Nabadoonka Beesha Eeyle oo cadeeyey in asalkooda uu yahay carab saalax arrin farxad leh Cabdi Leked

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 เม.ย. 2023
  • Nabadoonka Beesha Eeyle oo cadeeyey in asalkooda uu yahay carab saalax arrin farxad leh Cabdi Leked
  • ตลก

ความคิดเห็น • 14

  • @user-wi6lp8kd9m
    @user-wi6lp8kd9m 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax

  • @aafkssharaf1256
    @aafkssharaf1256 6 หลายเดือนก่อน +1

    Eeylo waa Carab. Waa Reer Qaxdhaah. Waxaaa la dhahaa waxay ku abtirsadaan: Ximyar Bin Saba’. Laakiin Eeyl maaha ee waa Eylata.

  • @abwaanarts2234
    @abwaanarts2234 ปีที่แล้ว

    Waaku salaamay catoosh yare adiga iyo nawadoon

  • @hajiomer5911
    @hajiomer5911 ปีที่แล้ว

    Catoosh i think you are talented person, keep going

  • @zainabduraan8956
    @zainabduraan8956 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @aafkssharaf1256
    @aafkssharaf1256 6 หลายเดือนก่อน

    Eeylo guurka iyo isdhax galkaa badalay, siiba Jareerta ayay aad u guursadeen. Otherwise, Eeylo waa Carab.

  • @hajiomer5911
    @hajiomer5911 ปีที่แล้ว

    Catoosh Waxaa thahay ninka ugu dhaqdhaaqa iyo waxqabadka badan ee JAREER weyne , Catoosh ha loo doorto Madaxa jareer weyne.

  • @hassangantal4231
    @hassangantal4231 ปีที่แล้ว

    War ninyahow wax kumashega sxb jarer wa jarer carab ita kasogale

  • @mohakiim6718
    @mohakiim6718 8 หลายเดือนก่อน

    Sharafi dhimatay😂💔

  • @Sarsar3
    @Sarsar3 ปีที่แล้ว

    Qola kasta mdoow ee carab sheegata waa adoomun carbeed ceeyla haqiraan in ey yihiin adoomun arneed.bilaal adoonbuu ahaa laxureyey.taa lama diidi karo.

  • @faizam523
    @faizam523 ปีที่แล้ว

    Oo ma carab in la noqdo ayaa wax lagu farxo ah?? War soomaali habaar baa ju dhacay, iyaguna cabiidal as wada bey inoo yaqaanaan inaguna waa daba carareynaa.

  • @abwaanarts2234
    @abwaanarts2234 ปีที่แล้ว

    Arimahaan noosoobaday

  • @rambo6383
    @rambo6383 ปีที่แล้ว

    Hahahah yaab

  • @nuuxabdulgani
    @nuuxabdulgani ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