Barnaamijka horumarinta iyo ilaalinta deegaanka, helitaanka Adegyada ilaalinta Caruurta iyo haweenka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2022
  • Barnaamijka horumarinta iyo ilaalinta deegaanka, helitaanka Adeegyada ilaalinta carruurta iyo haweenka ee xaaladaha degdegga ah kuwaas oo ay saameeyeen dhibaatooyinka bini'aadantinimo ee ka jirta Puntland.
    Barnaamijkan oo mudo Sanad ah ka socday Xaafadda Waaberi ee Garoowe ayaa soo gabgaboobey Bishii August 2022.

ความคิดเห็น •