SHORT FILIM QOOQ

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. 3 หลายเดือนก่อน +244

    Meshan film ficanban ka dawan jirnay lkn kan filim mahan wa dhega hadl iska cad bes waye soma boqan dono mar kale halkan ya igu racasan😢😢

    • @IkraanCiiseCalimaalin
      @IkraanCiiseCalimaalin 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ani kuku raaacsn walba my magacyada badasho dofaar dheh waan baxay by

    • @Hamda-s8d
      @Hamda-s8d 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wa wareey shaqa daan ayay keenan😂

    • @Yasmin3919
      @Yasmin3919 3 หลายเดือนก่อน

      Waa dhaga hadal waxan uma dulqan karno 😢😢😢

    • @hibaturahman01
      @hibaturahman01 3 หลายเดือนก่อน

      Na mari

    • @SuhuurApdiasis
      @SuhuurApdiasis 3 หลายเดือนก่อน +1

      wn kugu racsanahyy

  • @Nazal_adem
    @Nazal_adem 3 หลายเดือนก่อน +39

    Sagal wajigaaga dhabtaa ba natustay waxba ha iska dhigin qof wannaagsan Ina midgaan tahay baa noo cadaysay uff Sucdi waad ku sastay walhi maseer isn't easy😂😂

    • @nasrocabdi4072
      @nasrocabdi4072 3 หลายเดือนก่อน +6

      Walhi qof bahdil ayey is ledahy lkn ayada is bahdishy pls subescireb kala labo😅

    • @faizaali2850
      @faizaali2850 3 หลายเดือนก่อน

      Haa ani waa kala labtay uf naaya isku xishoo

    • @IlhaamIsaaq
      @IlhaamIsaaq หลายเดือนก่อน

      Soo sharmuuto ma aha siil weyn

  • @Nimco-hussein
    @Nimco-hussein 3 หลายเดือนก่อน +142

    Inta cayda iyo xumanta hablaha walaha ahaa social media isku marinayaan ka xun isoo raaca😢😢😢

    • @hodanfamillychannel
      @hodanfamillychannel 3 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢😢

    • @inaahmed3734
      @inaahmed3734 3 หลายเดือนก่อน

      Mxy iskudagaalen igadabgee

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 3 หลายเดือนก่อน

      Sucdi wax xumaaan meysa soo dhigan

  • @kawsarabdulahi2439
    @kawsarabdulahi2439 3 หลายเดือนก่อน +60

    Habar bila dhaqana tahay naya gabadha amaan gali sucdi waka sharaf badan tahay dib meeshan uma soo boqan doono hello team sucdi

    • @zeynababdullhizeynab1769
      @zeynababdullhizeynab1769 3 หลายเดือนก่อน

      Af caytamay ninkiisuu kuyaalaa wll sagal wa sharaf ley

    • @yurubhusen
      @yurubhusen 3 หลายเดือนก่อน

      Sidan sharaf maha ​@@zeynababdullhizeynab1769

    • @Supr93
      @Supr93 2 หลายเดือนก่อน

      in history☝️drop ever is dumbest

  • @lakisaed6784
    @lakisaed6784 3 หลายเดือนก่อน +130

    Qof kale ku sumcad dil bay isleedahy lkn wlhi iyadaa is sumcad dilaysa🫡

  • @nomadGeneral-u6v
    @nomadGeneral-u6v 3 หลายเดือนก่อน +18

    Maseer habar ku dhacay kii abid ugu xumaa ayaa ku dhacay doqontaan

  • @ruunugaas7552
    @ruunugaas7552 3 หลายเดือนก่อน +41

    Koow waxaa qalad ah in aad walaalkaa isku hor ruxdo 2 in cayaalkaaga ku daawan doonaan 3 inaad gabar ku dhaga hadasho 4 waxa aad meesha ku soo qortay uf midna ogoow nin isku haleyn malaha gabadha walaashaa haku xad gudbin please

    • @Nasriina143Maxamud
      @Nasriina143Maxamud 3 หลายเดือนก่อน +6

      Wlh waa xaqiiq afkeyga kala baxday nin dartiis gbr walashaa ah haku ceynin plz sheydaan wax kasta ka filo nina waa sidaa uun wax kasta kafilo ee ka dag gabadhaa walashaa ah wax kasto dhaco

