Inta lagurbin in ay ka tashtaan waaye onlf marba hadii uu hadal kaan ka soo yeeray Ethiopia dad fcn ma ahan marka goori goor inta ay tahayna isku tashta hadaa dad caqli leh tihiin mida kale haduu lagu dhahay waxa tahay cadow oo Adiga ma jaceyl miyaa uheesayna dad kaan saan udhaqmaayo waa Maya marka isku tasho hadaa wax fahmaysaan waaye hadii kale jeelka aaqiro idin sugaayo wlhi be carful ONLF guul wacan
Jigjiga Nabad deeda waa in lawada ilaashado. juula ama jini na wax ba ma u dhimi karo. Gacantaa laga qabanayaa isaga iyo Aabihiiba. Maxay Nabad u tahay cidba ma dhihi karto
Jaamacow ammaan aa ka hello ha haysteen itoobiyaan nimo dooda taa haddii la waayo AK 47 cidi noo tilmaami mayso maantana waaba isku laf jabeen ciida qaran wax la yidhaana maba jiro waa oromo taana Soomaali loo tilmaami maayo ❤
Oromo iyo isaaq ineysan soomaali ka u dhaxeyn ayuu muuse saxiixay waan laga dabeynayaa.. kuwa dhahaya Itoobiyan ayan nahay oo soomaali u qaxaya markii oromo ku adeegato qaad arki
Ma anageey naga soo dul boodayaan aragaanee aniga waxaan ku tusayaa inaan taako dhul soomaaliyeed ah aynan oromiya iyo dabadhilifkeeda aynan qaadanin muuse waan soo qabaneeyanaa waan la maxkamaeeyanaa insha alaahu

Reality
Jamhad la sheego tan ugu xalaalsan onlf
Waa in lagu qasbaa in uu deeganka dagdag oga baxo gaalka isku kadin haya way kibreen dagaalada tikreda/axmarada iny usoraraan gobalka oromo doqonsanaa
Soomaaligii aan taageerin ONLF waa dulli ama dabadhilif, ama labadaba. ONLF Ogaadeen ma laha, ee waa jabhad gobanimo doon ah oo Soomali ah. Hadday kula tahay inaan ahay Ogaadeen oo aan sidaa u taageerayo, adeer waxaan ahay Raxaweyn.
Adeer marka dhibjirana Soomaali beynu wada nahay marka nabadana Ogaadeeniya ayaan nahay isma Qanato?
Soomaalida dhexdeeda Libaax markuu Amxaar arkana Bisad?!!!!
@@Kamaaliye-i7hintaas sano ma adigaa naga celinaayay qashinka is xanbaarasan
@@Kamaaliye-i7hogaadeeniya waa dhul soomaaliyeed cid wax ka qaadeeyaso ma jirato ee ku seexo kuna soo toos
@@Kamaaliye-i7horomo afsoomaaliga baratay hiilo loogama baahan adigu dabadaada ilaasho yaan lagu wasine
wall.waaruntaa jaamac
❤❤
Masha allah 😂😂😂 ar jaamac galadaa oromada xasiideedee duurka ku cuntaa kulahaa iyo itoobiya oo soo aruursatay bir qalaxdii gadiidkii 77 dagaalkii ku baaba’ay oo leh waa jabkii somalida iyo guusheena 😂😂😂 jaamacoow wlhi waxaa ku fiicantahay wariyaha qaranka ee jamhuuriyada somalia 🇸🇴 in laguu magacaabo jaamacoow guuleeso
Hadalkaasu waa xaqiiqo. Dhegaa u fura a aboowe.
Muslim weeye ONLF iyo MASAR buu ku waday ka wadaa, ileen Ethiopia soomaali oo cadaw Muslim ah bay u aragtaa
Waa runtaa
Taasi macneheedu waa hadda Masaaridu heydin taageertee weydiista waana ku mahadsan yahay Jula
Jigjiga Nabad deeda waa in lawada ilaashado. juula ama jini na wax ba ma u dhimi karo. Gacantaa laga qabanayaa isaga iyo Aabihiiba. Maxay Nabad u tahay cidba ma dhihi karto
Adeer ogadeen ma farmajaa modeen
Jamac miroogi ma wax kalad ku dartay sxb 😂😂😂
Iidoor ceel buu ku dhacay dabadeedna Itoobiyaan baa ku faraxumeeyay ceelkii gudahiisa markaasey ku miyir beeleen Itoobiya Itoobiya
Eadeer ma farmajaa modaa ohadeen😂😂😂😂
Itoobiy aniga oo ah soomali uma o gal galas haaf biyaha bada bashiir
Mashup namaste namaste I will come in touch
Ethiopia waa in la iskadhacsho qashinka
Onlf waxay heshay fursad qali ah 6dii sano lkn way dayacday waxa larabay in fikirka lagaarsiiyo dhaman gobalada bal waxay kobnadeen 2gobal xitaa gobaladii hoyga uahaa halganka manta matagi karo cadani iyo madey dulinimo udhinta
Jaamacow ammaan aa ka hello ha haysteen itoobiyaan nimo dooda taa haddii la waayo AK 47 cidi noo tilmaami mayso maantana waaba isku laf jabeen ciida qaran wax la yidhaana maba jiro waa oromo taana Soomaali loo tilmaami maayo ❤
kalkal ha noqo.. dds dal is fillan ,.badheedh,. ONLF..ANIGU WA ilaah waad i ogtahay wslf..dagaal wax dhacay form4 school.. diyaar ba hayn sheekh 6 bilaad qaad ciidaan ah .gobol weriya somaali yaqaan oo shxaadeyn ba tahay .. dhalinyarad,..kici.. siyaad bare xalane maanti no xidhay..khubadii itoobiya inta GODEY haysto soomaali galbeed xor maha hada wax ii sheegtay GODEY ,DAGAAL SOOMALI DIID AH .KICIN BADHEEDH .AF XOOGIISA ISTILMAA
ONf Eritrea 🇪🇷 samaysay
Run qofkastoo afka somali ku hadlaa ama somali ah waa u cadaw
English kuakhri
Waanruta qaaniiiqo qanniija ka dhicisa
In Buskut lasiiyo ey u dagalamayen
Oromo iyo isaaq ineysan soomaali ka u dhaxeyn ayuu muuse saxiixay waan laga dabeynayaa.. kuwa dhahaya Itoobiyan ayan nahay oo soomaali u qaxaya markii oromo ku adeegato qaad arki
Ma anageey naga soo dul boodayaan aragaanee aniga waxaan ku tusayaa inaan taako dhul soomaaliyeed ah aynan oromiya iyo dabadhilifkeeda aynan qaadanin muuse waan soo qabaneeyanaa waan la maxkamaeeyanaa insha alaahu
Hurdada kakac saaaxiib adigaa isdhigay meeshaa magacaan badala ilma adeerayal somali kasoko ha istaagin
M
Ethiopia ma aragto miyaa funo & oromo & tigree
Ku was wala ga ilbaxay
xagay jogta onlf
so kuwi is dhibay
Wax is dhiibay m jiran. Ummada oo dhan ayaa ONLF ah