jacelku marna malabka ayu ka mcnyahay marna dacarta ayu ka khadhadh yahay? marxalad kastana qoralka iyo qadarta aya ka wayn? hadi aad go'aan kala qadateen oo qofka fahmi jecelka u haysto, Kaa sooco biri ayu ogaan
21/12 /24 maalin sabti ayaan qoraya anigoo walwalan alaab muhiim ii ahead iga luntay qofkan dunida ugu jeclaa kala fognahay yaa allah ii sahal alabteydi ina soo nabad celi nolosheydii amin❤😢
Saacadu waa 9:07 subaxnimo tariq duna waa 28/1/2025 malin talada ah😢hestan awal wan dhagay san jiray, lkn manta aniga ayay igu saab santahy😭 jcylka wuxu qurux badan yahay marka hesto qof aan is badalen💔🥹
28/:3/2024 ilaaha Kugu Daaye Kambala Ka Dhex Ooyo Family Keyga Xanun igu Haayo Walalayalow iso Duceya plz inti Comment keyga Aragto in ilmahega Uu Rabi Dib igu Soo Celiyo plz Walalayal😢 23:25 Hurdo Wan isdenay Hooyo Ubadkeyda Loo Diiday Xata Hadalkoda ine Maqasho😢
After qarxis ayan dhegeysanayaa qisa heeeskana wan fahmay 😭😭lkn wa qiso xanuun badan oo khadar qabsatay hadad erayada ufiirsatid 😭xamar aan ka dhex ooyo 😢adna aroos istareexdo xanuun hadaan ku daremi karnaa khadaroow 😭🤪
Hestan waxa so boqaday bishi igu dambese sanadkan si dhamanayo 2024 heesta waxa Uma Lesa ani ine igu socoto qol haven iyo Malin kadhax oya dadka iga dambeyo waxan kul talinan qof ha aminin😢
Mantah igu xanuun badanthy waayo wxan dhegesanyah anoh og in laygah tagayo oo aan dabah jogo wax nwxarisnah ka helin palzee noloshu way caqabad badanthy wanah amar Alle 😢 mantah 5/8/2024 / am 2:14😢😮
Urugadiyo xanunka udubtan qarasanaye bulshadina ogatay ha bulshadina ogate malin walba xanuun jaceyl Walwal fikir Allow iga sar dhibaatadan😥 malina manta eheed so boqon dona ano bogsaday Malin sabdi duhur 1:33 26.10.2024 😥👋
Heestaan waxaan dageysanaayaa malin arbaca ay taxay taarikhdana ay taxay 29/11/2023 saacaduna waa 1:10 duhurnimo hadaad ika dambeyso like iisaar ❤
Me waxan dhageysanaya malin isnin ah tarikhdu thy 15/01/2024
Sacadna thy 21:20.habenimo hadad iga dambeyso like sar 😢❤
Was a great deal to the first @@XusenCabdule-e7n
Ax heestaan😢
Hadad dhaqaysoto maxaa naga galay somalidu qiiro jabaan ayay ku noolyin dhamantood 😂😂😂😂
Khamiis bey ahayd inaad mirqaameysaan filyaa😂😂😂
Heestaan waxaan dhageysanaa 15/jan/2024 maalin isniin ah hadaad iga danbeyso like saar ❤️🇸🇴
Ana kula dhagaysanaya
Yaa Ila dhagesanaya heestaan 2023 asigoo waliba niyad jabsan 💔😭
Ma niyad jabsani balse wankula dhagaysanaya
Kolay ma niyad jabsani lkin Wan Kula dhageysana
Aniga💔
@@farhanphilipen7029 sa a a q°, -a "
🤘😭
