Xaaji cabdi waraabe iyo fitmoiyinkii kadhacay somaliland xiliyadii c.raxmaan tuur iyo ina cigaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2016
  • Taariikhdu qarin mayso, ilaahayna qadin maayo soo bandhigaa xaqiiqdeena..
    Waa xaajiCABDI KARIIM , XAAJI CABDI WARAABE ILAAHAY HABARAKEEYEE
    ++++++++++++++++
    been abuurka iyo taariikhdan laysku dayiyo in la qaldo ee lugu nabiyo MUJAAHID MUUSE BIIXI CABDI,
    ee lugu sheegiyo dagaal ooge iyo ka dhigay dagaalkii sokeeye ama sababay, ee qabyaaladeyste lugu sheegiyo, xiligii uu dalka hogaaminiyey MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL AHN,,
    Ninka idiinsoo bandhigiya xogta dhabta ahe uu goob jooga ka ahaaye nabadaynteeda ka shaqeeyey waa..
    'NABADDOONKA QARANKA IYO ODAYGA UMHUURIYADA SOMALILAND :
    XAAJI CABDIKARIIM 'CABDI WARAABE' ILAAHAY RAALI HAKA NOQDE
    * c.racmaan tuur:
    hagardaamada JSL cida ugo horeeysaye ku kacay dhabar jabinta qaranka ee abaabushay maleeshiya ku duusha beel kamida reeraha somaliland oo ay kadishay ku dhowaad 100 ruux kana qaaday kun halaad, waa mujaahid AXMED MIRE..
    Waxaanay ahayd judhii qarannimada JSL lugu dhawaaqaye C.RAXMAAN TUUR AHN uu madaxwayne ka noqday,
    Lana wada ogyahay inaanu daacad u ahayn qarnnimada,
    Ta buco iyo berberaba ka dhacday waataa xaajgu idiinka warramay..
    * Xiliigi ina cigaal:
    Ninka dagaalka sokeeye dhigay waa JAAMAC MAXAMED QAALIB,,
    Waxa loogu nabiyo MUUSE BIIXI waa ta lala yaabanyahay..
    Ninka taariikhda iyo xaqiiqda iska indho tiriyoow waa ceeb adiga kuu taal

ความคิดเห็น • 56

  • @marwomuwahibomar2318
    @marwomuwahibomar2318 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow u NAXARIISTO AMIIN AMIIIN YAA RABBI

  • @suldanayanlehashi9757
    @suldanayanlehashi9757 5 ปีที่แล้ว +4

    xaji abdikariin waa run sheeg alle ha ku barakeeyo aamiin

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah hawnaxariisto labadoodaba X Cabdi hussein iyo dr mohamed Rashiid ba

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 3 ปีที่แล้ว +2

    ilaahey ha u naxariisto runtii amaantiisa lama koobi karo iyo wanaaga uu dadka u shaqeeyey.

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 4 หลายเดือนก่อน

    odeyga alaha u naxariiste garxajisa isagaa jabiyey

  • @user-io9un1pe9y
    @user-io9un1pe9y 5 ปีที่แล้ว +4

    حفظكم الله تعالى adeer

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 6 ปีที่แล้ว +2

    alle ha ku barkeeyo xaaji

  • @sacadismacil1834
    @sacadismacil1834 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto
    Muxuu taliyey taliyey

  • @faizaismail3759
    @faizaismail3759 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarhama rahimeen

  • @jamacali3623
    @jamacali3623 5 ปีที่แล้ว +2

    Aamin Aamin Aamin

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 ปีที่แล้ว

    Illhy.unaxaristo

  • @jamacali3623
    @jamacali3623 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow unaxariiso

  • @suldanayanlehashi9757
    @suldanayanlehashi9757 5 ปีที่แล้ว +1

    alle ha u naxariisto aamiin

  • @abdixakiincumarmuseabdixak8351
    @abdixakiincumarmuseabdixak8351 5 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay labadoodaba hawnaxariisto

  • @ahmedmeddinobadjo9263
    @ahmedmeddinobadjo9263 7 ปีที่แล้ว +5

    adeer nolow

  • @hah7064
    @hah7064 5 ปีที่แล้ว +4

    Guul Somaliland for ever. Haji Abdi janadii.Fardawsa ayaanu ugu ducaynaynaa.

