Eglan Show Khadar keyow oo ku dhex ilmeyay brn live ah iyo brn oo sii deg dega loo xidhay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2018
  • News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @abdifitahmoh2318
    @abdifitahmoh2318 5 ปีที่แล้ว +483

    inta nabiga jecel like ta ha ila dhafina

  • @xiishyareproduction3750
    @xiishyareproduction3750 5 ปีที่แล้ว +1043

    Inta Rasuuullkena SCW Jacell Io Diinta Sharafta Leh Hal Mar Like Ii Saara | Mhdsanid ❤

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 ปีที่แล้ว +389

    Qalbiga adigo ka ilmeenayaa😰 inaad dhola cadeeyso waa raga nimo khadar bro soryy😢

  • @user-kn3rl7po7h
    @user-kn3rl7po7h ปีที่แล้ว +26

    😂inta fiirsaneeso hadlkii dahir alasow Kadib like saara😅

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว +2

      Videogn ano youtube socdu iga so hor bxey😂

  • @Axmedkhadar504
    @Axmedkhadar504 5 ปีที่แล้ว +272

    jacelku waa dareen oo qalbiga ka imado dadkii igu racsan like ii sara

    • @sadikabdihamiid
      @sadikabdihamiid 5 ปีที่แล้ว +3

      Ahmed faghi muriidi abti inta xitaa ma iiga horaysaa

    • @Axmedkhadar504
      @Axmedkhadar504 5 ปีที่แล้ว +2

      lol

    • @kidsaccount4151
      @kidsaccount4151 5 ปีที่แล้ว +1

      Qadarkeeyo
      Mahadsanid

    • @Axmedkhadar504
      @Axmedkhadar504 5 ปีที่แล้ว +2

      @@kidsaccount4151 hadii ad thy manta qof wx jcl waa dreemi kartaa wax walba oo qofkas ku soo socdo

    • @Axmedkhadar504
      @Axmedkhadar504 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sadikabdihamiid haaa abti MAN

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 5 ปีที่แล้ว +225

    Waa run jaceylka waa wax wangsn wlhy balse qofki nasiib leh aya helo kurtana mirahiisa keyow kaliga maahan qalbi xanuunka walaso wada maray wale iyo bile😄

    • @heesoxulah-somalimusiclyri2664
      @heesoxulah-somalimusiclyri2664 5 ปีที่แล้ว

      samiira mahamed hhhhhhh

    • @samatarqanciye3439
      @samatarqanciye3439 5 ปีที่แล้ว

      Maasha
      Allaah
      Qligan
      Jecelaayow

    • @gobonimo4895
      @gobonimo4895 5 ปีที่แล้ว +1

      Yarka maad ku yaacdid labo qof oo jab Soo arkay weey isku fiican yihiin

    • @ahmedeid701
      @ahmedeid701 5 ปีที่แล้ว +2

      Anba waan ku jeclay waan kuu sheegan kari waayay.
      Lkn caawa waxaso bulsho ah baan kaaga dhex sheegtay hh

    • @foziamohamed6432
      @foziamohamed6432 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk jacayl guurka kahoreeya ma arag waa nasiibkay

  • @zhamzaxuzeen5706
    @zhamzaxuzeen5706 4 ปีที่แล้ว +82

    Wlhi wiilsha soomali yeed waa qalbi adg yihiin wlhi😭😭

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 5 ปีที่แล้ว +75

    Khadar keyow 😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waan ka xumahay jcylkaaga lagaa af duubtay iglaney ha qot qodin wll wiilka

  • @dowlattahmed5576
    @dowlattahmed5576 5 ปีที่แล้ว +450

    Wali maheli Like intaasna Comments baan kabaxshaa meel walba bal igu cumaamada Cawa

  • @safiaomar5544
    @safiaomar5544 5 ปีที่แล้ว +48

    His body language is on point , shows confident and goal chaser. That’s just compliment as am a psychologist