Xili ay taariikhdu ku beegantahy 28/jan/2024 saacaduNa tahy 12:59pm ayay heestan iishidantahy muqdisho gaar ahN madiino xaawa taako laamiga iska fadhinayna anago asxaab badan ah khadar keeyow legend soo jabay guulayso zxb, inti iga dambaYaa like🤙👋
❤
Hestan waxa so boqday 11/4 /2024 waxan daremaya qalbi jab ad uwen ma na aqaaan xalada ku suganhy 😢😢😢 qof an ad u jeclahy aa goaan kala qadany. 😢😢
jacelku marna malabka ayu ka mcnyahay marna dacarta ayu ka khadhadh yahay? marxalad kastana qoralka iyo qadarta aya ka wayn? hadi aad go'aan kala qadateen oo qofka fahmi jecelka u haysto, Kaa sooco biri ayu ogaan
Aduun wa harka labadiisa gelin Hadda waxaan filayaa waad ka bogsatey nabaradii laguu geystey Marna Farax marna murug Cadaan iyo madow dunida ku dhisan 😢
😢😢😢
Ano said u jecel nag kle iga racay kwrn xldas ma isku bahdilin sxb noqoneyna I dhahy waka diday ilaa hda jeclahy mana awodo ina la hadlo 😢
Hada kula nid ahay zxp waxn dhagysnyaa 1:35 - 28 / 1 / 2025😢😢
Yaa ila dhagaysanaya 2023 iyado 200K Views maraysa wixii iga dambeeya Like dhac kusii😮❤
21/12 /24 maalin sabti ayaan qoraya anigoo walwalan alaab muhiim ii ahead iga luntay qofkan dunida ugu jeclaa kala fognahay yaa allah ii sahal alabteydi ina soo nabad celi nolosheydii amin❤😢
Khadar keeyow waa nin adag asago qofta uu jecla qof kale ka racdey ayuu hadana samray never give up bro👏
Muxuy samayn lahaa ee kale 😂😂
Hadaan ogaanay inay shaadiya ahayd qoftaas😂😂
Jecel dhab ah wakanaa❤❤🎉🎉
Jecel dhab ah wakanaa❤❤🎉🎉
Heestan waxan dhegeysinaya malin arbaco ah taariikhda 29/01/2025 saacaduna waa 3:36 hadaad iga dambeyso rabi caafimad iyoo cimri dheer haku siyo like iisaar❤❤❤❤
Hada so maqlay qisadooda shadia iyo khadar walee way isku fiicnan lahayd inay is helaan ❤
Hesta waxan dhagey 😢ano waqtiga aad igu adag yahay oo aan ku jiray marxalad adag 😢urugadiyo xanunka otontan qarsanayay bulshadi na ogatay😢😢😢blse manta wan ka baxay alxm
Heestan waxan soo boqday 2024 dhamadkiisa inta ila mida isaar
Qalbi jabka adunkaa iheeyo ALLAHAYOW iigargaar ❤️🩹❤️🔥💔🤕🤒😭😭😭😭😭
Yaaa illa dhageesanyo 2024/may/9 maaalin khamiisa waliba kusugan mrxalad niyad jaba aaad U daran jacylku waaa xanuun dran Wlhi hadaad iga❤danbeeso liketa hailla dhaaafin🥹😭
10 may 2024😭💔
Habeen jimce ah
Wqti dambe😭💔
Ilah bn kugu daaye an ka dhax OooyO qurbO ... adna 😭💔
Like 👍
Waka danbeeya wll bahja xagejogt
@@MohamedCabdi-tx5ed Hargeisa wllo
@@bahjaabdirashid7484 haa m.a nolosha kuma ciisho sist xaqabata
Saacadu waa 9:07 subaxnimo tariq duna waa 28/1/2025 malin talada ah😢hestan awal wan dhagay san jiray, lkn manta aniga ayay igu saab santahy😭 jcylka wuxu qurux badan yahay marka hesto qof aan is badalen💔🥹
Heestaan Waxaan dhagaysanaya ilaa 3 sano hadana caawa igu horaysa mar aan commentska aqriyo.
