somali buraanbur aroos

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @hoodoahmed
    @hoodoahmed 14 ปีที่แล้ว +5

    sahra toogo weyaan gabadha buranburaysaa waa qofka ugu haysata hargeisa buraan burka manshaalah alah cod buu u dhameeyey ciday u ducaysay alah ha u aqbao ducada amin

  • @milannuurabdi4417
    @milannuurabdi4417 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Another level voice wlhi
    Remember is today 2011 ban mar maqlay wana so radiyay

  • @hodanilovekirshmamuse9006
    @hodanilovekirshmamuse9006 8 ปีที่แล้ว +6

    wooow mshaa Alh hooyo Alh haku xfdo araab ooon la beegsan karin wlhi hooyo runbad sheegtaye cid na beegsan karta ma jirto viva arb iyo isaaq ooodhan dhamaan soomali oo dhanba lama beegsan karo

  • @edebsan3655
    @edebsan3655 7 ปีที่แล้ว +11

    Woooow awal buuurud weyn reer tolkay reer sh isaxaqa alle ha daaye

  • @aaminaartan3408
    @aaminaartan3408 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaw masha allha boqoradii hbarjeclo baxsane hbaryoniis alle hadhawro isaqo dhaan waa goob

  • @cabdisamadmahdicabdiraxman8623
    @cabdisamadmahdicabdiraxman8623 8 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan dhadaystaa buraanburkan waqti kasta aan jaanis helo hooyadan cod aan aad u jeclaystay ayay leedey billah calaykum ii sheega meel aan kala xidhiidho qofkii hayow

  • @ayanlehayanlehabdikassim1471
    @ayanlehayanlehabdikassim1471 7 ปีที่แล้ว +5

    toljecle waa muudane wuu lameel maara viva axmad sheikh issaq waa cuuradki sheikh issaq

  • @dedmonuura2430
    @dedmonuura2430 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahaw hay dilin intay sahra toogo arooskayga ka buraaburayso😊

  • @nuralcayn107
    @nuralcayn107 7 ปีที่แล้ว +9

    Baxsaneey Habar Yoonis 💘✌✊💘

  • @msslander2561
    @msslander2561 10 ปีที่แล้ว +5

    Oooh nice buranbur in somaliland my heart my country 33

  • @dr.abdirahmancaman2297
    @dr.abdirahmancaman2297 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabaar issaq wan rabaa rubtii wa will marexan waxaan jogaa Nairobi walala yaal

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 3 ปีที่แล้ว +5

    Pure somali voice respect

  • @saidjama7840
    @saidjama7840 7 ปีที่แล้ว +17

    Habar yoonis mala wa reerka Somali ugu badan e sugaan lagu amanay

    • @munaahmed804
      @munaahmed804 5 ปีที่แล้ว

      Reer ayeeygay❤❤❤❤

    • @cadarmuuse1378
      @cadarmuuse1378 4 ปีที่แล้ว

      @@munaahmed804 nmmmmhhhhkjbmnh

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 2 ปีที่แล้ว

      Hy reer ayeeyaday habaryoonis gob gobi dhashay noolaada intay nololi jirto inshallah libaaxyadii reer sheikh isaxaaq binu ahmed binu haashim asal duriyad duriyadi dhashay rageedi viva isaaq

  • @fatimaomer6700
    @fatimaomer6700 3 ปีที่แล้ว

    Bariguu aroosku aroos ahaa ee sacabka laga giijin jiray 🥰😍

  • @bishaaroxasan3912
    @bishaaroxasan3912 3 ปีที่แล้ว +1

    Saharo Toogo mansha Allah, codkeeda macaanaa

  • @nimcocali
    @nimcocali 14 ปีที่แล้ว +9

    Baxsaneey Habaryoonis iyo Banka ciida gale Awal ku guud wacane arab oo aan la Beegsan karin boqoradii Habarjeclo beesha habar xabuur tolkeen wuu badan yahayoo wuu baladhan yahay.
    Duriyada rer shiikh.
    Meel walba oo ay dagaanba bari iyo galbeed ba ilahay ha dhawro amiin.

