ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Hees Madaxweyne Muuse Oo Kq Qiireysiisay oo Farxaan Yare Ka Qaaday xuskii 18 May ee Madaxtooyada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Hees Madaxweyne Muuse Oo Kq Qiireysiisay oo Farxaan Yare Ka Qaaday xuskii 18 May ee Madaxtooyada

ความคิดเห็น • 316

  • @maamerageedii1539
    @maamerageedii1539 2 ปีที่แล้ว +70

    Anoon Somalilander ahyn qiiroodey from jijiga ❤️🥰😘

    • @user-xy9rn4jb3u
      @user-xy9rn4jb3u ปีที่แล้ว +3

      2:18 12

    • @FaysalHanad-tx4gx
      @FaysalHanad-tx4gx 23 วันที่ผ่านมา

      Somaliland hoyga fanka kusoo dhawoow wll qaalii ❤

    • @kayseali8070
      @kayseali8070 7 วันที่ผ่านมา

      Mahad sanid walal jiga jiga iyo hargeisi waa isku mid uun walal

  • @zamiirafahiye6342
    @zamiirafahiye6342 2 ปีที่แล้ว +28

    Msha Allah guulaysta jaarkeena aad baan inii jecelahay from puntland 💞

  • @imaanahmed295
    @imaanahmed295 2 ปีที่แล้ว +39

    Wallhy ano reer somalind aheen ba hesta la qirody nolada wligin🥺🙏

    • @nimco5018
      @nimco5018 2 ปีที่แล้ว +1

      Was heels macan

    • @buunisyare3612
      @buunisyare3612 ปีที่แล้ว

      Heesta ma reer somaliland baa iskaleh
      Macasyow orod taariikhda soo baro
      Waa hestii 1977 ee somalia iyo Ethiopia

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 ปีที่แล้ว +1

      @@buunisyare3612
      Marka ma hoyadadi gafuurka weeyneyd iya lahayd ama 77 anu qaadno ama anu hada qaadne sow anaku is kama lahin

  • @abdullahihassan9979
    @abdullahihassan9979 2 ปีที่แล้ว +12

    I am Somali kismayo ilasan waligey somaliya maa araag Kenyan ahaay Hargeisa wantagera hor usocdaa

  • @Janno190
    @Janno190 2 ปีที่แล้ว +24

    Walaahibaan Ku dhaartee hadaan xitaa Ku dhex gaajoodo somalilland nimada ayaa igu filan jecliyaa somalilland ❤️ dadkayga dalkayga illahay ha barakeeyo
    Hayga dhicin ha dheeliyin

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 2 ปีที่แล้ว +10

    Farxaan yare dhiigeygii nolow💜♥️🧡💓💋💞💖💓💘💗🥰

    • @nimco-ek5ki
      @nimco-ek5ki ปีที่แล้ว

      Somliland wanjclhay

  • @abdirahmaanhaamud4133
    @abdirahmaanhaamud4133 3 ปีที่แล้ว +34

    😭😭😭😭😭 wax kasta waxa igaga qiimo padan jiritaanka wadankeYga Somaliland naf iYo maaL ba waan uhoraYaa Somaliland Somaliland encha allah

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 2 ปีที่แล้ว +15

    VIVA to SOMALILAND people and it's leadership ☝️,,, VIVA to TAIWAN and it's people and it's leadership, stay strong both countrys, down with FAQASH and communist. Viva to one man ,one vote, viva democracy.💯🤫🪖

  • @mustafeyaxyeeid9179
    @mustafeyaxyeeid9179 3 ปีที่แล้ว +9

    😭😭😭😭😭😭maxa geesi naga baxay illaaho idin naxariiso🤲🤲🤲🤲🤲

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 ปีที่แล้ว +2

    1000 sano jirsada my dhiiga from.muqdisho❤❤❤❤❤

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 ปีที่แล้ว +9

    Walaahi waan qiirooday anigu caruurti beriga jirtaan aha xasuus baan galay kaari ciidan somaliyeed oo anan dembi ka gelin nagu eryayeen haraadki iyo gaajadi geed markaanu hoos degne bariis yar dabka naloogu shubo anagoo hareera ka fadhino sugi la intu bislaanayo faqashtu weerar nagu soo qadayse digsigii inta laga qubo raashinki aanu uu carareeney ileen gaajo looma dhinto ereyga midnimo markaan ka maqlo walalaheen waan dheelinta Walaahi 5jir madfac lagu eryanayo hadii la qabto la dilayo hooyo umulo dersin caruura la ordaysa abee tuurta ilmo ku sida gacma waxy cunan ku sida alxd maanta wata ilaahay nimcada na siiyey alow noo siyaadi wallahayana sii inbadan badan baan wax noo gaysan dhibkayagana ka damqanaysay lkn aan waxba noo tari karayn

    • @nimcocabdi6733
      @nimcocabdi6733 3 ปีที่แล้ว

      Asc wllo taasaa runa intu bislaanayo la sugi Kari laa Io qiiqa oo markaab la khatinaayo , si aanay diyaaradu u Soo raacin.