    • @istaahilaxmed8512
      @istaahilaxmed8512 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa ma seer dartii walhi ceeb

    • @samsamyuusuf-kd8lk
      @samsamyuusuf-kd8lk 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa
      Sagal way masayrtay

    • @Hanaaun2ts
      @Hanaaun2ts 3 หลายเดือนก่อน

      @@Nasriina143Maxamudwlhi benta mahan walal mahan in ay sidaas ugu kalsonato nin biniadam oo ay gabar walasheda ku bahdisho

    • @Wacanali8448
      @Wacanali8448 3 หลายเดือนก่อน

      Way walatay masayr iyo xasidnima is isugu darsantay inaantasi chanel keday didantahay inaay xor unoqoto subhanallah sagaley ilahay imanka hakaga rebo sucdi

  • @deeqowarsame3170
    @deeqowarsame3170 3 หลายเดือนก่อน +42

    Sucdi is not easy

  • @kowsarrabic2693
    @kowsarrabic2693 3 หลายเดือนก่อน +70

    SagaLeyy Dhaga hadlka Jooji Hadii kleh HAdaa rer comment nahy washamsi Baa kugu Qaadeyba😢sucdi Is not easy❤️ Sucdiyeeyy Horey usoco

    • @qadrafiidow4874
      @qadrafiidow4874 3 หลายเดือนก่อน +2

      Naa wlhi in aan washamsi ku qaden Sucdi aya ah Ina Adeer tey lkn Qalad ku tageri meyno Maxa Ninka Nagta leh u Geyay

    • @riyaanhennabeautychannel2656
      @riyaanhennabeautychannel2656 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wllhi waa dhagahadal lkin iyadey bahdil ku thy

    • @nasrocabdi4072
      @nasrocabdi4072 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@qadrafiidow4874Subescireb kala labo plus

    • @queenofsomalia2516
      @queenofsomalia2516 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@qadrafiidow4874 Naa ma beenta maad run mooday xagee ninka jooga Waa been hadeey fahmi weesay ay ka tagtay ma ninkeeda bay inanta ku nabeesa

    • @fatumahanita8125
      @fatumahanita8125 3 หลายเดือนก่อน +1

      Washamsi waa inaa kuqaadnaa

  • @itz_suh_eid
    @itz_suh_eid 3 หลายเดือนก่อน +23

    Nayaaaa sagal waaa qaldantahy mida kkale nin muhiiiim mahan in aad u waaalato aduuu bari cidlo kaga tagaaa midakale walalkaa sharafkiisa dhulkaaa la gashay qofyahey ha is ceebeeyn

  • @mariomer4433
    @mariomer4433 3 หลายเดือนก่อน +68

    Nagweyn oo sas yelee uf war qofkan wa nacay sucdi aa madaxa isaran rer galmudug sucdi garab istaaga gabarta

    • @ramlomohamed7028
      @ramlomohamed7028 3 หลายเดือนก่อน

      Inaa jecelaato muhiim uma ahan sister adii lee is qorqoroso 😂😂😂😂😂

    • @AmmiraQruh-hm8rp
      @AmmiraQruh-hm8rp 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@ilahancumar8146abayo way isku dhaceen lkn bal waxay meshaan latimaaday fiiri naa bal nasaha arag naa dabada kuteh😂😂😂

    • @amxaar
      @amxaar 3 หลายเดือนก่อน

      Ceeb miyaa. Haday. Reerkeeda iyo ninkeeda. Difaacato.

    • @QaaliQaaliCabdullahi
      @QaaliQaaliCabdullahi 3 หลายเดือนก่อน

      Ma rer galmudug baa sucdi

    • @queenofsomalia2516
      @queenofsomalia2516 3 หลายเดือนก่อน

      Islaantaan wey waalatay bal eeg sideey ninka isugu xoq do Subxaanalah

  • @adoontiiallemulkiofficial4058
    @adoontiiallemulkiofficial4058 3 หลายเดือนก่อน +12

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Sagalay allaha kabaq dadkana kaxishood intaad qof bahdil isleedahay adiiga akhiiradad hayska halayn
    اتق الله يا أختي الكريمة