  • @nimcocali
    @nimcocali 14 ปีที่แล้ว

    @maysuun1 wiilka dhankiisa bay dee ka socotaa. Lakin gabadhan hadaan aqoon lahaa. Arooskayga iyadaa ka buraanburi lahayd.
    Thank u suleeqa
    luulu luul dhiiga ikacay dhiiga i kacay. I love this buraanbur.

  • @faraxmaxamed8177
    @faraxmaxamed8177 6 ปีที่แล้ว +13

    Love you isaaq

  • @YasminOh
    @YasminOh 15 ปีที่แล้ว +1

    mashallah congrats to the couple!! really love the buraanbur!! HOW SWEET!!

  • @mizzmiah
    @mizzmiah 15 ปีที่แล้ว +1

    manshallah qurux badana coodka mammadan.... SULQA do u know this woman.. whant her at my sisters wedding inshallah

  • @cudooncali73
    @cudooncali73 8 ปีที่แล้ว +3

    islaantaan waan ka helaa codkeeda mnsha allaah

  • @zidiiqcabdilahi9098
    @zidiiqcabdilahi9098 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha gabadh cod macaan

  • @08nimo
    @08nimo 14 ปีที่แล้ว

    masha allah gabadhaan coodkeeda waalal buranburo kale maa ledahay fadlaan qofkii garaanaya magaceeda isoo qoora.

  • @drsnafiisasheekhciisecaali7542
    @drsnafiisasheekhciisecaali7542 8 ปีที่แล้ว +17

    viva reer tolkay isaaq boqiradii habarjeclo markaan maqlay xaadu iigakacdaaa

  • @asmamuxumed5609
    @asmamuxumed5609 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah viva isaaq cadi gale ❤❤❤💖💖👏👏👏👏👏💯😍

  • @slandbuuhoodle8378
    @slandbuuhoodle8378 8 ปีที่แล้ว +1

    woooow wale waa cajiib masha allah

  • @somayahfarhaan8782
    @somayahfarhaan8782 8 ปีที่แล้ว +11

    Viva reer tolkay isaaq Arab

  • @caqilkhader5128
    @caqilkhader5128 9 ปีที่แล้ว +12

    awal xudud wacane afkaga cano geel oo Lisa lagu qabey

  • @azli5079
    @azli5079 3 ปีที่แล้ว +2

    ISAAQ Power💉💉💉

  • @Samiraaam1987
    @Samiraaam1987 13 ปีที่แล้ว +1

    waaw naagtan cadi mahan walahi waan u baahnahay :D

  • @08nimo
    @08nimo 14 ปีที่แล้ว

    baxaasaney habaryonis iyo besha ciidagale caadi mahaa waxas buranbura dheeh viva all isaaq

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 6 ปีที่แล้ว +1

    Mamada cod macana alaha Ku xafido

  • @sulaqa
    @sulaqa  14 ปีที่แล้ว +2

    @MrSOOFE no she is not from somalia bro but she is from somaliland and yes some s/land peole do it might not be their fav but they do. thanks for ur comment

  • @cudooncali73
    @cudooncali73 8 ปีที่แล้ว +4

    ilaahey ha barkeeyo

  • @ayaanyusuf5415
    @ayaanyusuf5415 7 ปีที่แล้ว +1

    buraanburo kale maxaa loowayey oo sahra ah

  • @Yurubf
    @Yurubf 9 ปีที่แล้ว +3

    maansha allah wad nuuraysaa

  • @hamdayaasiin8642
    @hamdayaasiin8642 6 ปีที่แล้ว +1

    manshallh reer abtiigay alayleh dad jira

  • @queenofsomaliland1872
    @queenofsomaliland1872 8 ปีที่แล้ว +2

    magaca gabadha buraanburaysa ii sheega plz

  • @samiiracabdi5648
    @samiiracabdi5648 8 ปีที่แล้ว +3

    baxsane habar yoonis wooow

  • @mubaarikabdlaah3036
    @mubaarikabdlaah3036 5 ปีที่แล้ว

    Afkaga cano lagu qaby habar jeclo love

  • @KhanKhan-vq1kt
    @KhanKhan-vq1kt 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah sahra toogo af kaga caano lagu qabay

