Hadu xanuunka isku ogyhy muu dhihi lahyn dhakhtar yaan tagaya ma dhihi lahyn kenya ayan tagaya ma dhahen,lacag hadu haysto gabadhaba wey haysta,14sano ayey kala maqanyhn xanunka 14cisho aya lagu ogada Alahu Aclam wx jira
Asc, Ninkaas uun baad difaacaysaa. Ma aadan keenin wax caddayn ah kiiskaas. Waa wax laga xumaado in aad ka hadasho gabadhan aaminsan in ay dhibane u tahay kiiskan.
Warqada Abdihaafid uu keenay wexey ca deyneysan in qofka cudurka qabo lkin daawo u qaato. Hadi aad rabtan kuqora xarumaha cafimadka o turjumanka xata wa fahmeysiine
Waa sax baritaanka oo dadka dhan wada arkaayaan ayaa laga rabaa taas ayaa cadeen ah maskiintaasna alle ha caafiyo mida kale maamada ridwaan ayaa waday ee kaligeed baaritaanka ma aadin
Waa adiga ku celcelinayo wadado Yaa kugo yiri wadad ma qaldamo. Warqada adiga ma marqati ka ah mesha lagu sameyey. Marki la qadayey testiga adiga ma marqati ka ah.
@@yurubereg8928no it means the virus levels are too low to be detected. He has been taking his medication. It’s easy to prove this if he really wants to.
Waxa uso aadaya Nairobi inu gabdha xaqeeda meel kale ku jeediyo khiymadi hore mida la mida ayuu so wada. Illahay xaqa gabdha ha ka so ifa bixiyo wadadan mahe waa wanine dèeqa illahay xaqaga ha ku guuleyo
Naa i dhagayso naag dhowr iyo tobN sano ka hor la firay maxay sheegin hadaba xaasbu leyahy ma xaqiqda adigu ogtahy naa anu wllkey yahay yasin Xasan xoolahisa lo socday
Xaqiiq waxaa lagu ogaan karaa haduu qabin waa in u cadeeyaa marka ay kalaba labeeysey wallahi waan ka shakiyey laakiin anaga ur ku baalo ma nihin waxaa lagu qancaa live in loo arko si logu shaki baho😮
Gabadhuba ma qarin inuu wadad ahaa wana mida ay ku aamintay lakiin aaqiraa xisabtaal ninkaa haduu asagu sumeyay oo uqariyana ale ha usoo dhiciyo xaqeeda
Not Detected macnaheedu waxey tahey Qofka dawada qaato marka test laga qaado Vires ka HIV ga Active maha lakin dhiiga wuu ku jiraa sababtaas ayaanu Positive ama Negative u soo saareyn.
WADAADO HADAY YIHIIN MAXAA CAMERADA MA XAARAAN BAA SOW KAN WADAADADA DHAN NA HOR FADHIYAN MAALIN WALBA WAXAAN WA DIL HADII DIL AY IMAATANA MA JIRTO CAMERA SIDAAN AH IYO WAXAAS
Yaa idinku yiri HIV test baa negative la isa siiyaaa horta ??????? HIV test you can only get Detected or Not Detected somaliyeey wadamo aqooni taal baad joogtaane wax barta subxaana Allah
Buskudow see cml asaga uma dhaaran karo wllkis inoo qabo, teda kale naagta ino fure iyo inoo qabo dalqada uma haayo meeshaas waxaa sii dheer unditected micnaheda mahin negative ee viral loadka yar waaye kaliya
Waxan aad ka hadlaysa caqli gal maaha niinka hadii aanu wax isku ogayn ayar hays baadho so live ah hadii xanuunka lagu waayo maxakamad gabadha ha saaro magdhowna halooga qaado hadii lakiin uu diido live in uu test ku qaado dee marka isaga ayaa xanuunka qaba e hala dacweeyo gabadha magdhow ha siiyo Hada abdixafid waraysigi labaad Wuu ka diiday hadii anu wax isku ogayn kolay ma diiden
Why, does he go there, if he is telling the truth, he can do the same thing she did, if he is not cheating, she has to find her rights as other people, brother, but thank you for your information
Wadaado ma gashaantiyo oo maxajamado ah baa iyagu markaa maxay camera da u diidi mida kale ma ha soo fariistaan ama ha iska daayaan kaliya waxaan ku qanacnaa in uu sameyo intii abdi haafid offer gareyey turufu
Listen young boy there is no one in the world o saadsanayo cudur maa fahanthay ee meshaan haa is kuu cebenin sxb . Gabdha somaliyeeda uu daanin inta niikan dambilaha aah u danini laheed
Undetected macnaheedu ma aha maqabo cudurka ee waa kujiraa jirkiisa laakiin dadka kale uma gudbin karo, waxaana la arkaa marka uu qofku daawada qaadanayay muddo dheer 6 bil iyo kabadan in dhiigga laga qaado jawaabtiisu noqoto Undetected.