  • @umumucaad9216
    @umumucaad9216 3 หลายเดือนก่อน +23

    Free dhago hdl waaye lkn waa swta aa naag sxb tinimadeda u nacay subxana allah sagaly isku xishoo saan waa ceeb😅😅

  • @samiyamolid3559
    @samiyamolid3559 3 หลายเดือนก่อน +12

    Naagtan bilaa xishoodka aan uga heelino miskinta ay ku diganayso sagal qof wanagsan ayaan modayay

  • @SamiiroMaxamed-q7l
    @SamiiroMaxamed-q7l 3 หลายเดือนก่อน +94

    Ninkaaa sas gabar walashaaya ugu bahdileyso one day wuu kaa tagi doonaaa😭😭😭😭🙏

    • @amxaar
      @amxaar 3 หลายเดือนก่อน +6

      Kama. Tagaayo. Xaaskiisa. Iyo reerkiisa daacad uyahay

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@amxaar yaa yiri Adiga. ceeb loma dhinto

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 3 หลายเดือนก่อน +5

      Naagtii Farah aaminta iyadaa waalan 😂😂😂😂😂

    • @daganxaashi1025
      @daganxaashi1025 3 หลายเดือนก่อน +3

      Haduba ka tagay maogid miyaa

    • @NasroAbdulaahi-q8d
      @NasroAbdulaahi-q8d 3 หลายเดือนก่อน +2

      Been ma ahaan wlhi wa adun si xun bay u masertay

  • @abdikaniosman7480
    @abdikaniosman7480 3 หลายเดือนก่อน +20

    Ased waxan u shegaynaa cod dheer so celi xaaskaaga xadkii way ka gudubtey , gabdhahana kala qabta wanaagna dhex dhiga sidani anshax ka bax weeye!

  • @MaaidoFaysal-x7n
    @MaaidoFaysal-x7n 3 หลายเดือนก่อน +12

    Cadi bey uwalatey saas maalowashaa

  • @hudamohamed9014
    @hudamohamed9014 3 หลายเดือนก่อน +20

    Unsubscribe

  • @ShaadiyaSharaf-m3q
    @ShaadiyaSharaf-m3q 3 หลายเดือนก่อน +28

    Maser is not easy sagal caadi u maseertey😂

    • @SuldaanMuna
      @SuldaanMuna 3 หลายเดือนก่อน +1

      Kolay ciidlo kama masayriin waxba jira teda kle xata hada ku riyoto nag ninkago kula guur sanaya wa run riyadaada ha beenin 😂😂😂

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 3 หลายเดือนก่อน

      Sagal malala guursadey awal

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@SuldaanMunaflm Kan weli mfhmin ani😢

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 3 หลายเดือนก่อน

      @@SuldaanMuna
      Saas miyaa uuuuu uuuu iiibanneee haddaaaa wxbaa jiraa 🤣🤣🤣🤣

    • @SuldaanMuna
      @SuldaanMuna 3 หลายเดือนก่อน

      @@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 🤣🤣🤣🤣

  • @KhadrabogsiieyeMohamed
    @KhadrabogsiieyeMohamed 3 หลายเดือนก่อน +10

    Naayaaa xishoo sodoh baa thee uf uf wllkaana😂😂😂

  • @XaawoAaden-v1m
    @XaawoAaden-v1m 3 หลายเดือนก่อน +18

    Waxan waqtigeena ku dhuminay dad walwalan subxana Allah war ilaahay ka xishooda dhaqankana meel ha uag dhicna

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel 3 หลายเดือนก่อน +10

    Alla sagaleey kan waa dhega hadal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 3 หลายเดือนก่อน +12

    Oo waxa dhan ee intan oo ceeb ah loo marayo, ileen waa maseer.
    Sagal ,Sucdi way ka maseertay.
    Filinkii maseer waxay Sucdi jileysey bay run Moday oo waxaa galay maseer xun,
    SubxaanaAllaah walaaley shaydanka iska near,oo walaashaa ha ceebayn.

  • @DramaReeles
    @DramaReeles 3 หลายเดือนก่อน +11

    Wey maseersan tahay. Iyadaa nimanka kufsata. Balse doqonkaan laheesta ah ayaaba udaran!! Yac Sucdi ma ahan sidaan adaa saaasa!!😊😊😊😊😊😊!