  • @abdirahmaanhazzan8359
    @abdirahmaanhazzan8359 5 ปีที่แล้ว +8

    lixle kudar de aapihii somlnd haragwaaafi kozaar axmed mire

    • @guleed7017
      @guleed7017 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah ina 4 mujahiid

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaa hada ayaanaynu aamin sanayn lanta.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

      Garac baan aminsaneyn somaliland oo somaliland daga a haduu isaaq yahney kasi waa hooyadii baa garac ku dhaltey iyo abhii

  • @Barkhad_Ahmed
    @Barkhad_Ahmed 2 ปีที่แล้ว +4

    Cajaladan waa la jarjaraY Hadalka Xaajiga wxa laga soo qaataY intii Garxajis dagaalamaY

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 ปีที่แล้ว +2

      bal no sheeg dagal and sheegin dagal walba havaryonis ba bilowday mantana way tagantahay oo ay na leeyihin hadan cirro hurdaye doqon hadanu madaxwayne lo doran khasab w ino dagal reerka havaryonis caqligodu ma badna walahy iyo bilahay

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 ปีที่แล้ว +7

    Waakaa xaaji cabdi waraabe sheegay in fitmada Somaliland inay kow ka yihiin Garxajis.

    • @ahmedhaybe7352
      @ahmedhaybe7352 6 ปีที่แล้ว +1

      x cabdi waa wayeel waayo arag ah tariikhda cidi qaran mayso wataa aad aragtan

  • @warkamaanta4728
    @warkamaanta4728 6 ปีที่แล้ว +5

    Odayga wixii cigaal ku akhriuey buu run iqaatey dawladii cigaal buu la jiray marka rayigii lagu abuuray ayuu ku hadlay laakiin waxyaabo kale oo dhinicii kale muu sheegin garxajisna Somalia ma wada Rabin narka laga reebo siyaasiintii xamar aadey

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 5 ปีที่แล้ว +8

      Samo-taliye C.kariim wuu ka weynaa qof wax lagu akhriyo. Alle jannatul Firdowsa ha geeyee.

    • @jamacali3623
      @jamacali3623 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad Ku hadlaysaA

    • @raamaale5
      @raamaale5 5 ปีที่แล้ว +1

      Ninka raga ahi waa ninka aan iswaydiin waa lagaa gardarnaa

    • @mahamudyusuf7938
      @mahamudyusuf7938 5 ปีที่แล้ว

      Miyaanay tii xajiga noqon oo jamac yare dibad wareeg ku danbayn

    • @asiyaducaale3024
      @asiyaducaale3024 5 ปีที่แล้ว +1

      Xaji cabdiwaraabe ilhy janadii ha geeyo nin weliba wuxuu aduunka la joiguu akhirona la joogaa

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 ปีที่แล้ว

    Illhy.hownaxristo.labadoodaba

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 ปีที่แล้ว +1

    Odaygan dhintay waxba hadal iga tagi mayo lkn Garxajis godobtisa ma ilawin. Garxajisku wa ragi dalka xoreyay e isaaqo daaduuna dulcad kaso xareyay. Doqonba ilowda meeshi lagu dilay

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 8 หลายเดือนก่อน

      Nacas uraya

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 6 หลายเดือนก่อน

      Waar adeer reerna reer ma xoreyn hadaad meel xoraysay burco galbedkeda iyo oodweyne ayad xoreysatay, Hargeysa Arab iyo SM ayaa xoreeyay.

