Dad 100 qof ku dhow oo Laga Qafaalay deegaanka Baali we DDS.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ค. 2024
  • Dad 100 qof ku dhow oo Laga Qafaalay deegaanka Baali we DDS.

ความคิดเห็น • 45

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 21 วันที่ผ่านมา +3

    Mansha allah walaahi dad qurux u dhashey xaquuqdooda ale hasiiyo dad wadankoda laga barakicinayo waa yaab somaali meel kasta ay joogto dadba dhibey

  • @user-hb2en1pk5e
    @user-hb2en1pk5e 22 วันที่ผ่านมา +6

    Dhulka in Laga rarao baa rabaa oo oromo degto somali intay isku maqantahay ayaa lagu maqantahay

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 21 วันที่ผ่านมา

    Cabdulaahi yuusuf oo Xabashi wata ayaa dhulkaas ka soo saaray Mareexaan kuwii dhulkaas lahaa,wallaahi waa la isaga daba imaan.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 21 วันที่ผ่านมา +1

    Waa, nasiib darro waana xaquuq ina cagjaar uu ka dambeeyo

  • @rnuura334
    @rnuura334 22 วันที่ผ่านมา +2

    Ogaadeenia Free🇬🇲🇬🇶

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 21 วันที่ผ่านมา

    Illaahoow Abshirta na waafaji

  • @jamalali9507
    @jamalali9507 22 วันที่ผ่านมา +1

    Reer c/le mucaarad nimada iyo danta guud ha kalagaraan

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 22 วันที่ผ่านมา +1

    Ali harare❤❤❤❤❤❤

  • @HassanHassan-sm1vy
    @HassanHassan-sm1vy 22 วันที่ผ่านมา +1

    Nin culus

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 21 วันที่ผ่านมา +1

    Cali xaraare waxan aqaaNAA DADKA AD WARAYSAN FADLAN BARYAHAN WAXAD WAXAD WADAA WARBEEN AH JOOJI WAX CUSUB MAHA RAAFKU

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 22 วันที่ผ่านมา

    Waan dheey sanaah

  • @abobasement346
    @abobasement346 22 วันที่ผ่านมา +2

    Cagjar wuxuu noqday horgaleh u shaqeyah Abih oromoh museh oromoh nah waxaa bah ku so socdah

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 21 วันที่ผ่านมา

    Somali galbeed ninkii madax u noqda oo la is dhaho wa u roon yahay wax yar kadib wa kii ka horeeyo kale ama waaba ka daran yahay. Naftu mar un bay baxdaaye Dadka Somali galbeed ha iska xoreyeen gumaysiga

  • @user-wu8fk2ol7f
    @user-wu8fk2ol7f 21 วันที่ผ่านมา

    Asc Mr cali iyo dhagaystayasha anigu waxaan odhanlahaa shacabka somalida itobiya .cabashada farahabadan ee Deg Dega ah joojiya waayo wixii idinsoomaray waad ogaydiin wahadii aad caqliledihiin

  • @abdulahikasimabdi9217
    @abdulahikasimabdi9217 21 วันที่ผ่านมา +1

    Abdulahi kasim waa aniga ali Xaraaroow ninkan waxa uu sheegayo waa been waxba Kama jiraan Anigana labo sano kahor ayaa xilka la iga qaaday
    Ee beenta iska daa kudhaha

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 21 วันที่ผ่านมา

    Reer tolkey cawanimada lagu shego waxba kajiro dad kuligod gumeysi uwada shaqeyo

  • @user-wz1rg4pp7e
    @user-wz1rg4pp7e 21 วันที่ผ่านมา

    Cali xaghadhay wa cadawga somalilan

  • @husseinaliabdi3847
    @husseinaliabdi3847 22 วันที่ผ่านมา +1

    KARANLE HAWIYE
    Allaa u maqan

    • @s.o.6544
      @s.o.6544 21 วันที่ผ่านมา

      Ameen Yaa Rabbi.

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 21 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu ogaden iyaga is gumeysta oo sidhi cawanta ushaqeysto bal dad 100sano lagumeysto oo aan isku garabeynin war mxa inaga siya

  • @Halgame334
    @Halgame334 22 วันที่ผ่านมา

    CALI DHAQAN CELIS...

