Amiiin Wll Aabo Ma miyi Buu Degan yahay Aabaha Mujahid Buu ahaa Shaqsi walba Oo Reer Somaliland ah abaal Buu Ku leeyahay, in waraysi Laga Soo qaado Waan jeclaa.
yuusuf waa daacad waa run sheeg haduu qabiil sheegana ceeb mahaa lkn waxay cadayn uyiin waraysi yadani in garaxjis habar yoonis u bad nayd raga dagalamayaa ama saraakil hanoqto ama ciidanba
Naasiroow Wn ku slaamayaa inder, haddii ay kuu suura gasho, Nin baa jira la yidhaa Dalab gadh dheer oo wax badan og . Waxaad ka helaysaa hadh wanaagtii hore ee Hargeisa ama makhaayada Ina ubaxle ee ka soo hirjeeda Adna Hospital
Waa run wuu dhintay ina nuur boobe nin dhimashada ay moodayeen inuu dhintay muu dhiman ee dhaawac ayaa lagu qabtay habeenkii ay faqashtu u qaaday cadaadley wuxuu ku danbeeyey moojii wuxuu ahaa sacad muuse .galabtaa waxaan joogay gada weyn labada gaadhi waxay kaga tageen dooxa sabacad waxay ka lumeen wadadii ninkii dalmarka u qaybsanaa ayaa ka dhintay jabhada
Waa laba mujaahid oo ah shahiid nool janno ayaa idin sugaysa , qofkii dilay Askari faqash ah waa Ehlu janno waa xadiis saxiix ah Bukhaari, Feysal iyo yuusuf alle ifka iyo aakhiroba ha idin barakeeyo,
ninkaa faysal abaal wayn buu ku leeyahay dalka iyo dawlada hoos haloo eego
Faysal dheere nin udhigma mahayo weli xaga runsheega iyo xasuusta
Farxan ifiso ayaa isna la mida
Faysal iyo yusuf wa laba halgma oo run sheeg ah tv gana waxn ka codsanyna inad noso badisan baramamijydan tarikhda oo kale ka shekynaya
walhi waa runsheeg odaygu xataa markuu qalad galay isgu wuusheegy waa laygu foodhayay kulahaa
Mujaahid uun lama sheegte sida raggan baa loo dagaalamaa. Guuleysta axyaa mujahidin. Abaalkiinna waydin heli mar an dherayn inshaAllah.
Mujaahidiinta intii dhimatay alle haw naxariisto kuwa nool na rabi ha dhawro
Abaalkiina ilahuun baa idin gudi kara JasakAllahu khair
Ilaahay haysin xafido dalkana hayno barakeeyo
taariikhda so tawakaal aad uu so warayso wayo guuto guun wayn bay ahayd nasiiroow
Anigo ah roble muse cabdi cilmi muuse (dable)mujahidiinta inta dhimatay alle waxn uga baryayaa inuu naxariistii jano kawaraabiyo inta noolna sharafbaa korkiina ahaatay dhaxalkiinii maanta waanu dheefsanaynaa 💚🤍❤️
Dhuuxii shihiidkiyo dhaxalkii snm
Amiiin Wll Aabo Ma miyi Buu Degan yahay Aabaha Mujahid Buu ahaa Shaqsi walba Oo Reer Somaliland ah abaal Buu Ku leeyahay, in waraysi Laga Soo qaado Waan jeclaa.
Mujaahid snm Yusuf ganaje iyo Fayisal dheere
Geesiga...BIRTA...Ah...Ah
S N M
Guuul
ilaahay haw naxaristo mujaahiid sooguur
yuusuf waa daacad waa run sheeg haduu qabiil sheegana ceeb mahaa lkn waxay cadayn uyiin waraysi yadani in garaxjis habar yoonis u bad nayd raga dagalamayaa ama saraakil hanoqto ama ciidanba
Taariikh ugu kaalay cba tv
Naasiroow Wn ku slaamayaa inder, haddii ay kuu suura gasho, Nin baa jira la yidhaa Dalab gadh dheer oo wax badan og . Waxaad ka helaysaa hadh wanaagtii hore ee Hargeisa ama makhaayada Ina ubaxle ee ka soo hirjeeda Adna Hospital
Fulay walbo oo marka ay xabada bilaabata Carari jiray ayaa ku leh geesi baan ahay
labaada faysan iyo yuusuf aad uu warayso ismaaciil cali Farlow nimaanka reermiyiga noqday ka daba tag insha allaah
Garabka military ee SNM Million jeer bay halganka uga daacadsanayen garabka siyaasada . Muj ganaje iyo raga la midka ah ayaa ah kuwa nafta inoo huray.
