HADAAD DHAQAAQDO WAA LAGAA BADIYAY PAUSE CHALLENGE GAMEKII UGU ADKAA YAA RAAYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  ปีที่แล้ว +559

    cumeer channelkiisa 100k aan gaarsiino wuu u qalmaa wlhi subscribe usaar thnks
    th-cam.com/channels/yAa7heAWouMlrrxdTGJTfA.html

    • @tushleeyy
      @tushleeyy ปีที่แล้ว +8

      Number one somali TH-camr aa qalaas waye 😂😚

    • @xirfadtech
      @xirfadtech ปีที่แล้ว +4

      Team Asad anigana haiga reebina
      Inta wanaaga jecel 1k Subscribe igaarsiiya 🙏🥰

    • @cabdrisaaq2030
      @cabdrisaaq2030 ปีที่แล้ว +3

      Wllkey Asad hagio keep going

    • @farooinahussein4993
      @farooinahussein4993 ปีที่แล้ว +1

      Ok i.a wugaridona walalkena

    • @cabdrisaaq2030
      @cabdrisaaq2030 ปีที่แล้ว +2

      Nember won

  • @EngYuyu
    @EngYuyu ปีที่แล้ว +150

    Salaam walaal Asad, waxaan soo jeedin lahaa inaad ciyaarta xeer u sameysaan, Tusaale qofka inuu ugu badnaan 30 sec Pause ku jiro hadduu u adkeystana fasax yahay, sidoo kale waxyaabaha la isku sameynaayo inay xadidnaadaan sababtoo ah wax walba haddii la isku sameeyn karo ciyaarta micno ma yeelaneyso.
    Waan rajeynayaa inaad fikradeyda tixgelin doontid. Guuleysta dhamaantiin. ❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +98

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw🙏☝❤🥺🕋

  • @asmanoura9089
    @asmanoura9089 ปีที่แล้ว +38

    wlhi dhalintan Waxy jidadka dhaxdoda usocdn uwaregyan wa si ay anga noga qosliyan dhamntod Wni Jeclhy wllhy Keep goaing brathers 😍😍😍😍😍

    • @khadarcoobe8283
      @khadarcoobe8283 ปีที่แล้ว

      Qosol beele. Ragu waa israaqad raadis halkas ayey lacagti ka gashay 😂

  • @faizacali3600
    @faizacali3600 ปีที่แล้ว +513

    Hadaad ujeedo magaca allah like saar🕋🕋🕋

  • @cabdifitaxcaabi1980
    @cabdifitaxcaabi1980 ปีที่แล้ว +163

    Asad habeenadan inu muqalka laso dhaqsanoyo inta ila aragtay like😂

  • @tushleeyy
    @tushleeyy ปีที่แล้ว +87

    Asadoow Challenge gaan noso badi walahi funny caadi waye 😂🙏😳

  • @kushii1959
    @kushii1959 ปีที่แล้ว +62

    Please soo sameeya challenge lagu tartamaayo xadiisyo iyo quraan iyo tafsiirka quraanka 🙏🙏

  • @Saaba17
    @Saaba17 ปีที่แล้ว +50

    Funny game 😂😂 wlhi challenge waan ku heystaa Asad inuu guulaysto ayaa jeclhy , Asad part 4

  • @fardowsoabdirizaqhassan4196
    @fardowsoabdirizaqhassan4196 ปีที่แล้ว +67

    game labad ee an ugu jeclahy Asad games kiisa hadana funny ah 🤣🤣🤣🤣

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 ปีที่แล้ว +78

    Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤️ﷺ🤲🏼
    Like Saara ❤️🕋🤲

  • @maanka1111
    @maanka1111 ปีที่แล้ว +84

    Hadii aad ujeedo magaca nabigeena muxamad صلي الله عليه وسلم like saar ❤️👍💯❤️‍🔥

    • @maanka1111
      @maanka1111 ปีที่แล้ว

      wllyal isooo booqda alle hakaa kor qaado murugada farxad haku siiyo aamiin yaa allah qofkii iisaara ilaahay janad bilaa xisaab hageyo aamiin yaa allah

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 ปีที่แล้ว +86

    Hadaa jeclahay nabigeena mohamed scw like saar

  • @5-starsnews
    @5-starsnews ปีที่แล้ว +14

    "Isku day inaad dhaqan ka dhigato aamusnaanta inta aad hadalkaagu yar yahay ayey dadkuna ixtiraam kuu muujinayaan dhamaanteen waxa aan ixtiraam u muujinaa asxaabteena gaar ahaan kuwa aadka u aamusan ee aan hadalka badneyn"
    Nagu so biir wll