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcocabdi6733 haa wallo oo habeenki dabku tacab ahaa sida loo qarinayo inan lasoo bidhaan san waan qumbacda walaahi wayahi adka ee lasoo maray markaan xasuus to

    • @drkawir5195
      @drkawir5195 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninki soo maray iyo kii ku wayaay walidki unbaa garanaya. .

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 7 วันที่ผ่านมา

    Farxaan are adeero hambalyo Hambalyo waxaan kuu rajaynayaa guul

  • @sagalahmed8501
    @sagalahmed8501 ปีที่แล้ว +4

    Calaankan ku dhaartayo☝️dhiig ragaygow 😭😭

  • @sahrac.raxman5668
    @sahrac.raxman5668 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allh heestani samayn bay igu yelatay alh haku dayo wllky

    • @mohamedomar1246
      @mohamedomar1246 2 ปีที่แล้ว +1

      Muhiimadu wa iney somaliland gobal thy😂

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxa loo qaaday calan keena Somalia 🇸🇴

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 5 หลายเดือนก่อน

      Beenta jooji

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 5 หลายเดือนก่อน +1

      Heestan waxa weeye heesta dhahda hadii anan dhulkaygow dhuux cadaawe ku karin oo la bedelay heestasna waxa 1970s sameeyey abwaan reer Somaliland ah waliba isaaq ah waayo hesihii kacaanka ee wadaniga ahaa Badankoda waxa sameeyey abwaano isaaq ah.

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 3 ปีที่แล้ว +14

    Heestan waxaa sameeyay Abwaankii weynaa Dun carbeed waxaa Qaadi jiray Muuse Ismail Qalinle .... farxaan waa owowgii dhamaan waa jamhuuriyada barakaysan ee QDW maxaa ka galay?

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +3

      Waanu soo wada ceshanaynaa walalo waxkastoo uu sameeyay Ama qaaday min reer Somaliland Ah idinkuna ceshada hadaadba heshaan wax mecnoleh ood samayseen

  • @cusaamemaxamed7738
    @cusaamemaxamed7738 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah and guul Somaliland

  • @fadumoqasinn2792
    @fadumoqasinn2792 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob 17 วันที่ผ่านมา

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @dacadcumar7497
    @dacadcumar7497 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestani waxay ahayd hees soomaaliyed hadana kama xumi in walalaha soomaaliland ay so cusbonaysiyan ilaahey nabada ha in siyaadiya anagana hanasiya in lays xagxagta waxba kama imanayan ana og dhibatada ay ledahay marka ka maqantahay dhulkagi hoota

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 ปีที่แล้ว +1

      @@samiraahmed7245
      Hadu ki sameyay iyo ki qadayba midna ku ahayn halkad ku yeelatay

  • @abdifatahahmed267
    @abdifatahahmed267 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah my bro 👊🙏🙏❤️❤️💙❣️

  • @hawaawaleh3249
    @hawaawaleh3249 3 ปีที่แล้ว +6

    Man shalha 😭😭😭😭😭😭😭 aaxxxxx

  • @abwnanqandal9604
    @abwnanqandal9604 2 ปีที่แล้ว +4

    Walahi wanisbedela markan dheketo heste jiririca dushayda kaboda

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +1

    Farxan yare nolow dhigeyga💚🤍❤🌏

  • @farxaancaska11
    @farxaancaska11 ปีที่แล้ว +1

    FARXAAN YARE ALLE HA KU SHARFO WLL QIIMO BDN SOOMAALILAND DALKAYGII HOOYO ALLOW DAAAAAAA

  • @aaminpudul7231
    @aaminpudul7231 3 ปีที่แล้ว +5

    Inshallalh waa xus doniyee soomaliland

  • @nimcoaxmed6062
    @nimcoaxmed6062 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah ale haku dhawro ishalaah wllo mcn

  • @aishamawlid4702
    @aishamawlid4702 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mamo hore. Usoco❤❤❤

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah Waynow oo waad waligaa.