  • @hanadohn3280
    @hanadohn3280 5 ปีที่แล้ว +706

    qofkii jaceyl soo arkay like ii saar

    • @Worldwide5800
      @Worldwide5800 5 ปีที่แล้ว

      Jacayl yaaArkay?🤣🤣🤣

    • @xamdisacid497
      @xamdisacid497 5 ปีที่แล้ว

      HANAD OHN y

    • @ahmedarte9187
      @ahmedarte9187 5 ปีที่แล้ว +1

      Waliba walaiqayane

    • @Xhukri
      @Xhukri 5 ปีที่แล้ว +1

      Sxpow Keyow tagera buxa ayaan ku ahy lkn jecel dan iska ilow nagtaa arosate lee jeclow okay sln sare will Qaran

    • @ilyaasaxmed3299
      @ilyaasaxmed3299 5 ปีที่แล้ว

      Khadar keeyow geesi raginimo leh qalbigana ka gubanayah dushana ka dhoola cadeynaya masha alh

  • @engjubbaismail1978
    @engjubbaismail1978 5 ปีที่แล้ว +20

    11/11/2018 Khadar isku qisaano nahay. Cafis jaceyl geesi geesi dhalay. Great Legend bro. Go forward

  • @inamaryammuuse1989
    @inamaryammuuse1989 5 ปีที่แล้ว +19

    Inta xidiga muqdisho Taageerto Liketa ha ila akmarin❣

  • @TheDeerows
    @TheDeerows 3 ปีที่แล้ว +29

    Very interesting and intelligent young man. Never rated him much before but what a great personality 👏 .

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +33

    Yaa daawanya 2020 like isaar hadad iga dambeeysid👍🏽😂

  • @aniishbae7201
    @aniishbae7201 5 ปีที่แล้ว +30

    Alhmadulillah halmid dacad ah aya isoo maray wanaku guleystay AlxamdulillAh.wana seygeyga 😘💍illahey igama qaado

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 5 ปีที่แล้ว +289

    Gabdhuhu horta intay qalbiyada dadka qufushaan maxay furaha ula tagaan 😭😭😭😭

    • @fartuncumar5595
      @fartuncumar5595 5 ปีที่แล้ว +2

      😂😂

    • @fadumoahmedfadumoahmed4762
      @fadumoahmedfadumoahmed4762 5 ปีที่แล้ว +7

      Kalsoonidaro weeye in adoo og qofkaad jeceshahay asna ku jecel inaa katagto kalsoonidarada keento sxbkaa uu gabdho uqoslaayo hadaa aragto wlh si kastoo ujeceshahay uma dulqaadanaysid kalaguur kadhacaayo

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 5 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumoahmedfadumoahmed4762 kii wax u qosla la garay lkn adoo allahaa alle yahay hadii furaha marta iyo dulaca lagu rito la iskala tago ka waran ar gabdhaa wabaa 😭😭😭😭😭

    • @ramlushali5446
      @ramlushali5446 5 ปีที่แล้ว

      Estahilkoda raga maho😃😃

    • @monicashru9517
      @monicashru9517 5 ปีที่แล้ว +4

      Wllo wlhi qayanada haal miid baa nagu kalifaysoo nin mrka sii dhaba ujclatiid qlbigu kajabina mrka hda kun isku wadiid midkan mrku kxnqo knaa kuu ilowsinayooo

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +14

    Show waxbaa kugu aasan bay tidhi eglan 😍big fanan

  • @abdulahibashirabdulle7440
    @abdulahibashirabdulle7440 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlh jclka waa wax jira inta jclka u ilmeeysay like iisaara

  • @ruqiyaabdi3098
    @ruqiyaabdi3098 2 ปีที่แล้ว +13

    His voice is beautiful

  • @hamdahabimana8399
    @hamdahabimana8399 5 ปีที่แล้ว +17

    It is so amazing, he looks like my Young brothers

  • @hanadbashiir4706
    @hanadbashiir4706 4 ปีที่แล้ว +41

    Manta Tariqdu tahye
    15/3/2020 Walhi Aniga Sidan Cml iGu Dhacady 😢😭💔 Sxbye Aduunka uGu Jclye aya iGala Waryga Qofti aana 3sano wad Soconye💔👈
    Cafisa baana Ka Duur biday😢💔