Cudurka haduusan khabin ha is cadeeyo gabadhaba wuxuu ku khiyaanay waxeey eheed in kaligii soo hagaajistay warkhada sidaas ayaa loogu mehriyay ninkaan wuu kawar wareegayaa runta ha is cadeeyo si liv ah haloobaaro waliba dhaqaatiir asaga uusan shaqo ku laheen haloogeeyo
Nin yahow soomaali waxaa Kujiro dad danbi baarista kashaqeen jiray marka jooji beenta ninka waaqabaa warqaduu cabdi xaafid soo dhigay baa google lagaliye Waa qabaa cudurka ee gabadha diyadeeda bixiya hadii kale caada joojiya
Daawo ilaa dhamaadka xaqiqda ogoow like & subscribe saar
هلا يا محمد
Buskud arinkaan cadaabta howgu dhicin !! Reer kan isku cid baanu nahay sidaan HIV waanu ku riday
Who cares what they show you he needs to take live test
Absolutely we don't care, let them show us in live
Yes live test as she did
Salaada iyo tasbiixda badi abaayo
Geel dhalay caanihiisa cab
Waa kaa tagayaa inshaa allah
War ma rabbi Live isagoo labaarayo ha isa soo duubo. waraaq iyo war ma rabno.
Sxbow ninku lacag haddii uu heysto waa uu sameysan karaa warqadaan , ee sidda gabadhu isku baartay ha isku soo baaro haddii uu run sheegaayo😢
Hadu xanuunka isku ogyhy muu dhihi lahyn dhakhtar yaan tagaya ma dhihi lahyn kenya ayan tagaya ma dhahen,lacag hadu haysto gabadhaba wey haysta,14sano ayey kala maqanyhn xanunka 14cisho aya lagu ogada Alahu Aclam wx jira
Masamaysan karoh waliba qurbaha lagama saman karoh
@@fartundahir1380 Cabdullahi Shideeye oo kale Kuma taalo miyaa England queen
@fatiman2077 micnaha waxa uu Africa u soo aadaayo maxaa waaye maa meesha live ahaan laagu baaro sidda gabadha loogu baaray.
Waxaa cadeyn kuugu filan sister inuu xanuun ka qabo qodobadaan soo socda:
1Midda kale maxuu gabadha oga cararay haddii uusan xanuunka isku ogeyn.
2. Maxuu Maxkamada Norway oga cararay oo xaqiijisay inuu cudur ka qabo.
3. Maxuu gabadha 18 sanno oga maqanyahay haddii uusan cudurka qabin.
4. Maxuu passport kiisii oga cararay gabadha.
5. Maxuu markii lagu mehrinaayay oo uu soo sameystay warqadaha beenta ah .
Asc, Ninkaas uun baad difaacaysaa.
Ma aadan keenin wax caddayn ah kiiskaas. Waa wax laga xumaado in aad ka hadasho gabadhan aaminsan in ay dhibane u tahay kiiskan.
