Carruurta laga helay Xalane iyo caddeeymo dheeraad ah!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 159

  • @mosmart4718
    @mosmart4718 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allah thanks my brothers for helping this children. Somali kids , women are always vulnerable everywhere including our own country Somalia.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah runti dacad wa qof wanagsan alah ku xafdiyo adi iyo carurtada mahasanid walalkey dad yar 😢 somaliyeed aya damirkoda nolyahay wali alxamdulilah

  • @abdurashidfarah655
    @abdurashidfarah655 ปีที่แล้ว +13

    Ayaanle bro xalane sidii loo xiri lahaa aan falowgeed galno..caruurtaan waa our future..

    • @NIMCOMOHAMUD-d6w
      @NIMCOMOHAMUD-d6w 2 หลายเดือนก่อน

      Wll dadkaan qabiill ahaanta isku dagaalaya hasoo qaataan hubka oo aan iska saarno gaalada

  • @ibrahimhusseinomar680
    @ibrahimhusseinomar680 ปีที่แล้ว +2

    Asc aqyaarta hanoolaato mida i soo jiidatay masuuliyadda wiilasha caruurta gaariga ku qaaday iyo sida badqabka leh suunka uga xeray iyo midda kle ee ah in ay cadeemo soo bandhigeen runtii wiilkan aabaha ah allaha barakeeyo sida caruurtiisa oo kle ayuu xanaaneeyey...baarakallahuma sheikh yusuf isaga gebadha ka maqan reerka allaha u sahlo...

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว +5

    Maskiin wllahi nin wanagsan weyaan masha allah

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid walaal, waxay kaloo halis u ahaayeen anti-personal mines zones inay ku dhex dhacaan.
    waana halis dadka degan area-da afisiyooni.

  • @amalali6668
    @amalali6668 ปีที่แล้ว +1

    Mcha allh waa abe ama wll qalbi fcn ayaa badbadiyey ilmaha alle ayaa markasta na amaansado

  • @hodanqaali8823
    @hodanqaali8823 ปีที่แล้ว +4

    Waa mahasan yah walaalkiis sida uu caruuta u caawiye

  • @ibratamtam
    @ibratamtam ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran bro

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 ปีที่แล้ว +5

    ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 ปีที่แล้ว +7

    Asc wiilasha soomaaliyeed ee caruurtan isu xil saaray u diir nixidooda allaah ha xifdiyo sida ay ugu dadaaleen ubadkaas dayacmay laa kiin waxaa meesha ka muuqda in aydayacaad badan jirto iyo masuuliyad daro xarka goosatay xaga waalidka ubadka dhalay iyo garoonka booliska ka shaqeeyo iyo ciidamada amniga tirade badan ee jooga waa garan waayeen incaruurta xaladooda ay mareeyaan hadii caruurta si qalada ugu suura gashay in ay ka gudbaan xayndaabka amnigiisu sareeyo maxay u dhici weysay incaruurtaan gacan aamin ah lagu sugo waayo waxaa la yaab leh in dhalaan yaryar iridka laga bixiyo markaas dabadeedna ay wax walba la kulmi kareen hadii uusan allaah ku bixin laheyn wiilkaan ahlu sharafka ah ee damiirkiisu nool yahay ee u damqaday maanta wax walba oo ay caruurtaan ku sugan yihiin isagaa ku abaal leh waana Miraha wanaagi uu falay

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +3

    SubxaanAllah. Ilaahow Somalia dhibka ka qaad

  • @abdllaahmed641
    @abdllaahmed641 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah,ilmahaan reer xamar ma ahan.

    • @zakiismail6177
      @zakiismail6177 ปีที่แล้ว

      Inantu waa reer waqooyi hadal keedu

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      @@zakiismail6177 gobolada dhexe weeye. Af gurigeedu.

