BESHA SUBER AWAL 7SANO CAYDI GARBAHAREY ABARSO LA IDINKU LAHA WADANI HADAD COD SISAN IDINKA KA LIITA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Suber awal waligiba wu ka
    Madhnaa qabyalada

  • @geediali437
    @geediali437 39 นาทีที่ผ่านมา +1

    Subeer awal waa gabooyoo waxaa ka dhashay ina batuun waana caac habar jeclaanay u naageeyaan laakiin garxajis way ka faanaan wadanina waa isbedel doonka guulaysanaya

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maamulkii dowlada dhexe iyo ta hoose Haykalkii maamuus ma yaqaan mooge waa moogewuu kasay

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War adeer inan yar o aragtidisa ama caaqliyadiisu inu adeerki sodhaweyo ay ulamuuqatay madaxweynu umabaahne adeerki hakufilnade wuxutayaa jirinba ee warka kabax

  • @MohamedAhmed-c9n6f
    @MohamedAhmed-c9n6f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ᴛʜᴀɴᴋs

  • @Benadir
    @Benadir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo waa suaale Gebilay ma la amaanay mise wa la caayay hadii Garbohaaray lagu sheegay,
    Garbohaaray waxay Caasimad u tahay Gobolka Ugu Geela badan 18 Gobol .
    Garbohaaray Waxay Xukuntaa Gobol kenya iyo Ethiopia Xaduud la leh.
    Garbohaaray gobolka ay xukunto wuxuu ka waynyahay inta OOG iyo Gebilay isku jiraan oo walaahi ah

    • @inacige
      @inacige ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sxb malaha you don't understand sababta gebiley loogu garbahaarey lakin waxay yeesitaan iyo fuquuq mareexaan

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 38 นาทีที่ผ่านมา

    Soltelco berigii uu maayarka ahaa
    Ee u ololeynaayay Muuse Cawar
    2017kii. Cid la hadli jirtay ma jirin
    Waa maxay waxan oo baroor ahi ceeb weeye ninka kala hadha waa waxay waxan oo yuus ah SUBEYRA AWALEEY.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaal laawe Damiir laawe jaahil ah mooge maaha sidii la moodayey

  • @TaaroAli
    @TaaroAli ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gobolka Gabiley wuu u badheedhay xisbiga wadani inuu caayo shacabka degan ama ku nool waayo gobolka gabiley kumuu caayeen ninkaa dhukurnaa hadii aanu ujeedo u lahayn shacabkaa degan gobolkaa idil oo wax kale oo uu ku caayo ayuu garanwaayay?Hadaba ha ogaadaan xisbigaa wadani inuu caayay oo sharaftii iyo karaamadii subeer awal si ay uga suurad xumeeyaan ku tilmaamaan degmooyin ama gobol kamida dawladaha aynu ognahay siduu qarankeenii iyo dawladnimadeenii uu nin madaxwayne ah oo gobolkaa garbahaaray u dhashay oo dawladii aynu barigii dawladnimadeena u gaynay ee madaxwaynaha xooga ku qabsaday uu ugu soo duulay shacabkii ama umadii wax ku darsatay uu yidhi shacabkani maba ahayn shacab jira ama umad jirta ee waxay iska dhigayaan inay dawlad lahaayeen ama ay wax ku soo kordhiyeen koonfurta somalia lkn ay koonfurta somalia ay ahayd dawlad jirtay lkn ay shacabkii iyo siyaasiyiintii reer waqooyigu iska soo raaceen markaa maadaama ay iska yimaadeena ay qaataan wixii loogu taliyo ama lagu qasbo si ay ugu hogaansamaan dawladnimada uu isaguba uu xooga ku qabsaday maxamed siyaad barre.hadaba iyagoo ujeedo u leh xisbiga wadani oo wixii shacabkan loo gaystay ogaa wixii umadan ama shacabkan reer sh.isaxaaq oo ay ka midka ahaayeen beesha subeer awal waxaan garan waayay wuxuu ninkaa dhukuran uu uga soo qaatay beesha subeer awal oo uu gobolkoodii ugu tilmaamo garba haaray taasina waa ayaan daro inteeda leeg ama godob uu ka galay beesha subeer awal oo uu noogu calaamadsan yahay ninkaasi?

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabyaalada,subeer, awal,baa,lagabartay

    • @SARAHSGAMIIEZZ
      @SARAHSGAMIIEZZ 48 นาทีที่ผ่านมา

      GARXAJISBAA NABAREY QABYAALADA WALIGEY ILAA MAALINTAANDHASHEY QOLOMAADTAHAY HADII LA'IGUYIDHAAHDO WAXAAN ODHANJIREY REER GADIID REER KUUL MAANTA SUBEER AWAL KAMASOODAGO HUSBAA LAGUYIDHI IDINKAA QABYAALADA KEENEY VIVA KULMIYE IYO MARKALE