Undetected cudurka waa qabaa laakiinse waa very weak . Cudurkaan xataa waxaa la ogaan karaa labadooda qofkii horay u qabay.😢😢😢😢😢😢
Warqada Abdihaafid uu keenay wexey ca deyneysan in qofka cudurka qabo lkin daawo u qaato. Hadi aad rabtan kuqora xarumaha cafimadka o turjumanka xata wa fahmeysiine
Ilaahey xaqeeda ha muujiyo
Rer kaas gabadha magtedii ha isa bax shaan
Waa sax baritaanka oo dadka dhan wada arkaayaan ayaa laga rabaa taas ayaa cadeen ah maskiintaasna alle ha caafiyo mida kale maamada ridwaan ayaa waday ee kaligeed baaritaanka ma aadin
Allaha caafiyo maskiinta lkn hadii ninkaasu kuriday nolosheeda ayow burburiyay
Waxa kuu dhaantad inaad iska aamusto waxan oo kle waa ceeb
Waa adiga ku celcelinayo wadado Yaa kugo yiri wadad ma qaldamo. Warqada adiga ma marqati ka ah mesha lagu sameyey. Marki la qadayey testiga adiga ma marqati ka ah.
Not detected is not negative it means the virus is not active right now
Walaal saas maha not detected means lagama helin
@@yurubereg8928no it means the virus levels are too low to be detected. He has been taking his medication. It’s easy to prove this if he really wants to.
Undetecte iyo negative waa deferent
ilahaw hanah badin somalih Qadhmun
Alla.aof dhn caafimaad.aaba buu sumeeyey wlle akhiro waxba kuyaaal reeerkiisa oodhn yaaba udhWaanyaa
Not detected is the same as negative.
Hadu Nairobi taho ridwan hala kulmo sidi gabadha hortanada halagu baaro
Sidaas ayee wadaado ku yihiin iney gabdh soomaliyeed uqariyo xanuun
Nairobi haduu utago ridwaan oo sida gabadha uu sameeyo waa laguqan caa laakiin anigaa soosameysanaayo lagumaqancaayo sababtooah Kenya waa lacag
If you take medication as required it's reaches a time when the virus load is undetected
Waxa uso aadaya Nairobi inu gabdha xaqeeda meel kale ku jeediyo khiymadi hore mida la mida ayuu so wada. Illahay xaqa gabdha ha ka so ifa bixiyo wadadan mahe waa wanine dèeqa illahay xaqaga ha ku guuleyo
Africa haddii uu soo aado waa xarunta musuqmaasuqa😢😢
Haduu soo aado si loo wada jeedo ayaa looga qaadaya sxb
Hhhh
@@deeqoahmedsomaliyaguul7685 sax maahoo queen
@@AbuubakarYuusuf-gm5em africa lalusha wax walba kaga filan ado layf utagan xatta walagu qadsina war adan kuqancin
Waxa uu uso aaday sow ma ahan musuq maasuq iyo waxuu lcgtiisa uu kudabaro
Runti Aniga aragtidayda wax aad nala wadaagtay Oo gaara ma arko 😂laakiin waa kutagera
😂😂😂😂
Baxar ayaan lagu galinin ninka cabdixafid ayaa wareeystay mar kale ayu balamiyeey in u la hadlo wuu diiday
Naa i dhagayso naag dhowr iyo tobN sano ka hor la firay maxay sheegin hadaba xaasbu leyahy ma xaqiqda adigu ogtahy naa anu wllkey yahay yasin
Xasan xoolahisa lo socday
@@naimaabdisaid4845 ina adeer islaamahaan wada qorqorayo waa wada maafiyo lacag beey rabtaa walaahi waabeen abuur maafiya soo baxday kuwa wax qorayane waa maafiyadii uun hassan waa inadeerkeey waane isla daganeen mudo dheer live u aqaanaa
Walaslihiisa iyo isaga waxay kala qaateen iyagaa isla dhashay laskiin islasntaan lacag beey raafineeysa helina meeyso@@AmatuAllah2
Xaqiiq waxaa lagu ogaan karaa haduu qabin waa in u cadeeyaa marka ay kalaba labeeysey wallahi waan ka shakiyey laakiin anaga ur ku baalo ma nihin waxaa lagu qancaa live in loo arko si logu shaki baho😮