  • @XaajiyadaCabdiziyaad
    @XaajiyadaCabdiziyaad 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waxaan waa aalaaqdaro 10 Sanaa kutageerayay lkn caawa laga bilabo noo

  • @nasronuur7921
    @nasronuur7921 3 หลายเดือนก่อน +11

    Alla hooyo gabdhan allaha caafiyo waxey isugu shekeysey oo filim ah jileysaa alla maseeraa

  • @Sabnacabdi-qy1ip
    @Sabnacabdi-qy1ip 3 หลายเดือนก่อน +17

    Qalas sagal waku dhufatay 😂😂😂

  • @BishaaroXuseen-r4x
    @BishaaroXuseen-r4x 3 หลายเดือนก่อน +24

    Midaa waligeed ee maseersaneed sucdi waligeed 1faraanti laguma arag adoo lagu qabaa 90ka gabar yar iska dhigtaa jilìinka xtaa naag ween waakujiliweysy cabsidaa qabto darteed naa wax iskufal qofyhy caloosha qurunty

  • @NasroAbdulaahi-q8d
    @NasroAbdulaahi-q8d 3 หลายเดือนก่อน +22

    Free sucdi dhaga hadal wa masertay qoftan

    • @daganxaashi1025
      @daganxaashi1025 3 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi😂😂😂

  • @ShankaroonShankaroon16
    @ShankaroonShankaroon16 3 หลายเดือนก่อน +2

    Manta wa adunyo Birina aqiro 💔💔subxanallah

  • @SahroSiidcali-c5y
    @SahroSiidcali-c5y 3 หลายเดือนก่อน +15

    Faadumo wlasĥeywaxa fiicned inaad gebdhaha kala dhaxgashid inaad sida udhaqantanwa ceeb ŵajigaga ilaasho

  • @mohanayaanfamily2265
    @mohanayaanfamily2265 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalah illahow iden qaboji sagal gabadhas wa walasha ee waxa isku reebo abayo wa gabar shaqa wadag noqoten

  • @YasminAliOmar-me7ov
    @YasminAliOmar-me7ov 3 หลายเดือนก่อน +46

    Subxanallah ciyaal suuq ayee isku badashay maamada

    • @daganxaashi1025
      @daganxaashi1025 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂waawalaty

    • @NuuroTahliil-i1d
      @NuuroTahliil-i1d 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 3 หลายเดือนก่อน

      Midakle ninkan san isugu gilgilayso ma wallkedb ama ajanbi waye talow

    • @ilhaanyariisey6168
      @ilhaanyariisey6168 3 หลายเดือนก่อน

      Waa walalked😂​@@Fathiibrahim5245

  • @nali7504
    @nali7504 3 หลายเดือนก่อน +11

    Subxanallah adigaa sharaftaada dhaawacay intaad isleedahay qofkale waxkasheeg naa nin bini aadam saas oo dhan xaarka ha uqasan

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 3 หลายเดือนก่อน +28

    Sagal qof qiimo leh bay agtyda ka ahyd oo filmadeeda waan jeclaa hadana ma caynaayo lkn waxaan waa qalad ee abyo please sumcada hayska dilin intaa isledahy wllsha bah dil nin waji maleh yay qac kaa yeerin

    • @inaahmed3734
      @inaahmed3734 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wallo mxa dhacay iskuqabsadeen filim dhan ayy jareenbe

    • @amuunqalpi1394
      @amuunqalpi1394 3 หลายเดือนก่อน

      @@inaahmed3734😂😂😂😂

  • @FartunAbdi-h4i
    @FartunAbdi-h4i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofa cesh wada cunten lama caayo e Sagal miserka YA laga daremin Nin isku haleyn ma gale

  • @sahraabdi3975
    @sahraabdi3975 3 หลายเดือนก่อน +17

    Na waxan filim maehe nalaga tag away waxan ninki nag ahanta uqabay wa duqun kan qabo daqan humadan ayubu diyar uahay subhanallah na elahey kacabso hooyo aya taxay bari elmahada aya ku dawanayan bismilahi rahmani rahim elahayow kusu hanuni😢

  • @AsioIraad-ks8gs
    @AsioIraad-ks8gs 3 หลายเดือนก่อน +10

    Subxanallah-waxba hadulminina xtaa hadaad awood uleedihiin-walee waa cajiib qofkaan kuuqabay iyo qofkaa noqotey waxaan waa gabar walaashaaya meeljoog

