @najmajamac-yx7id 13 วันที่ผ่านมา

    Ax wlhi wan ilmeyay carbtu saso dhan miya😢nabigeni naxariis badanba ka dhashy ani ma aminyo

  • @mArTii424
    @mArTii424 16 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan hadu somali ahaan lahaa bal ka warama 😂☠️

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 15 วันที่ผ่านมา

      Maxa dhuci lahaa

  • @Uac-zv4qz
    @Uac-zv4qz 15 วันที่ผ่านมา

    በጣምአስተማሪፊልምነዉ😢😢😢😢

  • @Raqiibo
    @Raqiibo 17 วันที่ผ่านมา

    Calosha ia hurray walhi 😢😢🤧

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 19 วันที่ผ่านมา +1

    Film midka hadd sacuudiga ku dhagny so mahn

    • @ZAAKFILMS
      @ZAAKFILMS  19 วันที่ผ่านมา +1

      Haa

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 15 วันที่ผ่านมา

    Alla run miya 😢😢😢 darenkeyga is baday

    • @nasteexoelmi3791
      @nasteexoelmi3791 14 วันที่ผ่านมา

      haa abyo waaqisa dhaba 😢😢

  • @djibrilmahad1029
    @djibrilmahad1029 16 วันที่ผ่านมา

    C'est vraiment touchant 😢😢

  • @Reviewsong1325
    @Reviewsong1325 15 วันที่ผ่านมา

    Zhp waxan ku waydiiyay script ma waxad u qoraa word by word fadlan isoo jawaab

  • @Moohaan3
    @Moohaan3 17 วันที่ผ่านมา

    Al imra maa dhigan jirte nio😂 🔥

  • @Jabhad
    @Jabhad 16 วันที่ผ่านมา

    sxb sherout isamee jabhad official 🙏

  • @SamiyoFaysal
    @SamiyoFaysal 16 วันที่ผ่านมา

    waa filma xanun badan

  • @amaadin12
    @amaadin12 18 วันที่ผ่านมา +1

    please, jooji kadibna ka dibna, thank you

    • @Salseeco
      @Salseeco 15 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

  • @user-hq7db8ey5t
    @user-hq7db8ey5t 19 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭😭😭carabtu waa cadawo 😢😢

    • @Mofaysal
      @Mofaysal 19 วันที่ผ่านมา +2

      Waa Xaasidiin 😢 Carabtu

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 18 วันที่ผ่านมา

      😭😭😭😭

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 15 วันที่ผ่านมา

    Waligey maqli jiry ano yar sucudi wa mel cadaaab ano jecla inan u dahribo 😢😢😢

  • @amanmohammed465
    @amanmohammed465 18 วันที่ผ่านมา

    Runti waa film nolosha dhabta taabanaya 😢

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 18 วันที่ผ่านมา

    Somali maha ninkas waxu u dhashay wadanka haiti lkn carabta inta badan dad naxa maha dulmi badan aya ka jira

    • @ZAAKFILMS
      @ZAAKFILMS  18 วันที่ผ่านมา

      Actorka haiti ayu u dhashay lkn booska uu matalaayo yarka ku jiro aya somali ahaay

  • @abdirashiidabdi6729
    @abdirashiidabdi6729 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa run ninka afrikanka ah waa somali sida ku qoran script-ga buuga flimka😢

    • @FatxiAdan-jv2uf
      @FatxiAdan-jv2uf 18 วันที่ผ่านมา

      Waayehe nin ayaga kafoolxun mexey ugu jileen soomaalifda miya hidi kafool xun

    • @haniapdi8335
      @haniapdi8335 17 วันที่ผ่านมา +1

      @@FatxiAdan-jv2uffoolxuma idinka cararty mesha ma qurux lo tartamaya muhimada qof african ah oo booska matala aya la rabaye

    • @laylaomarnaafto6248
      @laylaomarnaafto6248 10 วันที่ผ่านมา

      Ninka somaliga matalaaayo waa American madoow oo filimada jilo

  • @abdurahmanashir7521
    @abdurahmanashir7521 11 วันที่ผ่านมา

    Asalamu aleykum warahma walaalayaal ogaada dulmiga sacuudiga yaal waxaa maanta ka daran mida soomaliya ka jirto taasi ayaa keentay inay sacuudi iyo umada kale na gumeystaan iyadoo dad yar dalkeena hooyo ka dhigtay meel oo ayaga iska leh waa waxa maanta gumeysiga oogu jirno wadamo shisheeye imisa ayaa bada la kiiday imisa mas duurka ku cuntay imisa ayaa magafe kilyaha kala baxay imisa ayaa gabdhaheeni dibada lagu kufsaday maanta nafka soomaaliga aduunka waxay u arkaan argagixiso bayroon dilaa bahal dhiig cab is qarxis kursi jaceel dadkiisa laga gate sumcad xumo talo xumo doqon calooshiisa u shaqeyste run naceeb damiir laawe dulmi wade qabyaalad diin ku gambade hanti boob qaran dumis iyo WLM warkeyga waxaan kusoo koobayaa diinta haloo noqdo oo ilaahey cafis hala weydiisto dadkii dulmiga laga galay cafis hala weydiisto hadii kale heer Banu israaiil 40 sano ayey meermeer sanaayeen anagane sidaas iyo si kaxun ayaa laga yaabaa sababtoo anaga waxaan xaq ka galnay ilaahey iyo aadanka heer Banu israaiil ilaah kaliya sidaas iyo nabad gelyo caqliga ha shaqeeyo