  • @hasanadem404
    @hasanadem404 ปีที่แล้ว +44

    kusali nabigeena muxamed scw❤️❤️❤️❤️🥰🥰

  • @kaltuummaxamuud654
    @kaltuummaxamuud654 ปีที่แล้ว +39

    The best person ever the most knowledge able and shine all created the prophet Muhammad ❤️❤️❣️💯✨️💫❤️💫💕❤️🤗🥰🥰🦋❤️

    • @JamaAHmettOsman
      @JamaAHmettOsman 4 หลายเดือนก่อน +1

      SallallaaHu Calayhi wasallam ❤❤❤❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +144

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️❤️

  • @turkicade9253
    @turkicade9253 ปีที่แล้ว +116

    Inta Sarirta Xanun la Saran allh Cafiyo 😭💔

  • @muscab8581
    @muscab8581 ปีที่แล้ว +62

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 🕋❤️🖤💖

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว +1

      Hamdun walal subscribe isaar

    • @muscab8581
      @muscab8581 ปีที่แล้ว +1

      Ruunish wll qaliya wll wanku saray💖💔💕🖤

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +94

    Challenge gaan Imisa Qof Ayaa Ka heshay 👍

  • @allah_is___one6835
    @allah_is___one6835 ปีที่แล้ว +54

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all prophet Muhammadﷺ❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +2

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤الله اكبر ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +2

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +168

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @cabdiyarepoy
    @cabdiyarepoy ปีที่แล้ว +12

    Nabiga halagu saliyo (scw)🙏❤️❤️

  • @gediosoble
    @gediosoble ปีที่แล้ว +46

    : "hada aragto magaca nabigeena Muhammad ﷺ like saar💕💕

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 ปีที่แล้ว +9

    game kaan in meshan lagu ekeeyo ila fcn
    hadii ciyarta xad laheen wee xumanesa telfone io laptop wuu jabi kara wuu ku halabi kara io lamiga la goynayo

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 ปีที่แล้ว +35

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya ✊🖐✌✌👉

  • @hananbeauty1
    @hananbeauty1 ปีที่แล้ว +19

    االلَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka ปีที่แล้ว +6

    Caawo waa jumco halmar igula saliya nabigeyna Mohamed scw😭🙏

  • @khulasomovie
    @khulasomovie ปีที่แล้ว +47

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕

  • @Haykal5
    @Haykal5 ปีที่แล้ว +7

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

    • @JamaAHmettOsman
      @JamaAHmettOsman 4 หลายเดือนก่อน +1

      SallallaaHu Calayhi wasallam ❤❤❤

  • @SweetoreoD
    @SweetoreoD ปีที่แล้ว +24

    This challenge is cool, I was laughing 😂😂😂. You guys funny, love watch TH-cam

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube ปีที่แล้ว +101

    I don't know who will read this comment!!
    But I ask Allah to grant you success and grant you health, wellness and peace of mind and to fulfill all your dreams and to give you until you are satisfied and inform you of Ramadan, neither lost nor lost, and blessings be upon you, O Allah, Amen 🤲❤️🙏

  • @mrcade4061
    @mrcade4061 ปีที่แล้ว +19

    inta rasuulka jecel ha i soo raacaan❣️❣️💟💯

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 ปีที่แล้ว +4

    Meelaha Laamida Ah Bos Haysku Samaynina Wall Waayo Khatar Ayaa Ka Imaan Karta Waa iga Talo Walaalnimo

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 ปีที่แล้ว +16

    Asadow wll dadka laamiga ka ilaali nio ninkan dadbaa dhalaye I amk waana taageernaaye 😂

  • @maankapoi8296
    @maankapoi8296 ปีที่แล้ว +1

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤❤❤❤❤

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 ปีที่แล้ว +15

    Yes 😂😂challegenkan waa midkan u jeclahay lkn wejiyo cusub oo kale kusoo dar asadow

    • @Mohacadde1
      @Mohacadde1 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M