  • @qaalisharaf9061
    @qaalisharaf9061 ปีที่แล้ว +10

    Meshaas cidii Tagtay unbaa fahmi karto Alle hanoo badbaadiyo scaruurtena Somaliyed mel walpey joogaan Wlh waa beylaH🥺

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 ปีที่แล้ว

      ALLAAHUMA AAMIIN

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka ปีที่แล้ว +7

    Saaxiib Maxamed Cabdi Cali aad baad u Mahadsantahay ilaaheey hakaa abaal mariyo

  • @kowsarmahdi647
    @kowsarmahdi647 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jazakallahu kheyr wll

  • @highflyer215
    @highflyer215 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllah gabadhaan yar waa mid caqli badantahay iyo wiilkuba,

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว +1

    Meel dhan oo dowlad kwdahay oo carur yar yar babanka u so tureysa xey tahay kuwaas masuul malaga dhigi kara odayga so u gar gaaray ilahey haka siiya ajir masha allah

    • @edenboy4825
      @edenboy4825 ปีที่แล้ว +1

      Dadka muqdisho Waxaas iney kanaxaan iskadaaye Qof ladilaayo kama hadlaan

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 ปีที่แล้ว +5

    Allhayow no xafid caruurta aaaamin yaa allh

  • @abdishakurali3826
    @abdishakurali3826 ปีที่แล้ว +3

    Hadii ay dhacday caruurta inee kaligood galeen xerada waxaan isleeyahay dhanka xeebta kaso galeen, bacaadka iyo meesha biyaha godka ah dhamaan waxey tilmaamayaan xeebta dhanka school policia. Qofkii arki jiray tilmaamahaa waa iskeeni karaan.

  • @abdurashidfarah655
    @abdurashidfarah655 ปีที่แล้ว +1

    Xalan ha la xiro

  • @xarfo
    @xarfo ปีที่แล้ว

    Wali macquul mahan waaa iska soo galeen anaga og sida xalane afarta gees cctv camerada ugu xirantahay siliga askarta daaf wareegeysa iskaba dhaafe tuhun baa jirawalu

  • @Sprintzx-x9q
    @Sprintzx-x9q ปีที่แล้ว +1

    Walaal in ilmo yar lacaawiyo waa wax fiican

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Masha allah alaha wilkan habadiyo wiil naxaris bdn carurta kawarqaba

  • @deeqdarajo8059
    @deeqdarajo8059 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolato 🤛

  • @akfainternational2087
    @akfainternational2087 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle caruurta wajiyadooda qariya si xuquuqdooda loo ilaaliyo fadlan...sababtoo ah waa la beegsan karaa mar kale..

  • @hassantaawar8554
    @hassantaawar8554 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaa allo somali sidaan kadhig

  • @hadalyarhowlbadan
    @hadalyarhowlbadan ปีที่แล้ว

    Intaas horey ayaan u dhagaysanay Maxaa soo kordhay

  • @xaawo1
    @xaawo1 ปีที่แล้ว +2

    Gaariga waa kii caruuraha xaday I think caruurtaa inay rabeen ineey kelyaha kala baxaan oo ay casfimaadkooda baaraan markey laga yaabaa in caruurta ay basreen dhiigoiduna jiran yahay saasne ay u soo tureen marka wiilkaan walaalka ah wZ qalqalsanyahay arinkasn waxbaa ka qaldan waxaa laga yaabaa inuu rabo inuu daboolo in caruuraha la geeyo xalane Laguna kala iibsado xalane arinkasn waan diudnay walee walaalkaan waA in la baaraa wax baa qaldan walee arinkaad wax baa ka qaldan ee runta ha sheegaan waxay rabaan ineey daboolaan waxa ka jiro xerada xalane waanu diudnay taa

  • @Ilhaan1234
    @Ilhaan1234 ปีที่แล้ว +1

    Allow na amanso carurteynana amanso

  • @mohamadabdullahimohamed5961
    @mohamadabdullahimohamed5961 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle Farxaan mahadi hakaa gaadho sida aad noola socodsiisay barnaamishkan,
    Hasa yeeshee waxaa isweydiin ubaahan xerada xalane ama airportka oo aad ogtahay sida amaanka loo sugayo heerka uu gaarsiisanyahay “ayaa laba caruura soo galeen “, waa arin aan laqaadan karin waxaan rajeynayaa mowsuucan xasaasiga ah inaad nooga sameyn doonto baaritaano dheeri ah maadaamo aad tahay wariye heer caalami ah howlahaasa kasoo dhalaali karo.