Waxaa igu qasbay heestan inaan dhagaysto jacayl bilaa sharafa oo waqti iga lumay 💔6/6/2024
Me too😢😢😢
Calafkaa idlaadayna waa Iska amar ilaahy ilanool xasuustaadu wali madaxa isaarnid 9/3/2024 habeen sabti ah sacada 12:50😢
Hestan waxan dhagesanaya galab jimco ah 15:54
12/12/2024😢♡
2024 ya igula raxisani haya heesta ❤
11 bari kaa danbeya pro😂
22/10/ 2024 daawanayaà❤❤ from Djibouti
@@abdifatahbashe7392 🤣🤣
Ax yaa Jacayl jacaylku waa naxariis iyo macan marna waa murugo iyo Xanuun
Really 😢
Mar horaa fanan khadar keeyooo bdan ah heesahooda la ilmeyn lhaa blse wxan diidayaa anoo commado ah hdana rag ah hogaaminteeyda iyo raganimadeeydaba ma ogolo jileeca intaas iga hor istaagtay oohin❤😊
Jacayku maaha lacag io iska yeel yeel balse waa mid kugu qaabila bilaa amar kaas oo aad ku guulaysato ama aaad ku guuldaraysato inta badan waxaa jira khiyaa noolayaal labada dhinacba ah rag io dumar aad baan ugu hambalyeyn lamana soomliyeed maadaama aytahy maanta 14 feb maalinta xuska jacaylka aduunka♥️🫂♥️
28/:3/2024 ilaaha Kugu Daaye Kambala Ka Dhex Ooyo Family Keyga Xanun igu Haayo Walalayalow iso Duceya plz inti Comment keyga Aragto in ilmahega Uu Rabi Dib igu Soo Celiyo plz Walalayal😢 23:25 Hurdo Wan isdenay Hooyo Ubadkeyda Loo Diiday Xata Hadalkoda ine Maqasho😢
Alle dhibaatada hakaa dul qaado abaayo waa murug iyo xanuun wlhi i am Sry abaayo
Heestaan xilagaan dhageysanaayay ma fahan saneenn lkn hadeer ayaan fahmay ileen ninka qalbiga ayaa laga jabiyay itis true history
Hestan waxan dhageystay habeen sabti ah oo ay tariikhdu ay tahay 29/03/24 hadaad iga dambeyso like ii saar wll si qalbi jab ah ayan ku dhageysanayayee
Heestan waxan dhegystay markii ay ahyd taariikhdu 17/1/2024 Malin salaasa 🎉saacada 4:46 milint❤❤
Haduu kusuganyahy bulshadiina ogaatay noloshad kujirto 2023💔😢😢
Waxan xasuusta Markn ahaa Form one 2017 heligaas ayy soobaxdey heestan #khadarkeeyow big fan for him
Heestan yaa ku soo arakay qisadeda TikTok soo radiyay 😂❤
😂😂ani after qarxis
😂😂😂😂😂 awala jcla ani😢
😂😂😂😂
Shaadiyo sharaf qarxis kadib😅
Shaadiyo qarxis ka dib😂
Waxaan heestan dhegeysanaya 2024 malin Thursdays ah 15 February sacadtuna tahay 9:51 ilahay xiligan oo kale hagu simo in aan comments akriyo
After qarxis ayan dhegeysanayaa qisa heeeskana wan fahmay 😭😭lkn wa qiso xanuun badan oo khadar qabsatay hadad erayada ufiirsatid 😭xamar aan ka dhex ooyo 😢adna aroos istareexdo xanuun hadaan ku daremi karnaa khadaroow 😭🤪
Galab jimca 17/5/2024 galab jimca oo jawigayga dagantahy inta igadanbeeso like sada dhowr sano kadiba kusonoqona hada nolahay I.a
Heestan waxaan soo booqaday 2024 bishii 10 banad inta iga dabesa waa Ida salamay
Am from Rwanda am really love your songs even nothing I understand
thanks for your watching my rwanda people
cabdiaxmedmaxamed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢🎉🎉😂😂😢😢😢😢
xamakfja❤❤❤❤
Nanje ntuye I Burundi,nkunda indirimbo ziwe but i do not understand any words
Go❤🎉blv
Shaadia wiilka maxaa saan u yeeshay jah calafka sidaan ah ilaa hada ayu jecel yahay shaaadia is not easy🙏💯khadar Inan wanagsan🙏🙏