  • @ezuumihupi9046
    @ezuumihupi9046 5 ปีที่แล้ว +14

    Axzan Fanaan Khadar ibraahim keeyow Fanaanka aan somali ugu jecelhy ❤❤Go forward Brother

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec 3 ปีที่แล้ว +8

    khadar Keenyow big legend wlhi ❤😢

  • @asma2631
    @asma2631 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah khadar keyow so cute naxariis badan geesiya fariida raganimo buuxda leh wall ilahay nasiibka ha ku hagaajiyo insha Allah miid ka fiican oo aad ku nasatood ayaad heli keep going bro👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑boqorka ixtiraamka💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐

  • @aishahbilan5620
    @aishahbilan5620 5 ปีที่แล้ว +7

    My favourite Artist Awale and Keeyow 👨‍🎤 🎤

  • @abdiazizabdulkadir9141
    @abdiazizabdulkadir9141 5 ปีที่แล้ว +8

    Keyow wlhi nin adag waaye
    The one and only 💯👌✌

  • @raxmadrabbi1578
    @raxmadrabbi1578 5 ปีที่แล้ว +139

    Keyow waa nin dagan fanan kuma wacna wllo raamaha inta iska xidhid gal masajidka kudhow

    • @sweetinadhexyariinasomaliy6896
      @sweetinadhexyariinasomaliy6896 5 ปีที่แล้ว +4

      ruu qaali mohamed 😍😍😍Allaha kadhigo kii wanada qaaato

    • @raxmadrabbi1578
      @raxmadrabbi1578 5 ปีที่แล้ว

      @@sweetinadhexyariinasomaliy6896 aamin quruxey mahadsanid wllo

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 ปีที่แล้ว +1

      ruu qaali mohamed qofki daganba masjid miyo gala 😂 masjidka wxa ka horeeyo ino imaan leyahy o marwalba xasuusto ine aduunyo marti le lagu yhy intas hado ogeen fanka loo ku dhax dabaalana

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 ปีที่แล้ว +16

    Keeyow♨️♨️ faanaan dhab ah horay usoco marwlbo🙌🙌

  • @marialove8639
    @marialove8639 5 ปีที่แล้ว +4

    Keeyoow jecliyaa ilhy amarkiis fanaankeyga qaaliga ❤️😘👌

  • @maryanmuqdisho5604
    @maryanmuqdisho5604 5 ปีที่แล้ว +12

    Maasha Allah qofkii ku helaa nasiib leh

  • @Garaadkalyric
    @Garaadkalyric 4 ปีที่แล้ว +27

    2020 aa loooo dhawyahay like saar.🤣

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 ปีที่แล้ว +12

    2019 KEEYOW 😭

  • @garaneabdille1736
    @garaneabdille1736 5 ปีที่แล้ว +11

    M.a khadar keyow iyo eglaan Go ahead

  • @ubaxluul1534
    @ubaxluul1534 5 ปีที่แล้ว +96

    🙄🙄🙄inta ila argtay inuu keyow guuraasta islameed rifaayo oo eglan intey ka naxday wareysiga joojisay istaqfurullah 🙄🙄🙄

    • @sacdiyasaid8358
      @sacdiyasaid8358 5 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sacdiyasaid8358
      @sacdiyasaid8358 5 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi daacad uqoslay😁😁😆😆

    • @ubaxluul1534
      @ubaxluul1534 5 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂

    • @buukeychannel7538
      @buukeychannel7538 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh😆😁😃

    • @hodanshawiir6364
      @hodanshawiir6364 5 ปีที่แล้ว +2

      Ubax Luul hhhhhh abow adiyaa hhhh wlahi waa naga qoslise wlahi xajigeyga biyaha uu kudhiman gaaray kulahaa kuraas uu rifaye

  • @mumtaascraxman4587
    @mumtaascraxman4587 5 ปีที่แล้ว +127

    Asc qofki 2baaad ban ahay asxabay inta khadar ilatagerta like ta isara
    Raganimadaaa kujirta
    Inaad horay usocotaaa