  • @hasansalad3665
    @hasansalad3665 ปีที่แล้ว +4

    Aqyaareey 2 su aal ayaan ii taagan mida koobaad suuqa xoolaha iyo xalane intay isku jiraan waan aqaan ilmo haan siiba wiilka lug kuma tegi karo
    Mida kale xale see ku galeen sheeko du waa isku keey qaban la dahaye yaa wax igu dhaama

    • @ibtijah2747
      @ibtijah2747 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba waa isku toosin waayay ilmo daalan u ma muuqdaan.ceebta allah ha asturo

    • @mohamedadamgurey1613
      @mohamedadamgurey1613 ปีที่แล้ว

      Anaa kula mid ah?

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Howlwadaag ayey kasoo lumeen,
      Suuqaxoolaha aabahood ayaa degan.

    • @Odaybiiqe
      @Odaybiiqe ปีที่แล้ว

      Ciyaalka messha in lagato loo geeyey kadibna beec loo waayey siduu shegay Daacad wareeysigii hore dib u dhageeyso .. wuxu yeri waxaa suuro gal ah in beec loowayey

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 ปีที่แล้ว

      Comments ayaan ka radinayey dad ila mida video 1 ayaan soo fahmi wayey ninkan wuxu ka hadlayo, maxaa jiro u dhib badan tahay in aad sheekto dhacdo aad la kulantay? hadalkisu wa circle, isaga fokus isa saray intu sheekada ka sheegi laha wuxu video 1 uu ku sheegay iyo hada wuxu na tusayo is ma laha ilmaha iyo dadka wada in ay is yaqanan ayey u ek yihiin siiba gabdha sida kalsonida leh u sheekeynayso, iyo wiilka yar sida u dholo cadaynayo oo camera u eegayo, may may badan ayaa qaldan

  • @maxamuudcabdilaahi9442
    @maxamuudcabdilaahi9442 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle waad ku mahadsantahay inaad waydiiso Suaasha naga guuxaysa ee ah siday Caruurtu ku galeen Xerada xalane

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 ปีที่แล้ว +5

    Allaha idin xafido wiilasheenna Soomaali oo Allaha ku mannaystay raxmadii iyo damqashadii Soomaali ay lahayd laakiin aan moodnay inay naga dhamaatay balse nasiib wanaag waxaa noo ah inaan wali noolnahay.

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 ปีที่แล้ว

    Fariidyar weeye inanta yari Allah haxafido

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 ปีที่แล้ว

    subxaanalaah
    waxxaan is weydiiyaa sidey ku soo lugeeyeen from xafada suuqa xoolaha ilaa xalane ? how?

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry ปีที่แล้ว

    Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 ปีที่แล้ว

    Waa loo baahan yahay in lagu sameeyo baaritaan dheer

  • @GUDCURFLIMS
    @GUDCURFLIMS ปีที่แล้ว +1

    Away waalidki may xifitaan ilmahooda

  • @ibrahimabukar1457
    @ibrahimabukar1457 ปีที่แล้ว

    Asc all. eeboow salaan dare brother

  • @maryanhassan3347
    @maryanhassan3347 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 ปีที่แล้ว +1

    Ala bisinka wiilka aad ayuu yaryahay😩, Allah kheyr badan hasiiyo wiilkan badbaadiyey🤲🤲😨

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi8726 ปีที่แล้ว

    😂Msha Allah War Kuwan Rer Mudug Waye

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 ปีที่แล้ว +1

    Allaha amaansado awladeena

  • @falisissahak
    @falisissahak ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Ayaanle gabadhan xamar ma ku dhalan
    Waa reer mudug
    Shaqo makulaha
    Maxamed kuwaaga illahay kuugu bad baadinaya

    • @iseeyou2810
      @iseeyou2810 ปีที่แล้ว

      Reer mudug waa ayo?

  • @duniamuse9675
    @duniamuse9675 ปีที่แล้ว

    Waa qalbi xanuun allow somali adiga unba cawin karo Waa abbé somaliyeed oo karti iyo somali niimo leh

  • @NIMCOMOHAMUD-d6w
    @NIMCOMOHAMUD-d6w 2 หลายเดือนก่อน

    ninkaan ayaanle ah warbadnaa ish

  • @MohamedIbrahim-kh6up
    @MohamedIbrahim-kh6up ปีที่แล้ว +2

    carurta kaligood ma imaanin maan dooriye lasiiyey cid nakeetay majirto ma aqbalin aniga

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +3

    Ilmahaan waxaa dayacay waalidkood aawey hooyadood waaba ilmo yaryaree bal hadii laxoogo oo ladilo kawaran

