Waaw axsan film wlhi waxan filaa qoosas badan ineey wax ka faaidaan waad ka baxsateen wlhi Hormar wacan naag walba nin keeda seyka dhigato noqonaa Daricter Arimaheena cimaamadaada lama heesan karo iamk adna waad ka baxsay yutupka kuu baana Arariisho baadiyow Adna gacalo gabadha kaliya een yutupka ka taageero tahay one love yaaqe❤️❤️❤️❤️
Atariisho iyo atoore buuxo waye filmka marka fiirseyso hadaaba dareem dareem qushuuc kugalo wa film qatara labadan wa isku ficanyihin caadi maha sida loo duubay xata qatar👍👍👍
Mashaa allah atirisho badiyo waa ku nuresa fimila ina naqoto ruunti lawadin wee isku nuresa ruunti guleso mar walibo guula aya ku rajenay inshaa allah filinka soo badiya
Atariisho baadiyo tageere hada
U thy like isaar❤❤🙏
mustaf subscribe nagu shrf yaqe th-cam.com/video/0untbcnYSGM/w-d-xo.html
Hadan dido ka wrn
@@hamsemohamoud42 😂😂
@@nasiibnew7766 Isaar adna bro
Atariisho baadiyo www masha allah keep going my abaayo qaali horoy usoco dhamaantin
Waawo waa filima ada ufiicana hunyia atirsho badiyo horaya usoco
Atariisho salma actorka sanadka iam k waa falin cajjiba runtii more more kuwa kale director arimaheeena 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Woow wax yaròo mcn iga dheh adaa uga helay wlhi jiliinka atiriisho baadiyo iyo IAmk ♥️♥️♥️👍👍👍👍👍🌷🌷🌷🌷
*Atariisho baadiyo team waan idin salaamay💓*
abaayo saytahay
atarisho badiye iyo iamk wa ka baxsateen jilinka masha allah no so badiya short films ka
MAN SHALLA INTA KA HESHA atirisho baadiyo .....like
😭😭😭😭😭😭😭
Wwww Waa Filim Ad Ula dhacay No somadiya Filimda Atariisho 👑💎❤❤
Masha allaha wallahi waa wax jiro tasi wayo ninka waa caruur latarmiyeynayo oo kale kolba sida aad ka dhigto ayuu noqonaya guul wacan atarisho badiyo iyo alamk ba ❤❤❤❤❤👍👍👍
Walahay waa flim aad uxanuun badan KEEP GOIN MY SISTER ATARISHO BAADIYO ❤❤❤
Woow gabdhow nimankiina jaf jafta ee ha ugu tanasulina naag kale I amk and Atarisho badiye horay usocda 👍👍😍😍😍👍👍😀
Waaaw masha Allaah filiqurubadar👏👏👏👏👏👏👌👌👌🙏
Wow cadi mahan noso badiya short films ka👌❤
Noosoo badiya filimka halsaac inooga dhiga ad bn ugu helay wlh jiliinkiina ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Film ka si qataraa oogu baxsateyn
BTW Fadumaniina qosol qurux badan aad ledahy Masha Allah
Keep going
Abaaayo wankusalamayaa isoooqabo 612706125 macanto horay usoco macan badan
@@amranmaamaa7204 lol
Waa film yar lkn hadane micno weeyn xibaarsan keep going walashey Fatima horamar wacan walalaha samaha jaceyl farxad waarta abid mash allah jiliinkiina inaba caadi mahan isha bini aadanka alle hadinka haayo💯💯👌👌👌❤❤
Wlhi abaya qaali
Atarisho badiyo kip going abaya qaali kuma wayno
Atariisho baadiyo mcha allh❤🥰❣🥰❣
Masha alh film qurux badan 💯🥰walhi kahely
Waa horumar wacan walashay🔴💛💛💜🎀🧡♥️💙🧡🧡💚💜💛
macaato seetahay
Filimkan aad baan uga helay wlahi mashaalah walashey atariisho baadiyo horay usoco lakiin short film noo soo badiya
Arimaheena muhindis wayn baadtahay 🙏 noo soo badi films ka goosggooska ah Inta taageerta like
Masha allag waa kahelay run ahaanti hormar wacan
😭😭👌🏻❤️👈🏾
Atariisho Baadiyo I love you walashey keep going
naag walpa iyada ninkeeda kasbankarta❤❤👏👏👏👏
masha alh good short film❤
Waaaaaw filimka sidaaa ujisheen cadi mhan
