Ilaahey ka baqa oo dadka amaan siiya oo waa dad idinka oo kale la mid ah.niigana sharaf badan tuugoyinka somaliska ah oo dad takooraya.cuqubo ilaahey rabaani ah idunku rid.jaahiliin aan aqoonin bini.adamnimada iyo sida dadka loo xishmiyo ama loo respekt gareyo.
Mansha allah diraac keep going sxp shaqo wacan ayaad dadka u haysaa illahayna ha caafiyo cafimaad sareeca ha siiyi dhaman cidii jiran like haygala bakhaylina
War mash alh cudurka hada wax sida u wayn ma aha waa un in ad masuul tahay oo aad qof ka qarin wadna in ad qadata dawoyinka mideda kale hadii oo hoos u dhaca levelka qof ad qabto ama la galmoto kama qadayo ama waxa isku dhashan ku dhici mayo.
somalida dhiba haysta waxa weeye in ay xanuunka qariyaan dadkan xanuunka qaba si ay iyagu isu guursadaan waa in laysu raadiya
Illaahow rabbow caafimaadi io dhammaan intii muslimiina oo la xanuusn xanuunkn intii caafimaad qabtana illaaahy haka Nabadgaliyo Aamin Aamin
Niman raged weye wlhi ilahY ha cafiyo anagana hana amn sado😪
Aamin yaa rabi 😊😊😊
Ilaahey ka baqa oo dadka amaan siiya oo waa dad idinka oo kale la mid ah.niigana sharaf badan tuugoyinka somaliska ah oo dad takooraya.cuqubo ilaahey rabaani ah idunku rid.jaahiliin aan aqoonin bini.adamnimada iyo sida dadka loo xishmiyo ama loo respekt gareyo.
Maasha allah mahadsanid aqoondari baa jirta
illaahay ha caafiyo inta xanuunsan
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Mansha allah diraac keep going sxp shaqo wacan ayaad dadka u haysaa illahayna ha caafiyo cafimaad sareeca ha siiyi dhaman cidii jiran like haygala bakhaylina
Allahayow kadulqaad caafimad taama allaha siiyo ayaga iyo intii kaloo qaba
Qaf kawa HIV iyo qafan qawan way isqursanikaran waya.Qafkaan kawiin wuhuu laqii kaninika preps 8bari kahor intaay isuqalmoniin. Hoyadha markay dali anugaa walaa batbathina, haday naska kubilawdha ila lihbilot waxkale masinkarto hita biyo. Hadikale naska waa inay kailalisa unagaa waligiis
Naa dadka hawaalin wxu aqoon bay rabtaa jiko la xallinayo mahe
Naa umada cudurka hau sakhirin intuu.hayo ilahy ha caafio qofka markad guursato.ileen wxkastad la wadagaysa naftad la qaybsanysaye inu ku.dhaco waa qasabe
Alaha idincafiyo raxmanka
Allha cafiyo qof walboooo xanuusan .
Oh allaha wuu idiinkaa qaadi kara 😭😭😭😭amiiin
#Nasro ahmed wlshy subscribe isaar
Wllo hadadan waax xumanah do dhigeen waan ku sarey
@@nasroahmed3094 haye wlshy
Waagaan wada qayili jirnay buu bahalka igu dhacaye adigu ma isbasrtay
AllaH ha ka dulqaado
Ilaahay dhamaantood ha caafiyo
Guurkii bilaa macnaha ahaa hiv baa la dhaxlay.
Ilahay haa cafiyo
Alle hacaafiyo dhaamaan🤲🤲🤲
Odayga cabaarbu iga qosliyay
Allah haku cafiiyo
Ilaahow caafi
Barnaamijka caadi maxaad ugu soo deyn weydey
Ilahay ha cafiyo Aderka, walal waxa jeceshay ilahay haku siyo Subscribe Igu cawi 🙏
Hore usoco sxp diraac
Allh cafiyow anagana allh naga qabto ya allh
ilaahy hacaafiyoh
Odaygu waa itaxaan “naa waagaan wada qayili jirnuu igu dhacay hhhhhh”
Aallah ku caafiyo
War mash alh cudurka hada wax sida u wayn ma aha waa un in ad masuul tahay oo aad qof ka qarin wadna in ad qadata dawoyinka mideda kale hadii oo hoos u dhaca levelka qof ad qabto ama la galmoto kama qadayo ama waxa isku dhashan ku dhici mayo.
Allow caaafi
Ruuxii cadho ale kudhacdo e xubintiisa xun kawaasha umbuu heli waxasi ilahow naga ilali alxamduliha
OdaY qosoL baDan 70keH waa carareN😂😂
Wuu ka aarsaday naagtaas😂😂😂100%
Alow caafi
ilahow ka cafi
Bisinkow ciidan iyo darawal lagama waayo ilahow naga badbaadi
Ilaahayhakucaafiyo
Subxallah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭scw
Cudur jira ma aha
Wuu jiraa intuu hayo allah ha caafiyo .. guurka ka hor halays baadho
Iyagana ale hacaafiyo
Raggu guuskina maamula meel kasta ha la gelina
Illaahow rabbow caafimaadi io dhammaan intii muslimiina oo la xanuusn xanuunkn intii caafimaad qabtana illaaahy haka Nabadgaliyo Aamin Aamin