ARIMAHEENA OO KAHADLAY GUURKIISA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2K

  • @ilhanladanquween2313
    @ilhanladanquween2313 4 ปีที่แล้ว +508

    Aduun iyo aqiro ku najax hadii ku saliso rasuulka Scw scw

  • @samiyahumu8215
    @samiyahumu8215 4 ปีที่แล้ว +369

    Arimahena mar aan TH-cam samesanayey wax yar aan fahmiwayey waan lahadlay wuuba iijawabay wajigisa markaaa arko waan farxaaaa inkastoo uu iibalan qaday in uu ilahagaajiyo hadana Janis anan uhelin ismanaqaano burco ayaan jooga hadana kalsoonidiisa ayaan kayaabay walallala qiimoleh weeye qalbiga ayaan ka jecelahy arimahena

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun 4 ปีที่แล้ว +308

    Amiira qurux inta rabta in lasoo qabto like 😁

  • @zahuuragermany8142
    @zahuuragermany8142 4 ปีที่แล้ว +94

    Fnskyga like isaara😂😂❤🤴🏻

    • @umimucaad370
      @umimucaad370 4 ปีที่แล้ว +1

      abayo subscibre isaar

    • @bukhaaribukhar3838
      @bukhaaribukhar3838 4 ปีที่แล้ว

      @@umimucaad370 wa laku saara

    • @omarfaariz3695
      @omarfaariz3695 4 ปีที่แล้ว

      Wll arimaheena muraadkaaga midigta alle hakaa ziiyo wll😘😘

  • @nimcoxirsi4173
    @nimcoxirsi4173 4 ปีที่แล้ว +42

    arimaheena kalmad kasta micanaha ay leedahy wa nin rageeed wlhy❤

  • @amiircawad
    @amiircawad 4 ปีที่แล้ว +510

    *#Arimaheen** **#adna** hena team like dhac dhac subscribe*

    • @sacdiyomaxamed6357
      @sacdiyomaxamed6357 4 ปีที่แล้ว +1

      Muniir soo qabo adna

    • @nasrohassan7525
      @nasrohassan7525 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiyomaxamed6357 kkkkkkkkk

    • @nasrohassan7525
      @nasrohassan7525 4 ปีที่แล้ว +2

      waresi ku fecan tahay walasey ilahey haku xif diyo ilahey dhar tis ku jacelahay

    • @aminaomar3657
      @aminaomar3657 4 ปีที่แล้ว

      Muniir soo qabo. adna

    • @qalbiwanaagcadey2121
      @qalbiwanaagcadey2121 4 ปีที่แล้ว

      Mahrez wll subs isar adna wanku sarayee

  • @abdinaziryare476
    @abdinaziryare476 4 ปีที่แล้ว +364

    Arimaheena in ta taagersan like ii saara team adna

  • @AmirSayid
    @AmirSayid 4 ปีที่แล้ว +32

    Aniga guurkeeyga waa 2030 ka 😂❤

    • @ikhlaasgacal2855
      @ikhlaasgacal2855 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh markaa duqaa thy bee abti mcn mase waxaa wadaa nin maduqowo cml😂😂😂😂😂

    • @fatumishbbeiano6577
      @fatumishbbeiano6577 4 ปีที่แล้ว +3

      Layaab😂😂😄ani io adi brkallah😂

    • @zaynbmohamed6783
      @zaynbmohamed6783 4 ปีที่แล้ว +1

      Istqafurulahaa

    • @feasalhanad1094
      @feasalhanad1094 4 ปีที่แล้ว +2

      Amir Sayid adoo meel walbo timo cad cad kasoo bixise maad guursane🤣

    • @beec_waaye
      @beec_waaye 4 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohammudfx
    @mohammudfx 4 ปีที่แล้ว +180

    Odayga Ck imanayo manty odaygaas intuusan Bixin Prank ku samee ama wareysii inta ila qabto like dhac siiya😂😂😂😂😂