  • @Aragtida1
    @Aragtida1 ปีที่แล้ว +1

    Wajiga caruurta in aad qarisan aheyd

  • @NIMCOMOHAMUD-d6w
    @NIMCOMOHAMUD-d6w 2 หลายเดือนก่อน

    waxaan diyaar u ahay sidii xalane looga saari lahaaa xalane way war kaca soomaaliyeu

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 ปีที่แล้ว +1

    Baba tks that u saved the 2 children and handed to there father insha Allah u get Agaar from Allah insha Allah ameen

  • @farrahmoses
    @farrahmoses 2 หลายเดือนก่อน

    Magaca HANOOLAATO waxaa leh reer Marexaan ah oo reer Baladweyne ahaan jirey ee reerka magacooda udhig walal. Waa xaaran magac aadan lahayn in aad qaadatid.

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 ปีที่แล้ว

    saancadalihii caruurtooda fuulijirey oo wadan bilaa dowlada heley, qofkastaa waa ogayahey soomaaliya waxey kusameeyan, Allah ayaa kasoo badbaadiyey

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 ปีที่แล้ว +1

    Xirada xalane meel la iska gali karo maaha ilmaha ayaga soo xaday waligeey waxaa maqli jiray xalane ilmaha xamar laga xado dhan aa la geyaa waana meel shisheeye dagan yihiin meeshaas balaayo ka socoto ilaahay baa ka magan galnay shartooda

    • @Odaybiiqe
      @Odaybiiqe ปีที่แล้ว

      Anigaa kula qabo fikirkaas Nimankan qoladii ciyaalka soo xaday la shaqeeynayeen .

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว

    Ayaanle waa qatar ilaa lahjadii buu comment gareeyay

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 ปีที่แล้ว

    Ha noolaato waxa igu maqla ciidenka amison ayaa gaado caruurta somaliyed ariintan raadii

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaaah. AYAANLE HUSSAIN abdi MAHADSANID sxb

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah soomaalida waxay ku maahmaahdaa qeyr ha falin shari kuuma timaadee wanaagaaga ayaa walaal daacad ilaah kugu badbaadiyay

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 ปีที่แล้ว

    Wuxay malah fiirsadeen filim Afrikan ah wiil iyo gabar walaalo ah oo diyaarada lugteeda danbe kagalay . Illah aa badbaadiyay

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 ปีที่แล้ว +2

    Yararkaan wa reer burco waallidooda reer burco ku dhasheen meelkasta iska galayaan😂

    • @iseeyou2810
      @iseeyou2810 ปีที่แล้ว

      Ninkaan reer burco ma ahan yaa xayawaan

    • @iseeyou2810
      @iseeyou2810 ปีที่แล้ว

      Ilmaha yar baa reer bruco ah

  • @dralidahirmohamud8136
    @dralidahirmohamud8136 ปีที่แล้ว +1

    Ayaga ayaa imaday sax sahan ee yaa kenay ilmaha mesha

  • @shahad2629
    @shahad2629 ปีที่แล้ว +1

    xalane mel ilmaha lagu cuno waayee alaa kabad baadiyay laakiiin waxaa khaldan

  • @halimaabdihussein4141
    @halimaabdihussein4141 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle Gabadhu waxay ubaahintahay in si qota dheer loo waraysto meesha uu gaadhiga hore kooqaaday Midas kalena waxay uegtahay in ay ka wayntahay dada aad unalaynayso

    • @Odaybiiqe
      @Odaybiiqe ปีที่แล้ว

      10 jir waaye ugu yaraan cunugta

    • @Odaybiiqe
      @Odaybiiqe ปีที่แล้ว

      Ciyaalka waxba loo balanqaaday meeyna soo lumin

    • @Odaybiiqe
      @Odaybiiqe ปีที่แล้ว

      Ninkan wuukala hadlayaa dufaac kujiraa malwalba

  • @umumaryam5174
    @umumaryam5174 ปีที่แล้ว +1

    Ma weydiisay bababuurka laga dejiyay xaguu ka soo qaaday

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    Asc waaba yaabe maxaa carurta lagala doonaa xerada salane meeshan mugdisho waxan ka jiri ni way yaryi hiin waxaas o dhami wa ciidanķa shisheye e wadanka dagan ayaa qaata caruurta

  • @mustaphekiiko8856
    @mustaphekiiko8856 9 วันที่ผ่านมา

    Ninkani hadalkiisa shaki ba ku jira, oo waxad hadalkiisa ka dareemaysa inu Xalane difacayo.
    Waa filim la rabo in Xalane dadka indhahooda laga jeediyo oo looga dhigo meel aan dhibkajirin caruurna lagu xadin, iskada caruur lagu xade in kuwii ku soo dhex lumay la soo saaray.