  • @hassanabdulaahi9690
    @hassanabdulaahi9690 9 ปีที่แล้ว +2

    cod wanaag mashaa alaah

  • @nihal.minhal
    @nihal.minhal 8 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah this lady was in my wedding insha Allah I will try to upload it.... This Buraanbur was made for my brother Ahmed Yassin & Hibo Congrat

  • @francoisdavid4911
    @francoisdavid4911 9 ปีที่แล้ว +2

    awal xuduuda wacane

  • @sahraheiss2904
    @sahraheiss2904 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah buraabur fiican

  • @hafsaahmed9583
    @hafsaahmed9583 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sahra

  • @SuperKKFF
    @SuperKKFF 10 ปีที่แล้ว +25

    baxsanxay habar yoonis iyo barka cidagale :)

  • @nihal.minhal
    @nihal.minhal 8 ปีที่แล้ว +3

    Anyone that's interested of her she's in Hargeisa Somaliland.....

    • @duaaali7943
      @duaaali7943 8 ปีที่แล้ว +1

      heer sare please do upload another this was amazing Buran bur absolutely on point👌

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 8 ปีที่แล้ว

      filsan qurux she is not

    • @yasmineabdi9569
      @yasmineabdi9569 5 ปีที่แล้ว

      Magaceed walal

  • @Chiwawa2
    @Chiwawa2 12 ปีที่แล้ว

    I lov this baranbur

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi4534 6 ปีที่แล้ว +2

    Reer tolkay isaaq baarkuna Arab

  • @HamzaAhmed-xz9nc
    @HamzaAhmed-xz9nc 8 ปีที่แล้ว +1

    habo Zahra long life habo

  • @shaymaqueen6962
    @shaymaqueen6962 7 ปีที่แล้ว +1

    waaawo eesha calaaa Edo arabka la beegsan Karin

  • @karamelll7
    @karamelll7 8 ปีที่แล้ว

    sahra toogo Mansha allah tabarakalah allaw dhawr

  • @lamayaqaan1280
    @lamayaqaan1280 8 ปีที่แล้ว +10

    ciise iyo daarood wey salaantee tolow xeey hawiye ku hiiftay aryaada waan cambaareynayaaa buraanburkan waa kucelis 😃😃

  • @ifrah166
    @ifrah166 15 ปีที่แล้ว

    masha alaah may Allah bless them..

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 8 ปีที่แล้ว

    noolow habo macaan ❤

  • @Yurubf
    @Yurubf 9 ปีที่แล้ว +4

    caadimaa ah mamad cod ma cana

  • @bishaaroxasan3912
    @bishaaroxasan3912 3 ปีที่แล้ว

    Sahro toogo waxay ka buraanburaysay xafaladii habaryartay fathia 2007

  • @alxnee
    @alxnee ปีที่แล้ว

    Good job Mommy

  • @samiiracabdi5648
    @samiiracabdi5648 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah afkaga caano lagu qabay

  • @umumuctazim7032
    @umumuctazim7032 10 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaaaw nyc buranbur