    • @honeyslh8954
      @honeyslh8954 4 ปีที่แล้ว +2

      Arimaheena kama daleno shekadisa hdii LA helikaro mrkale hanalobalamiyo plz

    • @maysaramohamed1433
      @maysaramohamed1433 4 ปีที่แล้ว

      Waa lagu sameyay wareeysiga

  • @drzaaraqueen3657
    @drzaaraqueen3657 4 ปีที่แล้ว +38

    Adna quruxeey liicaaToH zoo qaBoH inta igu raacZaN like izaar

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +55

    Adna ruuxi and arimaheena taageero idin ahay wlh😍❤❤❤

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 4 ปีที่แล้ว +49

    Masha Allaah Adna Abaayo Qaaliya Ku Jecliyaa *Arimaheena* Wiil Aqli Badan Degan Waayo Arag ah Horey Usocda

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 4 ปีที่แล้ว +76

    Maxmed saciid saxaaf in la qabto inta jecel like

  • @abkaremphmohamoud5043
    @abkaremphmohamoud5043 4 ปีที่แล้ว +134

    Faadil dum dum soo qabo Inta Taageerta Faadil dum dum Like i saar

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 4 ปีที่แล้ว +3

      War maskiinkaas hanagu balamin hadalba makasaayee dadkiisa hanooga dhex jiro😂😂😂

    • @abkaremphmohamoud5043
      @abkaremphmohamoud5043 4 ปีที่แล้ว

      @@garaadsan.6191 walaalo ninkaas comedian Waana Nin adag Bro Sii ka daa

  • @faltuunkaltuun9259
    @faltuunkaltuun9259 4 ปีที่แล้ว +20

    Wllkey arimaheena waa qof wanaagsan oo dadka tixgaliya mnsha alaah hore usoco

  • @rayaanrayaanilla4894
    @rayaanrayaanilla4894 4 ปีที่แล้ว +7

    arimaheena guurkaaga sidaa jeceshahay allah kaaga dhigo iyo qof walbo doonaya mustaqbal inuu sameesto ana koow ka ah qofkasta nasibkiisa allaha karooneeyo 👏👏

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 ปีที่แล้ว +27

    Aarimehena wlHi TH-camrka somaliyeed waa ninka ugu farxanisan uguna caqliga badan❤🙏🙋‍♂️

    • @sucdiabdirashiid4474
      @sucdiabdirashiid4474 4 ปีที่แล้ว +1

      ma ogtahay intaan arkay isagaa ugu sita dhan walba m.a ❤❤

  • @qaalidheymanofficial5210
    @qaalidheymanofficial5210 4 ปีที่แล้ว +44

    Masha Allah

    • @aburahima
      @aburahima 4 ปีที่แล้ว +1

      Qaali dheyman Official Isoboqo iyo Subscribe ii saar

    • @qalbiwanaagcadey2121
      @qalbiwanaagcadey2121 4 ปีที่แล้ว

      Qaali dheyman Official abyo isar subs adna wanku sarayayee

  • @abdijunior8945
    @abdijunior8945 4 ปีที่แล้ว +14

    Wallahi Arimaheena waa caqli badan yhy masha allah ilaahay haku daysto bro Buskut Oreo Love from #TeamArimheena

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +32

    nio Cuntada reer Xamarku magacyo xumaa 😅😅😅 Caloolay" Soor tii kle waanba Garanwaayey Kaften waaye ha ubixina wllhay from hargaysa💟💕👍

    • @aarka8204
      @aarka8204 4 ปีที่แล้ว +3

      Ila qabo ila jiid iyo canbuulo alabtaas baa ilowday😂✌

    • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
      @cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhh adinka maxaa cuntiin sxb soor somaali meelkasta laga cunaa lkn magac kalaa u kaseysan saan

    • @nacnac1792
      @nacnac1792 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdicasiismaxamuudmacalin869 soorta (shuuro) ee ukasaayaan😂

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh wxs wala cuna calosha la geya un

    • @alizayes867
      @alizayes867 4 ปีที่แล้ว +1

      Anba layabay from hargaysa

  • @naimaqali355
    @naimaqali355 4 ปีที่แล้ว +16

    ARimahena wll Nolol farxad ayn ku rajeyna Nolosha kuma xumeyso Hor mar wcn ❤❤❤

    • @aburahima
      @aburahima 4 ปีที่แล้ว +1

      Naima Muhyadiin isoboqo iyo Subscribe ii saar

    • @naimaqali355
      @naimaqali355 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aburahima Oki wll