  • @MaryanWarsame-nk6mh
    @MaryanWarsame-nk6mh หลายเดือนก่อน

    Soomalilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimoaxmed7058
    @xaliimoaxmed7058 3 ปีที่แล้ว +5

    Soomlind nimo hees iyo badh❤🤍💚

  • @maxamedxaydar2142
    @maxamedxaydar2142 2 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha allha

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 ปีที่แล้ว +19

    xasan cabdi heesta hore iyo dhaman heesahi hore ee somalia loo qadayna reer waqooyi ba laha tana yaga leh wa dad murti badan waxoodi uun bad kala sgegaysa taa horena yaga saneyay oo laha ninka qadayayna nin isaaq ah bu aha wana muuse ismaciil qalinle wax ad idinku saneysen ma jiro waxay yagu hore u lahayen uun bad shegaysa from jabuti ad van reer somaliland u salamaya hoyga murtida iyo abwaanada iyo hal abuurka iyo xigmada iyo gobanimada qadadweyn wax anay lahayn bay daba ooyaysa murti ma leh xigmad ma leh

  • @FaysalHanad-tx4gx
    @FaysalHanad-tx4gx 23 วันที่ผ่านมา

    Viva dhulkayga somaliland ❤❤☪️☪️☪️🇸🇩🇸🇩💪💪🗨️

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Somalian

  • @nimogroneberg8388
    @nimogroneberg8388 3 ปีที่แล้ว +5

    maasha alaah ilaahay haku xafido

  • @user-qx9pt9vr9n
    @user-qx9pt9vr9n 2 หลายเดือนก่อน

    Heesaha in lakufsado waa xaal kaan caadada siistow
    Allow yaa axmed maxamed dabagooye daacad ugu sheega 😊

  • @nimcoaxmed6062
    @nimcoaxmed6062 3 ปีที่แล้ว +7

    Runtii qofkii damiir le ayaa dareemaya Walaahi

    • @amariris5199
      @amariris5199 3 ปีที่แล้ว +2

      Aaaah i love my country somaliland great 👍 great

  • @Najax-ou7lf
    @Najax-ou7lf ปีที่แล้ว +1

    Halka may dhararti dhulka xididka hosiyo burco lagag dhawqee😢somaliland ku canee 18 may hanbalyo 😊dadkygi

  • @4KANIME810
    @4KANIME810 3 ปีที่แล้ว +15

    Heestan kama dhargo marwalba wan ku so ceshadaa erayo qiiro leh guuuuuul Somaliland

  • @abdijabaribrahim285
    @abdijabaribrahim285 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow gesi dheh wlhi ❤💯

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

    Wlèe hees run Ayuu usheegay viva Somaliland

  • @iqrojamac6714
    @iqrojamac6714 2 ปีที่แล้ว +4

    Hees qaran mid qabiil noqon meyso cuqdad lan allaha idin caafiyo

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 ปีที่แล้ว +2

      HHHHHHH YAA KA BAX MEESHA HABAR FAQASHEY AAMUS

    • @iqrojamac6714
      @iqrojamac6714 2 ปีที่แล้ว

      @@buufiyahaweyn7430 kkkkkk allaha ku caafiyo copy land

    • @drmahadahmed516
      @drmahadahmed516 2 ปีที่แล้ว

      @@iqrojamac6714 isaaq baa oroginal iyo copy ga ba leh hhh

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxkasta oonu qaadnay Ama samaynay anagaa iska leh car waxad leedihiinba soo hela ilaa calanka waana balan in amaan midh idiinla tagin bilaaxishoodyohow walaahi in aanaan soo qaadneen hees faqash samaysay Ama qaaday

  • @saynabsalebanaxmed1180
    @saynabsalebanaxmed1180 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allh

  • @aaziizxusen8777
    @aaziizxusen8777 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allah guuuuuuuul somaliland

    • @abdirashid4318
      @abdirashid4318 3 ปีที่แล้ว

      Dam dam.iyo niikis waa .ku dheereyan.aqoonsigu ku raadiya daganaan iyo Allah ka cabsi kolay aqoonsi ma jire waalida joojiye reer.waalan

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqashiyo xananu ruux kula dhax jooga nina dhuuni uu cuno 😢😢😢😢