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 2 ปีที่แล้ว +1

    Cajaladan AHN interview waa la jarjarey intaas wax ka badan buu ka hadlay…subxanalah tolow maxay u la jeedaan…🤔AHN xaaji cabdi qiimaha uu ku leeyahay nabada somaliland ama geyiga somali macalasaf magaciisii meel kaliya laguma sharfin waanad u quudhi weydeen madarkii hargeysa hadii Cigaal lagu xusay ka berberana ma loo qudhi waayey walee la kala gobsan wado yarna magaciisa waa u qudhi waayeen kuwa noo taliyaa

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 2 ปีที่แล้ว +1

      cidagale rag nocasa wa laga help tolow habar yonis ma laga helaya geeesi dacad ah oo tolki runta usheega hadad rabtid canjalada oo dhan wasd heli laakin nuxurku wa intan habar yonis talo xumo gardaro qalafsan ba asageed ka reebeysa indeer madax fican haday helan somaliland iyo isaaq her sare ayay geeyn lahayen want lagu daba fayli laha

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 8 หลายเดือนก่อน

      Beenaale runtaa ku dhibaysa

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 ปีที่แล้ว +1

    Cajalada waala googooyey,,

  • @hoodo1429
    @hoodo1429 3 ปีที่แล้ว +5

    Craxman axmed cali iyo mujahid axmed mire waa labada nin ee somaliland xoreyay anaguna abaalbanu uhayna ninki qolo kunacaya isagay dhibaysaa ragi xoreyay inu waxtarkodi aaso xaajiga iyo garxajisba alle ha garabgalo somalilandta aan xumaanta uhayna sidaaso kale kuwa kalana alle ha caafiyo

  • @mustafeasad9377
    @mustafeasad9377 5 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay ha u naxariistee
    iska jeegan uun bu ahaa sheekhu
    faysal baa xagiisi galay

  • @wizzboyzaki6992
    @wizzboyzaki6992 5 ปีที่แล้ว +4

    waar h,yoonis berigaa ummada way rogtay

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว +1

      Dadka dagaal bay geliyen hada waxay yidhahden dagaaladi sokeye anaga nala laayay hada yaga dawlad la dagalamay dawladnimo ma taqano isaaq baa isugu kaayo tegey lakin habar yoonis waa niman raga oo aan dalku ka maarmayn ee waxa khalday ina mire iyo cabdi raxmaan tuur oo waxan jirin ugu sheegeyay

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว +6

      @@adamalsomali9341 saw layskuguma tagin hadan isaaq samroon harti oromo hadan waa rag rago oo may liicin garxjis alx imikan hadii wixii la gudbay oo uu isaaqu mid yahy❤✌

    • @husseinabdijama7425
      @husseinabdijama7425 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kibirbadan5554 waar hooyadaa oromo wastee ma habar awal ayaad oromo ku sheegaysaa laxay foqol laxay cid iskugaa tagtay ma jirtee dawladnimadda ayaa qasab lagugu baray oo sandule lagaaga dhigay

    • @maydanmedia7537
      @maydanmedia7537 ปีที่แล้ว

      @@husseinabdijama7425 from hj dawldu hlky joogtay dlkuba wuu baa ba sanye, hdna cid wliba wy ogthy inY kligood dagaal lgleen mca oromda awal lydha ooy ila bulo xaar geeyen

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 10 หลายเดือนก่อน

    Allya raxamaa Nabadeeye Abdi raxmaan Abdi waraabe ninow walaahey Garxjius ha xisaabtamao 1994 iyaga dhigey 2023 waa kuwaa dagaalka galey buurta fuuley rerku ha tashado Isaaq iney wax la qabsaden diidey ma in isaaq garxjis xasuuqa hadab rabaan xaraan miyaa Garxjis Lixlaaba ka dhashey iyo Abdi waraabe reerka ha shiro oo isaaq wax la qabasao waliba xamaal isaaq ha u noqdaan 100 sanno soo socda madmaa dagaalka isaaq dhaxdiisa ku batey

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 ปีที่แล้ว +2

    Xaajigu wuxu ahaa danayste. Dalka dagaalba ka socdey oo Sanaag gaar ahaan dawladii Siyaad Barre xasuuq ayey ka geysatey.Haddii ciidan SNM ihi warsangeli weeraray maxa Cabdiraxman Tuur loogu eedaynaya. Cabdi waraabe 1989 wuxu la shaqaynayey Siyaad Barre.waxa qabtay ciidan SNM ah.tuug weeye

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 8 หลายเดือนก่อน

      Waanad xishoonayn