    • @beec_waaye
      @beec_waaye 4 ปีที่แล้ว

      @@naimaqali355 sisters subscriber isaar plz

    • @riyaanyusufriyanitamaxamed4422
      @riyaanyusufriyanitamaxamed4422 4 ปีที่แล้ว

      Wllshey adna wan kusala may adiga iyo arimahena wax kugu ducena waxa walbo oo qer ku jiro in u alle ku siyo aamin aamin🍉❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍

  • @omarhanadofficial6858
    @omarhanadofficial6858 4 ปีที่แล้ว +292

    Ck soo qaboh malesia ooba imaaaday filaaye

    • @ckkaram8033
      @ckkaram8033 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh Kaas kama baxsan karto waa qan dig

    • @sumaiamohamed9510
      @sumaiamohamed9510 4 ปีที่แล้ว +1

      Kaas tunka in laga soo qabnyo msheegin😂

    • @fardowsaabdul4076
      @fardowsaabdul4076 4 ปีที่แล้ว +1

      sax ck soo qabo waxaan maqley iney caruur u jogan weydii suaashaas

    • @sumaiamohamed9510
      @sumaiamohamed9510 4 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaabdul4076 🤔🤔😂

    • @qalbiwanaagcadey2121
      @qalbiwanaagcadey2121 4 ปีที่แล้ว

      @@ckkaram8033 wll isar subs plz tnx

  • @haaruunmacruuf8775
    @haaruunmacruuf8775 4 ปีที่แล้ว +52

    adna inta taageerto like saara

  • @ishraaqinaabdi4654
    @ishraaqinaabdi4654 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah arimaheena waa qof aad u qalbi fiicn oo maskiin ah illahey waxad jeceshahy hakuu fududeeyo dear bro reer qurux bdn iyo mustqbl wangsn alle haku deeqo

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 3 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena wiiL Qalbi Wanaag San Weeyeh wlhy Wllkeen Rabi haku xafido

  • @hudaqueenofficiall440
    @hudaqueenofficiall440 4 ปีที่แล้ว +20

    Muniir so qabo Qlih team Arimaheenaa is muujiya💖💖❤️

  • @ISMOBeautyandCooking
    @ISMOBeautyandCooking 4 ปีที่แล้ว +16

    Asaxabey please 1k subscribe igaadhsiya gabadh walashinan ahay oo somaliyeed igu xaawiya isaara subscribe like share idinko mhdsan asaxabey 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @umumaxamed98
    @umumaxamed98 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah wan ku faraxsanahy Arimaheena guurkiisa ilahay haku fududeyo ❤

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว +24

    Arooska arimaheena wlhi inaan arko waan ku faraxsanahay inshallah
    Lkn talo wllo heesaha ma dhagaysto baa tidhi ManshallaH lkn iskadaa inaad musica dhagaysato wll

  • @queenmuniramanka9962
    @queenmuniramanka9962 4 ปีที่แล้ว +3

    I PRAY THAT ALLAH gives both of U:Walalshey Adna iyo walalkey Arimaheena happy life and cimri dheer iyo cafimad wacan...One love to walalshey Adna iyo walalkey Arimaheena...

  • @allfootbalcrasyskills5050
    @allfootbalcrasyskills5050 4 ปีที่แล้ว +36

    Ck soo qabo team ck inta igu racsan liketa dhac ku siiya😍🔥♥️

  • @asaymachannel7350
    @asaymachannel7350 4 ปีที่แล้ว +12

    Arbacada danbe axmad fj noso qabo please inta igu raacsan liketa dhac iigu sii 🤩🤩

  • @shakuurshakra329
    @shakuurshakra329 4 ปีที่แล้ว +34

    Inta nabi muxamed scw jecel liketa igu fhufo😍😍

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah arimaheena waa mas uul aan walalnimo ujecelahay😍😍😍