  • @KinsiAhmed-jd9rf
    @KinsiAhmed-jd9rf 2 หลายเดือนก่อน

    Guul guul somaliland

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn หลายเดือนก่อน

    Wow cod mcaan wiilkn m.a😢😢😢😢❤❤❤

  • @nadiahazzan9098
    @nadiahazzan9098 3 ปีที่แล้ว +8

    Maxan u xiisey wadankaygii ❤💯

  • @diriyeaxmed6829
    @diriyeaxmed6829 ปีที่แล้ว +1

    insha.alah.walaqab.hargesa

  • @user-li3bq3dx5n
    @user-li3bq3dx5n 3 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland

  • @user-my1cd4nn3l
    @user-my1cd4nn3l 27 วันที่ผ่านมา

    Reeer somali itaktcwax laso baxa ana hooyadiin wase xaar waawayn waxaan ahayd mayadaan lahayne

  • @khalidciize7648
    @khalidciize7648 3 ปีที่แล้ว +7

    Mnzh allh keep going pro

  • @user-my1cd4nn3l
    @user-my1cd4nn3l 27 วันที่ผ่านมา

    Heesta hore danbe labadaba ana lehe

  • @user-yy9iv1ec3n
    @user-yy9iv1ec3n 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah 😊😊😊😊😊😊 from hargeesa😊

  • @laasgalolmedia2614
    @laasgalolmedia2614 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees mcn

  • @user-yv5hq8wf6s
    @user-yv5hq8wf6s 3 หลายเดือนก่อน

    Inaadeerky ruma msha alah❤

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 ปีที่แล้ว +5

    Axax😭😭😭😭😭😭

  • @user-mr5tx7jb8c
    @user-mr5tx7jb8c 2 หลายเดือนก่อน +1

    HAKAWAAYIN CIIDADA BILAN IYO CIIDANKAAGABA BADHAX MEYDHANAANOO BIYO AANAN LAGUBAIN IYO BIYO QABOOW OODKUBATALAXSATO BADHNA AAD CABTO🎉 5:03

  • @najumohamet7708
    @najumohamet7708 3 ปีที่แล้ว +5

    Hees qiirO leH❤❤❤🤍🤍🤍💚💚💚

  • @MabsuudAxmed-hp3zp
    @MabsuudAxmed-hp3zp 2 หลายเดือนก่อน

    M a. Gesinimo❤❤❤

  • @engabdinaasirmahamed7660
    @engabdinaasirmahamed7660 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow somli midee nabad wartana sii

  • @user-gj2kc7mb5z
    @user-gj2kc7mb5z 11 หลายเดือนก่อน

    Somalilan ❤❤❤❤❤❤

  • @HibaaqnalkaHibaaqxasan
    @HibaaqnalkaHibaaqxasan 3 หลายเดือนก่อน

    May 18❤

  • @maxamuudcabdi224
    @maxamuudcabdi224 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlky keep going

  • @jimcaalemaxmuudgantaal3665
    @jimcaalemaxmuudgantaal3665 3 ปีที่แล้ว +5

    Guuuuuulayzo somaliland

  • @khadrajamac4122
    @khadrajamac4122 2 ปีที่แล้ว

    Mashllh

  • @user-vg5so4lr7g
    @user-vg5so4lr7g 3 หลายเดือนก่อน

    Guuuuul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @maxamudismacil3486
    @maxamudismacil3486 2 ปีที่แล้ว +2

    Marka horaba heesta waxa sameeyay abwaan axmed saleeban bide waa muwaadiin reer s.land ah idiinku ma wax ayaad samaysaan dad bilaa xigmada ayaad tahay

  • @AmiraMohamouth
    @AmiraMohamouth 3 หลายเดือนก่อน +7

    AWBAANI. SOMAIiIAND. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdiwaliXareed
      @AbdiwaliXareed 2 หลายเดือนก่อน +3

      guulbaaxo❤🎉 3:05
      Maxamuu blsaaq

  • @user-wf4zk7oi4l
    @user-wf4zk7oi4l 9 หลายเดือนก่อน

    Msh llh ❤❤❤

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 ปีที่แล้ว +1

    KA NAXAY DHIMASHO HEBEL IYO
    DHAAWAC KUGU XASUUSTAA
    NAFTA DHEGAHA BEESHIYO
    MID XISKIISU DHIMAN YAHAY IYO
    DHAAXA GEESI KUGU MAQAN

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 2 หลายเดือนก่อน

    Wuu war iska dhig heesta soomaaliya midgaanyohow midgaan dhalay

  • @user-ht2lt4cc1f
    @user-ht2lt4cc1f 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlkyy runtaa maxaa ushin

