Waraysi Nimcaan Hilaac iyo Cabdimaalik Coldoon MUQDISHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @yssminsalah1196
    @yssminsalah1196 8 ปีที่แล้ว +8

    love or hate Nimcaan Somali waaaye Mogadishu isagaa iskaleh, necklace uudhinyahay waa calankiisa calanka Somalia only kan layaqaan waan calanka soomalia oodhan

    • @hofficialchannel771
      @hofficialchannel771 8 ปีที่แล้ว +2

      ilahay nama kiin tuso nimcaana waa shaqsi xidigiina hargeisa ayey jogtaan
      somaliland viva

    • @aminaabubakar2535
      @aminaabubakar2535 7 ปีที่แล้ว +2

      masha. allaa. inolow nimcan

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 8 ปีที่แล้ว +5

    COLFOON MIDEEYE THANKS BRO WE LOVE YOU REALLY YOU AR SOMALI DHABA

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 7 ปีที่แล้ว +2

    nimcaan iyo cabdimalik waa rag aad qaali ugu ah umada somaliyed meel eey joogaanba soo dhawaada ku soo dhawaada qalbi furan magaaladiina muqdisho bro

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 5 หลายเดือนก่อน

    Caadi mahan wadaadka coldoon fanaan ay ayaa tahaye.masha allah allah idin xafido.

  • @badmareenka6270
    @badmareenka6270 8 ปีที่แล้ว +2

    my favourite singer nimcaan ✌✌✌👌

  • @saladkeyhassan7916
    @saladkeyhassan7916 8 ปีที่แล้ว +6

    igada qabiil QARANBA ideqee igadaa, nimcaan alla haku xifdiyo bruu

  • @SaadaAbdi-p6z
    @SaadaAbdi-p6z 8 หลายเดือนก่อน +1

    Niman je t'aime

  • @zhimaalicase1865
    @zhimaalicase1865 7 ปีที่แล้ว +3

    inankan yari muqdisho wuxuu utagey wuxu is leyey mareykanka ad tagtid nagti mxey magacedan ilowe nagti singel mather ka hayd
    ayu is leyey kudaneyso haku dofisee futo dhul udhaw waa daneyste

    • @mookieibra6376
      @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว

      Xaasidnimadu waa xanuun inader isa soo dabiib

    • @ahmedjama8879
      @ahmedjama8879 2 ปีที่แล้ว

      Hhh maanta tagyay maraykan maaqaan aduguse waxaad mudatay.
      Waana muwaadin sharfan runti nimcan

  • @cumaruzlastking6783
    @cumaruzlastking6783 7 ปีที่แล้ว

    aar wlhi nin isaaq oo arab ah ayaan ahy iyo samaron iska dhal ah hargesana ku dhashy lkn plzzz wlhi cuqdada iska dhafa all isaaq young jeneration somali weyan #nimcaan waana nin somalilander ah

  • @abdulkadirabdi102
    @abdulkadirabdi102 8 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro Abdul malik coldoon

  • @diiffarah3663
    @diiffarah3663 ปีที่แล้ว

    Maaha Allah rag culus

  • @hibaaqqli2368
    @hibaaqqli2368 5 ปีที่แล้ว

    masha allah nimcaan nolow pro
    igadaa qabiil baa ideeqee

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 3 หลายเดือนก่อน

    ASC WAA IDIN SALAAMEY SAMAFAL C.MAALIG & FANAAN N.HILAAC WAXAAD TIHIIN 2 HALYEY OO AAN TAAGEERO MUG IYO MIISAAN KEH WAAN IDINKUFARAXAA MARKASTA OO IDIN ARKO WAAN IDIN DUCEEYAA DHAMAAN TEEN ILAAHEY XAQA NAGU DILO OO HA NAGU NOOLEYO AMIIN

  • @Aflaamtacusubhindi
    @Aflaamtacusubhindi 8 ปีที่แล้ว +9

    alla yaa cisag nasab nasab dhalay oo somali ah nolow nimcaaan hilac somaliland waxan leeyahay cuqdada iska saara somali waa mid

  • @xamzeabdi5903
    @xamzeabdi5903 8 ปีที่แล้ว +2

    wwwww nce sxib lkin wariye ninka wafanaan siyasad ha widiiin

  • @ahmed_nooraxmednuuroslaki2658
    @ahmed_nooraxmednuuroslaki2658 8 ปีที่แล้ว

    mashallah nimcaan ilaah haku daayo

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed ปีที่แล้ว

    Msha allh tbrkllaah

  • @mookieibra6376
    @mookieibra6376 3 ปีที่แล้ว

    Again free coldoon.