  • @ubaxsaleban2571
    @ubaxsaleban2571 6 ปีที่แล้ว

    woow boqoradii habar jecalo

  • @Zucaadxuseen112Maryam-vl7ew
    @Zucaadxuseen112Maryam-vl7ew ปีที่แล้ว

    Ax yaa coos

  • @munasiciid4318
    @munasiciid4318 3 ปีที่แล้ว

    nolow edo mcn

  • @niciimaxasan6325
    @niciimaxasan6325 2 ปีที่แล้ว

    Sahara toogo cod macanaa

  • @sulaqa
    @sulaqa  15 ปีที่แล้ว +4

    no it was recorded in somaliland

  • @dhemanqalanjoshirwc9916
    @dhemanqalanjoshirwc9916 9 ปีที่แล้ว

    boqordii habr jeclo waaaw

  • @qaaliruun6712
    @qaaliruun6712 9 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkkkk qof walba qabiilkiisa dhiiga dhaqaajiyay lkn keyga laga iloobay

  • @calibaashexasan3188
    @calibaashexasan3188 8 ปีที่แล้ว +2

    eeshcalaa codkeedaanbaan. kahelaa iblnantaan

  • @hoodocabdi771
    @hoodocabdi771 5 ปีที่แล้ว +2

    2019 wlhi fiirsnayaa esh calaa erayo mcn

  • @Chiwawa2
    @Chiwawa2 12 ปีที่แล้ว

    Sahra tooko masha allah

  • @hodanilovekirshmamuse9006
    @hodanilovekirshmamuse9006 8 ปีที่แล้ว +4

    Sahra toogo habryar qali Alh hanoo kaadyo wlee hargeysa cid kugu haysataa ma jirto buraan burka cod macaaneey habaryar marna edo qali ii nolow

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @fihiimaibraahim1423
    @fihiimaibraahim1423 8 ปีที่แล้ว +2

    mansh allh eedo

  • @ASHNA87IMRAN
    @ASHNA87IMRAN 13 ปีที่แล้ว +2

    omg i love this shit man ! damnnnnnnnnnnn makes me true somali ! i wanna know this lady yoo for my wedding in the future inshalah

  • @samiyacamuud9128
    @samiyacamuud9128 7 ปีที่แล้ว +1

    waxaa soo wado amaantaa waxaa ku soo jaraya habra awal

  • @muunasaleebaan3724
    @muunasaleebaan3724 4 ปีที่แล้ว

    Viv habar jeclo

  • @tayasiirabdi637
    @tayasiirabdi637 5 ปีที่แล้ว

    baxsaneey habar yoonis

  • @umumuctazim7032
    @umumuctazim7032 10 ปีที่แล้ว

    Ncy buranbur alow da somaliland

  • @sulaqa
    @sulaqa  15 ปีที่แล้ว +1

    No sis i don't know her personaly she lives in Hargeysa somaliland this was my bro wedding, they did in somaliland if you are interesting i would ask my aunt who invited her to our wedd. just let me know i liked her buraanbur too thats why i downloadid so that others can see too. Thanks for ur comment

    • @abdisamedmire2955
      @abdisamedmire2955 2 ปีที่แล้ว

      Suleeqa this is outstanding pls we need to fine this mom she is old talent

    • @Somalicryptocurrency
      @Somalicryptocurrency ปีที่แล้ว

      Sulaqa did know this women?

  • @saadoahmed3227
    @saadoahmed3227 7 ปีที่แล้ว +1

    mashAllah 👏👏

  • @nimcorashiid9894
    @nimcorashiid9894 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @sawdaalicraxmaan7482
    @sawdaalicraxmaan7482 7 หลายเดือนก่อน

    Buraanbur wangsan

  • @amiraalyousf8817
    @amiraalyousf8817 7 ปีที่แล้ว +1

    Happy 🇶🇦💕

  • @haniali24
    @haniali24 15 ปีที่แล้ว

    wow...viva le somali culture!!!
    elelelelelele

  • @zuluu1000
    @zuluu1000 13 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq ma gadabuursi ciise iyo Daarood ayay Somali ka yaqaanaan? where is Hawiye iyo intii kale? mise kuwaas baantuu u taqaanaan?:D