@@Zahrakiin-so5pp maxaa horta adinka idinka shaqo jiro dadkii is guursaday kala tagay intuba ma tihidiin anaa kuugu dhaarankara inuusan waxba qabin ee miskiinkaan lacag loo daba joogo maadaama uu dhaqaalo haysto dhaqaalane sidaa laguma helo waxaa u dhaantay walaal dhibkaan baa igu dhacay I caawi ineey tiraahdo wuu caawin kahaa laakiin masabid iyo been iyo borobogaando waxba laguma raadsho iyada uun baa is ceebeeysay
Buskudoow mama deeqa maxey tahay waaba isla ektihiine walashey dheh almino
Gabadhuba ma qarin inuu wadad ahaa wana mida ay ku aamintay lakiin aaqiraa xisabtaal ninkaa haduu asagu sumeyay oo uqariyana ale ha usoo dhiciyo xaqeeda
Aleh hku caafiyo Wllo qli
Mohamed buskut arinkan kagaabso qof dhana dulmane ah
Not Detected macnaheedu waxey tahey Qofka dawada qaato marka test laga qaado Vires ka HIV ga Active maha lakin dhiiga wuu ku jiraa sababtaas ayaanu Positive ama Negative u soo saareyn.
Waxaasi wax soconaya maaha do u think inuu walaalkii runta ku sheegayo
War Sidney Gabadha isku baartay ha isku baaro cadeeymo dhab ah ninka. Muxuu isku qarinaya. Ha is cadeeyo Bari yeelo
Allow daka sii risiq xalaala
Thanks bro😊
Subxaanullh in la is fadeexeeyo ma fiicno mar haday musiibo ku wada dhacday😢
There's good doctors in London why don't you see them it doesn't make sense
Waad Saxan tahay %% mahamed ilaahay baa garashada iyo xaqa kugu sugay ❤❤❤ thanks my big bro
Boyntiga aad ka hadlayso ma fahmin wllkey
Ayadoo blood test la qaadin dhaqtarkiisa buu health recxordkiisa oo dhan from 2009 ka soo qaadi karaa
Walaalow Hana wareerinin qof somali miyaa walaalkisa jabkisa iyo qaladkisa Ku qiraayo hda gabar la diley la dafiroya dambiile la taageroya
Waa qaldantahay wlalo not detected lagama wado ma qabo. Waxaa laga wadaa inow qofkaasi dawadiisa sifccn u qaato ugu yaraan 6 bilood marka wax baar ninyahow
Warya nac nacada nala tag ila hada dhex dhexad ma tihid ninka u hiline
Wax baa qasan waa in live test laga qadaa
Waxaad ku tiraahdaa walal kaa kexee Hospital gaa soo duub
Mida kale
Abdihafid ban anaba indhaha noo saarey
Reerka hadey rabaan in ay is bariyeelaan sida gabadha isu cadeysay ha isu cadeeyo ee sidaan lagumabarinoqdo
Waa sx hadalaka maxamed
Labadaba mid ima xigo hadana gabadha ayaa lajiraa maxaa yeelay ayaa cadeymo badan natustay tankale gabdhaan in badan ayey qeylineysay 5 sano kahor ayaa amaal keyse waresatay gabadha soomaali dhan ayaa lajirta qabiil baxuu taraa allaha xaqeeda cadeeyo qadara
Undetect kuma haayo ma ahan virus ka wuku hayaa Lakin ma gudbin kartid waaye negative lama mid aha
WADAADO HADAY YIHIIN MAXAA CAMERADA MA XAARAAN BAA SOW KAN WADAADADA DHAN NA HOR FADHIYAN MAALIN WALBA WAXAAN WA DIL HADII DIL AY IMAATANA MA JIRTO CAMERA SIDAAN AH IYO WAXAAS
#mohamed buskud
sheekadii tahriibka qaybtii 5 naad waad ilowday 3sano kahor maxaa kugudhcy sxp
Xaqa hadii afka la qabto feedhaha ayuu ka dilaacaa
Alle ayaa xaal og
Soomaali hadaan nahay hal ill iyo hal dheg ayaa noo shaqeeyo iscadee dheh ninka live test ayaan ku qanacnaa u sheeg maraamarsi lamarabo 😮
Mohamed buskut wilka abdiraxman koronto ladahayo abihis in Mido xanunsan mxa oga amusten adhi iyo hosow isku rera thn
Buskut waxaas wax lagu hadlo maahan ilahey ka cabso
We need test
Haday inay isbariyelan ayy raban hasogadistina live tested hasameya
Walalka qabri hakuka galo.