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 5 ปีที่แล้ว +14

    Wlh qadar Calosha ihurtay Badal.Qeer qabo abwe insha allah
    Inaan Cadgosto Cafis Baan ka Dorbiday 🎤🔊

  • @fatimaabdi7049
    @fatimaabdi7049 5 ปีที่แล้ว +35

    Inta ila aragtay degenaanta khadar iyo qaabkay fiican uu ujawaabayo farta taag

  • @AhmedHassan-ph2fy
    @AhmedHassan-ph2fy 5 ปีที่แล้ว +43

    Jecelka wxn ixtiraam usamaynaynaa marka tuugada iyo dadka xiisaha jecelka modaaya ay kadhamadaan waayo qof ayaad sidhaba ujeclaan wxaa laga yaaba in uu isna xisale kuu hayay adna aad modaysay sida aad u jeceshahy in uu ku jecelyahy marka dhalita jecelka ciyaarta kadaaya oo dareenkaga la wadaag qofka aad u arakto qof kugu haboon lkn cidkasta jecel yaan loo shegan dhalinyaro oo aan qalbiga layska dhawicin💘 💯✅

    • @ikraamdaahir9048
      @ikraamdaahir9048 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waaa sax hadaladada

    • @AhmedHassan-ph2fy
      @AhmedHassan-ph2fy 5 ปีที่แล้ว +1

      Thanks my sister jecelku waa nolal nolashuna waa jecel 💘💯✅

    • @xamdiismacil6812
      @xamdiismacil6812 5 ปีที่แล้ว +1

      Saax wll ahmad runta waye abowe jaceylku wa wx wanagsan yalagu ciyarin

    • @AhmedHassan-ph2fy
      @AhmedHassan-ph2fy 5 ปีที่แล้ว +2

      @@xamdiismacil6812 aad iyo aad wllo lkn dadka waqtiga ku lumiya jecel been abuura yaa inaga qabanaya waa in xal loo helaa intaa kahoraysa waa lagu walan jecelka 💘💯✅

    • @saadiamohamed2710
      @saadiamohamed2710 5 ปีที่แล้ว

      Walai xaqiq waye Ahmed Hassan

  • @kimoxuty9929
    @kimoxuty9929 5 ปีที่แล้ว +59

    Sry wlhi Khadar keeyo xanun jacel masahlana illah waxan kaga barya inu kusiiyo mid bariyad ah wad samir badan tahay 😅😅

  • @daganxaaji7815
    @daganxaaji7815 5 ปีที่แล้ว +17

    Aniga haduu ihaya💔💔wlh💔💔💔

  • @sophiahashi1430
    @sophiahashi1430 ปีที่แล้ว +4

    Shaadiyo sharaf 2023 ogaanay qisada dadke ku socotay😭

    • @kimhebyx2843
      @kimhebyx2843 ปีที่แล้ว

      Iyada maaha beenta jooji

    • @sophiahashi1430
      @sophiahashi1430 ปีที่แล้ว

      @@kimhebyx2843 waa ayadeee maxa ku waalay adu

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 ปีที่แล้ว

      Maahan shaadiya.cabdifataaxa uu sheegay waa saaxiibkii qoraalka u sameyay

  • @ibrossvip7324
    @ibrossvip7324 5 ปีที่แล้ว +66

    Lacagta ku baxday ayuu sheegi rabay 2 kun ayaa ku baxday ayuu dhihi rabyey inta ila aragtay Like saar

    • @jbmontanaofficial8508
      @jbmontanaofficial8508 5 ปีที่แล้ว +2

      Ibross Vip

    • @mahatosman297
      @mahatosman297 5 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂
      Itus ma arag ee

    • @Imraan53
      @Imraan53 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh ma aragtay😂

    • @mahatosman297
      @mahatosman297 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Imraan53 war bax xan ha ibarinee🤣

    • @lukmaansheikhhassan3635
      @lukmaansheikhhassan3635 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk umadaan umad baahan wax yar xita wa lagaqabana bisinka dadkaanaa