  • @willsade4627
    @willsade4627 8 ปีที่แล้ว +7

    kkkk cise gudibirsi iyo nimanka dago gabled iyo darod wala salamay away hawiye maxa salanta ka reebay

    • @hodanilovekirshmamuse9006
      @hodanilovekirshmamuse9006 8 ปีที่แล้ว

      hawiyena soo kale waa la salmya

    • @aminomuhammad5581
      @aminomuhammad5581 8 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhhhhh hawiye wexey kunecen ictiraaf uu u diiday nh

    • @zamzamomar8178
      @zamzamomar8178 7 ปีที่แล้ว +4

      Amino Muhammad
      walaal hawiye somaliland madago. markaa reer somaliland bay ka hadlaysaa

    • @ISKOBCI
      @ISKOBCI 7 ปีที่แล้ว +1

      will Sade kkkkk hadalkan kaftan in aad uso qortay Ayan uu malaynaya lkinse buranburku Somali oodhan Kama hadlaayo ee Wuxu ka hadlaya wiil Iyo gabadh oo isaq Iyo darod kala ah oo is guursaday sidas darteed qabiiladii la degayey labadas qabiilk wey xustay...please soomaaaliyey cuqdaada Iyo qabyaaladnimada ha la Iska dhaafo/salsaam

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 6 ปีที่แล้ว

      zamzam omar deeganadaha so Baro Hawiye Somaliland wuu dega waxa dega fiqishini Ayaanle cayr Habargidir oo ah niman Hawiye oo gobalka sool gaar ahaan adhicadeeye dega

  • @bishaaroxasan3912
    @bishaaroxasan3912 3 ปีที่แล้ว

    Sahra Toogo xagay ku danbaysay halaysoo raadiyo❤

    • @hanihaiphe2275
      @hanihaiphe2275 2 ปีที่แล้ว

      Ayeydey weeyi wey jogtaa wll

  • @rahmaaden7733
    @rahmaaden7733 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah

  • @hibatusmo9084
    @hibatusmo9084 7 ปีที่แล้ว +11

    Arab oon la beegsan karin olololololo dhab weeye walee

  • @NimcoQaliQali
    @NimcoQaliQali 8 ปีที่แล้ว +1

    manshaaaaa allh

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 11 ปีที่แล้ว

    wiilkan waa wiilki lagu dilay uk mana fiicna in sawirkisa halkan lasoo galiyo marwadi uuqabay iyo caruurti uma wacna inay arkaan eeka daaya cajaladahad ku sharaxanaysan please 0:51 wiilka soo baxaya oo waliba lagu soo cel celinayo sawirkisa alle haw naxariste

  • @najmaali5413
    @najmaali5413 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkk saar mee tumayaan dadkaan waxaan buraanbur lama dhahee magac kale u bixiya axsan

  • @MrHalyaay
    @MrHalyaay 11 ปีที่แล้ว

    FADLAN WALAAL KA SAARA SAWIRKA WIILKII LAGU DILAY LONDON MA WANAAGSAN,,XAASKIISI IYO CARUUTIISI IN AAY ARKAAN PLEASE PLEASE WALAL

  • @nomadic247
    @nomadic247 15 ปีที่แล้ว

    manshallah beautiful

  • @alisede690
    @alisede690 11 ปีที่แล้ว

    That is good

  • @ahmedjama4119
    @ahmedjama4119 8 ปีที่แล้ว +1

    habar jeclo in the house kkk

    • @cawoadan6859
      @cawoadan6859 5 ปีที่แล้ว

      mansha alaaaha ale haku dhawro hooyo

  • @sa12ba34ax
    @sa12ba34ax 14 ปีที่แล้ว

    @KAMANEFISO haa walal wad garatay wa Sahra Toogo walal

  • @nimcocali
    @nimcocali 15 ปีที่แล้ว

    woooooooow mansha allah

  • @sulaqa
    @sulaqa  14 ปีที่แล้ว

    @yahya456 thank you!