QOOTO QOOTO HARGEISA PART 43 FULL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 535

  • @saidahmedadam1805
    @saidahmedadam1805 6 ปีที่แล้ว +222

    Waan idin ogahay inaad mesha ku jirtaane qodhiin iyo xeradiin inta duriyadda xalaasha ah
    Allah hadaad taqaanaan Like ta xun igu giijiya dee
    #QootoFamilyOneLove❤️

    • @bosteyoabdulahi1016
      @bosteyoabdulahi1016 6 ปีที่แล้ว

      Dhal Wadaad like lee miyaa baryadaan kkkkkkkk anaa 100 kuu saaraayo

    • @saidahmedadam1805
      @saidahmedadam1805 6 ปีที่แล้ว +1

      Bosteyo Abdulahi nasab xalaala waan ka aqbalay 100 huno

    • @bosteyoabdulahi1016
      @bosteyoabdulahi1016 6 ปีที่แล้ว

      Dhal Wadaad Thanks walal MCN .....

    • @saidahmedadam1805
      @saidahmedadam1805 6 ปีที่แล้ว

      Soo dhowow mahadi hayno dmbaysee kaftan.com@

    • @yusufxamud8392
      @yusufxamud8392 6 ปีที่แล้ว

      Dhal Wadaad SUBSCRIBE IGU CAAWI zxp qli

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 6 ปีที่แล้ว +3

    Thank U Abukar aad ba loo sugaayay Qaybta hoygi fanka lagu Matalayey like igu booba duriyada xalaasha ah Dhamaan reer sheekh isaxaaq iyo inta kaleba

  • @tumaayetumaaye2272
    @tumaayetumaaye2272 6 ปีที่แล้ว +161

    Inta Qur'aan ka jecel plz🙏🙏 Like ta hala dhaafinna

  • @schakurdahir5155
    @schakurdahir5155 6 ปีที่แล้ว +62

    Baxsaneey hargeisaay waanu ku sugaynee 😍👑❤️❤️

  • @hassansaleh8812
    @hassansaleh8812 6 ปีที่แล้ว +3

    16 minutes naagtu niman badana oo ninka gaaban ciil ayuu u dhimanayaa😂😂😂😂 inta dhaadheer like ta ku qabta niman iyo naagba

  • @kiinjaama4309
    @kiinjaama4309 6 ปีที่แล้ว +129

    inta tageersaN hipaaq gopaad like izaaRa

  • @danielahmedy
    @danielahmedy 6 ปีที่แล้ว +44

    24qifbaa iga hordaawatay intaasina waa inlajoogttay markiila jilaayayba ana ugu horeeya shacabka kale like iguqabo

    • @yusufxamud8392
      @yusufxamud8392 6 ปีที่แล้ว

      Samaale Ahmed SUBSCRIBE IGU CAAWI zxp qli

    • @naajadmostafe4459
      @naajadmostafe4459 6 ปีที่แล้ว

      Samaale Ahmed eqfhrtwu and the other is the he was hdusuddhf

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  6 ปีที่แล้ว +137

    SALAAN SHARAF . DIB U DHAC 20 MINT RAALI NOQDA KUN JEER WALALAYAAL

    • @schakurdahir5155
      @schakurdahir5155 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi mahadsanid libaax

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 6 ปีที่แล้ว +1

      War heedhe raali laayne gabadhan goorma la furay sowtuu wasiirku qabey kkkkkk

    • @globalmusic3548
      @globalmusic3548 6 ปีที่แล้ว

      abukar mahdi waad la raagtay cawa iyo sidaan u sugaynay ilaa caawa

    • @zultanolad399
      @zultanolad399 6 ปีที่แล้ว

      Aar ruwaaydi wad bah disheen meshay marysay ka qaada goorma la furay gabadhii.