Stage 4 wali lama ogaan baan ufahmay
Yaa idinku yiri HIV test baa negative la isa siiyaaa horta ??????? HIV test you can only get Detected or Not Detected somaliyeey wadamo aqooni taal baad joogtaane wax barta subxaana Allah
aniga iska baaray oo la isyay hiv aids negative aya thu saxibey realise noqo dadka haqaldin
Cidu wiilkooda ayay difaacayaan
Ilaahay baa og.
Hadii niinku anu xanuunka isku ogayn inta live uu isku baaro ayuu gabadha dacwayn laha hadii wax laga waayo lakiin hada badhitan live ah ma samayn isaga ayaa laga shaki sanyahay
Mxamad warka iska dhaf anaga warkas kaqadan mayne orado cunugaga cayarsiso
Nuhuu nuhuu Harald ma ahan sxb cadeynta kaaley live halaguu baaro la yiri myxuu u diidey
Dadka Hortooda ha isku baaro sida deeqa hadi kale warkiisa socon maayo
Buskudow see cml asaga uma dhaaran karo wllkis inoo qabo, teda kale naagta ino fure iyo inoo qabo dalqada uma haayo meeshaas waxaa sii dheer unditected micnaheda mahin negative ee viral loadka yar waaye kaliya
Wax Alla waxaad ka hadashay ma jiro ninku waa sheekh yaa kugu yidhi sheekhyadu kamarada kama hadlaan wax kastaaba hadaad samaysaan ninkaasi isgaa qaadsiiyey inantaas cudurka hadii aduunka aan wax lagaga qabana aakhiro ayaa sugayaa ama naagi hasoo neefsato ama nin uu qabaa uu qabaa ee umada haka daayo cudurka uu kula wareegaayo
Bacteria undectative. And viruses can be positive and negative.. waar waxaas waa sheeko waa waadad ku isga bad galay.
Waxan aad ka hadlaysa caqli gal maaha niinka hadii aanu wax isku ogayn ayar hays baadho so live ah hadii xanuunka lagu waayo maxakamad gabadha ha saaro magdhowna halooga qaado hadii lakiin uu diido live in uu test ku qaado dee marka isaga ayaa xanuunka qaba e hala dacweeyo gabadha magdhow ha siiyo
Hada abdixafid waraysigi labaad Wuu ka diiday hadii anu wax isku ogayn kolay ma diiden
Luuqada hadaa aqoon
Goole gali midaa taqaanid
Kubaar waaqabaa cudurka
Daawada ayuu toos uqaatey
Runta sidaa weeye
War beeenta daaya oo waxbarta
@@fartundahir1380
eedo waan baranay marhore
Cadeen saxa la imaada
What does the word undetected means google
It means the levels of the virus are too low to be picked up by the test. This happens when people take the medication for a long time religiously.