Taariikhada some faysal waa geesi laakiinse dhinic baay karartahay waa xisbigii wadani oo kale
Maryo alool jabkoodi waxa ka hadhay 13 November 2022 labada cornel waxay idn wadan waa kufsi qax iyo alhoyooy sidan uma malynayn
Waa run wuu dhintay ina nuur boobe nin dhimashada ay moodayeen inuu dhintay muu dhiman ee dhaawac ayaa lagu qabtay habeenkii ay faqashtu u qaaday cadaadley wuxuu ku danbeeyey moojii wuxuu ahaa sacad muuse .galabtaa waxaan joogay gada weyn labada gaadhi waxay kaga tageen dooxa sabacad waxay ka lumeen wadadii ninkii dalmarka u qaybsanaa ayaa ka dhintay jabhada
Odayga ciyarta kadaya waa nin Garxjis ah oo qabili ahe ma waxad ku tidhahdeen qumayoo iyo iidorka ha magain
sixitaan: Ibraahim Caydiid dhadhable oo kornayl ahaa ayaa haaysatay Guutada 55aad ee taliskeedu ahaa "Bisaqa" waana ku dhaawacmay maalintaa oo Bowdada xabadi uga dhacday. Saciid Doobe Urur Dhoqoshay degan ayuu haaystay, labaduba waa dhulbahamte. Ina Caaydiid Markii dambe Abaandule ka noqday CIidanka Somaliland.
inta kale warbixintu waa sax.
Nabad ayaa naas lanuugo leeh
Yuusuf yaa dhegaysanaya.
Snm xaqeeda hala siiyo
General David doob
Somali cid Jabhad hadal haysa waa qaar iidoora. SNM meell kasta waa lagaga adkaaday. Imika bal wax iska celiya Laascaanood, Hargeysa la idinku iman,
Ilaah...amarkii..soomaali..idinkaa...halkaas..dhigay
beenloow lbraahim caydiid dhabdhahe ayaa haystay waanadku jabteen kķkkkkkkk I more
MashaballaahHanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo
Cabdiindho
Oo ninkaa kale maxaad u dooni weyday muuse dable
Madaxdiin iyo saleeban buri labaduba waa badhulbahante . Shaw snm ta gudaha soo gali jirtayba badhulbahante ayay ahaayen. Doolal markii la waraystay waxuu tirinayayba waa BDB. Ninkii geesiga aha ee uu dalall shegayay Abdi aar isna BDB sla cale . Haragwaafi . Golos , galdogob, ibraahim cuukeye. Dafle , Aar dhakab . Miyan tirin karaa
Waar waad nugu raajisaa week dhan ayaad u dhexaysiisaa barmaamijka taxanaha ah e
No no muse Anderson Cooper 13 nov or wwar
Mujaahidiinta bariga uun baad waraysataaye maxaa kuu diiday kuwa galbeedka hhhh
Kuwas hora la warystay, TVga Somaliland Space Channel bay ku jiran lkn raggani wa raggii la illaaway e an cidba wax weydin
Wᴀʀ ɴᴇᴏ ᴅᴀᴅᴋᴀɴ ᴄᴜᴅᴀᴅᴀ ᴍɪᴅʜᴀɴ ᴀʜ ᴀɴɪɢᴜ ɴɪɴ ᴡᴀʟʙᴀ ᴏ sʜᴇᴇɢʏᴀ sɴᴍ ᴋᴜ ғᴀʀxᴀʀ ᴄɪᴅᴀ ᴅᴏᴏɴᴛᴏ ʜᴀ ᴀʜᴀᴛᴏ ʙᴀʀɪ ɪᴏ ᴄᴀʟʙᴇᴇᴅ sʜᴇᴇᴋᴀᴅ sɴᴍ ᴏᴏ ᴅʜᴀɴ ᴊᴇᴄᴇʟ ɪsᴋᴀ sᴀᴀʀ ᴡʟʟ ᴄᴜᴅᴀᴅᴀ ᴘʟᴢ ᴅʜᴀᴋʜᴛᴀʀᴋᴀ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴡ ᴛᴀɢ sɪ xᴀʟᴀᴅ ʟᴏᴏʟᴀ sᴏᴄᴅᴏ
@@kx___k8191 waar waanu ku fahanay waxaad ahayd Reerkii faanka ku noolaa
Galbeed ma dagaal ayaa ka dhacay?!
Galbeed Ma Dagaalba Ka dhacay Korneel Tuke Baa dadka baraagaha ku Guri jiroo Nin Madaxa Ka Toogtana Waalaga Waaye
Bal caqli..ba..ay...eega..dad...dhig....islaameed...kufaanaya...Geeeriduna...kadanbayso
Waar SALAADA ukaca horta
T7777777777777
كدب😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂كل زق كدب
Isaaqa.waxwaynbaa.kaqaldan.waayo.nimankani.waydagaalamen.waxayna.ahayen.snm.dhaqdhaqaaqa.dib..uxoraynta.somaliya.waxay.ahayd.amba.mada.oodu.ahaa.inay.ilaamuqdisho.qasadan.saxbay.ahayd..waana.waxdhaca.adunka.xataa.hadiilaguraaciwayo.qabil.ahan.isaaq..qudha.awood.bay.uhelilahaayen.iyo.sharci.adunku.kutagero.aykuqabsadan.somaliya.oodhan.inay.maamulikaraana.iyogoo.somaliya.ayhaysanlahayen.sidi.tigrayga.lakin.isaqhanmale.iyago.melbagadhin.ayay.habar habar.ukalabaxen..marka.say.dambilayaalnoqden.waayo.dadnoocaasiya.qaran.maxoraynkaran.qaladka.labasd.caydiid.bay.laheshiiyen.siyadna.uukabaxay.sidasay.dowladii.kuburburtay..markaa.waxaweeye.mujaahidin.somaliyed