    • @sunduacadey8589
      @sunduacadey8589 6 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi wllo qaybtii London ayaan ka sugaynay iyo naxteexo ,munye

  • @dunidabadhkeed4583
    @dunidabadhkeed4583 6 ปีที่แล้ว +9

    Hinta igu raacsan in qaybta hargysa ka shidntahay yurub like isaara

  • @nimcoabdi4723
    @nimcoabdi4723 6 ปีที่แล้ว +18

    woooow anaa gaa number one

  • @omarnooribrahim7901
    @omarnooribrahim7901 6 ปีที่แล้ว +8

    Waligey Cawa lee reer hargeyso qeybtoda igusocotay ❤

  • @Jourlist-k7m
    @Jourlist-k7m 6 ปีที่แล้ว +2

    qof ugu horeyay ba ahay please like hay sariina ma raboo hhhh

  • @abdullahimoha3016
    @abdullahimoha3016 6 ปีที่แล้ว +33

    War Caaawa Dadka Hore Ayaan Kamid Noqday Plz Respect Like

  • @kingqeys3940
    @kingqeys3940 6 ปีที่แล้ว +44

    Wan soo dahee hala igusoo cawiyo like

  • @nabiilsalah7364
    @nabiilsalah7364 6 ปีที่แล้ว +1

    180 comments before me maanta wnba soo dhaqsade barigii hore 1k aa ika horeeni jirtay

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว +42

    Waatan Qaybtaan Sugayay
    Qosol Adban idiin Salaamy
    Asxaabta❤.

  • @nimcoabdi4723
    @nimcoabdi4723 6 ปีที่แล้ว +13

    waligaay cawaa kaa hoor Number one maa noqon Galan labaa kadilaaay 😁😁

  • @kalidmarz9721
    @kalidmarz9721 6 ปีที่แล้ว +33

    84ruux baa iga soo hormartay weyna iga hor qosleen anigana
    Inta iga danbeysa ayn ka hor qoslay😂😂😂

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +60

    Reer somaliland wa dadka somali ugu ilpaxsan majirto
    Dadkaygiii nooladda

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 ปีที่แล้ว +43

    Iminka Ayan barta abukar Mahdi ee fecbok Kuso arakay linkigeda ee asxabay wan so ordee haah haah nef turka adunka iga baxaya nagtan gobad nimanki Naga dhamaysay mexay Naga damcaday like ha Ila dhafin ilma yar Ayan quud uga dhiga lol nagta ninka walan Kan gaban wixiba Naga lasatay wuuw

  • @rajababdullhiadam1045
    @rajababdullhiadam1045 6 ปีที่แล้ว +4

    Hada nahay rer muqdisho rer somaliland be respect

  • @salmanovicalhaji8016
    @salmanovicalhaji8016 6 ปีที่แล้ว +53

    Inta iskufilan ila taagerto like igu qabta asxpta

  • @sakariyehassan3414
    @sakariyehassan3414 6 ปีที่แล้ว +2

    Dadkii like tuugsan jiray uma jeede ii boobsiiya asxaabey 😁

  • @frienzkoteefahre4643
    @frienzkoteefahre4643 6 ปีที่แล้ว +8

    in badan baan sugaayay qaybta 😊😊

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaw waa habeenkygii iyo hargeisa habeen shidan ❤💋

  • @abdullahmohamed2345
    @abdullahmohamed2345 6 ปีที่แล้ว +13

    Isku filan iyo ceegaag la'aantood ma soconeyso ruwaayadani. Abukar cawaale Dib iskugu noqo sxb... cabdiqani iyo yuusuf are legends 😍

    • @najaxjama9494
      @najaxjama9494 6 ปีที่แล้ว

      Abdullah Mohamed mee cegag muyuuu kabaxay

  • @sinduurasomali977
    @sinduurasomali977 6 ปีที่แล้ว +2

    qooto qooto Hargeisa love baan kuahay

  • @hhhkkkylz9349
    @hhhkkkylz9349 6 ปีที่แล้ว +39

    Mar hadaan intelligent reer burco ku jirin qosol ma leh 😂😂 yaa tas igu raacay

  • @amedomer971
    @amedomer971 6 ปีที่แล้ว +2

    Ku tidhi raga dhaadher ayan ka amaan la ahay hibaaqeey funny😂😂

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 6 ปีที่แล้ว +26

    1.708 view. Been lama shegee .Like haddad iga dambayso .