  • @hamdi9266
    @hamdi9266 ปีที่แล้ว +29

    Coming soon 2M subscribes 🥰✅

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +6

    Asad laaamiga Halis waye inaa ka dayso ila fican
    Keep going ♥️😊

  • @hothmonhonychannel1435
    @hothmonhonychannel1435 ปีที่แล้ว +10

    😂😂😂😂 waxan sugnaba waa part 4 iyo jabka cumer cayda iyo iamk team 27💪

  • @shiikhshantaay481
    @shiikhshantaay481 ปีที่แล้ว +11

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw

  • @o.126_m1.a
    @o.126_m1.a ปีที่แล้ว +21

    Big legend 🙌👏💙❤💪🙏 asad hagio

  • @Suhaib_Hassan
    @Suhaib_Hassan ปีที่แล้ว +2

    Asadoow baryahan challegiyadaadu wlhi caadi maaha xiiso badaaaan ayey leeyihiin sxb hore usoco number one somali youtubers❤️❤️

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 ปีที่แล้ว +18

    5:17
    inaa sawir ka qaadaaan aye ahayd 😂😂😂
    keep going pro from Mogadishu somalia 🙏🙏🇸🇴🙏🙏🇸🇴🇸🇴

    • @abdiazizadan
      @abdiazizadan ปีที่แล้ว +2

      Ilaah qarax haka ilaaliyo adiga umada kalee mesha degan

    • @maankacadde2068
      @maankacadde2068 ปีที่แล้ว

      @@abdiazizadan amen

  • @abassjellebishar1328
    @abassjellebishar1328 ปีที่แล้ว +13

    it's Friday let's send a lot of blessings Upon Our Prophet S.C.W

  • @munaabdi7296
    @munaabdi7296 ปีที่แล้ว +7

    Cumeer camera 📷 wuu kaalaxishooday in uu waxkusameeyo Lkn adi telkaa biyo kagalisay xoogaa mafcneen in aa 50 siiso uu uqalmay ani ahaan

    • @Mohacadde1
      @Mohacadde1 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 ปีที่แล้ว +24

    Challenge ga aan ugu jeclahay qosol iguma hadho markaan daawado 😂😂

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 ปีที่แล้ว +22

    26:40
    Asad haduu Lugihiisa
    Ku istaagi Lahaa Kuwaan Waa Ka Awood Badan Lahaa🥺❤️‍🔥

    • @Shuraim102
      @Shuraim102 ปีที่แล้ว +2

      Mxa wy suuraha🤣🤣ceeb wy ka xisho wilka ha dareen sii asxbtisa w wda ciyarayn❤️

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 ปีที่แล้ว +6

    Inoo soo Badi walhi aad Baan oga HelnaY CiYaartaan ❤😊😅

  • @abdirisaqyare1235
    @abdirisaqyare1235 ปีที่แล้ว +24

    The legend welcome back ❤

  • @libanali2444
    @libanali2444 ปีที่แล้ว +22

    Cumeyr calacal ayuu keney wana la pause gareyey 😅🤣 iamk cadi ayaa logu ciyarey 🤣

  • @Nafi-Imraan143
    @Nafi-Imraan143 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi doqon aya tahay wiilasha mida dhukay afka uu mariso iyo inaad timaha ka xiirto waxan ciyaar mahane ka daa wiilasha doqon nimada

  • @mahadcawaale10
    @mahadcawaale10 ปีที่แล้ว +9

    My favourited legend haduu favourite kuu yahay
    Like saaar👍

  • @Lajooy17
    @Lajooy17 ปีที่แล้ว +10

    HADAAD UJEEDO MAGACA NABIGA SOO QOR SCW IS LIKE 👍 👌 😍 MAHAD SANID WLL

  • @mustafcadecade9598
    @mustafcadecade9598 ปีที่แล้ว +2

    Ku sali xabiib keena Mohammed 《scw》aan ku WADA salino

  • @lifeofnature1739
    @lifeofnature1739 ปีที่แล้ว +8

    Asad nin maskax badan raga naftaad u keentay wlhi 😂😂😂🦦

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 ปีที่แล้ว +5

    Number one Somali TH-camr Asad hagio ale Haku caafiyo wllo

  • @user-gg8pg1uh7n
    @user-gg8pg1uh7n ปีที่แล้ว +9

    Challenge gaan qosol miiran wye wllhi wakahely Challenge gaan ❤️❤️❤️❤️🖤😂😂😂

  • @sundustamiin3745
    @sundustamiin3745 ปีที่แล้ว +4

    Cumeer Bigfan waa Ku wataa wlhi

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah keep going Asad Hajio 🥰 ❤

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 ปีที่แล้ว +7

    6:26
    wllhi iamk cawa waa utashteen aa umalena wah keligis ku rxeysaten
    halkan wxa ka helay I'D ah prank pause chalenge 1qof utashta asi lee beerka ka garaaca arimahena so qabo 🙏🙏🙏🙏🇸🇴