  • @KhadraMahamed-yk2jb
    @KhadraMahamed-yk2jb 3 หลายเดือนก่อน +13

    Akh sagal aqli yara mise hinaasa haya wxy gabadha walasheda ey cebeyneyso qofkii ceebta wllkiis astura illaahey ayaa isna tiisa astura xata hadey sidan run tahy iney soo bandhigto mahan

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 3 หลายเดือนก่อน

      Yawaye cidey soo bandhigeyso

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 3 หลายเดือนก่อน

      Wll

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 3 หลายเดือนก่อน

      Isma ogo waayaseeeeersantahay😂😂😂😂😂

  • @ikranyuusuf1822
    @ikranyuusuf1822 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nagtan ciyal suuqa lamabey bilawdey washamsi lago qado dulmi bay biwadey

  • @HanaddMacalim
    @HanaddMacalim 3 หลายเดือนก่อน +32

    Sagal waa dag dagtay abaayo ka xishood gabadha wallashaa ah

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 3 หลายเดือนก่อน +7

    Please asxata amiira qurux iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉

  • @drceelqode3242
    @drceelqode3242 3 หลายเดือนก่อน +14

    Sagal qof weyn kuu haysanay ciyaal suuqnimaa kusoo aruurtay awey ninkaaga ixtiraam ubadkaaga ixtiraam waxaan waa documentary ogow xishoodka kaasho

    • @MsKeyf
      @MsKeyf 3 หลายเดือนก่อน

      Usheeh🎉

  • @marwohuddaofficial
    @marwohuddaofficial 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hoogy tan washamsi ku qada wayba inagu kibirtee

  • @HalimaAbdiMohammed
    @HalimaAbdiMohammed 3 หลายเดือนก่อน +22

    Subxanallah qoooq aaaa😂😂😂😂😂 wa maser caadi ah magaca sagal ayey lawa qof kadigtee 😅😅😅😅😅

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhega hadal waaye sucdi ayey ka wadaa filinka waa sidaas Hahaha Sagal Ilaahey ka baq

    • @HalimaAbdiMohammed
      @HalimaAbdiMohammed 3 หลายเดือนก่อน

      @@umnalka7740 wlhi San Wali waye atiii qooq

  • @FarxiyoAxmedxasan-t8s
    @FarxiyoAxmedxasan-t8s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka dulmiga neceb dis like u wada taabta 👍😔

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 3 หลายเดือนก่อน +6

    MA'ADIGA SUCDI KA HILIB ADAG ADIGUBA WAXAAD LAGU MOODAA BOOMBALO BIYO LAGU SHUBAYE 😅😅😅😅😅😅SHAME ON YOU

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @FadxiShaafi
    @FadxiShaafi 3 หลายเดือนก่อน +30

    Naayaaa xishoo sodoh baa tehee uf uf wllkaana waa xoolo dayuusdhe

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 3 หลายเดือนก่อน +3

      waa wax aan qof isku quurin in uu sameyo markasee ayadii iyo wallkeed isku so raaceen dad xumonimo bdnaaa

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 3 หลายเดือนก่อน

      Waallked miya ninkann san isugu xoqayso

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 3 หลายเดือนก่อน

      @@Fathiibrahim5245 haaa

    • @fatumahanita8125
      @fatumahanita8125 3 หลายเดือนก่อน +2

      Washamsi waaianaa kuqaadnaa

  • @NouraAli-i8s
    @NouraAli-i8s 3 หลายเดือนก่อน +18

    Dhega hadal waye filimkan intii fahanty ❤

    • @Ifrush-l8o
      @Ifrush-l8o 3 หลายเดือนก่อน +1

      Yey ku dhagahadlay saa iga daba gee😂

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Ifrush-l8osucdi

    • @shadiyamuqtar
      @shadiyamuqtar 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ifrush-l8osucdi

    • @NouraAli-i8s
      @NouraAli-i8s 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hada horay ula socoten wad fhnsnthin

    • @Umuaminaabdi
      @Umuaminaabdi 3 หลายเดือนก่อน +2

      Saxiiix

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sharmuto wayo dagal somali nin aya kacarari naa hada laguursana mxa kabadali dhilayahay