  • @khabibnurmagamodev7159
    @khabibnurmagamodev7159 6 ปีที่แล้ว +2

    Am not somali but i love somali language

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว

      I’m i so in the 😂😢 I’m the so sole of my this fandom is so a the cutest person ever on planet 😂

  • @yuunadal8712
    @yuunadal8712 6 ปีที่แล้ว +28

    Qofkii 37aad baan ahay caawa Inta iga danbeesa Like I Saara dee

    • @yusufxamud8392
      @yusufxamud8392 6 ปีที่แล้ว

      Yahye Abdi SUBSCRIBE IGU CAAWI zxp qli

  • @mulaaxocabdiqani7717
    @mulaaxocabdiqani7717 6 ปีที่แล้ว +2

    Wan daalaY zidaan uzugayey qaybtan😍😍

  • @isaaqbiyuurcommunityibc7517
    @isaaqbiyuurcommunityibc7517 6 ปีที่แล้ว +8

    Reer somaliland hore usocda waligiin 🇮🇹🇮🇹💪💪💪💚💭❤

  • @roookboy5368
    @roookboy5368 6 ปีที่แล้ว +13

    Alla aaway ragiii yusuf iyo hello reer burco kkkk hargaysay waxaba ma matli kartaan macal hees kumaydaan soodarin

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 6 ปีที่แล้ว

      khalid Ibrahim Illahaybad been u sheegtay majajilaysyadi lagadaba dhacay gayiga Somaali Bas bas.Meecad.miigane.Boonxirsi.Huryo.Ilahay haw naxaristo saxiib intuba reer Hargaysa iga dhehe isku filana kudar

    • @ahmednuur4102
      @ahmednuur4102 6 ปีที่แล้ว

      khalid Ibrahim ffgg

  • @cumarcabdi5953
    @cumarcabdi5953 6 ปีที่แล้ว +19

    Car yaa iga horeeya

  • @yosieftekle7509
    @yosieftekle7509 6 ปีที่แล้ว +2

    inta hargaysa jecel like

  • @zeckabdi4277
    @zeckabdi4277 6 ปีที่แล้ว +15

    soo saara 44

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 ปีที่แล้ว +4

    Ruwaayadda Qooto'qooto Waa Ruwaayad Qosol Baddan Run Ahaantii Ruwaayadda Hadaad Qiimeeyo Waxaa Ugu Qosol Baddan Abdiqani Isku Filan iyo Abwaan Siciid Gurey iyo Shucayb yare iyo Xildhibaanka Harakooga Cuna iyo Mustafe Gaab😂😂😂

  • @ruuruuujama2691
    @ruuruuujama2691 6 ปีที่แล้ว +36

    Heelo ceegaag iyo isku filan yaa tabay

  • @mohamedali9455
    @mohamedali9455 6 ปีที่แล้ว +6

    Group-kan hargeisa wey IGA gadanyahiin!

  • @abdilaahikhadar5414
    @abdilaahikhadar5414 6 ปีที่แล้ว +2

    ninki xafadaha ku meraystow walee malagagii aya galay ar like ta igu qabta boqortoyo

  • @inacapdirahmanrooza2214
    @inacapdirahmanrooza2214 6 ปีที่แล้ว +26

    War ceegaag mee walhi maa nan qoslin caawa

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 6 ปีที่แล้ว

      Rahma rooziita we are missing xildhibaan cunaye

    • @jimcaalecade4670
      @jimcaalecade4670 5 ปีที่แล้ว

      kaaf iyo k

  • @aasiyadaauud7191
    @aasiyadaauud7191 6 ปีที่แล้ว +1

    aar waxan oo dhan miyay iga soo horeeyeen waa yaab asxaabeey liketa igu deeqa inta sidayda soo xiiqday👍👍👍👍👍

