FAYSAL MUNIIR HEES CUSUB | DAYAX IYO CADCEED | 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2019
  • Hees Cusub 2020
    Heeso Cusub 2020
    Faysal Muniir 2020
    Dayax Iyo Cadceed 2021
    Faysal Muniir 2020 Dayax Iyo Cadceed
    Hees Cusub Dayax Iyo Cadceed
    Relax Dayax Iyo Cadceed
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 31

  • @karkadey10
    @karkadey10 9 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢 legend waa ninkii lahaa ala yaa raxma raximiin

  • @__-gy3vl
    @__-gy3vl 4 ปีที่แล้ว +6

    Dhan walba al fanan hor3Y usoco pr0 ♧

  • @banoramachannel1371
    @banoramachannel1371 4 ปีที่แล้ว +2

    ❤ jaceel ayaa xasuu ayaan galaaa heestan markaan maqalo

  • @romatom7505
    @romatom7505 4 ปีที่แล้ว +8

    DAYAXIYO CADCEEDA DURBAAN LAYGA TUMAYEEE

  • @cabdiraxmaanxasan978
    @cabdiraxmaanxasan978 3 ปีที่แล้ว +2

    waa hees xasuus igu mudan waxa dhagsan jiray 2015 marku digfaar qaadi jiray imkan waxa aan dawaaday 30/12 /2020

  • @mgojaan1185
    @mgojaan1185 4 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiiiq maad gaarsin heestiii

  • @mataanladane9904
    @mataanladane9904 4 ปีที่แล้ว +5

    Macha wlhi si fican buu barteeda udhigay

  • @AmiinRiyaad-xg4mp
    @AmiinRiyaad-xg4mp ปีที่แล้ว

    Legend of lyric Faysal muniir

  • @Dcowlid
    @Dcowlid 4 ปีที่แล้ว +11

    Old is gold💛
    Xasuus wanaagsan galay, ileyn waqti lama Soo celin karo🥰

  • @cabdiraxmaanxasan978
    @cabdiraxmaanxasan978 3 ปีที่แล้ว +4

    faysal muniir inta tagrtay lik ku boobay

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 4 ปีที่แล้ว +9

    Inankani sifiican ayuu ukeenay heestii Digfeer.😍😍😍💃🏽💃🏽🕺🏿💃🏽💃🏽🕺🏿💃🏽🕺🏿💃🏽🕺🏿💃🏽🕺🏿💃🏽🕺🏿💃🏽🕺🏿👏🏽👏🏽👏🏽

  • @Abdullmoalimu10
    @Abdullmoalimu10 4 ปีที่แล้ว +6

    Anoo duunyo xoolaad deexna ii dareerayn jaceyl daalanoo culus igu daadi dhagaxyoo
    Waxkaleeto daayee dahab caanaheedaa dacar ii dhadhamayoo dibnahaba masaaree
    Waxbadan baad ka halaysay heestaa kulaabo lkn codkaada ma xumo

  • @leoshine4671
    @leoshine4671 4 ปีที่แล้ว +2

    Xasuusteeda way i dhibtaa heestaan

  • @garidumar785
    @garidumar785 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️

  • @bushraclaah3488
    @bushraclaah3488 2 ปีที่แล้ว +2

    Song lyrics 🐱

  • @fatumahassan9691
    @fatumahassan9691 2 ปีที่แล้ว

    Nasiib Cali

  • @zacki001
    @zacki001 3 ปีที่แล้ว +1

    Dayaxa iyo cad ceeda durbaan layga tumaya

  • @ibrahim_Ali131
    @ibrahim_Ali131 3 ปีที่แล้ว +1

    Musician -ku aaad buu ugu xad gudbay music heesta ,lkn hobalka codkiisa iyo laxankii wuu ilaaliyey.

  • @cabdifataaxaxmad852
    @cabdifataaxaxmad852 3 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭

  • @engbudliye6116
    @engbudliye6116 4 ปีที่แล้ว +8

    Aad bay u kala fogyhin fanankan iyo digfeer
    Teestu cod kaliya maahe waxay u bahantahay mrkad qaadayso inad ku darto ficilkii ama shucrteeda
    Lkn wu dadaalay

  • @amiinsilfaproduction5800
    @amiinsilfaproduction5800 4 ปีที่แล้ว +4

    Heekani waa laxankeedu waa Riinge adiguna slow ayaad ka dhigtay Lakin wad kentay

  • @alicano7328
    @alicano7328 3 ปีที่แล้ว

    Wakhtigu lamaso celin karo, xasus ayan galay

  • @mohamedhussein-xh7yc
    @mohamedhussein-xh7yc 2 ปีที่แล้ว

    Heestan miyaa hees cusub ah? Wad hee dheh dulinimada iska dhaafa heesta Digfeer ayaa qaaday

  • @ibtisamqueenofficial9471
    @ibtisamqueenofficial9471 4 ปีที่แล้ว +5

    Heeska bartedi ayu dhigey

    • @muhanadabdikarim8796
      @muhanadabdikarim8796 3 ปีที่แล้ว +1

      Muu dhigin waxbadan baa kaqaldan quruxey 😂

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 3 ปีที่แล้ว +1

      @@muhanadabdikarim8796 haa walhi original kaa ka mcaan💔

    • @abdullahabdi9505
      @abdullahabdi9505 ปีที่แล้ว

      Maya quruxey uu qalde 😅

  • @updy-phathahnb8155
    @updy-phathahnb8155 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin kale u malyn maayo inuu mesheda dhigi karo
    Marki laga rapo
    Iidle yare✔