Dagmada ugu quruxda badan Deeganka Somaldia Ceel kari

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • ★ ★ Channel-ka Wardheer Media ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕

ความคิดเห็น • 47

  • @AbdilatifAli
    @AbdilatifAli 3 วันที่ผ่านมา +1

    So badi sxp quruxda degaanka

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 11 วันที่ผ่านมา +10

    Ilaahey dhul quruxbada wuu nasiiyey Maanshaa allaah 💕💕❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️❤️💚💚🩵🩵

  • @CabdirahmanMatan-t9s
    @CabdirahmanMatan-t9s 11 วันที่ผ่านมา +5

    Maasha allah tabaarakalaaah allaylehe waa dhul barwaaqo ah oo qurux allah ku manaystay

  • @bakartabit
    @bakartabit 11 วันที่ผ่านมา +6

    Masha Allaahh Dhul Soomaaliyeed oo aad u qurux badan waaye

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE 11 วันที่ผ่านมา +6

    DEGMADA ceel karii. Waa. Meel. Aad IYO.aad. UU. Fiicaan. Man SHA ALLAH. Dowladaa deegaankaa. Somalidaa. Ceel. KARII

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 11 วันที่ผ่านมา +1

      Stop exposing this beauty list others might displace the people

  • @Mahdihoussein-h7w
    @Mahdihoussein-h7w 11 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allah wlhi wa meel aad u qurxoon ❤❤❤❤❤❤

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE 11 วันที่ผ่านมา +3

    Wallaahii. Been. MAA. Ahaa. Wariiyaha. Ceel karii. Was. Meel. Aad iyi. Aad. UU 💓❤️. Quruux. Badan. Man SHA ALLAH. Ceel. Karii

  • @madoweynchannel6625
    @madoweynchannel6625 6 วันที่ผ่านมา +2

    Dhammaan Bulshada ku dhaqan Deegaankan Ceel kari way Salaaman yihiin, Magaalada Hargeysa ayaan idinka soo salamayaa ,Barwaaqo ku waara

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 11 วันที่ผ่านมา +3

    Mnsha allah ilaahay argagaxisada ha idinka dhowro

  • @goradxamaro3586
    @goradxamaro3586 11 วันที่ผ่านมา +6

    Masha Allah

  • @SeidGacanjilip
    @SeidGacanjilip 11 วันที่ผ่านมา +5

    Maansha Allah Xir-fadle Film Sameeye Cajiib ah Guled Alifle Actorka 2025 Saxaafada Somalida Geeska Africa Maansha Allah Guleed Guulayso.......

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 9 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulka soomaaliyeed ee quruxda badan waan in itoobiya dib looga soo celiyaa

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 11 วันที่ผ่านมา +3

    Mashallah halgamaa guuleed mujaahid ibraahiim alifle ilaahay haku barakeeyo ina adeer sida aad dds uga keentay macluumaadyo loobaahnaa oo aad loogu bogey kumahadsanidiin adiga iyo nuur maxamad cabdi guuleeysta inshaallah mahadsanidiin 🇬🇲🇬🇶🇬🇲✅️💯🍇☂️

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wan imanaya wa meshan radinayay wan so dagaya anaa nolosha qurba joogta idin bilaabaya ❤❤

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 6 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ♥️♥️♥️

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 9 วันที่ผ่านมา +2

    ASC,Maashaa ALLAAH

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE 11 วันที่ผ่านมา +3

    Woooooooooooooof. HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Man SHA ALLAH. ANIIGAA. Waxaa. AAN Kuu nol ahaay. Casiimada dalka jamhuuriyadda DJIBOUTI

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah , Insha Allah waan tagi dhamaadka sanadkan 2025 ❤

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 10 วันที่ผ่านมา

    Manshallah ilaahay haw siyadiyo.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 11 วันที่ผ่านมา

    Ceel karii waa degmo qurux badan, dadka dhirta magooyan waain in ay helaan ceelbiyod.insha,allah

  • @agh7185
    @agh7185 3 วันที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 10 วันที่ผ่านมา

    Rer afdheer ciid qurux badan ayuu allah idiin siiyay dalag ma beerataan duuyana ma dhaqataan mise waad iska dul joogtaan ciiddaa qurxoon

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 9 วันที่ผ่านมา

    ❤😂😂🎉🎉 i'll Lama rabbo lkn cellall ❤😂❤😂😂

  • @Armaan.khan2542
    @Armaan.khan2542 9 วันที่ผ่านมา

    mashallha dhulkii uduuga ee besha gariire 🫶🏽

  • @ROCKSPACEEASTAFRICALTD
    @ROCKSPACEEASTAFRICALTD 10 วันที่ผ่านมา

    Waa meel qurux badan in aan tagnana waa ku fiicneyd
    Geedka odaga ka danbeeya badanaa talyaaniga dhulkuu degaa Laga helaa aniga waxaan u aqaan
    KAAlSHE

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 8 วันที่ผ่านมา

    Maansha alaah

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 11 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤masha alaah

  • @mahadfanan1066
    @mahadfanan1066 วันที่ผ่านมา

    ilaahay amarkiis wadankas oo quruxbadan ayan haysanaa anagana keenya oo meel kafoolxun ayan ka dhigna jano xayeeskiika u sameenayno

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad 11 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi meeshaan waa meel qurux badane xagay ku taalaa ma DDSI baa

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 11 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 9 วันที่ผ่านมา

    😅❤😂🎉🎉😢😮😅,celaashu waa wax fuduud lkn iiku dayaay qoditanka ceelash

  • @AbdihakimMohamed-b5e
    @AbdihakimMohamed-b5e 6 วันที่ผ่านมา

    Geedka meesha kamuuqda waa geed raqay

  • @WoliWo-i2j
    @WoliWo-i2j 11 วันที่ผ่านมา

    Maanshaa Allah

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 9 วันที่ผ่านมา

    Waad nagu yareysey sxb,anigoo weli indhaha taagaya ayaad dhameysey,hadii aan maalgashado oo aan soo degi,ma laga yaabaa in la i cunsuriyadeeyo, bahashii xumeyd ee Ilaahey inagu salidey

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 10 วันที่ผ่านมา

    Amxaarada hallaga xoreeyo waddanka!

    • @agh7185
      @agh7185 3 วันที่ผ่านมา

      Cadowga dadka somaliyeed waa oromo. Amxaro gumeysi oromo bee ku jiiran

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve 11 วันที่ผ่านมา

    Ma hadaad aregteen ma waxaad rabtaan inaad boobtaan waligiinae dhuldoonbaad aheydeen

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman4279 8 วันที่ผ่านมา

    Gobalkan maxay dowlada jigjiga u cawin weydey

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 9 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk Halkee Ugu Qorux Badan ma Halkan Ayaa Deeganka Somaida
    Sheeko Cusub

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 8 วันที่ผ่านมา

    🤎💜

  • @Abdi-zv6ex
    @Abdi-zv6ex 11 วันที่ผ่านมา

    Kaftana ha iga ahaatee degmadu ma degaan Ogaadeenba oo sidaasey degmo ku noqotey.
    Waa degaan aad u qurux badan, nadiifa laakiin ma afarta guribaa degmo.

    • @Armaan.khan2542
      @Armaan.khan2542 9 วันที่ผ่านมา

      maxa ogeeen keenne meshu waa dhul gariire ader

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 11 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekadii adiga iyo alshabaab noo sooceli

  • @XasanKhaalib
    @XasanKhaalib 11 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allaah