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 6 ปีที่แล้ว +13

    Abwaan siciid ibrahin dool Legend noolow inader

  • @walaalburcaawi7080
    @walaalburcaawi7080 6 ปีที่แล้ว +35

    Abuukar respect u
    In Badn baan sugaayay qaybta rer hargiesa

  • @najaxjama9494
    @najaxjama9494 6 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhi naaga badana mid gaaban iyo doqonba ma tashay hhhh Yusuf meee tolow

  • @fatimaaden3287
    @fatimaaden3287 6 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhh ya rabi nin kula haaa so funny 😆

  • @kingstudio8002
    @kingstudio8002 6 ปีที่แล้ว +4

    Reer hargesa funny waaye

  • @mohamedali9455
    @mohamedali9455 6 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh qeybtaan caawa aad baan ugu qoslay, reer hargeisa dad nool weeye xaqiiqdiiye!

  • @ahmedkoronto7959
    @ahmedkoronto7959 6 ปีที่แล้ว +5

    Waaanu kufogaynaynaaa kulahaa dhawaan iskadaaye😀😀😀

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare 6 ปีที่แล้ว +13

    QAYBTANI MAXAY AHAYD, QAYBTII HORE MAXAAD HALKII UGA WADI WAYDEEN Q42 aad

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 6 ปีที่แล้ว

      Mr.Wiyeer Yare Wanku wareeray xildhibaan cunaye Yusuf ceegaag ba Mesha ka maqan

    • @kaamiilstarofficiel1854
      @kaamiilstarofficiel1854 6 ปีที่แล้ว

      Mr.Wiyeer Yare hicch

  • @garadahmed2680
    @garadahmed2680 6 ปีที่แล้ว +6

    Igu qabo like hadaad ka hesheen

  • @mohacabdijaamac3287
    @mohacabdijaamac3287 6 ปีที่แล้ว

    gabdhaha somaliyed e qur qurxon fadlan like

  • @mohamedali9455
    @mohamedali9455 6 ปีที่แล้ว +22

    Digir'baanu kuukarin, ciir'baad kadaba dhami. Dibirad cirkaatagi, dibadaad uyara bixi waxbaad seyrin doontaa. Lolz

  • @fosshassan7742
    @fosshassan7742 6 ปีที่แล้ว +3

    Malinta hargeysa wlhi ana u dambeyo waa sidan u necbanahay 😟😟😟😟

  • @ahmedsaleebaan6332
    @ahmedsaleebaan6332 6 ปีที่แล้ว +2

    New hargaysia _ barliin xafdaydii hh goba dagata

  • @jibriilkahin15
    @jibriilkahin15 6 ปีที่แล้ว +1

    Siciid ibraahim dool (abwaan guray) nin fara badan wlhi aad baan u qoslay

  • @DalmarDiyazka
    @DalmarDiyazka 6 ปีที่แล้ว

    Mashidna qeybtan ragii raga aha ba kamaqan isku filan ceegaag inti igu raacsan like iisaara

  • @cabdiqaniboos3286
    @cabdiqaniboos3286 6 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan Sbscribe dheh si aad nooga hesho Xog Badan Mahadsanid

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +5

    Qaybta reer hargaisa ❤ 😂👌

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 6 ปีที่แล้ว

      Maria Jama Waa boring . Yusuf ceegaag xildhibaan iyo Abdikani is missing

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +1

      Qalinle cade haa ninka meesha dhadhanka u yeelayay ba ma joogo

    • @mohamedabdiali3698
      @mohamedabdiali3698 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk

  • @abdiali1999
    @abdiali1999 6 ปีที่แล้ว

    Inantu waxay tidhi gurigu waa Baarliin Masha Allah

  • @fardusbarreh5667
    @fardusbarreh5667 6 ปีที่แล้ว +6

    xildhibaaan cunaaye meeye hedhe iyo musasalkii aynu la soconay gaabane halkuu ja yimid

