ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid: Dhegayso Shan Ka Mid Ah gabayadiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 เม.ย. 2017
  • Wareysigan waxa qaaday Abwaan/Macallin Maxamed Axmed-Beddel 27kii Abril 2011ka. Waad ku mahadsan tahay inaad nala wadaagto.

ความคิดเห็น • 59

  • @mkhadarmuhumed3452
    @mkhadarmuhumed3452 2 ปีที่แล้ว +2

    MAshaa aaalh c waaxid magaacagaa ma qarsoomin sxp magacaaga hajiro

  • @bakersadiiq693
    @bakersadiiq693 5 ปีที่แล้ว +9

    Cabdiwaaxid gamadiid iyo maxamed badal macalinkii sugaanka iyo waliba aniga macalinkagii slan sare from Germany 🇩🇪
    Yaa ila dawayana 2019

    • @lolbob1906
      @lolbob1906 4 ปีที่แล้ว +2

      you are not from Germany . you are Living in Germany.

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 4 หลายเดือนก่อน

      @@lolbob1906you did nothing

  • @hindasaid4470
    @hindasaid4470 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay dartiisa kujeclay walalkay abdiwahid. Ilahow cadowga kahay. I love you.

  • @abokorkalay9630
    @abokorkalay9630 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa abwaan qiima leh
    C/waaxid gamadiid
    Seedi cimriga iyo caafimadkaba Allah hakuu barakeeyo

  • @jimcaleahmed1067
    @jimcaleahmed1067 7 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi waa abwaanka ugu qaalisan abwaanada dadiisa

    • @yaax3646
      @yaax3646 5 ปีที่แล้ว +4

      Waa Haldoor Doorkiisa Dhaafay

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 4 ปีที่แล้ว

      Beenaale ma ninkan Dhoodaan gabaygiisii koobi gareeyay !

    • @ahmedabdi4207
      @ahmedabdi4207 3 ปีที่แล้ว

      @@jameswilliam5247 dhoodan aa😂😂😂😂😂

  • @shuceybhasangurrey9403
    @shuceybhasangurrey9403 3 ปีที่แล้ว +5

    Raga afar meellood baa lagu qiimeeyaa,
    Waa dirirta dooda deeqa io dulqaadka,

  • @saidmohamed1211
    @saidmohamed1211 7 ปีที่แล้ว +5

    axyaa axyaa axyaa miyey garanayaan dadkani waa ka garanuuge abwaan cabdiwaaxid iyo macalin bedel cimriga alle ha idiin dheereeyo

  • @ahmedabdi4207
    @ahmedabdi4207 3 ปีที่แล้ว +2

    Mch ALLH abwaan abdiwahid ali gamadiid

  • @mkhadarmuhumed3452
    @mkhadarmuhumed3452 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlllhi ab waanada soomaliyeed isagan Ka tageeraaa

  • @mustafeshiine3315
    @mustafeshiine3315 ปีที่แล้ว

    Gabayadan dhagaysigooda kama daalo, Eebe cimriga hakuu barakeeyo Cabdi Waaxid Cali Ga'madiid.

  • @mahdicarab7653
    @mahdicarab7653 2 ปีที่แล้ว +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @abdimouse3870
    @abdimouse3870 7 หลายเดือนก่อน +1

    mash alah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +1

    Cisi iyo sharaf ku noolow aakhiro iyo aduunba🇸🇴☪️

  • @ilyaasshaacir9692
    @ilyaasshaacir9692 4 ปีที่แล้ว +1

    M.allh Abaan Allh kuxafido nolow inta nolol jirto

  • @user-ek7fx8rz1k
    @user-ek7fx8rz1k 3 หลายเดือนก่อน +1

    5:38 5:39 5:39 5:40

  • @aniitabaashi1850
    @aniitabaashi1850 5 ปีที่แล้ว +4

    الله يعرك
    sharaf kunool wiil somaliyeed c waxid masha alllah

  • @goljanno82
    @goljanno82 2 ปีที่แล้ว +1

    8:21 “subxaankiyo ilaah baan baryey iyo suurdaha culuse” waa shirki lkn abwaankeenu ulama jeedin