Heestan inta shaadiya iyo khadar 2023 qarxiska kadib soo daawatay farts taag ✋🏽☝️🖐🏽aniga layaab ma filed in jeceylkan inu ka dhaxeyay waaw
😂😂😂
😅😅😅😅
Waa is ka dhagaystaa anoo waligeyyy jacayl igalin😢❤😊
Best artest in all Somalian ever God bless you bro
Who is still watching this in August 2023 and still in heartbreak 💔
From tiktok 🙈😃
Shukri dhemaney ma ogtahay inaa ku ilmeyo 😢😢😢😢
Sxb qalbiga alle haku qaboojiyo
sxb ilahay hakuu qaboojiyo
Hestan waxa so boqaday bishi igu dambese sanadkan si dhamanayo 2024 heesta waxa Uma Lesa ani ine igu socoto qol haven iyo Malin kadhax oya dadka iga dambeyo waxan kul talinan qof ha aminin😢
Keeyoow we love you legend❤ salaan from Holland 🇳🇱
Heestaan waxan dhageysanaayaa maalin arbaco ah taariikhduna ay tahay 20/12/2023
Saacaduna waa 16:00 pm
Heestan wxn la noqdey zxb😢
Hadad iga danbayso ha I dhaafin 😢
I love ❤️ this music this the best song tana hees La dhaha ❤
Mantah igu xanuun badanthy waayo wxan dhegesanyah anoh og in laygah tagayo oo aan dabah jogo wax nwxarisnah ka helin palzee noloshu way caqabad badanthy wanah amar Alle 😢 mantah 5/8/2024 / am 2:14😢😮
😢😢😢😢
Wxan dhegeysanaya hpen salaasa ah taarikhdu waaa oct/15 / saacaduna waaa 3;20 hpenimo qf xriir le ooo cidlonaaya ahy😭💔
Hestan Malin isnin ah tarikhdu tahy
13/January/ 2022 jogana muqdisho gar ahn madina kasii gaar. Ahan dharkeynley kasi gar ahn suqliif qolka sariirta ku jifa ii darneed😂
isoo duceeya anigana jecelka inuu iga baxo oo badalkeeda oo feecan helo waa i dhibtay taasee 😢 2:32
allah bedel khyr qaba hku siiyo😢
@@hamthanourabeauty2159 amin love u abyo ❤️ thanks
Aamin yarabi dhamanteenaba😢😢😢😢
@@Refanibrahimadan ❤️❤️🥹
Anigaba mid baa sas i dhibay Alx adiganah Allh ku siiyo mid kasii wanaagsan❤😢
2024 ,3 march 😰😰😰murugti adunka ban daremi iyo qalbijab iyo xanun
2024/5/17 haben jimco.xasuus.2014.mogdishu
Qacdii ay noo gaystay qabyaaldu ma ilaawo ila hada qalbigayga wad arxana waan ka la.ahay
Inaan wax jeclaadana iska dhaafe xita naag maxiiseyo waana cafimaad qaba
Gabdhas waxay ahayd raxan wayn anigana h.g
Waxaana ii diiday waalidkay oo dhahay waa laan gaab wlhi ilaa hada waan xariiriya wana garoob 7ciyala haysta kunool weydoo mogdisho
Faadumadaydaay waan ku jeclahay wali
I'm 35 years Am live in tronto. Still single 😢
Hda ma aroosti tlye jaceeyl wali ma dhamaado waliyaada qof hafalkiisa haraacin qalbigaaga wxuu jeceylyahay sameey hdii kale waligaaga xanuunkaas waala nolanee hdee kusoo gaarto qoralkeeyga isoo jawaab 😢
😢😢😢
@@SuxaayePoy wuu isoo gaaray masuul
Lnk hada waxkasta masahlano oo wax walba way is badaleen tusaale ahaan dadkii shalay i yiri maraaci kartid dad kabadan maanta mucaarad noqonayo oo xaaldu way ka dartay lkn i.a waan isku dayi doona
Heesta sanadka 2017 xasus waaye wlhi❤❤❤❤❤❤❤
Waleee jacaylaaw xanuun badnidaaa ilaahayow samir nasii anigio cidii ila qabta❤😢 3:23
😢😢😢amin
Amiin😢
Hestaan waxa dhagesanaye habeen jimco sibaxeso 18 octomar 2024 waxa dareemoya jaceel xad dhaaf ah mana awoodo ina shegto daciif buu iga dhigay jir ahaan io maskaxiyan 💔🥹😭
Sry 😞 😔
Heestaan 2017 Dhagasin Jiray Hada 2024 Lagu jiraa
khadar iyo shadio urugadaa qarsaneyseen bulshadiiiii idin ogaaatay 😭😭😭😭😭😭