  • @ANSAAROMARAMIR
    @ANSAAROMARAMIR 3 หลายเดือนก่อน +8

    Reer comantii washamsii😂😂😂 sagal waa qaldantahay😂😂😂😂

    • @nasrocabdi4072
      @nasrocabdi4072 3 หลายเดือนก่อน

      Diyar waye dhaqan xumo wada ee subescireb kala labo plus

  • @ikraanershad1593
    @ikraanershad1593 3 หลายเดือนก่อน +1

    Intay gabadha ku mashqul santay ninkeeda may qabsato akhas

  • @faadumocabdikaafi1881
    @faadumocabdikaafi1881 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wah yacni filimkan sucdi buu kusocdaa miya😢😮wah sagaly waa kutagernaa lkn san kuguma tagerayno gabar walashaya haku cadgudbin waxas xitaa haday samaysy iska cafi oo heshiiya😢hadii kle cawa idinku kiin danbyso waayo waxan madawan karo😮😢😊

    • @iqrocali7104
      @iqrocali7104 3 หลายเดือนก่อน

      Haaa yacni iyada saan ased u tuugsato ka wadaha ee isaga rabina
      Bahdila Isa ledahaya😢😢 aaminada ma jirto

  • @SabrinaMohamed-x6v
    @SabrinaMohamed-x6v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aqas wxaan aan xishoon baa tahay unsubscribe Baku dhahay

  • @BishaaroAbdi-xu3dd
    @BishaaroAbdi-xu3dd 3 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo waxan wa ceeb Allah ka cabso wlhi aduun wa laga tagaa ee iska daaay dhago hadalka ❤❤❤

  • @XamdiYurub
    @XamdiYurub 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi walaga daremaya Ina maseer iyo dabada weyn e sucdi xanuun kugu heyso naag weyn e ciyala suuqad ah ninka xune buulasha badane abti habarka adiga ciil iyo calacal kula joiga bahdilaneey adiga is caayay

  • @HalimaAbdiMohammed
    @HalimaAbdiMohammed 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waxa ihayo igadamii kulaha😂😂😂😂 mxa hayo talow

  • @maxamedahmedshiil9701
    @maxamedahmedshiil9701 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sagaleey Dhaga Hadalku Muxuu Yahay hhhhhhhhh

  • @dahirahmed5841
    @dahirahmed5841 3 หลายเดือนก่อน +8

    Subhanallah Allah kabaaq wll

  • @fali4527
    @fali4527 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naaya Sagal dad ma tihid Sucdi ad guri ku Soxirte Askarna U Wacde Subxanallaah Marbee ka Soobaxeya Nabsiga Wa arkeysa qof Islam denbi lagama galo illahay ha ka Soosaaro nabsiga Aad ka gashe Sucdi hada ka dib Waxa ku
    Hursan ina ku Saaro dis like 👎 you will see, doqontiiyee balaayo iska dhigte Masakiinta guryaha ku Xirate Waad ka Shalaneysaa haye feeraween Sagal adi iyo doqonka marexa isma Ceshataan Way Way hadana Waxad ku hadleysa Maxe tahay futo ma qawo aqas naa ka fadhiiso sotiol Media stupid , feero ween heerbaadiyo ah.

  • @Umuaminaabdi
    @Umuaminaabdi 3 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi sxb naaged meel wayn baa u danbaysa subxanalaah 😢😢😢😢

  • @fatumahanita8125
    @fatumahanita8125 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sagaley waa is ceebeesey uf

  • @MaariyaMohamuud-t5u
    @MaariyaMohamuud-t5u 3 หลายเดือนก่อน +21

    Sagal wa shaydamad shekadii bay filin noogu badashay ee fahma xanta hainalaga daba geeyo ee gabadha cayda kadaaya😂

    • @Samsamhaybeducale
      @Samsamhaybeducale 3 หลายเดือนก่อน +1

      Xalay bay naga qaseen amusa dheh😅😅😅😅😅

    • @MaariyaMohamuud-t5u
      @MaariyaMohamuud-t5u 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sowmaha waxbo mafahmayan😂