  • @maryanmohamedjimale4135
    @maryanmohamedjimale4135 ปีที่แล้ว +5

    Meel halis ama wax halis ah ma fiicno ee meel macquul ah ayaa wngsn😊

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว +2

    Cumer lacagata xaq ayuu uleeyahaye ased xooga ka daaya

  • @suhaybaarka6400
    @suhaybaarka6400 ปีที่แล้ว +2

    First viweo m.a keep going all the team 27

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 ปีที่แล้ว +35

    Asad with the camera man, qosalkee iga dhamewyeen 😂😂😂

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 ปีที่แล้ว +8

    Pause challenge is the best🤣🤣

  • @zamzamgacalo119
    @zamzamgacalo119 ปีที่แล้ว +14

    Marka Asad sawirka laga qaadayo wlahi qosal i diley ninkii uu yaabanyahey😂😂😂

  • @deeqowdiyaara6316
    @deeqowdiyaara6316 ปีที่แล้ว +8

    Gayga Chineska Qosolka Iga Dhameyey Isaguna Pause Ku Dhagan😂😂

  • @madaale5465
    @madaale5465 ปีที่แล้ว +43

    A legend never brings shame ✅

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 ปีที่แล้ว +9

    Asadaw mobile kaaga password ku xidho , cagaftaana iska qari next game😅

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +1

    Asadoow sxb laga yaabee inaad fariimaha ugu horeeya aqrido walaal asad hadaan kamid noqdo oo aad aragto fariintayda sxb igu caawi inaan TH-cam lacag ka sameeyo oo isharciyadiisa iga garab sii inaan shuruucda TH-cam buuxiyo

  • @almaasahmad
    @almaasahmad ปีที่แล้ว +2

    Asad wll xaasid nimada jooji pls 😭😱

  • @khdrqaan1197
    @khdrqaan1197 ปีที่แล้ว +3

    Please abera kusodr gameka pause and play game challenge 🤣😂🤣

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 ปีที่แล้ว +8

    Asad Inta lajirto like mar waliba inu gulesto le rabaa lkn cawa wa u qirey inu legend yahey🤣

  • @Cumeeryare
    @Cumeeryare ปีที่แล้ว +2

    Team asad iga raali ahaada

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 ปีที่แล้ว +2

    Niyw asad waxan ciyaar maha gumaysiga caruurta kala tag ciyaartan waanu dawanaa noocan iyo nooc udhaw toona maha

  • @idirishusen6491
    @idirishusen6491 ปีที่แล้ว +12

    ✨ away ✨ dadkii ✨ jeclay ✨ nabi ✨ Muhammed ✨ scw ✨ scw ✨

  • @caaganejr
    @caaganejr ปีที่แล้ว +7

    Pause 1 sac Waxaas waa naxariis daro lol 😂😂😂

  • @kaneecoaabihiis6156
    @kaneecoaabihiis6156 ปีที่แล้ว +2

    Asad hagio malmahan doqonimada saa id bey kugu noqotay qaraar iyo game ka waxyabaha kabaxsan jooji wiilasha hadan waxba u ogoleyn almiina kadaa game ka lacagta ah waxaaga waa saa id

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤Mb

  • @Romeo1795
    @Romeo1795 ปีที่แล้ว

    I was one of the youths who opened TH-cam, I have never seen a better game than this one, brother, go ahead, you will reach your goal, inshallah. I was one of the youths who opened TH-cam, I have never seen a better game than this one, brother, go ahead, you will reach your goal, inshallah.

  • @smuse1068
    @smuse1068 ปีที่แล้ว +3

    Ciyaarta bilawgeeda asad in laga saaro weeye
    Markaas bay macno samaynaysaa
    Dhilnta kale ha loo daayo

  • @Janno66
    @Janno66 ปีที่แล้ว +7

    Ala wiilka noo dhaaafa😒😩😂

  • @keynansomalia2916
    @keynansomalia2916 ปีที่แล้ว +2

    Asada in wax laga cuno ma rabo Wu qararaya wayo wax yabo lagu kaftamo aya jiro hada inu tinta ka jaro wa qald

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel8841 ปีที่แล้ว +2

    Asad hagio waxaaga waa doqonimo malmahan saa id ayaad noqotay wllhi wiilasha hadaadan lacagta uqurin kadaa waxaaga waa qaraar miiran bro game laciyar lakin heshiiska waxan kujirin kadaa cumeer lacagta xaqiiqatan wuu leyahay sixunbana ugashay Abeera sixunba ugashay isana manta wr sidan iskada wah