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 ปีที่แล้ว +10

    Ilahe hausahlo Arimaheena muratkisa InshaAllah😍🙏🙏♥♥♥♥

  • @duniyocuntoiyoqurxin2069
    @duniyocuntoiyoqurxin2069 4 ปีที่แล้ว +21

    Masha allah walaashey adna guduuudka I dilay noolow

  • @ishaa7573
    @ishaa7573 4 ปีที่แล้ว +29

    Adna queen

    • @aburahima
      @aburahima 4 ปีที่แล้ว

      Aisha queen isoboqo iyo Subscribe ii saar

    • @qalbiwanaagcadey2121
      @qalbiwanaagcadey2121 4 ปีที่แล้ว

      @@aburahima Anna kusaraye isar adna subs wll tnx

    • @hanabeautychannel7427
      @hanabeautychannel7427 4 ปีที่แล้ว

      Aisha queen isoboogo iyo subscribe Saar

  • @Nabeeriww
    @Nabeeriww 4 ปีที่แล้ว +54

    Adna waxaa soo qabataa xuseen beebe

    • @qalbiwanaagcadey2121
      @qalbiwanaagcadey2121 4 ปีที่แล้ว

      Wllo wanku saray subs adna isar subs plz tnx

    • @Nabeeriww
      @Nabeeriww 4 ปีที่แล้ว

      @@qalbiwanaagcadey2121 mhdsnd

  • @cayshacuud5311
    @cayshacuud5311 4 ปีที่แล้ว +6

    arimeheena ilaahy muraadkaga haku fududeyo waxad thy qof. qalbi wanagsan muraagkagana wuxu u egyhy muraad mustaqbal guur wayo farxd baan wajigada ka akhrisanoya mnsha allh wllkey alla haku sahlo arimahaga dhan ana iso duce muraada qabaa e

  • @AasiyoAli123
    @AasiyoAli123 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah tabaaraka allah walaashey adna iyo walaalkey arimaheena cimri dheer iyo caafimaad insha allah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊

  • @ozliozli188
    @ozliozli188 4 ปีที่แล้ว +22

    MUNIIR OFFICE

  • @xamzeofficial5404
    @xamzeofficial5404 4 ปีที่แล้ว +14

    Arimaheena horey usoco🇸🇴🇸🇴

  • @hindaomar6943
    @hindaomar6943 4 ปีที่แล้ว +1

    Next King Ck waba iskeenay Adnoy oday ayexow wa ind shabaqa kuso dira Hore u socda dadkygii adna iyo arimaheena 👸👸👸🤴🤴🤴❤❤❤👏

  • @shacbanibrahim6934
    @shacbanibrahim6934 4 ปีที่แล้ว +11

    Arimaheena wlhi qosalkisa usoo gala youtube kisaa 😂😂 like sare inta jecel qosolkisa

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 ปีที่แล้ว +40

    Inta ka heshay
    Barnaamijkaan.
    Like ta dhac igu siiya👈

  • @sagalahmedosman9501
    @sagalahmedosman9501 4 ปีที่แล้ว +7

    M.a mama mcnto ku taageeraa adiga iyo caruurtaada hormar wacan kan xiga muniir aqaa soo qabo❤❤❤❤❤❤ noo loow hooyo keep ging

  • @sowdosiman2835
    @sowdosiman2835 4 ปีที่แล้ว +25

    Arimaheena shime labo xasle noqotey adna hoste kaso galineysa 🤣🤣🤣😋❤️♥️

  • @khaaliomar43
    @khaaliomar43 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah allaha idin xifdiyo dhamaan anagana sidookale adna waxaa fiicnaa leheyd inuu saxaaf nimanka wareysto adne naagaha wareysato sidaasaa qurux badan waa figradeyda iga raali noqo hadey fikrada qal u aragto❤❤❤❤❤

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going SIs

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 4 ปีที่แล้ว +25

    KKK maasha'Allah adna arimaheena farxad ku waaara waa nii jclnhy
    Arimaheena muraadkaaga oo aan macsi lahyn midigta allah kaasiiyo abowe❤❤❤❤❤

  • @naimamohamed583
    @naimamohamed583 4 ปีที่แล้ว +17

    msha allh guut kheyr leh kuu rajeenaa arimheena wllky qaali❤❤❤❤❤❤

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 4 ปีที่แล้ว +8

    Lbada ruux an kutaamo iny noloshu na kulmiso
    Adna And Arimaheena💜💜💜

  • @hodanqorane5624
    @hodanqorane5624 4 ปีที่แล้ว +13

    Waan idin salaamay adna iyo aroma heena adna wax a an kaa codsan lahaa in aad Su aalahaaga kusoodarto qur aan akhris gormaa Kugu danbaysay iyo axaadiistaba