    • @Samsamhaybeducale
      @Samsamhaybeducale 3 หลายเดือนก่อน

      @@MaariyaMohamuud-t5u haaa hhhhh

  • @sacdiyoabdimohamed1120
    @sacdiyoabdimohamed1120 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sucdi waxan dhihi lahaa naagtan walan ninka ha ugu harin naag waan aqaana saan isku washo farax dabada iska gal galiso loma daayo naagtan ninka ka dul qaad xitaa hada rabin xin dartiisa u samey 😂😂😂😂😊

  • @IfrahSalah-cv7ty
    @IfrahSalah-cv7ty 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walaley sagaley ale hoorta ka xiishood anigu aadbaan idiinku xiirna laakiin waxaan ka xuumaaday gaabadh walasha ah inaad saaso dhaan ugu dhaga haadasho waan ka xuunahay dime sagal family abayo sucdi qof jiiliin wanag san bey aheed balse haada wan ka niyaad jaabay markan arkay idiinko is heysto wlhy saxiibtinimo naaget waa naacay

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wixii flimka lagu jilaayay Ayey run run uga Maseyrtay Alla Ba yey ileen Ceeb looma dhinto

  • @SahraAhmed-fn5dv
    @SahraAhmed-fn5dv 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sagal sadaan sifiican maha alle kabaq ani waan kutaageera cawa waan kaxanaaqay wllshy batahay waxjooji

  • @bilanafrah757
    @bilanafrah757 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaga hdlka ha I danbeyaane nin islameed ku qabin ma saas isku ruxosa 😮

  • @NimcomohamedNimcomohamed-e5k
    @NimcomohamedNimcomohamed-e5k 3 หลายเดือนก่อน +5

    Nin dartiis gabar wallsha ah loma bahdilo biri kamalin tukale karaci kraa waxana waa dhaqan xumo sasna kuguma tagerayno qodkii halceep astura illhay 9 uceep qariya waxan waa ceep wlhai 😢😢

    • @MsKeyf
      @MsKeyf 3 หลายเดือนก่อน

      Saxiiix❤

  • @FardowsoCali-xj4xq
    @FardowsoCali-xj4xq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Free dhaga hadal sucdi😂😂

  • @hibaadxuseen7013
    @hibaadxuseen7013 3 หลายเดือนก่อน +3

    Anaga hadan rer coment nahay dulmi iyo dhaga hadal ma qadi karno free sucdi❤❤

  • @frumaandhuuxyare6950
    @frumaandhuuxyare6950 3 หลายเดือนก่อน +3

    Naa sumcadiina ilaashada oo Gabadha kaxishooda

  • @haniabdi7407
    @haniabdi7407 3 หลายเดือนก่อน +1

    Unsubscribe qaado

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 3 หลายเดือนก่อน +19

    Subxanallah Dee ma adiga ka quruux badan. Miyaad Allah ka cabsaneynin

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah nagta dhaqan xumaaa

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walaley adigoo xaas ah oo marwa ah oo caruur leh kuuma qurxana waxaad sameyneyso sucdi ku xumey baa isleedahay lkn sharafkaga baad aaseysa wallo

  • @Ilwaadwarsa1111
    @Ilwaadwarsa1111 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ano ana caan ahyn xitaa kan ma jileen 😂

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sagaley dabeecad xumo dadki kaa saartay. Dadki kartida laha waadigan wada cunayee , 4tan familygaga ee bila talent ka ah miya wax ku qaban . Yaaaahuuuuu.
    Naag fanaanad ahayd awalba sharaf maa lahayn

  • @anisojama-vp6yw
    @anisojama-vp6yw 3 หลายเดือนก่อน +1

    Awaye team washamsi plz tan dhulka aan lasino maxishootada dhaqanku kadhinty

  • @munaadan9744
    @munaadan9744 3 หลายเดือนก่อน +18

    Subxanallaah walal alle ka baqa Oo isku xishooda hadii aad isku dhacdeen alle dartii isku daaya oo iska daaya is cayda adiga ina adertay ah dana Wllhi waxan kulama rabo

  • @NuuroAmin
    @NuuroAmin 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxas wax lagu hdal maha

  • @caliaxmednuur2150
    @caliaxmednuur2150 3 หลายเดือนก่อน +8

    Dhamaan umada somaliyeed waxaan kacod sanayaa in yutubka lagalaabto inta ,ay kooxdan ayrali galin kabixinayaan