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah, ilaahay ha ku daayo

  • @cabdisalaamjimy1318
    @cabdisalaamjimy1318 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan ciwaaxid gamadiid waan taageeraa abwaan qaaliya qarni hore

  • @user-ek7fx8rz1k
    @user-ek7fx8rz1k 3 หลายเดือนก่อน +1

    17:04

  • @MohamedAhmed-wb8bz
    @MohamedAhmed-wb8bz 3 ปีที่แล้ว

    M. Caydeed majerten haladayo hanalasidayo gamadiid

  • @mahmudyusouf6962
    @mahmudyusouf6962 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan qaali ah Gama'diid

  • @abdullhiissaq1585
    @abdullhiissaq1585 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874
    @nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874 2 ปีที่แล้ว

    Alle ayaa wayn

  • @musdhafaxasan1953
    @musdhafaxasan1953 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @user-ls5ed6hw7s
    @user-ls5ed6hw7s 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 🙏❤❤👌

  • @cumareymacalin6626
    @cumareymacalin6626 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 ปีที่แล้ว

    Nin kani siduu isulahaa Dhoodaan koobigaree ayuu cidla ku dhacay waa kalsooni daro in uu qofku koobi iska dhigo

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan sare mansha allah

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 3 ปีที่แล้ว

    Afkaaga ilaahkaama gooyo . Inaadeer

  • @cimraanshara6661
    @cimraanshara6661 6 ปีที่แล้ว +1

    Salaan sare _ love

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 3 ปีที่แล้ว

    35:00 allahu akber

  • @abdilleahmed7101
    @abdilleahmed7101 2 ปีที่แล้ว

    Masllah ilaahow kuguulee waa nin aan hadalkiisa ubogay waayo waa afsoomaaligii aan aqaaney,

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 4 ปีที่แล้ว

    Allh kusharfo

  • @caaliyaxuseen9009
    @caaliyaxuseen9009 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Masha allh Masha allh Masha allh Masha allh Masha allh Masha allh

  • @user-lg5cq3pf8q
    @user-lg5cq3pf8q 6 ปีที่แล้ว

    masha aallaah nolow abwan

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 4 ปีที่แล้ว

    abwaan somaliyeed

  • @SakariyeMaxamedcali-w6v
    @SakariyeMaxamedcali-w6v 2 วันที่ผ่านมา

    Halkii gorofka lagu saydhayeey saaka maraysaaye😮

  • @rampatuga5390
    @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว

    Waa halyeey

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 ปีที่แล้ว

    RUNTU KUDHINTAY GAMAADIID👑

  • @MohamedAhmed-wb8bz
    @MohamedAhmed-wb8bz 3 ปีที่แล้ว

    Somaliyey maxa ninki garasho lodila ninan garasholahayn udila

  • @cimraanshara6661
    @cimraanshara6661 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadkay gii

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 3 ปีที่แล้ว

    Muccjiso

  • @Ramadan_Alif
    @Ramadan_Alif 6 ปีที่แล้ว +1

    alla yacizak

    • @maxamedaxmed6217
      @maxamedaxmed6217 5 ปีที่แล้ว +3

      waa abwaan aan ka gabyin qabyaalada iyo naxliga la caadaystay cidna ma aflagaadeeyo cidna ma amaano

    • @xamsemustafe1234
      @xamsemustafe1234 4 ปีที่แล้ว

      Asc abwaan mnsha allh

    • @xamsemustafe1234
      @xamsemustafe1234 4 ปีที่แล้ว

      Gabay dhe

    • @mohamedbile2175
      @mohamedbile2175 3 ปีที่แล้ว

      #rag waa culimo dadka inta garanaysaa ama fahmaysaa way yar tahay....

  • @abdikanimedia205
    @abdikanimedia205 4 ปีที่แล้ว

    R

  • @abdullhiissaq1585
    @abdullhiissaq1585 7 ปีที่แล้ว

    Avwaanka ilaahay hanoodaayo