  • @nihaalahmed2173
    @nihaalahmed2173 8 ปีที่แล้ว +5

    iga daa qabiil wuuu i baabi iyee iga daaaaa

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 3 หลายเดือนก่อน

    2BA GARAC AYAAD TIHIIN

  • @abdishakuur3380
    @abdishakuur3380 8 ปีที่แล้ว +1

    rag qali ah

  • @nafisohussein3204
    @nafisohussein3204 8 ปีที่แล้ว +2

    masha'allah walal ilahay hakubarakeyo

  • @bilesanwatv4174
    @bilesanwatv4174 8 ปีที่แล้ว

    Musician has no border

  • @abdimajidmaxamuud8543
    @abdimajidmaxamuud8543 6 ปีที่แล้ว +1

    hadaad kalsoni leedahey wax walba waa Ku sahlanayaan hanoolaado nimcaan hilaac

  • @mohamedelmi8858
    @mohamedelmi8858 8 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan aad iyo uga xumahay nimcaanow Adiga oo waxaba ahayn meeshii wax kaa dhigtahay ee aad ku dhalatay in aad ka abaal darto.

    • @wiilwaal1169
      @wiilwaal1169 8 ปีที่แล้ว

      Heerkuu jogo asaga isi soo gaarsiiyay cidna wax ukuma baahno.

    • @Hooda36
      @Hooda36 8 ปีที่แล้ว

      Wiil Waal u sound like a bitch!!!

    • @saladkeyhassan7916
      @saladkeyhassan7916 8 ปีที่แล้ว

      #hooda36 sis watch ur wards

    • @mookieibra6376
      @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว

      @@Hooda36 and you are a bitch

    • @mookieibra6376
      @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว

      Xaasidnimadu waa xanuun waryaa

  • @calibare8485
    @calibare8485 8 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantihiin walal

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 4 ปีที่แล้ว

    Waaw Laba halyay

  • @mahdiduale6015
    @mahdiduale6015 7 ปีที่แล้ว

    Kuwii ka caqliga iyo maskaxda badnaba xamar kasoo yaace,,pro,samatar +bubaa,,,tal abaad ilaahay ka cabso shuqul shaydankan kaso bax,,,ilahay u toobad keen,,

  • @calibare8485
    @calibare8485 8 ปีที่แล้ว +6

    adis ababa majoogo ama nairobi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk geesi geesi dhalay

  • @mookieibra6376
    @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว

    Free cabdi malik

  • @amiinjokersomaliofficial2873
    @amiinjokersomaliofficial2873 8 ปีที่แล้ว +2

    hanuuniye

  • @asadabdi5560
    @asadabdi5560 8 ปีที่แล้ว

    wadani 2 mahan ee waa mis

  • @yusufmunirat5427
    @yusufmunirat5427 6 ปีที่แล้ว +2

    🙈🙈😂😂alla cabduluk cod xumaaa😂😂

    • @suhaybcali8686
      @suhaybcali8686 ปีที่แล้ว

      Cod waxba ka garan maysid ninku waa legend

  • @Yolo-se2ez
    @Yolo-se2ez 8 ปีที่แล้ว +1

    😗😉😗😉

  • @abshirnor625
    @abshirnor625 8 ปีที่แล้ว

    waa saas

  • @abdifataah3455
    @abdifataah3455 8 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @shaakirsheekh6135
    @shaakirsheekh6135 8 ปีที่แล้ว +1

    iga qabikaan qaran baa ideqeee

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed ปีที่แล้ว

    Calxumdangdaa Nimcnow

  • @mohamedelmi8858
    @mohamedelmi8858 8 ปีที่แล้ว +1

    labadiinana waa la qarxiyaa

  • @zhimaalicase1865
    @zhimaalicase1865 7 ปีที่แล้ว +1

    nio lkn hestan anigana imeer meeri yaaqadey

  • @mohamedelmi8858
    @mohamedelmi8858 8 ปีที่แล้ว +1

    war waxaasu hees maaha ee waa sheeko muse ee wax kale mahaysaa faqashnimada naga daa