  • @hibakyuusuf3944
    @hibakyuusuf3944 4 ปีที่แล้ว +11

    Laba qofaa jeclhay adna iyo arimaheena👏👏❤️

  • @teamwaayaab9291
    @teamwaayaab9291 4 ปีที่แล้ว +42

    Inta igu raacsan in lasoo qabto ck like ha ii saarto

  • @nimcosharaf394
    @nimcosharaf394 4 ปีที่แล้ว +4

    Ariimaheenaaa inshaa allah mustaqbal fiican alle haa ku sahloo wax kastay oo khyrku gu jiiro wllkay qali 🌻💞🌻❤🌻❣❤❤💞❤💞

  • @drsallia5296
    @drsallia5296 4 ปีที่แล้ว +10

    #arimaheena tagero buxan ku ahay team arimaheena like iyo love la wadaga🥰❤

  • @aminamxamud3267
    @aminamxamud3267 4 ปีที่แล้ว +7

    Arimaheena is sooo honest❤

  • @ayuubcadeyaxye3700
    @ayuubcadeyaxye3700 4 ปีที่แล้ว +17

    Arimaheena waan kuu rajeenaa mustaqbalkaada

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 4 ปีที่แล้ว +18

    Arimahena waxaan daremaa inuu jaceyl kalay masha allaah farxadada waa far xadena muraad kada allaah haku sahlo

  • @yaskahajji2339
    @yaskahajji2339 4 ปีที่แล้ว +5

    Amiin ilahy haidinka aqbalo idiin cfmaad iyo cibaaado suuban nii rajyheeena 😍❤

  • @ugbaadkhadar1329
    @ugbaadkhadar1329 4 ปีที่แล้ว +23

    Arimeheena zaaaa'ida kujeclahay wll lkn marka idhahday xidhiidha leyahay waapa iska ooyay Adna wiilka igu xidh noh waa qof kaliyaata e aan hap dhaqankiisa Nololeed kahelay wlhi alle hadaaaye wxnan ahay inan Hargeisa jogta wlhi waa icajabiyay hab dhaqankiisa nololeeed lkn maxaa waa isdaalinoya malaha mahelayo e qofba noloshiisa kujira umalenaaa🤩 waaakuso ducaynaya haday taasi jirto pro ana iso duce 😪 inkaston kujeclahay

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 4 ปีที่แล้ว +1

      Minyaro noqo dee hhhh

  • @yasmintakow1766
    @yasmintakow1766 4 ปีที่แล้ว

    M.a arimaheena rer marko isla nahay weliba reer buula jaaan ilaaheey nabad ha inoga dhigi marko cadeey❤❤❤

  • @sihamnuur8082
    @sihamnuur8082 4 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi arimaheyna waaxaan jeclahay qosolkiisa💋💋💖💖😁😁😁 muraadkaaga alaah kuusaahlo🤗🤗

  • @barwaaqoadam7999
    @barwaaqoadam7999 4 ปีที่แล้ว +3

    Arimaheena isoo qabo aniga aan is dhagax dhiganee😘

  • @munaabdiqadir4463
    @munaabdiqadir4463 4 ปีที่แล้ว +4

    Arimeheena TH-camrka aan ugu jeclahy weye waxaa iso raca king Ck alle muraadkaga haku fududeyo 🤴🏻

    • @Baashimoha
      @Baashimoha 4 ปีที่แล้ว

      Hmm munadeyda hnnn

    • @munaabdiqadir4463
      @munaabdiqadir4463 4 ปีที่แล้ว

      Baashi Devil meel walbaa ma jogta 😂😂

    • @Baashimoha
      @Baashimoha 4 ปีที่แล้ว

      @@munaabdiqadir4463 ano melahan wregaya ku arkay😂😂 hda kdb sidana ku rdinayaaaaa inkasto an u badnen somalida chaneladoda

  • @rahimakhalif2807
    @rahimakhalif2807 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Arimaheena caqlilow ilaahey hakufududeeyo muraadkaaga💜