  • @suhuurcawil9889
    @suhuurcawil9889 5 ปีที่แล้ว +7

    Khadar ibrahim keeyow my legend ❣💯💯💯

    • @UsmanAli-md9rh
      @UsmanAli-md9rh 5 ปีที่แล้ว

      Suhuur Cawil khadar ismaciil ibraahin dheh

    • @suhuurcawil9889
      @suhuurcawil9889 5 ปีที่แล้ว

      Maaha sidaan u aqaan anih khadar ibrahim omar king keyow ruuh si xad dhafa u jclhy

  • @barkhatismail1014
    @barkhatismail1014 5 ปีที่แล้ว +4

    Khadar keeyow nin rageet thy wlhi brother keep going❤️🙏🔥

    • @meemeqalbi
      @meemeqalbi 5 ปีที่แล้ว

      Barkhat Ismail khadarke
      😦😲😳😳

  • @zackstarzakaria2820
    @zackstarzakaria2820 3 ปีที่แล้ว +4

    these surely happen khadar keyoow keeping going on

  • @qanciyeproduction
    @qanciyeproduction 5 ปีที่แล้ว +12

    XALIMOYINKENA MARKEY ARKAN INAD QALBIGA KUQORTAY AYEY QARAX KUGU QARIYAN 😎

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 5 ปีที่แล้ว +5

    waleee waxaaan sooo xasuustay
    qiso aniga igu dhacday camal
    nin lega afduubtay 😭😭😭😭😭😭

  • @farhiyamohamed4483
    @farhiyamohamed4483 5 ปีที่แล้ว +5

    Khadar keyow waa funny wlh 😂😂

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 5 ปีที่แล้ว +8

    Khadarkaygaa legend lengend dhalay
    Love ❤️ this fanan bcs aad bu u ixtiram badanyhy dadkuna wuu u simanyhy🎈

  • @engapdirahman5879
    @engapdirahman5879 5 ปีที่แล้ว +13

    2019 Qofkii daawanaya like...
    .

  • @nafisonaftauroon
    @nafisonaftauroon 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah quruxlow👌👌👌😇

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 ปีที่แล้ว +3

    still 6/1 2023 wllkei khadar ilahy ha cafiyo wey sixren

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah tabaaraka laah wa qiso cajiib ah. Somaliyey keeyow uga dayda wanaaga

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaas gabar caqli badan beey aheyd wlhi masha allah my sis hada aragto wiil noloshada aktiisa macno weyn ugu fadhin iskaga tag halkaas wax faaido ha haka sugin aniga qof ban 9yrs la socday wana ka haray

  • @lovelygirl7484
    @lovelygirl7484 5 ปีที่แล้ว +62

    vivaH qadar tageerayashiisaH 🖒🖒

  • @rashka2038
    @rashka2038 2 ปีที่แล้ว +8

    hal sano kadib🙏
    voice 🥰

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 5 ปีที่แล้ว +19

    Wlhy barnaamijkii kan ka hooreeyay ana igland ku dhahay khadar noso casuum igland wll nasiib noogu xigsii barnaamijka danbe

    • @Cusman__alkhamis1
      @Cusman__alkhamis1 5 ปีที่แล้ว

      Deentanah 😂😂

    • @hannamussa2445
      @hannamussa2445 5 ปีที่แล้ว

      @@Cusman__alkhamis1 deetanah waa laga aqbalay codsigeedI kkkkk waataas oo khadar la keenay

    • @Cusman__alkhamis1
      @Cusman__alkhamis1 5 ปีที่แล้ว

      @@hannamussa2445 wa arka hpi 😂😂 war doontun ixanuunayzeh

  • @nimcoofficial2913
    @nimcoofficial2913 4 ปีที่แล้ว +13

    Ax qof wax jeceli nugulaa 😭qof aad jeceshahay xagiisa lagaa mari mayo😭😭😭😭

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 5 ปีที่แล้ว +8

    Sorry qadar keyo lakin kursiga dunta karfosa maxa waxan umalayna inu wax so xasusta nagtan warasiga xuna kadam besa kada willka xasusta 😢😭😭😭😭

