Digniin Ragga Kiciya Dareenka Ee Biyaha Dib Iskugu Celiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • Waad ku mahadsandahay daawashada muqaaladeena
    Codsi xushmaysan fadlan la sii wadaag bulshadeena kale

ความคิดเห็น • 46

  • @buundexaajibuunde1635
    @buundexaajibuunde1635 3 ปีที่แล้ว +3

    wlhi sax waye DR dhabar xanuun zaaid ah ayaa leeda hy biyo dib isku ciliska

  • @adanurkhalif3907
    @adanurkhalif3907 2 ปีที่แล้ว +2

    Wad mahsantahay Dr

  • @عبدالرحمنابنمسعد
    @عبدالرحمنابنمسعد ปีที่แล้ว

    Dr Tanks aad iyo aad waxaan isku arkay markaan saliid saytuun isku masaajay xidido badan maxay yihiin ✊

  • @caadowalboxunkadherow
    @caadowalboxunkadherow 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga sameeyo wax xun dawanaya biyaha ma bxinayo dib ugu lawanayan 😢hda ka dib ma sameynaayo waxyaba xun xun ka fogaana 😢

  • @ubahlechannel9730
    @ubahlechannel9730 3 ปีที่แล้ว +1

    DR intaa leeg ayaa qanciya dumarka calashaan xubinta taranka raga dhererkeeda iyo balacba fadlan isoo jawaab

    • @jamaalmaxamedcawadmuuse4676
      @jamaalmaxamedcawadmuuse4676 3 ปีที่แล้ว +1

      Deee waaalo muhiimadu waa inuuu adagyahay yara balaadhan yahay dherer Wax ma taro roomaatigana kudarso xadaarinimo markaaa way qanci walaaaahi raaxo joogta ah

    • @ubahlechannel9730
      @ubahlechannel9730 3 ปีที่แล้ว

      @@jamaalmaxamedcawadmuuse4676 thanks bro

  • @mustafeshakir3095
    @mustafeshakir3095 3 ปีที่แล้ว +3

    JasaakalaH Dictore

  • @MahadClraxman
    @MahadClraxman 4 หลายเดือนก่อน

    dr hadaan biyaha isku celin kawrn oo aan kawarwgo

  • @maxamedcali5011
    @maxamedcali5011 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc diktore jawaab ta mesengerka iga soo jawab

  • @nasirsaleban9201
    @nasirsaleban9201 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks teacher

  • @sharmarkeadosh9172
    @sharmarkeadosh9172 3 ปีที่แล้ว

    Asc dr sidee loo daweeya murqaha jidhka gala

  • @zeynabsharif508
    @zeynabsharif508 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc, wllo, ilaahay kheyr idinka siiya u soo gudbinta wax yaalaha ay dadku ka sheeganaya, intaa ka dib waxaan rabaa inaad ii soo gubisaan sida aan uga gudbi karo, sidoo kale waxaan ahay will la dhibaatoonaya saameynta siigada, maskax ahaan iyo jir ahaanba, 22 sano ayaan jiraa waxaana soo bilaabay 2014 ilaa 2020, marka ani waxaan u heystay inay caadi iska tahay, marka waxaan kala kulmay
    1: murqaha oo idaala
    2: dhabar xanuun
    3: xiniinyaha oo i xanuuna
    4: timaha oo iga daatay,
    5: biyo bax deg deg ah
    6: ilow farabadan.
    marka jirkeygu sidii hore ma isku soo celindoonaa oo dabiiciga ahaa se isbitaal haddii aan aado dawo maa la ii helaa, walaahi aniga oo dhan hadda waxaan ahay nin nolasha oo dhan ka quustay, waalidkeygu iyo walaalahayga uma sheegin, ayaga xitaa waa ay ila yaabanyihiin, sababtoo ah waxa ay is lee yihiin wiilkiina wuu idinla sheekeysan jiray oo dhib haddii guriga ka dhaco talooyin ayuu idin la wadaagi jiray hadda maxaa helay oo keligiisa u dhaqmaa oo aanu lahayn asxaab iska aamusan yahay, oo walahi mararka qaar waxaan is leeyahay is dil, waayo keligay ayaan noolahay oo dadkii o dhan waan ka xishoonaayaa min qoysk ilaa dadka kale, sidoo kale gabadh ma shukaansankari labo qof is gashay ma heshiisiinkaro waxba mahi.

    • @mohamedbatalaale4027
      @mohamedbatalaale4027 3 ปีที่แล้ว

      Zxp weli nin yar bad tahy waqti bad hystaaa soo cesho awoodada 👍

    • @cabdicigaal3205
      @cabdicigaal3205 3 ปีที่แล้ว +1

      Marka bro shedhanka iska naar waqti aya hesataa mudo saas ah ma wadin waxaan niyadada hagalinin waana kaso kabsanesaa wlhi ee adiga qof go.an leh noqo caadina iska dhig pagekaan wax yabo badan ayaa ka helesaan so celin kara nafaqana ad ka heli kartid dhor shey ayaa ku shegayaa hada isticmasho ad natijo fiican kala kulmesid walibo hami sare ad u lahan dontid bro niyada degso

    • @ciiseciidey8855
      @ciiseciidey8855 3 ปีที่แล้ว

      Zeynab Sharif sxb nin yarbaad tahay waqti fiican ayaana heysataa ee bir iska dhig sxb kaliya waxaad sameysaa 1sano oo fuul ah si toos ah iskakak jooji idanka alle balan waxaa ah inaad isbedel wanaagsan heshaan ilanasoo xiriir insha alaah

    • @zeynabsharif508
      @zeynabsharif508 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ciiseciidey8855 wll haye hadda waan iska daayay dhowr bilood ma sameyn, haddii aan is dhaho banooni oo aan aad u jeclahay ma ciyaari karo dhabar xanuun joogta ah iyo mar mar xiniinyaha ayaa ixanuuna, marka wllo ii soo duceey taladaad isiisayne waad ku mahadsantahay kumana iloobi doona insha Allah, naftayda aa i hogaamisay dhib malahan.