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 13 วันที่ผ่านมา

    Midi dhab lagu siyaa kafiilka eeyga ah

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif 18 วันที่ผ่านมา

    Erayga ka dib dhiig baa ka keentay saa oogu soo celcelinaysay 😂

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 19 วันที่ผ่านมา +1

    aad ban iga maxay walhi qosada filmka waxa jira dad badan oo manta car abaha ku dhibataysan oo sas lodhibayo

  • @user-ib7hd8iz8v
    @user-ib7hd8iz8v 19 วันที่ผ่านมา

    Wiilkii soomaliga ❤

  • @Dullaan1
    @Dullaan1 19 วันที่ผ่านมา

    Intee kaala soo xariiraa

  • @sacdiyayar6318
    @sacdiyayar6318 18 วันที่ผ่านมา

    Part 2 ma leeyhy walal

  • @Hafsa-fq4xq
    @Hafsa-fq4xq 13 วันที่ผ่านมา

    Lkn somali miyuu kula jiray qisada

  • @mohamedshafici2200
    @mohamedshafici2200 17 วันที่ผ่านมา

    Wllhi wan ka naxay carabtu wa uskag wax loo tago iyo wax lala dhaqmoba maaha

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 18 วันที่ผ่านมา +1

    Haday qiso dhaba thy mxay sucudigu uga xanaqayan

    • @CisiCumar
      @CisiCumar 17 วันที่ผ่านมา +2

      Waxay uga xamaaqayan dhaqankii carabta oo la tusay dadka 😂😂

  • @najibgardhere8550
    @najibgardhere8550 18 วันที่ผ่านมา

    Wlhi waa qiso muruga leh

  • @maaidanuur7359
    @maaidanuur7359 13 วันที่ผ่านมา

    Dad badan oo wadamo kale u dhasheen oo xun wey jiraan muslimiinta inyar hadee xumaadaan maxaa loo buun buuniyaa Nabiga SCW dadka uu ka dhashay waye sidaas darteed ayee gaalada Saudi Arabia dhan inay xumaan ku sheegaan ayee rabaan iyaga dhan ma wada xuma dad badan oo ka yimid ayaan aqaanaa dad wada wanaagsan ma jiraan

    • @ZAAKFILMS
      @ZAAKFILMS  13 วันที่ผ่านมา

      Ha benta ma ahan

  • @abdiwahabhassan9399
    @abdiwahabhassan9399 16 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk Sxb, Al=Cimra private School in Jijiga anigaa waxkasoo bartay waa private fiican illaa Advance ka gadhay

  • @axmedkayse1060
    @axmedkayse1060 17 วันที่ผ่านมา

    Saxaraha sideeba adhigu ugu dhaqmayaa

    • @SakariyeCaano
      @SakariyeCaano 17 วันที่ผ่านมา

      😂wlhi waa suaal muhiim ah

  • @deeqocabdi6933
    @deeqocabdi6933 17 วันที่ผ่านมา

    Please my demon Kim yoo Jung
    ❤😢😢😢😢

  • @KeyfXasaan
    @KeyfXasaan 19 วันที่ผ่านมา

    The vampire Diaries soo samee lkn 8season wye😂😭

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 16 วันที่ผ่านมา

    Najaas waaye carabta qaar wlhi

  • @WalashoodIntawalan-dr6xb
    @WalashoodIntawalan-dr6xb 17 วันที่ผ่านมา

    Omg aan qiiroday runtii

  • @user-pz3yy9ty1i
    @user-pz3yy9ty1i 18 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢😢😢

  • @sharifoibrahim8566
    @sharifoibrahim8566 12 วันที่ผ่านมา

    Saw

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 18 วันที่ผ่านมา

    Wan fiirsaday xanun waaye😢

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 13 วันที่ผ่านมา

    Subaxanalah 😢😢😢😢

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 15 วันที่ผ่านมา

    Asoo somali raba xage kanhela

  • @MR.KANG.FREAND
    @MR.KANG.FREAND 19 วันที่ผ่านมา

    Car reply ii soogal team ronaldo idinku soo gala reply

  • @SucdiMaxamed-w7v
    @SucdiMaxamed-w7v 18 วันที่ผ่านมา

    Horta carabta iyaga oo islaam ah maxee sidaas ugu dhaqmaan

    • @FatxiAdan-jv2uf
      @FatxiAdan-jv2uf 18 วันที่ผ่านมา +1

      Soomalida dad arxan daran soo kuama jiran ayago muslim ah

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 15 วันที่ผ่านมา

      @@FatxiAdan-jv2ufsomalida ma xumo kis yar le lkn sucudiyga 😢

  • @HassanMuhammad-pp2wi
    @HassanMuhammad-pp2wi 16 วันที่ผ่านมา +1

    Waw

  • @MmMm-jp8yu
    @MmMm-jp8yu 15 วันที่ผ่านมา

    Thanks wllo

  • @abdifataahfidka
    @abdifataahfidka 18 วันที่ผ่านมา

    Sxpow muqaladada ply list usamee adigoo mahdsan

    • @ZAAKFILMS
      @ZAAKFILMS  18 วันที่ผ่านมา +1

      Waa fikrad fiican thanks

  • @deeqocabdi6933
    @deeqocabdi6933 17 วันที่ผ่านมา

    Please wtwo worlds😢❤

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo 16 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