  • @libanabduqaderali3980
    @libanabduqaderali3980 4 ปีที่แล้ว

    Adns i like your vidyo runti Arimahena wa ani camal guldarada wa nacbanahy koxde markas badiso ayan uu sacbina lakin koxaha an ugu jaclahy in laga badiyo wa Barselona iyo real madrid iam liverpool fans

  • @nimcoxirsi4173
    @nimcoxirsi4173 4 ปีที่แล้ว +8

    ilaahey cimriga iyo caqliga iyo caafimdkba ha idi barakeeyo adna iyo armaheenba

  • @aaliyamoalin6683
    @aaliyamoalin6683 4 ปีที่แล้ว +6

    Farxad iyo in Muraadkina allah idin sahlo idin rajeyn Amiiiiin 😍

  • @suleqasiman9984
    @suleqasiman9984 4 ปีที่แล้ว +9

    Next muniir noosoo qabo wlshey adna Quruxeey horey usoco abaayo ❤🙏

  • @salmaabdi228
    @salmaabdi228 4 ปีที่แล้ว +1

    Qof fiican inaa tahay ayaan kaa aminsana caawa nå waa iixaqijise alle farxad aduun iyo aaqiro hakusiyo wll arimahena
    Hadaan adunka kukulmi weyno alle ayaan kabrya inaan aaqiro janada kukulano
    اللهم آمين يارب العالمين
    Dadka xanusan ayaana kujiraa alle ducadhaadha hainoo aqbalo wll

  • @deqadhiblawe270
    @deqadhiblawe270 4 ปีที่แล้ว +13

    Arimaheena xaqiiiq xiligas magaca kuu hirgalaayey wale goob joog ayaan ka ahaaa, iskuul new ways 😍

  • @fatumishbbeiano6577
    @fatumishbbeiano6577 4 ปีที่แล้ว +9

    Adna prank dadki xata shaki aa galisy
    Arimahena kulahaa kan program miya mise prank😂😂
    Wn idin tagera wlhi adna prank keep going apyoh❤❤

  • @drsamiishaquruxsan4036
    @drsamiishaquruxsan4036 4 ปีที่แล้ว +23

    inta dareentay in Arimaheena gabadh meherin doono like isaara

  • @hanadas6233
    @hanadas6233 4 ปีที่แล้ว +17

    Asc asxbta arimahena wkhtigu ha idin wacnado arimahena pro horay usoco wn ku slamy wkhigaga ka faidayso xaaax

  • @saraahmedmohamed3960
    @saraahmedmohamed3960 4 ปีที่แล้ว +6

    Wcsm Adna iyo Arimaheena ilaah ha kuu sahalo muraad kaaga ❤❤❤❤ waxaan ufahmay in ey wax jiraan

  • @zmzmahmed7431
    @zmzmahmed7431 4 ปีที่แล้ว +6

    Arimaheena halkoo maalin soor kumartiqaad my sis adnaa❤️🖤❤️🖤❤️🖤💕

  • @habiiba4851
    @habiiba4851 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa alaaah arimeheena ilaaah muraadkaaga hakuu sahlo walaahkey cadaay ooriyoowgaan kuheestaa qofkii fahmaayo ayaa fahmaayo😂😂😂😂😂

  • @mohaarday7728
    @mohaarday7728 4 ปีที่แล้ว +5

    Adna aad ba ugu mahadsanthy sidaad codsigeena noogu tixgalinaysid wxn jeclaan lahayn inaad soo qabatid king ck ama muniir arimeheena adiga alle haku sahlo arintaada keep goin labadiinaba wan idin jecelnahay

  • @fadxiyacumar6878
    @fadxiyacumar6878 4 ปีที่แล้ว +10

    Asc adna iyo arimaheena wad salaaman tihiin walal qaaliya ayad tihiin hore usocda

  • @nimcoxasan5200
    @nimcoxasan5200 4 ปีที่แล้ว

    thnks adna iyo arimahena guulaysta adna. adigan guulayso.xbbti adigana allha.ku sahlo nolosha.aad rajaynayso

  • @hudaaaden5232
    @hudaaaden5232 4 ปีที่แล้ว +8

    ArimHeen wlHi ku taGeraH wiil qalbi ficnataHy 💪💪

  • @fartunomar2583
    @fartunomar2583 4 ปีที่แล้ว +15

    Waryada vedioga ladawan maa comment bixis iyaaa Adna cadey saas kujecelnahay ogow hee