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1zi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naa xataa haday dhacday oo ay samaysay maxaad adigu u kashifi ilaahay miyaanad ka baqayn😢😢😢😢

  • @AaminaCabdi-s6b
    @AaminaCabdi-s6b 3 หลายเดือนก่อน +5

    Subxallah

  • @farhiyabosh2636
    @farhiyabosh2636 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wali cad aya laga daremaya sagal isdaji waxan ceeb waye filimkan sumcadada uma fcno

  • @khadijasharif9190
    @khadijasharif9190 3 หลายเดือนก่อน +7

    Dhagax qof ku tuur aad is leedahay oo aad adiga isku dhufato ugu daran. Ceebay tacaal. Waciyadubillah

  • @xaawocabdul2745
    @xaawocabdul2745 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kaceshta nagta saaskarabka

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sagal wey ka qurxoon tahay sagal ,,ayadaa maseertay,,sucdi waa kaa qurux badan tahay dabo iyo jir

  • @fadumoabdiwali
    @fadumoabdiwali 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maser isn’t easy 😂😂😂

  • @Muhubo-s5v
    @Muhubo-s5v 3 หลายเดือนก่อน +23

    Tan la jilaysa xumaanta may gabdhaha kala dhax gasho subxaanalaah sxb naageed faa'iido male ilaahow ceebteena astur anaga iyo inta islaama aamiin yaa Allah 🤲

    • @fowziahuseeinwehliye4356
      @fowziahuseeinwehliye4356 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anaba layabay whli
      Nag waxi narta logu badiya ben maha

    • @SucdiDahir-t2d
      @SucdiDahir-t2d 3 หลายเดือนก่อน +1

      Yahuuu nagta wey walatay waxeda maser wadhafeen

    • @Najmamo-g6s
      @Najmamo-g6s 3 หลายเดือนก่อน

      Wa saxibaded faduma waxay is ledahay cadowga iskaga jabi lkin sas ma wanagsanayn

    • @1quuran813
      @1quuran813 3 หลายเดือนก่อน

      👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @nimcoahmed1192
    @nimcoahmed1192 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xas biya llah wall alla kacabso intaad isleeday gabadh walaashaaya bahdil sharaf taada haku dheelin😢😢

  • @FadumoMohamed-jl1wp
    @FadumoMohamed-jl1wp 3 หลายเดือนก่อน +7

    Filmkii maseyr jilitaankiisii ay weliba iyadu u dhiibtey bey hadda ka maseyrtey sida aan u jeedno yaa igu raacsan maseyrku.waa wax qatar ah ,

  • @bushroshuuriye9707
    @bushroshuuriye9707 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waligey short film mafahmin kan kahor😂😂😂 fre sucdi gabadhi isku cesh noqten maad kudhaga hadle😮

  • @QalpiKapa
    @QalpiKapa 3 หลายเดือนก่อน +12

    Subhanallah 😢

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wlee habartiii waa waalatay sucdi soo noqon meyso ina ader nasaha qarso😂😂😂

  • @MohamedAhmed-rt3tg
    @MohamedAhmed-rt3tg 3 หลายเดือนก่อน +2

    asadoow sagal qabo waxaan nahay dadka idiin daawada waxan ma fiiirsan karno sagal xadkii wey dhaaftey

  • @UbaxDimondChannel
    @UbaxDimondChannel 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sagal waxan subcad xumo ku kena abyo waxan waa ceeb wlhi

  • @itsseha4263
    @itsseha4263 3 หลายเดือนก่อน +1

    Duffow 😂

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahay naag nooma jebiyo sidaan dhan myaa sucdi loo caayaa awalba idinkaa na barteen sucdi hadana ceebtaanad fasheen magaca qooq meesha ka qaada

    • @Hayat-hikmah
      @Hayat-hikmah 3 หลายเดือนก่อน

      Abayo xaa dhacaay sucdi maa Asad jeclaatey 😂

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Hayat-hikmah maya iyadaa kuwaalatay waxay du diidan tahay iney janal gaara sameysato

  • @HamdiMursal-w9y
    @HamdiMursal-w9y 3 หลายเดือนก่อน +1

    Team washamsi shaqo wacan😅😅

    • @samawanagchannel173
      @samawanagchannel173 3 หลายเดือนก่อน

      Wayba qafiiftay naagtu 😂 oo run ah