    • @jamaalmaxamedcawadmuuse4676
      @jamaalmaxamedcawadmuuse4676 3 ปีที่แล้ว

      Waaalo ilaahay isku xidh

  • @caamirsalah7776
    @caamirsalah7776 3 ปีที่แล้ว

    Aniga marwalba dhabar xanuun ihaaxo mana garanaayo sxb wax dareen kicisna majiraa

  • @wadanigareerkismaayo9248
    @wadanigareerkismaayo9248 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll Waxan kaa rabaa talo Xage kaala soo xiriiraa adigo mahad san

    • @wadanigareerkismaayo9248
      @wadanigareerkismaayo9248 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan kaa rabaa talo markaan muuqaalada aan daawadey Waxan iska daayey aanfada siigada Lakiin markaan iska daayey aanfada siigada Waxan isku arkey in habeyn kii mar mar biyaha riyo iiga imaadaan Waxan kalo ku weydinaa masaajka miya la horma riyaa misse biyaha ku luul jawaab ta waa xagiina Waxana laga yaabaa dad anigoo kale ah iney jiraan muuqaal ka soo sameey wad mahad san tahay

    • @wadanigareerkismaayo9248
      @wadanigareerkismaayo9248 3 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @caamirsalah7776
    @caamirsalah7776 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah waxbadn kafahmay wall

  • @guleedxersi103
    @guleedxersi103 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax lainiisheg ilahay hadin karsiiyo

  • @shalafchannel9126
    @shalafchannel9126 3 ปีที่แล้ว

    Dr jeex liin dhanaan ah hadaan ka dhigo koob cabitaan ah oona ku daro toonta sokorna maku dari karaa mise sidaan ayaan u cabaa teeda kale koob biyo ah iyo jeex liin ah iyo hal Mir oo toon ah Soo iskuma filna

  • @xuseenmaxamuud8019
    @xuseenmaxamuud8019 3 ปีที่แล้ว

    Dr wan ku salamay dr adigo raali ah biyaha kaadida soo raaca dhibwayn ayan ku qabaa sideen lagu daaweyaa dr maxa sababa please dr jawaab iga sii waan ku dhibanahay

    • @mohac.riyada8145
      @mohac.riyada8145 10 หลายเดือนก่อน

      Wll waa agfashan iska dawe

  • @xazanck1482
    @xazanck1482 3 ปีที่แล้ว +3

    aռɨɢa աaaռ ɨsҡa ɖaaʏɛʏ 2 ɮɨʟօօɖ ҡa ɦօʀ ʍaaռta աaaռ ʄaʀaxʐaռ taɦaʏ tɦaռҡʐ ɖօċtօʀ

  • @awaleabdi9885
    @awaleabdi9885 3 ปีที่แล้ว

    Aban ku salamey dr ciladas dhabar xanuka wan isku Arkey xita Kalida bidiix aya iqabata marks maxan sameya

    • @cabdicigaal3205
      @cabdicigaal3205 3 ปีที่แล้ว

      Biyo badan cab hade qebta kilida tahay e ku xanuneso biyahaaga cabitaanka ayaa yar biyaha cadiga subaxi 4 galas cab jimicsi samey insha allah waa ficnaanensaa

  • @cabdicigaal3205
    @cabdicigaal3205 3 ปีที่แล้ว

    Liin iyo tuun sidi basbas cml cunto ugu cuna waa guud

  • @abuubakarshaadiri7030
    @abuubakarshaadiri7030 3 ปีที่แล้ว

    Raga biyuhu Dib Ugu noqdan .ma ku sababan dhamo la,aan

  • @drwaydow533
    @drwaydow533 3 ปีที่แล้ว +1

    Dre waa mahadsantahy lkn su aal baan rabaa inaan ku waydiyo igana raali noqo jaahil su aal badan baan ahaye 1 Dre kawaran Dareen fara badan ayaan leeyahay mar walbo oo aan dareenkeeyga kaco waxaa iga yimaado qoyaan sida aa u taqaano madi ama wadi saameyn ma igu leeyihiin qoyaan kaas macdanteydana wax ma udhibayaan waa mahadsabtahay dre

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭

  • @Hassan-ey2le
    @Hassan-ey2le ปีที่แล้ว

    Matumaa toonta

  • @maxamedcali5011
    @maxamedcali5011 3 ปีที่แล้ว +1

    Liinta markaan tuujiyo kadib tuunka marka aan kudaraayo ma tumaaa tuunta mise waa iskaga dhexridaaa ooo kliya

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  3 ปีที่แล้ว

      Waad ku shiidaysaa

    • @maxamedcali5011
      @maxamedcali5011 3 ปีที่แล้ว

      @@daryelkacafimadkanolosha masha Allah diktore mahadsanid mida kle looska caanada lagu daro waa noocee

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  3 ปีที่แล้ว

      Waa lawska nooc peanut kuwa kale na waad isticmaali kartaa