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤Mb

    • @muxiyadiinmuuse826
      @muxiyadiinmuuse826 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi

  • @bushram.ibrahim1360
    @bushram.ibrahim1360 ปีที่แล้ว +11

    Talo yar walaaladay Asad iyo Teamkiisa Marka aad meelaha wax laga gato taagan tihiin idinka oo Game kan ciyaaraya ama dadka ajaanibka la macaamilaysaan sida ninkan sawirka kaa qaadaayay iska qaleeya waayo waxaad muraayad u tihiin dhaqanka umada somalida in dhaqan la dhibsan karo la idinka arko ma fiicna idinka oo aan dareensanayn

    • @Shuraim102
      @Shuraim102 ปีที่แล้ว +1

      Mxa wy dhaqanka la dhibsnyo🤣🤣

  • @abdirazakak5597
    @abdirazakak5597 ปีที่แล้ว +3

    Lkn asxaabta aan jeclahay wax yaabaha nafsiyan qofka u wax yeeloobi karo qalbi xnuunk ah ( wadoyinka, phones and cutting hair)

    • @Mohacadde1
      @Mohacadde1 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤M

  • @yacquubwarsame4766
    @yacquubwarsame4766 ปีที่แล้ว +2

    Cumeyr waan wataa wllhi big funyy😅😅😅😅😅🤘

  • @farhanzakizaki2377
    @farhanzakizaki2377 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi cumer wa nin aqli badhan

  • @mopio4410
    @mopio4410 ปีที่แล้ว +11

    Mobelka Aan Kugu Daawan Jirey Ayaa La Ika Dhacay Adiga Dartaada Oo Kugu Daawanaaye muqalada Shactaradada Badan Asad Hagio27
    Challengeka Lacg Waad Ku Bixisaa Ee Niyow Anigoo Faniskada Ahay Oo Mobel La'aan iga Fuji Taliyow🙏💯

    • @salma114
      @salma114 ปีที่แล้ว +1

      lol karaamo seeg facaa lama baryo waligaa

    • @Asmarr_04.
      @Asmarr_04. ปีที่แล้ว

      Ragga facaa Ha tuugsane Shaqayso

  • @familycrahman1575
    @familycrahman1575 ปีที่แล้ว +5

    cumeer channelkiisa 200km a
    an gaarsiino wuu

  • @axlaammuse7115
    @axlaammuse7115 ปีที่แล้ว +1

    Tin laxiro kuma jirin marka gusha waaa cumeer

  • @rayaanosman3514
    @rayaanosman3514 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi asad wa nacas lacgta bess aya uu muqato …..wilsha siii cadiii ah ay kula ceyrayn extiram u mujiii niyae 😮

    • @zamzamahmed4679
      @zamzamahmed4679 ปีที่แล้ว

      Xasid waye wlhi Wan arkay😢😢😢😮

  • @CumeerHassan27
    @CumeerHassan27 ปีที่แล้ว +6

    TEAM CUMEER BIG FAN
    saxiibken ugu danbayn wuu furtay youtube ee aynu gaadhsiino 100k subscribe Teamkiisana 1k subscribe
    Inoo balan ah guuul

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 ปีที่แล้ว +5

    Asad phone 📱 ciyaarta kada wallaalo wiilashan way ku ixtiraamaan totally tartanka adigu hagalin

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤Mb

  • @teminjoy961
    @teminjoy961 ปีที่แล้ว +2

    Walalka weyn wan ku salamey TEM 27 wan kuwata guul ayan ku Rajena Asad

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 ปีที่แล้ว +2

    Asad wa qalad xly ila hada waxa samenosid

  • @adamloos9728
    @adamloos9728 ปีที่แล้ว +6

    Game ka calaacal waa ka mabnuuc 😂😂😂 waxaad rabto sameey nooh🥴👊🏼✅✍🏽

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo❤Mb

  • @prefectgurl4114
    @prefectgurl4114 ปีที่แล้ว +4

    Challengekan noso badi funny wye wllhi😭😂😂

  • @Zadu_upthi1
    @Zadu_upthi1 ปีที่แล้ว +2

    Abowe asad challengigii voiceka la sheegayay dib usoo celi plz funny ahaye

  • @jihaanmuhudin7543
    @jihaanmuhudin7543 ปีที่แล้ว +1

    Cayda m.a sxbkiiiis siduuu ugu dagaaalamaya ❤