Gabayga Guurdoon iyo Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid Ka bogo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 4 ปีที่แล้ว +10

    7:10 Godkan Herer, gudaha Ciidagale, tan iyo Gaaroodi
    Gambadhiyo Garduur iyo ilaa, Sugumo guudkooda
    Cidhiidhyaha goshoodiyo halkuu, geelayagu daaqo💖

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa abwaan ilaahay gabayga ufududeeyey wuxu yidhi gadabuursi iyo ciise iyo gaanka sacad muuse anigaa sacad muuse ah qabiiladii somaliyed oo dhan ayuu kuso qaaday gabayga amaantoodii

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan ahay gobolada ssc runtii cabdiwaaxid gaamadiid abwaan qiimo badan aftahamada suugaanta taariikhda iyo afsoomaaliga hibo loo siiyey weeye dadnimana ku darsaday abwaan qaaliya hore usoco waxaad tahay abwaan dhaba illaahay haku xafido

    • @abdullahifarah292
      @abdullahifarah292 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 zxp afarsano kadib xaguu kudambeeyay

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Inaader gacalow guul waarta ku noolow 🇸🇴

  • @fadumamohamed1357
    @fadumamohamed1357 7 ปีที่แล้ว +5

    illaahaw cadawga Gacanta hakuugalin abwaan Somali wayn waanku taageeraa

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 6 ปีที่แล้ว +5

    Www.geesi abdiwaxid gamadiiid waa wiilka kaliya taageero u hayo abwaaniinta somaliyed wana inan qalbi wanaagsan dadkuna u siman yahay alllahayow cadawgaaga jabi oo cidhiidhi gali❤❤

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 6 ปีที่แล้ว +4

    Waan ku faanaa walalkay qaaliya aqoonyahan/ Abwaan c/waahid Cali gamadiid ilaahay haku xafido haku sharfo haku dhowro waanan kuu ducaynayaa

    • @engsamataryousuf7370
      @engsamataryousuf7370 6 ปีที่แล้ว

      Maansha allaah

    • @golemedia3871
      @golemedia3871 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah alleylahi waa nin qiimo leh.

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 7 หลายเดือนก่อน

      Ninka hada yaa inoo soo celiya

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah, alow noo xifdi oo noo soosaar ragbadan oo kanookale ah

  • @zeinabhassan7753
    @zeinabhassan7753 5 ปีที่แล้ว +2

    Wa. Gabay. Cajiib. ah. Dhulkay. Quruxda. Ku. Dhameed. Buu. Maray. Gabyaagu. ee. Somaaldu. Dagto

  • @abdimohamed4959
    @abdimohamed4959 4 ปีที่แล้ว +3

    Nin walba cidiisa inta laga sheegay ayuu soo qortay
    Alla maxaa aman jeceahihiin🤣🤣

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha.Allah Allaah Alle haku xiftiyo
    Aftahan C/ waaxid🙏

  • @fatahshow3387
    @fatahshow3387 8 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay ha xafido abwaankeena waan abwaan ay ku dheehantahay dadnimo murti geesinimo diin iyo waxyaabihii soomaalidu dhaqan u lahayd waana abwaanka qudha ee gabaygii la yaqaanay ku sii hadhay ilaahay cimrigaaga iyo cilmigaagaba dheeree cadowgaagana jabi abwaan

  • @yahyemahamod4294
    @yahyemahamod4294 5 ปีที่แล้ว +1

    illaahy haku daayo cabdi waaxid pure ciidagale thy

  • @sahramukhtae1949
    @sahramukhtae1949 4 ปีที่แล้ว +2

    Goobta Habar Yoonis Maaha Allah

  • @naciimadayib6659
    @naciimadayib6659 6 ปีที่แล้ว +7

    yaa isku haya inuu arabku geedlabka isaaqa yahay run buu sheegay abwaanku

    • @khadiiryousuf7111
      @khadiiryousuf7111 4 ปีที่แล้ว

      waar wa apwan buuxa lkn zhp ma arap ee nin xasan ciise ah ninku cabdiyaroow wllo

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed 4 ปีที่แล้ว

      Tolkay Arab waa geedlabka isaaq aniga oo nin habar jeclo ah baa ku sheegaya inaadertay nimco quruxeey ❤❤❤

