Maxamed Saleebaan Tubeec|| Heesta Hooyo Nuuraay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 3

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 8 วันที่ผ่านมา +1

    M.allh C fitax Allah janadisa haku geyo mudi dheer ayn radinyay heestan oo tubec uqadayi

    • @Abdifatah-Meecaad
      @Abdifatah-Meecaad  4 วันที่ผ่านมา +1

      Heestu waa hees qiimo badan bari hore ayaan ka helay TH-cam balse waa laga saarey heesta balse keydka heesaha aan hayo ayaan dib uga helay. Waxaanan aqoon abwaankii sameeyay heestan qiimaha badan wll.
      Heesta:- Ogoow hooyo nuuraay
      Codka:- Maxamed Saleebaan Tubeec AUN
      ...... 𝐁𝐄𝐘𝐃𝐊𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐁𝐀𝐀𝐃......
      ●Ogoow hooyo nuuraay
      ●Uurkiyo laabtiyo
      ●Adhaxda igu qaadaay
      ●Naasaha irmaaniyo
      ●Taan ibteeda nuugaay
      ●Anigoo itaal daran
      ●Isoo ababiyaay
      ●Ifka nolosha joogtiyo
      ●Afka macalinkiisaay
      ●Abaalkaaga hooyooy
      ●Intaan jiro adduunyada
      ●Ma ilaawi arayee
      ●Ifka nabad ku nooloow
      .........𝐃𝐇𝐄𝐗𝐓𝐀𝐀𝐋.........
      ●Jannadii udgoonayd
      ●Idinka eebbahay
      ●Noogu furo albaabada
      ●Ilaahay ha inagga dhigo
      ........𝐁𝐄𝐘𝐃𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐀𝐃..........
      ●Hooyo nuuraay ogoow
      ●Ilaalada naftaydiyo
      ●Marwada xog ogaalkaay
      ●Oonka iyo gaajada
      ●Oohintayda diidaay
      ●Afxumada iyo ceebaha
      ●Iima ogolaadaay
      ●Eray aanan garanayn
      ●Amaan iigu heestaay
      ●Geedka ubaxa weynee
      ●Laga beeray aadmiga
      ●Kasakoow ilaahay
      ●Taan u irkanaayaay
      .........𝐃𝐇𝐄𝐗𝐓𝐀𝐀𝐋.........
      ●Jannadii udgoonayd
      ●Idinka eebbahay
      ●Noogu furo albaabada
      ●Ilaahay ha inagga dhigo

    • @xasanaxmed770
      @xasanaxmed770 3 วันที่ผ่านมา

      @@Abdifatah-Meecaad haa wan ka wayaya iyado uu qaadayo tubeec mhhds sxp