😂😂shaadiya waaba balaayo khadar sidaan maxaa u yeeshay noloshiisa qatar ayu ahan jiray marku shadia jecla hada I feel sorry for him🙏
@@abdiwahid997 😂😭😭😭😭😂😂😂
Still fav song 21/4/2024 /12:07 Sunday night ❤😢
Heestan waxaan dhagesanay taraqida marakeey eheet 8/7/2022 malin murigo badan
2021😢 ila hada😢
alla hestan xusuus igu ledahay wllhi😭😭😭markan maqlo qabiga iguba naayo
Hees xasuus igu leh waqti hore ayaan dhageysan jirey ugu danbeyn manta ayaan dib Ka xasuustey 💔🤕inkastoo xasuus xun igu leedahy
Heestan ano Qalpi jabsan dhageysanayaa😢
Jaceylaa ihaya mlin qadada iga tagin dhuunta ha igala hdlin nh😊
1/4/2024 still listening ❤
Love is The Best Thing Ever Happened to Me ❤
1:37 1:40
Alaa inaan ku ilmeyo awada hurdi wayaya inaan cunto diide afkana biya sarin adna aad istiraxdo
ME Still 2023 YAA ILA DHAGAYSANOYO 🎧
THE BEST SONG RUNTI 🔥🎧🎧🎧
Urugadiyo xanunka udubtan qarasanaye bulshadina ogatay ha bulshadina ogate
malin walba xanuun jaceyl
Walwal fikir Allow iga sar dhibaatadan😥 malina manta eheed so boqon dona ano bogsaday Malin sabdi duhur 1:33 26.10.2024 😥👋
Heestan waan jeclhy yaa ila dhagaysanaya dhamaanka Sanadka 2022.😭💔
Yes
Dhmadka sandkan kle 2023😢
Heestan waxan dhagaysanaya anigo jooga wadanka somaliland gaar ahaan gobolka saaxil degmadisa berbera malin salasa Taariikhduna tahay 3/12/2024 saacdu tahay 5:00 galabnimo
Yaa ila dhagaYsanaaYa Heestan 2024 waliba Asagoo Qalbi JabSan😢💔💔💔😢
hestaan wxa dhagaeesana galaba jimcaha 31\5\2k24 hda iga danbeso like isaaar
24/4/2023 heesta dadka qalbiga laga xaday 😊😊😊
Class of 2020 Elnur secondary we all crime this song to an extent we taught the non local teachers also indaderaley Khadar keyow version
Hestii shadii shaxari ahaa wey igu socotaa ii wad hesta
Heestan dhagaysigeds ksma dalo waxay tabanaysa qofwalba oo dhawaca sidayda ookale😭💔🥺🥹
🫀🥺
Tiim 2024❤❤ like isaar❤❤
Manta adey ku haysataa ilah haku cafio😮
Ileen shadiyuu jeclaa inankaad iga jeclatay aroos🥺
Mid ka fiicaan waa laheli inshallah
Heestan weligeed way sijiridonta waxaa dhagaysanaya 2024 ,/ 2/ 15 hadad iga danbaysiiyo reblay pls
16/3/2023 heestan wan jechiye🎉
Afkana aan biyo sarin😢15/12/2023😢💔🥺
Hestan waxa dhagaysanoya 4 june 2024 sacada 17:56😭
Hada ayey i heystaa waliba an ahay father of 3 chldren
still am watching this song later many years
Khadar keyow the best song
Ayaa ila dhagaysanaayo heestaan isagoo qalbigiisu soo kabsaday
The best song
2017 ila io hada 😢
Sorry 🥺
Ax zorry😢
Ggg
Sorry abayo🥺
Srry quruxey 😢😊
Yaa iila dhegaysanyyo heestan 08/11/2022 so emotional and heartbreaking song wlhi😭
🫰ana aya gula dhagesnayo
23/11/2022😹
5@@sususadi4441
Imtixanki aduunkiyo arin aan filanaynin 😭😭😭😭5/12/2022
Nice music ☺️☺️
The best song I love it.
Aad io aad
Its so painful to be honest jus leave her to Allah ..u'll get another one much better than her Insha Allah
Ax
Ax
❤❤❤ love is not what is in your pocket but it is in your real depth really and what is written in your can manage to change it .
Keyow his best one
xestan waxan dageysana 27/7/2024, surturday at 10:14💯💋🌹♥️🤝
Cism 4:37 an arka