    • @mustaphamohamoud205
      @mustaphamohamoud205 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah thanks

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah guul iyo gobonimo

  • @nimco4944
    @nimco4944 8 ปีที่แล้ว +4

    waaaaw Masha Allah afkaaga caano lagu qabay Wlo Cabdi waaxid

  • @abdulahimuhumed4481
    @abdulahimuhumed4481 8 ปีที่แล้ว +4

    qabailka somalia abwaank guulayso alaha kuxifdiyo

  • @aweyssayid361
    @aweyssayid361 5 ปีที่แล้ว +2

    waa abwaan runtii dayar lakin halku dhigayo gabayga waa sidii abwanadii hore sida timacade iyo kuwi lamidka ahaa

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 5 ปีที่แล้ว +10

    guri marexeena 💗💗💖💖💖💕💔❤💚💛💜💜

  • @a.mm.6742
    @a.mm.6742 4 ปีที่แล้ว +1

    Asalama alaykum i
    Abdi waa mama waxay
    Ku weydisey sababta
    Aad godobta uga gashay
    Ills adeertay

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 ปีที่แล้ว +1

    ilaaheey ha kuxafido geesi geesi dhaleey aad ayaan kutaageeraa elaaheey ha kuxafido ilaaheey hanooooooooo kaaaaaaaaaadhaaafo Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin

  • @MohamedAhmed-wb8bz
    @MohamedAhmed-wb8bz 3 ปีที่แล้ว

    Halogurmado gamadid by caydeed majerten

  • @abdirisakmohamedhassan4989
    @abdirisakmohamedhassan4989 4 ปีที่แล้ว +1

    Lyrics hanaloo sameeyo hadaan tolnahay

  • @nimcanmohamed2215
    @nimcanmohamed2215 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan c/waaxid guul guul

  • @ismailali9782
    @ismailali9782 7 ปีที่แล้ว +4

    Afaray la isu geegeeyay bay golaha keenaane gaadadiisa waxa fadhiyabaan laga gayoonayne

  • @ahmedakshey6082
    @ahmedakshey6082 8 ปีที่แล้ว +3

    abwaan qaaliya alle haku xafido

  • @faysalxuseenmaxamed9611
    @faysalxuseenmaxamed9611 ปีที่แล้ว

    Man shalah

  • @mohmedosman5907
    @mohmedosman5907 7 ปีที่แล้ว +4

    maansha Allah ha ku xafido

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว

    Goday iyo ogaadeen ilaa sibiyo geeloo kor ❤

  • @mohamedmuse7067
    @mohamedmuse7067 3 ปีที่แล้ว

    Ma qalanqal baathy maxaad qoys unoqonwayday

  • @abdiyare8516
    @abdiyare8516 5 ปีที่แล้ว +1

    Guriga #sheekhaashta 🔥

  • @ahmedbashiir732
    @ahmedbashiir732 6 ปีที่แล้ว

    allah haku xifdiyo abwaan gamadiid dgibna allah kuma tuso

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 ปีที่แล้ว +3

    abwaan c/ waxid abwaan gaasabaxay aabahaa ayaa garta yaqaaney

  • @abokorkalay9630
    @abokorkalay9630 4 ปีที่แล้ว

    Seedi abwan laysku raacay ayaad tahay

  • @XabiibaSaleebaan
    @XabiibaSaleebaan 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 5 ปีที่แล้ว

    Ala yaacisak ale haku dhawro afkaaga caano geel lagu qabo

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 4 ปีที่แล้ว

    abwanku wuxuu ka dhashay garxjis ciidagale +habar yoonis iyo ciidagale ayuu gabayga xoogaa ku amaanay qabiilkiisa

  • @mohagurdanshe2304
    @mohagurdanshe2304 6 ปีที่แล้ว +2

    Gaalkacyo ceyr saruur nimanka loogaaro

  • @triplecawil304
    @triplecawil304 6 ปีที่แล้ว +2

    Man sha alla yaa abwan

  • @rifaiahmedali3807
    @rifaiahmedali3807 2 ปีที่แล้ว

    Qabiilkaa arliga gogliyo geeshka habaryoonis

  • @khaliifdheere
    @khaliifdheere 6 ปีที่แล้ว

    *Guriga **#Sheekhaasha**!*

  • @hindasaid4470
    @hindasaid4470 4 ปีที่แล้ว

    Allow waxmagaratada shartooda kaqabo.