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 20 วันที่ผ่านมา

    Waa sax gobolka waxaa degan 40 qabiil, qabiil walba wAa inuu keenaa 200 wiil, markey irsaaqad timaad dhamaan waa xaadir hadii kale waa lakala dhuuman

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o 21 วันที่ผ่านมา

    Itobiya hada wa siyasadi ugu uxumeyd wana minatari oo ah qori afki ah ee iska qabta sidii farmajo la iskaga qabtey

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 21 วันที่ผ่านมา

    Qafaalka mawaxaa ladoonyaa ciidamo Canfarta laga horgeeya mise wax kale miyaa jira ma'anan fahmine iga daba geeya!

  • @user-wu8fk2ol7f
    @user-wu8fk2ol7f 21 วันที่ผ่านมา

    Soomaliyi meelay joogtaba habaarba kudhacay ilahay haydin caawiyo

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 22 วันที่ผ่านมา

    77 ayaan xasuusta raafki ciidanku samayn jiray.

  • @Marwanog123
    @Marwanog123 21 วันที่ผ่านมา

    Markii horaba dadkaasi cìidan aan tababar haysan ayay ahaayene hadii tababar loo sameeyo òo dhulkooda oromo ka dufaacdaan ma dhibaa ku jira
    Kolay ani fikirkayga waxaan aaminsanahay in dadkàas dhulkooda ùn inay dufaacdàan la rabo

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 21 วันที่ผ่านมา

    Ogaadeen dhulka Mareexaan degaankooda,waa ku laayaan,laakiin maanta maalin aan ahayn ayaa wax dhici doontaa,dhulkeenna kama guuri doonno,cagdheereey waa isu joognaa.

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 21 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂cagdheer kulaha sxb dhulkas ilhay ba hibo nosiye

  • @LiibaanMohamedKabloow
    @LiibaanMohamedKabloow 20 วันที่ผ่านมา

    BEENAALAYAAL

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 21 วันที่ผ่านมา +1

    Shilaabo,Wardheer iyo Walaal waa dhul Mareexaan,waa la isaga daba imaan doonaa,insha Allaah.

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 21 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂iyaaah shekadhas miyad kentay bal kalay adhu dhul marexan kadhig 😂

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 22 วันที่ผ่านมา

    Waa locol

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 21 วันที่ผ่านมา

    Dhib malaha maadaama
    Ethiopia ay tahay cadawgeena,maantana ay canfartii dagaal inagu hayso anigu Waxan qabaa in DDs ay yeelato ciidan farabada, taasoo mustaqbalka innoo sahli karta in Ethiopia aan qabsanno.

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 21 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan leeyahay cali xadhaadh imikana ma armhii ciidmada itoobiya ayaad dhex gashay ma war kale ayaad waayday cali xadhaadhe❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯💯🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌✌✌✌✌✌✌🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💯💯

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 22 วันที่ผ่านมา +2

    Waa dagaalkii canfarta aaway soo somali Region maaha war midkaan ha wareesan waa mucaarad qabiileysan

  • @rnuura334
    @rnuura334 22 วันที่ผ่านมา +1

    Ethiopia Dwn👎

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 21 วันที่ผ่านมา

    Waxaan argayey Amxaaro Jijjiga oogu dhex dabaal dagayso Gaalnimadooda Meesha Gobalada Amxaarada Laga gubo Masaajida.
    Nasiibdarada kale ee Ku dhacday
    Soomaalida
    Hadba Qowmiyadii Ethiopia qabsato ayaa Ku guurto.

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 21 วันที่ผ่านมา

    Waxani waa been

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 21 วันที่ผ่านมา

    Waa inay difaacaan itoobiya, ma xabashi iyo Somali kale unbaa udhiman wadanka miyayna daganayn wuxu mise waa dulsaar iyo doo galooti…Raafku itoobiya waa ka sharci sharci sharci ninkii diida hatago laasqoray iyo caluula oo cali dhaqan celis dhuxusha hala dubto 😂

    • @cheyyene
      @cheyyene 21 วันที่ผ่านมา

      Waryaa hana Caayin, Boqortooyadii iyo Saldanadii Sharafta laheyd ayaanu weli nahey ee.