  • @zafiyaahmed3854
    @zafiyaahmed3854 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @cabdinuurshekhxasan3231
    @cabdinuurshekhxasan3231 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdinuur shekh xasan.oo jooga muqdisho heestan wxa ay ka hadleesa wadaniyada adinku hadii aad tihiin soomaali lan wad ka been shegteen munaafunamada iska dhaafa fanaanka qaaday midnimo wadaniyad qaranimo jaceel oo u qabo ayuu dareenkiisa ku cabirayay allah aan ka baqno

  • @user-xs7gw6eb6h
    @user-xs7gw6eb6h 10 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaatosoomaalilanddalkeyga❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 22 วันที่ผ่านมา +1

    WaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +7

    Ragu asturan dumarku qawan 😢

  • @soraanyare-lo9ie
    @soraanyare-lo9ie ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️♥️♥️

  • @MawliidMaxamed-jv3bd
    @MawliidMaxamed-jv3bd 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KaltounNourRobleh
    @KaltounNourRobleh 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @Yared1234-cd2xs
    @Yared1234-cd2xs 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤luve

  • @user-le9tg4vt9h
    @user-le9tg4vt9h 3 หลายเดือนก่อน

    Maxa dhimasho hebaliyo dhaawac kugu xasuusta nafa dhagaha beeshiyo mid xuskiisu dhimanyahay😢😢😢😢😢

  • @Duuliye17
    @Duuliye17 5 หลายเดือนก่อน

    Muuse ismaacil qaalinle oo noool waa waa farxaan qaboojiye

  • @madinamuhudin5488
    @madinamuhudin5488 2 ปีที่แล้ว

    Horey usoco walal

  • @suldaanmohamed3332
    @suldaanmohamed3332 3 ปีที่แล้ว

    Hmmm

  • @abdimaligxamse
    @abdimaligxamse 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mxad dhimasho hebaliyo dhaayo kugu xasuusta😢

  • @sshiinelove
    @sshiinelove 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahi waa ka qiirooday hestan sida fosha xun ee lagula kacay anigu waxaan ahay sarkaal ka tirsan ciidamada Somaliland balse qadiyada manta lagu bedelay iyo tii loo qaaday mahan labo isku dhow sorry sorry abwaankii qaday ayaa mujaahid dhaba ahaaa alle ha u naxariistee

    • @nagmamuuse554
      @nagmamuuse554 3 ปีที่แล้ว

      Dantada mahe naso wll

    • @nimceeyanimceeya3360
      @nimceeyanimceeya3360 3 ปีที่แล้ว

      Beenaale askari qaranka zoomaaliland ah sidaa uma hadleen iska aamus

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      Waa faqash xataa lahjadiisiibuu wataa hus waryaa anagaa wadaleh wax aad leedihiin ma jirto midna idiinla tagimaynee qaata hadaad wax leedihiinba maba lihidin e fahma reer śomaliland faqashta is carinaysa

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r 3 หลายเดือนก่อน

    Long live to you singer of somaliland people ❤️ ♥️

  • @tarsanckofficial9480
    @tarsanckofficial9480 3 ปีที่แล้ว +9

    Heesti ciidanki kacaanka
    1977
    Hadi anan dhulkegow dhiig cadaawo kuu galin hadii aann dhulkeygow dhiig kuugu fool dhiqin
    Hesta sharafteeda haku ciyaarin yarow wixii kuudhibay eebadalay baa kaa qaldanaaye
    Raad dhaqajis baatahaye

    • @rahiimamuuse5469
      @rahiimamuuse5469 3 ปีที่แล้ว +1

      inaad ka xuntahay waa macquul midhaha heesta iyo yaraantisa way kala wayn yihiine amn

    • @abdiasismuse4099
      @abdiasismuse4099 3 ปีที่แล้ว +2

      Markii horaba 77 kii anaguunbaa samaynee idinku ma abwaanaad la haydeen
      Somaliland 😍

    • @ahmedwarta1838
      @ahmedwarta1838 3 ปีที่แล้ว +2

      #Tarsan Official sharaf maxaad ka taqaan ma idinkaaba abwaan lahaan jiray reer waqooyi uunbaa lahaa heesihii gobonimo doonka ahaa. bililiqo kunool uunbaad aheydeen.