Gayr cayuuqe ma taqaan sweden dagan
Waxaaas ooo dhibaa maxa keenay maa isagana live isku baaaro wax weyn mahane maxaad qarineysaaan
Maya gabadha badhitanba diyar mayna u ahayn ridwanba qasbay wax. Ay iyadu wadatay ma ahayn de
Reerkaas dulmi inay ku heshiyeen bay u eg thy lkn alle ayaa og
Warqadh wa lasameysaan kara
Hadii aad wadaad tahay 📷 diinta.meey kaasaare micnaha 😂😂😂😂
Hadda tahay aidisle walaakiis yeela hadalka cabdixafiid haddii kale dadka aidiska u qariya
Walaalkiisa wuxuu daganyahay swedhan waa curadkoodii waxaane la dhahaa xuseen ali seylaan waane isku aabo isku hooyo maahan
Ayada kaamiro ayaa lagu haay laakin ninkaan ayaa kamiro ku haaydoono
Mohamed Waa runtaa Walaalkey Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲 Shugran inbadan
14-sano kadib ma Gürsan miya??
Why, does he go there, if he is telling the truth, he can do the same thing she did, if he is not cheating, she has to find her rights as other people, brother, but thank you for your information
Haday shekada gabdhu shegtay runtahay inanta dhanwalba ukaga ciyaray wlhi haday toledahay magtedi xaqedi haloga qado hadi mellaisku maxakamadeyo jirtana hala saro
Wadaado ma gashaantiyo oo maxajamado ah baa iyagu markaa maxay camera da u diidi mida kale ma ha soo fariistaan ama ha iska daayaan kaliya waxaan ku qanacnaa in uu sameyo intii abdi haafid offer gareyey turufu
Listen young boy there is no one in the world o saadsanayo cudur maa fahanthay ee meshaan haa is kuu cebenin sxb . Gabdha somaliyeeda uu daanin inta niikan dambilaha aah u danini laheed
Yaa ku dirsaday
Qof cudur ku ridin cudur igu riday ma dhahisy wax jira 👌
Aslc maxamed not detected is not mean nagetive
Subxaan Allah 😢
Undetected macnaheedu ma aha maqabo cudurka ee waa kujiraa jirkiisa laakiin dadka kale uma gudbin karo, waxaana la arkaa marka uu qofku daawada qaadanayay muddo dheer 6 bil iyo kabadan in dhiigga laga qaado jawaabtiisu noqoto Undetected.
HIV test results you can only get Detected or Not Detected marka Not Detected means negative
Kkkkkkkk cajiib wadaad baan Ahay waa sidii oo ninkii hore ku khiyaameeya gabadhii
Wadaadow xalqado isgil gil fadh kagama godo sidii gabadha live hausubaro
Cudurka haduusan khabin ha is cadeeyo gabadhaba wuxuu ku khiyaanay waxeey eheed in kaligii soo hagaajistay warkhada sidaas ayaa loogu mehriyay ninkaan wuu kawar wareegayaa runta ha is cadeeyo si liv ah haloobaaro waliba dhaqaatiir asaga uusan shaqo ku laheen haloogeeyo
Abowe kenya everything it’s money so London mu isku baro gabadhan maskinta ah lacag ma heysato
War asxabey gabdhu yay somali katahy bal iga daba geya😂
Waa layab waxay ehelkisa oo Sweden jooga la gubanayan ilow miskinada xaqeda u ifi MJ wax bay dedaya dadku maha Stubid Alhu Akbar.
Kamaraduna dabimaha wadad nimaduna dharka maha
Qof cudur saadsanayo maleh ee asaga udhaw inuu lacag dhiibo
Nin yahow soomaali waxaa
Kujiro dad danbi baarista kashaqeen jiray marka jooji beenta ninka waaqabaa warqaduu cabdi xaafid soo
dhigay baa google lagaliye
Waa qabaa cudurka ee gabadha
diyadeeda bixiya hadii kale caada joojiya