  • @baashichannel2473
    @baashichannel2473 ปีที่แล้ว

    ani uma jeedo ilmo laso xaday waa ilmo so lumay maaqan waxa youtubeka uso fadhiisaday

  • @mohedosman5662
    @mohedosman5662 ปีที่แล้ว

    Waaridka waa qeeyru masuulin. Sidokale ninka ilmaha qabtay ma ahan professional sidokale ma ahan nin stable. Xarunta xalane wa goob caalami ah. Intaan kafahmay wareesiga caruurta xaafada kudhagan airportka iskool police kaso lumeen. Waa normal case wa dhicikara

  • @umuluqmaan2653
    @umuluqmaan2653 ปีที่แล้ว

    Gabadha.hadalkeda.cadi.ma.aha.wa alidka.ayaga.aya.ka.jecel.ee.allaha.noxafido

  • @umuluqmaan2653
    @umuluqmaan2653 ปีที่แล้ว +1

    Tankale.haday.meesha.saas.hadey.logali.karo..shabaab.aya.gali.lahaa.

  • @ibroz01
    @ibroz01 ปีที่แล้ว

    Ayaanlow wareysigii Maareeye maxaa usoo dhameystiriwaysay?

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 ปีที่แล้ว

    Qeebtii hore dadba wiilkan lahaa beenbu sheegaya Somali iyadaa cadaa isu eh fircoona ayaguu ahaa Brent's set igu dhaga adagyihiin

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 ปีที่แล้ว

    Dhibta jirta,ah badana walidiinta somalida carurta iska dhal mooye masuliyad iska masaraan alle ha,hadeye

  • @najaxbinu
    @najaxbinu ปีที่แล้ว

    Hanoolaato ninkan warkiisu macada caruurtana kamu ganacsanayn laakiin xoog badan bu kahayaa carurta io cidii meesha keentay io xerada xalane waxa kasocdaba uu og yahey ee meeshan maan la xidhi karinba

  • @ummayub164
    @ummayub164 ปีที่แล้ว

    Xaguu ku yaaley dugsiga caruurtu dhigato , Ayaale Plz I iisoosheg sababta meesha aabaheed joogo Iyo airport aad beyukalafogyiin!!!!

    • @xaawo1
      @xaawo1 ปีที่แล้ว

      Umu qaali arinkaan waxbaa qaldan gaariga dhigay waa kii soo xaday caruurtaa albaabka geeya caruurtaan ku lahee wiilkaan xitaa xoogaa wA qalqalsanyahay walaahi same think is rong caruurta meeshaas walaahi waa lagu kala iibsadaa waane lagu qashaa walaahi inta aan dhagaheeyga ku maqlay calool xumo iigu filan hano abuukar iyo groobkooda ayaa caruurihii dhameeyeen walaahi wiilkaane wax waa ogyahay ee wax buu qarinayaa

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Howlwadaag,

    • @Odaybiiqe
      @Odaybiiqe ปีที่แล้ว +1

      @@xaawo1 gabdha yarvwaxbee qarineysaa ninkama wuu qalqalsanyahay. Ciyaalka ninkan teamkiisa rabay in iibsadaan

    • @xaawo1
      @xaawo1 ปีที่แล้ว

      @@Odaybiiqe walaalkiisa walaahi hadaan waxaan maqlay aan soo sheego soomaali caruuraheeda iyo dadkii waa laga dhameeyay ee hano abuukar iyo ninkaan ruuxiisa far baa ku godan hano abuukar iyo groobkeeda caruurihii waa dhameeyeen

  • @MrZacharia92
    @MrZacharia92 ปีที่แล้ว

    Weey Qaada Lahayeen gaalada laakin gabadh ama caruur aqli yeeshay weeyku adag tahay inta badan gaalada caruurta bilooyinka jiro ayee qataan xasuusta ulaheyn walidkooda

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 ปีที่แล้ว

    Allaha no xifdiyo carurta walalkena waa mahadsan yahay

  • @baaqimotirechannal4488
    @baaqimotirechannal4488 ปีที่แล้ว +1

    Ixsaan hadameyn sharkuuma yimaado.