  • @asmacaday4300
    @asmacaday4300 ปีที่แล้ว +1

    😘😘😘

  • @abdiasiisismaaciil498
    @abdiasiisismaaciil498 ปีที่แล้ว

    Farxàan

  • @ainansheali3743
    @ainansheali3743 3 ปีที่แล้ว +3

    Sida Cremia suga .....Hargaysa waa Soomaaliya......xoog baana lagu soo celinayaa insha Allah ee iska dhaanteeya

    • @bancadestudiomusic7368
      @bancadestudiomusic7368 3 ปีที่แล้ว +2

      Horta waxa ka horeysa inaan ku aroooso kadib somalilana ku dajina kawaran

    • @ibtisamraage1859
      @ibtisamraage1859 3 ปีที่แล้ว +1

      Hh waa runta khsab baa lagu so celinaya ee iska dhaanteeya

    • @ainansheali3743
      @ainansheali3743 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bancadestudiomusic7368 Ainashe inuu ku arooso miyaad rabtaa......kkkkk

    • @ainansheali3743
      @ainansheali3743 3 ปีที่แล้ว

      @@ibtisamraage1859 waa sidaa weeye huunno

    • @abdirizakmuza1718
      @abdirizakmuza1718 3 ปีที่แล้ว +2

      Marka hore futadaada amisom ka ilaasho gurigaaga afrikan kugu ilaaliyaa ana kayga anaa ilaashada bal kalay waxad ka dhanti waxba hanaga siin waxaa balana in la idinku murmi nacasoow ood sida dumarka barooran neef neef dhalay

  • @rahmasalahmire9242
    @rahmasalahmire9242 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dal-kaaga3193
    @dal-kaaga3193 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax wanaagsan maaha hees Abwaan horre somayey in si aysan ahayn loo bedelo

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      Wixiina ilaashadaa tan iyo waxa la dhagaystoo dhan anagaa leh mana idiin dhaafano

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 3 ปีที่แล้ว

    Guuleysta somalilaan somalidii kal heshiin wadee calkiina xafida global badan waa ka ffiicantiihiin

  • @sshiinelove
    @sshiinelove 3 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland waba xore hestii somali oo mida markii dagalka amxarada io somali du socdey la qaday iyo xor nimada Somaliland maxaa iska galay

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 3 ปีที่แล้ว +1

    Miidinka leg heesta rer muqdisho leh ciidanka qaranka somallya loo qaade

    • @nuuxmaxamed4695
      @nuuxmaxamed4695 3 ปีที่แล้ว +1

      Oo yaa idin siiyey cida lahayd dib uraac yaa qaaday yaana sameeyey midhe heeda baydeeyoow

    • @raqad4642
      @raqad4642 3 ปีที่แล้ว

      @@nuuxmaxamed4695 al fanaan muuse ismaciil isago fanaan somaliyeed ah bu dhintay saado Cali warsame qabo abwaankii sameeyayna allah ha unaxariisto Somalia 🇸🇴 oo dagaal cadow shisheeye Ethiopian kujirto bu usameeyay cunugan yar ee cuqdad ka hadlineeso ha raadsado abwaano cuqdad qabo oo labo gobol oo ictiraaaf heesan kuqanacsan

    • @nuuxmaxamed4695
      @nuuxmaxamed4695 3 ปีที่แล้ว

      @@raqad4642 wax aad leedahay kudood zxb ta anagaa lehe taariikh iyo fanba aabayaa shaabaaa ku gaboo kuu samayn waayee cuqdada maanaa qaba mise adiga qof wixii sii sheeg taad kadaba ooyay saa waxaaga kuguma qabsanaayo ee wax yeelo sxb

    • @nuuxmaxamed4695
      @nuuxmaxamed4695 3 ปีที่แล้ว

      @@raqad4642 wax aad leedahay kudood zxb ta anagaa lehe taariikh iyo fanba aabayaa shaabaaa ku gaboo kuu samayn waayee cuqdada maanaa qaba mise adiga qof wixii sii sheeg taad kadaba ooyay saa waxaaga kuguma qabsanaayo ee wax yeelo sxb

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      Waa caruurtii wakhtigii sheekh shariif dhalatay waxba ma oga

  • @user-my1cd4nn3l
    @user-my1cd4nn3l 27 วันที่ผ่านมา

    Taasay qaar hooyadood ja siil Wayne midnimo iyo sheeko raaja aabaheed wastay la taagan yihiin walahay waxanan hooyadi o aroisa tusayn kaan ka maqlo iyo bilhay