  • @bashiircabdul789
    @bashiircabdul789 7 ปีที่แล้ว

    cabdimalik muuse halyay rer wuqooyigu wadad qadiyad badan

  • @asadabdi5560
    @asadabdi5560 8 ปีที่แล้ว

    d

  • @yasminmohamud2023
    @yasminmohamud2023 7 ปีที่แล้ว +1

    Somalia hanoolaato

  • @hamsebile1508
    @hamsebile1508 8 ปีที่แล้ว

    Nimcan nin buxa bro ada uu sareya nolow cimri dheer ayan ku rajaynaya

  • @mahdicabdi9676
    @mahdicabdi9676 8 ปีที่แล้ว +1

    way dhantahay waa inoo Somaliland

    • @mookieibra6376
      @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk maxad samayn ma shaadhkagad dhaafi

  • @manapolyocabdiqadar9058
    @manapolyocabdiqadar9058 7 ปีที่แล้ว

    cuqdada iska saara marqaanland kkkkk

  • @xasanjaamac1999
    @xasanjaamac1999 8 ปีที่แล้ว +2

    somaliland dhiigga kumanaan nafood bay somaliland ku tahay,mana aha wax doqon ku dewersada dadka jilicsan,iyo hilible laba heesood qaaday,ay ka fataali karaan,lkn waxaan kuu sheegayaa dadka ha caayin garashadooda waa faahim qaaciidadii kuwa ku khalday kuu dhigeen iyagoo ku dhahay marka hore sidaa iyo habkaa dadku ha kugu bartaan,ee maalin kasti tallaabadaad qaadaysid kuu yeedhinayay,masaariiftana kugu siinayay,hadimada dhulkaaga,ilaa maantana kuu yeedhiya ficil kasta oo aad mediaha kusoo bandhigto,iyagoo ujeedada keliya ee ay kaa leeyihiin tahay inay noqoto dariiq furan oo qof kastoo bulshada ka mid ahi xamar iyo hargeysa isaga dab qaado,kan yar ee fanaan ku sheegga ahna,isaga wasiir hadliye iyo islaantii hibo maxamed ayaa waalay oo NGO ayaa la shaqeeya iyadoo la faray in fanaaniinta iyo dhalinyartu ku daydaan iyagoo u arka qof wax soo jiidan kara.waxaanuse idin odhan lahayn hadaba been bay idiin sheegeen kolka ay leeyihiin cid wax idin odhan kartaa ma jirto oo somaliland waa beelo,kolkaa haddii la idin taabto beelihiinaa kacaya,walaahay been bay idiin sheegeene,bal fataalistaas halkay idinla gaadhaynu eegnaa wakhti aan fogayn.

  • @marwoali957
    @marwoali957 7 ปีที่แล้ว

    war maxidhi tankii ladina idin heshiisiiyay ileen waa tii ladinaba LA didnxidhay marhore mawaxaad noo sheegaysaan in aad mucaarid noqoteen oo aad wali cadhay santihiin.

  • @mohamedelmi8858
    @mohamedelmi8858 8 ปีที่แล้ว

    nimcaanow waxaba ha ku Gaban Somali ee iska cadeyso faqashnimada wabar

    • @abdihakim7158
      @abdihakim7158 8 ปีที่แล้ว

      Dhiladii Ku dhashay was faqash caybaaad u haysataaa anaga agtayada amaan bay ka tahay

    • @mookieibra6376
      @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว

      Isa soo dabiib neefyahow cuqdadaysani

  • @alishapae7526
    @alishapae7526 8 ปีที่แล้ว +1

    uuuf nagmiya markuu qorta kuxiranayo necklace shameless man

    • @mookieibra6376
      @mookieibra6376 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa naage hoosta ka gal hakugu aasee

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland weliged way jiri adeer qadadwayn iska ilaawa somaliwayn ama siilwayn 😂 Farmaajo marku lacagti idinka goosto Ha ooyina 😂