Abwaan kii waynaa ee Ismail Xayd Aflow Gabayadiisii oo uu Abwaan sangub inooga waramayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye 6 ปีที่แล้ว +2

    aad baad ugu mahad santahay taariikhda iyo daba-galka aad ku haysid dhaqankeena iyo suugaanteena
    taariikhda iyo sooyaalkeenii inaynu baranaa waa muhiim markaa waad ku mahadsantahaye halkaa kasii wad

  • @mustafaegal9772
    @mustafaegal9772 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha Naxariisto Aflow laandheer habar Awal

    • @betterdaysarecoming1881
      @betterdaysarecoming1881 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa uu yahay habar awal lkn waa geesi isaaqa, markaa kor ugasoo bax habar awal waayo ninkan halganbuu ka hadlayaa halgankaasina waxa uuka dhexeeyaa isaaq oodhan iyo somalida kale markaa ninka hakusoo koobin reerka uukasii yahay isaaq hayna kala dhigdhigin, waayo ragg ayaynu ishaynaa ragaas isaaq ciduu alle kasii dhegeyba hawoo isaaaq uunbaad utahay ooy kugu colaadin ama kugula heshiin.

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 ปีที่แล้ว +3

    Ismail Xayd Aflow wuxuu u tagay walaashii oo dhashay Abwaan Sangub kolkaasuu Abwaan Deyl gabay ku maagay Ciidagale kolkaasuu Sangub aabihii dareemay inuu seedigii waabtay qoribuu soo qaatay isagoo leh haddii aad baqato intaasay walaashaa iga tahay inaanan xabad kugu reebin, Aflow baa yidhi waa inuu habeen dambe, wuxuu tiriyay gabayga la yidhaahdo " Laguma Weydiin", markuu dhameeyay wuxuu ku xigsiiyay gabayga la yidhaahdo "Cidi Makuu Sheegay " oo ka sheekaynaya taariikhdii Ciidagale. Abwaan Deyl baa awowgaa Allaa gub taydiina wuxuu yidhi Laguma Weydiin, Tiisiina wuxuu yidhi Cidi Makuu Sheegtay, seedigiina wuxuu yidhi halkaa ku jooji, ogsoonow Ismail Xayd Aflow wuxuu u hiilinaayay Ciidagale sidaasu taariikhdooda gabayga Ciidi Makuu Sheegtay uga dhigay!!!.

  • @mustafaegal9772
    @mustafaegal9772 5 ปีที่แล้ว

    Ismaciil Aflow