    • @aburahima
      @aburahima 4 ปีที่แล้ว

      Fartun Omar isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @maariyacilmigaabo7465
    @maariyacilmigaabo7465 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow arimaheena adno wx jcshahin illhy ha idan siyo han ni rumayo dhamntana amin

  • @ikraaam1202
    @ikraaam1202 4 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid apyo adna qurux Allaah kuxafido insha allaah next waxaan sugnaapa waa king ck haday suura gal thy xppti kun iyo kowjeer ku mahadcelineynaa🙏🙏🙏❤🌷

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat2513 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah dad aad uqalbi fcn arimaheena ilahay hakuu fududeeyo muraadkaagi adna xbbti adna allaha ku dhowro

  • @najahsaleban3579
    @najahsaleban3579 4 ปีที่แล้ว +6

    Arimaheena mustqbl fiican incha allh pro💜

  • @saynababdi8407
    @saynababdi8407 4 ปีที่แล้ว +15

    Asc Adna iyo Arimahena salan sare Anigaa Ugu Horeeyo Asxaabta

  • @sadansmir5824
    @sadansmir5824 4 ปีที่แล้ว +15

    Inta rabto In lasoo qabto ck like isaara iyo subscribe

  • @sacdiyamoh5256
    @sacdiyamoh5256 4 ปีที่แล้ว +6

    Arimaheeen iyo Addna♥️♥️♥️♥️♥️🤝

    • @aburahima
      @aburahima 4 ปีที่แล้ว

      Sacdiya Moh Isoboqo iyo Subscribe ii saar

    • @sacdiyamoh5256
      @sacdiyamoh5256 4 ปีที่แล้ว

      @@aburahima waa kuu saaray

    • @beec_waaye
      @beec_waaye 4 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyamoh5256 abaayo mcn anine ha iga xaasidin ee subscribes isaa

  • @frenis8772
    @frenis8772 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahi arimahena illahay darti baan u jeclahay waa wil walbi wanagsan
    Hadaa ila qabto
    Like dhac

  • @sayinpazuleepan5440
    @sayinpazuleepan5440 4 ปีที่แล้ว

    Maanshlh ilahay ahkuu soo fududeeyo arimeheena wiilqaya wa walashaa saynan oo kuleh ilahay guul haku gaadhsiiyo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @asadrashford599
    @asadrashford599 4 ปีที่แล้ว +6

    adnoy waxd soo qabdaaa fadil 👍👍👍👍👍🔥🔥

  • @NuraAhmed6707
    @NuraAhmed6707 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah cimrigina Alleh ha dheereeyo hor mar wacan wllhy

    • @axmedmuseali7440
      @axmedmuseali7440 4 ปีที่แล้ว

      TH-cam's Somali dhalinyaro marka LA eego arimaheena waa nin caqli badan oo macquula oo waliba kalgacal badan daacada waxna dadka ka gadi karo provisional youtuber keep going pro

  • @fartuunfaraxsan9163
    @fartuunfaraxsan9163 4 ปีที่แล้ว +6

    Adna My sis Sweet Plzey 🙏 muniir Soo cazuum Bal SHaftane ku Gaad Bal Sual Badan i noo wwydii Anuu waxan jeclahay mar walpo Farxadiina Adna Sis sweet mar walpo ii Faraxsanoow 😘😘😍😍😍😍

  • @xalimocabdi7826
    @xalimocabdi7826 4 ปีที่แล้ว

    adna maanta il maa kabararan mise anaa uamleeyo isha dhanka arimaheena fadhiyo jirto inee bararanthy inta ilaarkte like

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 4 ปีที่แล้ว +1

    aamiin aboowe arimaheena muraadkaaga oo qeer qabo oodan ku qasaarin allha ku siiyo🤲😍

  • @anasmaxamed4054
    @anasmaxamed4054 4 ปีที่แล้ว +3

    Arbacadaan soo socoto ilaah hana gaar siiye king ck noo soo qabo insha allah

  • @shamsamohamed8625
    @shamsamohamed8625 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaha muraadkada kuu sahlo wana sugaynaa farxadada insha allah ❤❤👏👏👏👏