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @weeshzancaydiidcali1758
    @weeshzancaydiidcali1758 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw

  • @cabdallaadan4294
    @cabdallaadan4294 4 ปีที่แล้ว +1

    bali gubadle arabka gobta ah geedlabka isaaqa

  • @sawdaqani9379
    @sawdaqani9379 8 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh tnx abwaan

  • @اسداسد-ث8ب
    @اسداسد-ث8ب 6 ปีที่แล้ว +2

    masha aallaah abwanka allah xiftiyo

  • @ramliishdiamond8398
    @ramliishdiamond8398 ปีที่แล้ว

    Lp❤

  • @suleymanibrahim4541
    @suleymanibrahim4541 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @axmedyaasin7354
    @axmedyaasin7354 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan qaaliya

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed 4 ปีที่แล้ว

    Somalidu qabiil jecla ma reer ka maqan baa jira meesha maxaad la soo.qoraysan reer hebel kkkkk

  • @saynabsalebaan419
    @saynabsalebaan419 6 ปีที่แล้ว +2

    geesi

  • @mohamedshagax2524
    @mohamedshagax2524 5 ปีที่แล้ว +1

    GudaHa CIIDAGALE

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 4 ปีที่แล้ว

    Qabiilkaa arliga gogliyo geeshka habaryonis

  • @sucdisucdiabdi4218
    @sucdisucdiabdi4218 5 ปีที่แล้ว

    mnsha alaah

  • @nazrihello227
    @nazrihello227 6 ปีที่แล้ว

    afaraY sheeGta
    amase HaL. apuur
    apwaan c.Gamadiid
    nin La ereYo aH
    eelkan miidhiYaha keena

  • @zahraabdi9972
    @zahraabdi9972 4 ปีที่แล้ว

    Good man like you good Allah

  • @xaajiapdiraxman8778
    @xaajiapdiraxman8778 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan jira

  • @maxamedcabdi-mo3zk
    @maxamedcabdi-mo3zk ปีที่แล้ว

    M

  • @noorjimale5101
    @noorjimale5101 6 ปีที่แล้ว +1

    qalaan-qal waa maxay tollow hhh

    • @mahamuudjibriil5226
      @mahamuudjibriil5226 6 ปีที่แล้ว

      wa geed dadkuna cunin ariguna ama xolaha sad u taqano yacni faido ma leh

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk,qalaanqal waa geed, higlada ay isku bahyihiin,oo geed-abaareed ah

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      Qalaanqal anuu wax kale ayaan uaqaan.

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdihakimmohamed2561maxaad u taqaan? Ma dhiloodhin😭

  • @saynabsalebaan419
    @saynabsalebaan419 6 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @mige4275
    @mige4275 7 ปีที่แล้ว

    Axsan gabyaa

  • @ahmedgerdheere2131
    @ahmedgerdheere2131 8 ปีที่แล้ว

    cadi mahan

  • @sirdoonkasomaliland9873
    @sirdoonkasomaliland9873 7 ปีที่แล้ว +9

    bali gubadle arabkaa gobtaa geedlabka isaaqa

    • @khalidrashed2910
      @khalidrashed2910 7 ปีที่แล้ว +1

      gobta isaaaaq weyeee

    • @adanibrahim6322
      @adanibrahim6322 6 ปีที่แล้ว

      Sirdoonka somaliland viva geed labka isaaq

    • @fadxibarre6283
      @fadxibarre6283 6 ปีที่แล้ว

      Sirdoonka somaliland aaar meeriskaa ma la dhacay yaaa salaam

  • @cabdiraxin5686
    @cabdiraxin5686 7 ปีที่แล้ว

    Sh.Cabdi Waaxid

  • @cilmihashi2648
    @cilmihashi2648 7 ปีที่แล้ว

    Masha allh