  • @kaysezhiekhawi7170
    @kaysezhiekhawi7170 6 ปีที่แล้ว +1

    inta igadanbeysa waar bal like ta hayla dhaafina

  • @alifaaruuq1309
    @alifaaruuq1309 6 ปีที่แล้ว +3

    In ta iku racasan like ha sarto

  • @shukribelle2030
    @shukribelle2030 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninka gaaban ii geeya 😂 inaa is ku biimeyaa rabayee 😄

  • @fadxibashiir8698
    @fadxibashiir8698 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks walalkey abukar mahdi

  • @salmanovicalhaji8016
    @salmanovicalhaji8016 6 ปีที่แล้ว +2

    Abukar Sxp sare salaan kal iyo lab Sxp wankusalamay

  • @hhhkkkylz9349
    @hhhkkkylz9349 6 ปีที่แล้ว +15

    4 daqiiqo markay ku jirtay waxaaba daawday durba 350 qof , hablaha cadcad ee reer somaliland bay isaga soo dawasho tagayaan somalidu 😂😂

  • @khalidaweys
    @khalidaweys 6 ปีที่แล้ว

    Iskufilan iyo Ceegaag la'aantood bahashani shaqayn mayso. Nimankaas kusoo celiya xalqada dambe hadii kale cidi daawan mayso Qooto Qooto Hargaysa.
    Mahadsanid Eng. Abuukar

  • @mametamein5119
    @mametamein5119 6 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh funny walhi😂😂😂😂

  • @muzcapibnujaamac5202
    @muzcapibnujaamac5202 6 ปีที่แล้ว +2

    Mrkaan Daawad 432 wlhye waa Xarmaada

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 6 ปีที่แล้ว +1

    Niyow qadaad weynta igaso hormartay MA TH-cam bey dhex hurdaan Oo furaash ka u yaal

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 6 ปีที่แล้ว +1

    Thnxx abukar mahdi reer hargeysa igu socda

  • @farxancalii3924
    @farxancalii3924 6 ปีที่แล้ว +2

    Walee qosol igu Mahmud him

  • @halabuurcarte8639
    @halabuurcarte8639 6 ปีที่แล้ว +14

    Hibaaq gobaad jilaa khatara weeyi

  • @asmetasumayeta6016
    @asmetasumayeta6016 6 ปีที่แล้ว +2

    woooow Like taa IGA giiijiya

  • @xafsacise1517
    @xafsacise1517 6 ปีที่แล้ว +9

    Uf qeybtan marax waye qeylo madaxa nooga xanuujiyaan

    • @hassanmohammed3849
      @hassanmohammed3849 6 ปีที่แล้ว

      Xafsa Cise cudurki QDW ayaa kuhaye alle hku cafiyo hh

    • @xafsacise1517
      @xafsacise1517 6 ปีที่แล้ว

      hassan Mohammed qadaadku ku go ye kuwaan yaa ka qadad iyo foolxun iskuma jeede islaanku caayaa

    • @zamzammohamed2351
      @zamzammohamed2351 6 ปีที่แล้ว

      Xafsa Cise H

  • @xaliyeofficialyoutube3057
    @xaliyeofficialyoutube3057 6 ปีที่แล้ว +2

    Bahashu ceegaag ayeey Ku qurux badan tahay eh mee

  • @sadamsadam1430
    @sadamsadam1430 5 ปีที่แล้ว +2

    #Extra qooto qooto 😍😍💣

  • @ayanlemahad2386
    @ayanlemahad2386 6 ปีที่แล้ว +7

    Ar Like ta iisara ZhpayL 👍👍

  • @yasmiincabdulaahi9992
    @yasmiincabdulaahi9992 6 ปีที่แล้ว +5

    All qosol badaaan aaaa

  • @zacky1085
    @zacky1085 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhh kolaY late ban ahaye iz garta nimanyhow like ha idinga heLo