Msha allah labo qof agtayda qiimo ku leh horumar wacan my walalady 😘😘😘
hibo subscrie nagu shrf yaqe th-cam.com/video/0untbcnYSGM/w-d-xo.html
macasto
Labadinah Fliman jili krtaan m.a
Iskuna shidan thin😀🥰
Waaaaw top filim 🔥👌👌👌👌👌
Wow best short film.✅✅💯❤❤ arimaheena direct wanagsam I am k best actor atariisho inaba caadi maha salmo lajecleey❤❤❤
Xxbtii Atrizho wlhy waa qisooyinka habalaha somaaliyeed kudhaca iyago guriga jooga lafiro 👌👏👏
Wooow M. A wlhi wankaheley ruwayadaa yaar 💕💕💕💖💗😍💋💜💚❤❤
Gbdh kasta ayada ayaa kasban karta quluubta ninkeda kana dhigan karta miduu dunida ugu jecel yahay rag iyo dumarba kasbo qofkagag 💯❤👑 fatimiina iyo iamkay labo shaqsi oo mudan kudayasho marwalpana ka hadla point muhiina kaso aad ugu wngsn bulshada ilahy hydin sharfo wllyal qalbigaan idinka jecel nahy❤🤲👑👏
Masha allah atariisho badiyo keep goin xbbti
Atarisho badiyo dadki 10 kakor so jili jiray ruwayadaha ka badisay walkey qali Masha allh
Masha alaah byoh markasta jeclhy hormarkaga hory usoco guul tan ka badan baan ku rajy i love you my sister faadumiina ❤❤from garowe 🇸🇴🇸🇱❤
Mashaalaah akariisho badiyo walaakeeyga qaligaaah
Wanisalaamay hormarwacan
Maansha allaah atarisho bandito filim kutayo mudan guulayso harusoco faadumo dheeman
Directed inuu arimaheena yahay waan iska ogaa marka uu bilawanaye hore u socda waxaa tihiin wallo qali igu ah 😍😍
Somaliyey Gawarta hala tagero 100k wx yar ba ugu dhimane hala cawiyo wa qof garti lahe Atariisho badiyo ❤💯🙏🙏
Waaaaw atariisho baadiyo waaba kahely jilinkaga mcnto love you
Waaw axsan film wlhi waxan filaa qoosas badan ineey wax ka faaidaan waad ka baxsateen wlhi Hormar wacan naag walba nin keeda seyka dhigato noqonaa Daricter Arimaheena cimaamadaada lama heesan karo iamk adna waad ka baxsay yutupka kuu baana Arariisho baadiyow Adna gacalo gabadha kaliya een yutupka ka taageero tahay one love yaaqe❤️❤️❤️❤️
Super flim keep going abyo ✌
Masha allh wlhi waaa filim aan ka helay noonsoo badi wll atatisha badiyo❤
My sister Atariisha Baadiyo Go Forward Film qurux badan oo dareen xanuun badan xambaarsan🙏
Atariisho iyo atoore buuxo waye filmka marka fiirseyso hadaaba dareem dareem qushuuc kugalo wa film qatara labadan wa isku ficanyihin caadi maha sida loo duubay xata qatar👍👍👍
Walahi wasax qali masha allah
Atirisho badiyo keep going tlhi tageero buxa❤❤🙏
Kippp going my sister atarisho badiyo l love you 😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋
Atariishi baadiyo Love you xbi❤🔥💯
Mashaa allah atirisho badiyo waa ku nuresa fimila ina naqoto ruunti lawadin wee isku nuresa ruunti guleso mar walibo guula aya ku rajenay inshaa allah filinka soo badiya
Nice walhi soo badidi filimantan goosgosak
Maskin ataresho badiyo 🤔🤔🤔wlhi wajisheen filinka hhhhhh xasuus hore cml hormar wacn keep gowign ayn kuleysh❤❤❤❤❤❤❤❤❤💑👍👌 love isaar uqtii
Masha allah imk iyo atarisho badiyo wad ka baxsatayn
M....aa Axsan flm keep going my sister atariisho baadiyo
Waaw itinka ayaaa idilay jilinga kawadar dagdag igade waxdama lawaa 👌👌👌
Wwwww inaba caadi mahan waan kahelay filmka 👌👌👌👌👌👌👌
waxa film laga yidhaa atarisho badiyo hore usoco adiga iyo asxptadaba 👑
Wa xaqiiqada dhabta ah ee xaalka manta ka tagan qoysaska somalida dhexdoda