  • @EngSharmarke1
    @EngSharmarke1 5 ปีที่แล้ว +5

    Waxan xasuustay maexaladi aan ku sugna waqtigi sidaasi igu dhacday . Se waan kaso kabsaday.😍

  • @Ahmat_gurei
    @Ahmat_gurei 4 ปีที่แล้ว +37

    3 December 2019 Yaa ila Daawanayo
    👇
    👇
    👇
    👍

  • @fatimasahra575
    @fatimasahra575 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah qadar keyo nin culus wan ku aminsanhy hesta cafis neh waxadba moda inay aniga iga hdleyso hesahada hestan ogu jclahy waye😭

  • @Axidig
    @Axidig 5 ปีที่แล้ว +87

    Waaw ninka kaliya ee aan fanaaniinta kataageero

    • @amancabdikarimofficial2610
      @amancabdikarimofficial2610 5 ปีที่แล้ว

      shamsudiin flims naagta inuu jeclaada nasiib u yeelatey oo dayacdey doqon maahoo hhhh

    • @qadanomar4992
      @qadanomar4992 5 ปีที่แล้ว

      +Aamina Hussein haaa doqo buuxda wye koly qomamo ayaa hysa now

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว

      @@amancabdikarimofficial2610 oo jeceylku ma qasaba dooqeeda maaha dee

  • @mustapham20
    @mustapham20 5 ปีที่แล้ว +20

    Eglan Hoogay ileen waa lagu soo dhacay 😂😂😂

  • @maayimohamed6795
    @maayimohamed6795 5 ปีที่แล้ว +13

    keyow😍

  • @kaysaro7772
    @kaysaro7772 5 ปีที่แล้ว +3

    Khadar Cade Anigaaba iminka Run kuu jeclaaday Wll plz komantigayga markaad Aragto Ila soo Xidhidhi Really I love you

    • @marwankawardi9507
      @marwankawardi9507 5 ปีที่แล้ว

      Drs hibaaq maxa. ku jeclaty marka wax noga sheg ball

    • @yahyeahmeit
      @yahyeahmeit 5 ปีที่แล้ว

      Drs hibaaq Durba jecayl sheegatya

  • @qhadrasaid5245
    @qhadrasaid5245 5 ปีที่แล้ว +6

    Keyow tagara buxda ku ahay e hora u soco

  • @Yourangel.s.a
    @Yourangel.s.a 5 ปีที่แล้ว +6

    War ani Shekadan Six months kahor bAa arkay Wana beniyey ileen wAa run miskiin Wllhi nin sxb magalo bal muu Dilo marku arkay in laga qaday gabadhisa 💕💖💕

    • @rowdahassan9455
      @rowdahassan9455 5 ปีที่แล้ว

      qadar tiii kudhacdey waala ogaaay

    • @MoHametJeep30
      @MoHametJeep30 4 ปีที่แล้ว

      Mxuuu UDiLaYaaa War BaL Dadkan EeeGa Deeeee MxaaD UDiLi Ba TaaL MeezHa ka MaGaalaYso Adeer Dumarka ciiDa ka Badn MidKaLe ku QaBzo Deeee 😀😀😀😀

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 5 ปีที่แล้ว +17

    Kkkkkk iglan ku lahaa ihe ihe ihe hoogay ileen waa lgu soo dhacay 🤣🤣😂😂

    • @marianomar5826
      @marianomar5826 2 ปีที่แล้ว

      Adaba iga qosliyay ihe ihe🤣🤣

  • @nimcoxasan7837
    @nimcoxasan7837 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh àlahku xiftiyo wn ku wataa keep going my boqorkeyga ann jeclahay

  • @sabriinadiamond8089
    @sabriinadiamond8089 5 ปีที่แล้ว +46

    waraysi xumaa oo fududaa eglan wiilka ayey ku leedahay ha nagu ooyin maxaa oyin keeney qasada mar horay dhacday wana laga so gudbay