  • @AbdirisaakShow
    @AbdirisaakShow 6 ปีที่แล้ว +19

    qooto qooto inta iga danbwysa like

  • @mohamalik8388
    @mohamalik8388 6 ปีที่แล้ว +2

    top caawa O'Day gaabow mesha macaneyay

  • @hassanmohammed3849
    @hassanmohammed3849 6 ปีที่แล้ว +5

    Cawah waa habeenki duriyada.
    Faqash iYo qadaad weyn ha siisocdan

    • @degmocali9376
      @degmocali9376 6 ปีที่แล้ว

      hassan Mohammed
      Kkkkkkk fariid fariid dhalay inaderkay ii noolow

    • @hassanmohammed3849
      @hassanmohammed3849 6 ปีที่แล้ว +1

      Degmo Cali sharaf kunoolow indr qli

    • @zakihamud1871
      @zakihamud1871 6 ปีที่แล้ว +1

      Faqash iyo qadaadweyn garanee iidoorna noo macnay nio😂😂😂

  • @fatxiyahaajifatxiyahaaji7029
    @fatxiyahaajifatxiyahaaji7029 6 ปีที่แล้ว +3

    Yaaa iga so horey idink you tube maa Ku hoyatn

  • @fafitaysi2010
    @fafitaysi2010 5 ปีที่แล้ว

    alaa waan beer kabxararey qosol daraadeed

  • @salmacadey824
    @salmacadey824 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhariga noogu irid aaan Bari karsanee😂😂😂😂

  • @mindgalal825
    @mindgalal825 6 ปีที่แล้ว +15

    Hibaaq gobaad waa fariid aan tagero😂😂

  • @maxamuudkaafi3539
    @maxamuudkaafi3539 6 ปีที่แล้ว +2

    Like isar Qadaweeynta iga ilaliyaa abti fcke

  • @adaruzmohamedahmed5862
    @adaruzmohamedahmed5862 6 ปีที่แล้ว +1

    Haari maari hure 🤣🤣🤣🤣
    1999 ayaa war baahinta😎😎
    Kasii daayay oo yidhi😂😂😂
    Maahmah cajiiba abwan👌👌
    Guray salamu lah👏👏👏👏👏

  • @abukarxabeebalshareeco4886
    @abukarxabeebalshareeco4886 6 ปีที่แล้ว +22

    hhhhhhh war cunaye gormuuu furay hibaaaq

    • @abdiazizkowden9448
      @abdiazizkowden9448 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh waataan layabay sxp gormu xildhibaan cunaye furay😂😂😂

  • @حسنزياد-ش2ق
    @حسنزياد-ش2ق 6 ปีที่แล้ว +6

    حبيبى
    Ninka lagu dhaha
    حبيبتى
    Dumarka lagu dhahaa
    Lkn somalida aaan kayaabe nin iyo gabadh xabibi kuleyihin
    War iska saxa hadalka

  • @salmanovicalhaji8016
    @salmanovicalhaji8016 6 ปีที่แล้ว +5

    Iskufilan nin culus wankuxisay Sxp cawo

  • @cabdinaasirduqow
    @cabdinaasirduqow 6 ปีที่แล้ว +22

    ar liketa iisara bal

    • @yusufxamud8392
      @yusufxamud8392 6 ปีที่แล้ว

      Cabdinasir Duqow SUBSCRIBE IGU cawi zxp

  • @Caaqilkamedia12
    @Caaqilkamedia12 6 ปีที่แล้ว +1

    Nin Gaban ooo maseyry

  • @rahmaugaasali5295
    @rahmaugaasali5295 6 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkk waanku fogayn kulahaa yaa udiray fogayn dhowayn bay joogtaye

  • @hoodoosman4512
    @hoodoosman4512 6 ปีที่แล้ว +4

    Yaa rabanaa nin weeyi kulaha😂😂

  • @alifaaruuq1309
    @alifaaruuq1309 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlh cawa qalad aya naga gashay abukar mahdi kuma heesto kuwaan

    • @roodajamac215
      @roodajamac215 5 ปีที่แล้ว

      hhhhhhh day one day ima is disheen is idhi is disheen to celebrate 🎉 is idhi is disheen to grow fresh in x to them so they don’t have to worry about their money so is disheen is idhi is disheen to r to him so is disheen to t to do better than to 😨🤭😬😲😄😃🥰😍😆