Waaaw atariisho badiyo & Imk one love💓💓💓
jawi dagan #atariisho-baadiyo wa ka baxsaty keep going😍🙏
Iamk atriisho badiyo Salma la jeclahy dad aan tageero waa mahadsntihiin adaan uga helay filimka noo soo badiya walalahy keep going 👍😘💞
Quruxsan qaali qof wangsan wlle xijaabkaa ku qurxan tahay waligaa qaado wlle
Hor mar wcn Atarisho badiyo uqti qali ❤🙏
M.a waa filim ay xikmad ku jirto wlh atarisho horay usoco guuleso ebidkaa gclo ❤❤❤❤
Masha,allh wa flm i qira galiyay
Wewewewewe wuu igu socdaaa mazhallah keep going iamk iyo atariiisho
Ww masha allaha. Asxan wa sax filimakan wa I cabiyey so badiyaa abaayo Fadumo
Waw mashalah aboyo watakhabaxasetaye fademin inader
Atarisho 🧕🧕🧕🧕💞 badiyow qof an ku Kal. Sonahay wax badn tusale Naga sisay jecelka TNx🙏🙏💙💙 kun iyo kow jer💜💜🧕🧕🧕wllshey mcn❤️❤️❤️💏
Maasha allaah my sister atariisho badiyo hore u soco hormar wacan inta in ka badan no so badi short filimis aad ayan u xiisena in badan😍😍😍😍😍😍
Xbbti xage ka dhamaday beryahan wa ku wayo I love you ❤❤❤💋💋
waaw si aancadi ahayn baad uga baxasaten shilinka koobad ka qadateen 👌👌❤
Atarisho baadiyo shaki kuma jiro inan tageero kuu ahy hno qli 🙏💋❤
Www mnsh alh film khatara horay usocda wllhay
Waaw filim yro qiiima badn weeeye wax badana laka faaidyo hormar wacn
Maasha allah waa film dhinacyo badan taabanayo hore usocod wacan halkeeda kasii wada
Waaa sax walashey keep going my sis
Waaaaw mash allh waa riwayad dhira gali ha
Atarisho badyo mansh Allah abayo macato keep going my sister qurux
Mash allaah atarisho badiya
Masha allah he’s handsome she beautiful ❤️❤️❤️❤️ together they look perfect
abyo video yaashan oo kle nosoo badiya, Adi iyo wll #AMk good job guy's. one love team #atirisho badiyo
atariisho badiyo m.a jilitanka aadbad ugu fcnthy 👏
Woow wallhi shekadan cml waa sheko mar aqriyay runtii keep going atariisho badiyo anad atoraha maleysiya
mashallaha.ilove.atarisho.badiyo.wa washey.an.jacelahaya
M.a walshay mcn allah ku daayo inbadan
Jilayasha atirisho badiyo iamk Salma director arimaheena aad iyo aad ayaa u madasantihen waa ka heley runtii noo soo badiyo aad iyo aad ayaa ku tageraa atirisho baadiyo
Wwwww cadi mahi wnka heliy wlhi hore u socod asxbta gul ayn idn rajen insh allh
Masha allaaha atirisho badiyo waan ku tageeraa
waaaw atarisho badiyo gawar an iska jeclahay oo hadana qalbi wanaga talent leh atoraha iyo camira manka inaba Cadi ma ahan🔥👏❤️
hormar wacan guys❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️keep going siz🔥from Nairobi👏
wwwwww masha allh wanka hely hore usocda wallahy
Www atarishobadiyo best girl dos acting short films in SOM TH-camrs
Masha Allah dear walhi waan ka helay hanaloo soo badiyo
Wwaa ana u horeya hore u socda wa filim qurxoon
Wawwwww so beatufull wallhi. Wan qiirooday waliba wan jiriracooday. Wax kale ayaa tihiin aqiyaareey. Waxan idin leeyahay kp goin
Man sha ala hore usocda kuligin wa wacyigalin mihima wad mahadsantihin
Aboo Aboo Faduumina Waa Rarantay Wlhi Abaayo Waxaas Miya Cidlo La Seexata 💕
mashallha film aad iyo aad ii jiitay bal anigane kun igaarsiya
M.a wlshey keep going short filmyada nosoo badi
Maasha allh horay usoco kheer baan kuu rajeenaa walaashee