  • @abdidoh9363
    @abdidoh9363 ปีที่แล้ว

    Gabdhu ma cumar maxamuud baa😂😂😂

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 ปีที่แล้ว

    CIIDANKA SOMALIDA EE XATAA NABADSUGIDA LEH CARUURTOODA MA FIIRINIYAAN MIYAAA MANA QABANAYAAN MANA CAAWINAYAAN MIYAAA,

  • @seynabali396
    @seynabali396 ปีที่แล้ว +1

    Miya la iibiya carurtaa bisinke

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa qakbiga ka jiran ilaheey ha cafiyo

  • @anigah
    @anigah ปีที่แล้ว

    Waxa ay igula egtahay, nimankaan in ee damacsan yahiin in ee naga dhaadhiciyaan xalane caruur laguma xado.

  • @umuluqmaan2653
    @umuluqmaan2653 ปีที่แล้ว

    Hadana.gabarta.hadalkeda.walagu.jiraa.alla.ayaa.badbadiyay

  • @mohamedadamgurey1613
    @mohamedadamgurey1613 ปีที่แล้ว

    Ninkaan fudayd baa iiga muuqda warkiisana ma fahmin toban war oo is dhaafsan buu sheegay. Anigu waxaan ka shakiyay dag dagga ka muuqda igaarka

  • @Cabdiraxmaan-r3z
    @Cabdiraxmaan-r3z 3 หลายเดือนก่อน

    Haddii idinka sidaas la idin baaray sidee ilmaha iskaga galen. Ilmaha meesha wey iska soo galen waa impossible.

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว +1

    Uf askari carur dhunsan u gar gareynin wamaxay

  • @saidmohamed1848
    @saidmohamed1848 ปีที่แล้ว

    Gaariga dhigay maxay ugu raadin waaye waalidka

  • @abdurashidfarah655
    @abdurashidfarah655 ปีที่แล้ว

    Hospital ma geyser caruurtu wey sixranayeen

  • @zizuofficial2441
    @zizuofficial2441 ปีที่แล้ว +1

    Ani runti kan ayn ba ka shakiyay

    • @Odaybiiqe
      @Odaybiiqe ปีที่แล้ว

      Shakiga waa sax tuugada ka midyahay

  • @saidma1683
    @saidma1683 ปีที่แล้ว

    Waa.sax..ilmah..somaliya..ku
    Dhashay...aa.baga..qatar.san..oo..qalbi..adag. waxasna..waa.dhibka..wadan.keena.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 ปีที่แล้ว

    Xarada xalane su aalo badan ayaa ka jira ?

  • @umuluqmaan2653
    @umuluqmaan2653 ปีที่แล้ว +1

    Waxan layabay.suuqa.xoolaha.ilaa.xalane..kaligod.ayaa.tagay.bulacad.ayan.marnay.dalaq.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Suuqaxoolaha aabaood ayaa degan, iyagu howlwadaag ayey kasoo lumeen.

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan maxow la tartaraa si buu u naxsanyahay waxbaa jira waxayna ila egtahay in uu wax ka ogyahay

    • @Odaybiiqe
      @Odaybiiqe ปีที่แล้ว

      Wlahay farta iyo meesha bugta ayaa is og.. difaac ka dhaamn waayey midkan hadlayo

  • @yayaabdi
    @yayaabdi ปีที่แล้ว

    CABSI CABSI WAAYE WHLI

  • @umuluqmaan2653
    @umuluqmaan2653 ปีที่แล้ว

    Aniga.ilaa.hada.kama.yelin.

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 ปีที่แล้ว

    Qaladka waa lidkii dhalay ayaa ah dad qayro masuul ah mana ahan waalid masuuliyad qaadi karo

  • @AbooAboo-ec3dj
    @AbooAboo-ec3dj 6 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @xamralive
    @xamralive ปีที่แล้ว +1

    Sax Ilmahaan waa reer Mudug luuqadooda waxaa laga yaabaa in ay Xamar ku cusubaayeen saas ay u lumeen

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 ปีที่แล้ว

      Luqad hadhihin ee waa lahjad mudug