    • @maandeeqindho2137
      @maandeeqindho2137 5 ปีที่แล้ว +4

      Way shactareynaayaan labadoodaba hhhhhh asagaba ha igoosan ayuu yiri

    • @ahmedsadiiq8435
      @ahmedsadiiq8435 3 ปีที่แล้ว

      Naagtaas waa afxuntahay

  • @abdimahadabdi8915
    @abdimahadabdi8915 5 ปีที่แล้ว +7

    Yaa dayeysanaaya 2019

  • @zahrohassan1556
    @zahrohassan1556 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah keyow waxa tahay nin jira Allah Ku xafido yaqey

  • @hannamaxmuut
    @hannamaxmuut ปีที่แล้ว +2

    Inta 2023 soo bokhatay 😂

  • @zeybocabdullahi4935
    @zeybocabdullahi4935 5 ปีที่แล้ว +31

    Huuno eglanay su,aal baan qabaa?

    • @cawodhaladcali9908
      @cawodhaladcali9908 5 ปีที่แล้ว

      Uuuuuuu
      hoognay wa intan ka qoray gabadhan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @zeybocabdullahi4935
      @zeybocabdullahi4935 5 ปีที่แล้ว

      hee huuna

    • @yahyeahmeit
      @yahyeahmeit 5 ปีที่แล้ว

      Soodaa su,aasha

  • @goodlady5357
    @goodlady5357 5 ปีที่แล้ว +61

    Wiilasha iyagaa qaladka iskaleh bcoz gabadhu marka ay jeceshahy way yasayaan markay midkale oo iyada jecel karaacdana way ooyayaan 😎😎😎😎

    • @ahmedeid701
      @ahmedeid701 5 ปีที่แล้ว

      Sorry sidaa maha love ku

    • @hafzaadan2671
      @hafzaadan2671 5 ปีที่แล้ว +1

      Walhi beenta ma ahan waaa sidaa dumarka waa qalbi nadiif lkn raga iyaga ku ciyara

    • @somalilanderman6429
      @somalilanderman6429 5 ปีที่แล้ว

      Sidaad moday maaha malah wlo hhh

    • @mohamedbashe4539
      @mohamedbashe4539 5 ปีที่แล้ว

      Sida Maha ukhti lakin anigu wxn aminsanahay in jidhkayguu jidh kale uun inu uu bahantahay yahay

    • @kifayaabdi661
      @kifayaabdi661 5 ปีที่แล้ว

      Queeny lady beentaa ma ahan abaayo mcneey

  • @jproductionchannel7452
    @jproductionchannel7452 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii intuu wax jaceladey jaceylkiisa an Ku guleysaniin like isaara thanks

  • @ayaasmy6903
    @ayaasmy6903 5 ปีที่แล้ว +4

    Khadar Keyow 😍😍😍fanan buxaaa

  • @ayynaliveyourlife4093
    @ayynaliveyourlife4093 5 ปีที่แล้ว +7

    Midan ka tagtay nasiib ey kugu hesho malahen keyow gabadhi nasiib u yeesho wa gabar nasiib leh iska ilow wixi dhacay 💔jaceylka wa xanun 😭

    • @hannamaxmuut
      @hannamaxmuut ปีที่แล้ว

      Waa shadiyo sharaf ❤

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 ปีที่แล้ว +1

      @@hannamaxmuut rufiyan 😂😂😂

  • @faatuuzhmuuqdheer4515
    @faatuuzhmuuqdheer4515 5 ปีที่แล้ว +4

    Yes jacayl qof nasiib leh unba hela

  • @xanaanbule7629
    @xanaanbule7629 5 ปีที่แล้ว +2

    mid barakeysan allaha kusahlo my bro qadar keyow

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 5 ปีที่แล้ว

    The one and only keeyooo keep going

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 ปีที่แล้ว +5

    HADII AAD RAADIYAHA JACAYLKA DHABTA AH
    #Qiimihiisa😰
    #Micnhiisa😘
    #Macaan kiisa💋
    WAA ADIGOO NAFSADADA HAL QOF UHIPEEYA KU KALSOONAADA RUUXAAS😭😭

  • @worldwide2356
    @worldwide2356 5 ปีที่แล้ว +13

    Khadar walaaal
    Heeesaha iskaga bax
    Aniga intaaas aaan wataaaa 👈👈👆👆👆👆

  • @wardayousuf4877
    @wardayousuf4877 5 ปีที่แล้ว +1

    Op keenyow thnkx wlhi qof qliyaaaa 💖💖💖

  • @somalilbcshow7656
    @somalilbcshow7656 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha qadar jacladay ma ajanibeey aheed misa Somali bas haleey sheego fadlan ????????😘😘😘

  • @Cambeyste
    @Cambeyste 5 ปีที่แล้ว +19

    Qofki Jcylkiisa Ay Ka Xnqsnthy Like Haii Saaro...

  • @ramlacabdulqadir5409
    @ramlacabdulqadir5409 5 ปีที่แล้ว +15

    Ben dhah idinka aya kasayo ben gabdhaha aya qalbiga kaxadin markat danti na at gartan wat wat dhaftay 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu
      @daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh qalbi xadowga wan ka wada siman nahay Dad kuna isku mid maha jeceylka waa wax jiro

    • @ramlacabdulqadir5409
      @ramlacabdulqadir5409 5 ปีที่แล้ว

      Jacelka wawax jira lakin hada waqtiga lagu jiro jecel ben aya socdo ku wan ya abina ceyal fotle uf dheh

    • @daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu
      @daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu 5 ปีที่แล้ว

      @@ramlacabdulqadir5409 Haa wllo anigu jecelka wan tixgaliya marka dadkana isku mid mahan balse jecelka wan aamin sanahay jecelku waa nolol macan

    • @ramlacabdulqadir5409
      @ramlacabdulqadir5409 5 ปีที่แล้ว +1

      🤗🤗😍😍😍😍

  • @noramohet873
    @noramohet873 5 ปีที่แล้ว

    Zhukrn wllkeen keeyow amaanta aad noo so gudbisay madama aan nahy hablaha somaaliyeed😍😍😍

  • @samiasimam5991
    @samiasimam5991 5 ปีที่แล้ว +2

    OMG khadar keyow waa ka xumahay 😭😭😭😭

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 ปีที่แล้ว +9

    Maxay ayadu ka qodqodaysa😭😭😭😭😭

  • @munaliza1405
    @munaliza1405 5 ปีที่แล้ว +9

    Xanun waye wlhi qof aad JCL led oo wad way so sorry kayow

  • @queenahmed7350
    @queenahmed7350 5 ปีที่แล้ว +1

    Waleee cashaqa ciyaar magalo waa halis halbowlaha jara qofku haleela garan dhadhankiisa
    ruxii hela qof dhab u jecel ayaa nasiib leh hadimada ka dhowr xanaaneyoo waliba xalaasha umara 💖❤💖❤💖 👍👍

  • @xabeebbuhodlawi4198
    @xabeebbuhodlawi4198 5 ปีที่แล้ว +2

    I SUPPORT HIM REALY

  • @ladancdy1218
    @ladancdy1218 5 ปีที่แล้ว +8

    Keyow abowe qof walba waxuu jecelyahay ma helo lkini nabsi baa jira runti goorte noqotaba waa nawada qabsatay xanunka jaceylka

  • @ahmedeid701
    @ahmedeid701 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxyaabaha jacalku la guulaysan waayo waxa ka mid ah.
    Qofkii oo qofkale jecel oo la isku sheegan kari waayo

  • @ahmedabdirashid3362
    @ahmedabdirashid3362 5 ปีที่แล้ว +2

    Legend khadar keyow❤👏

  • @ilyaasilwailyaasilwa4073
    @ilyaasilwailyaasilwa4073 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024 Yaa dawanaya

  • @ifraaxmohamed8848
    @ifraaxmohamed8848 5 ปีที่แล้ว +6

    eglan wiilka wareysiga nabarki hore ka damqinaayo ka kaladaa eedo khadar aboowe horay u soco mid kuubadasho oo ka kheerbadan helaysaa