WARARKII UGU DANBEEYAY SYRIA WAR | RUSSIA | TURKIYE | IRAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 วันที่ผ่านมา +9

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 วันที่ผ่านมา +4

    Alle u hiili xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @raahohaji7028
    @raahohaji7028 2 วันที่ผ่านมา +1

    Run bandana wallal kan
    Masha Allah beautiful explain

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 2 วันที่ผ่านมา +2

    Eng ahmed waa ku mahad sanyahay war hufan ee xaqiiqada kudhisan

  • @AmaliyoAman
    @AmaliyoAman 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay nabad aduunka hanooga dhigo. Afkaaga hayso ama afgooye aad weeye

  • @NurGacan
    @NurGacan วันที่ผ่านมา

    Waa runtii nimanka lagu shaqaysnyaa waana lakala qaybiyay waxa la iskugu dirayaa suni iyo shiico
    Waxana ka danbeeya iraiil iyo wadaamada reer gakvredka

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 วันที่ผ่านมา +1

    Turkiga Wa ka faaiidey qaxootiga siiriya iyo ciraaq
    USA

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 วันที่ผ่านมา

    SIIRIYA WAXAA BURBURINAYA OO HUBKA UGU BADAN GELINAYA TURKEY

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 วันที่ผ่านมา +1

    Malaga yaabaa Jordan inay ku xigto siiriya
    USA

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wr wb somali maxamed

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi วันที่ผ่านมา +1

    AMA RAAC HABARGIDIR AMA XABDIGA AAD😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedquruuf
    @maxamedquruuf วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤l❤❤❤❤

  • @Somali-One
    @Somali-One วันที่ผ่านมา

    *Aafadu waa Suniga argagixisada ah xaqiiqdii*

  • @ShafiAHMED-k3x
    @ShafiAHMED-k3x วันที่ผ่านมา

    Hadal qaladan ayan ujed 😅😅😅 waxa walbo dinta kahoreso 😮😮😮

  • @alijama4613
    @alijama4613 วันที่ผ่านมา

    Abdi haagid Maud caugaan managa joojin wayday

  • @husseinmohamad6546
    @husseinmohamad6546 วันที่ผ่านมา +1

    Ingineer turkey xadu ku jeesto ruushka xulufadisa muxuu ku faaiday .waa tii reer galbeed tooreyda u wataan Erdogan wuu qamaarey

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv วันที่ผ่านมา +1

    Wcs

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare วันที่ผ่านมา

    ASC. MAXAA. XIGAA. DADKA. LEH. XALAB. AAN. KHABSANZY. TURGISA. AMAAN. MA. SII. AHANAA. WAA. SU. AL. MAKA. JAWABI. KARTAA

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya wadan aad ubarwaaqeysan noqonlahaa cadaw iyo waxma garato qabiil waaleybaa kubaxay

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 2 วันที่ผ่านมา

    Waa huwan daaquut daarood

    • @jamanuurdini6170
      @jamanuurdini6170 2 วันที่ผ่านมา

      Huwan waa kooxo kumiyid wada jira xanuun darood ladhaho ayaa kuhayee isaaquba waa huwan iswadata marka adigu aqligagu hashaqedyo oo muslim somaliya noqo ileen qabiil wax kutari maayee kaligaa ayaa dhimaya qabrigana lagu galinayaa

    • @abdulwahidmohamud-s1n
      @abdulwahidmohamud-s1n 2 วันที่ผ่านมา

      @jamanuurdini6170 faqash doofaar sow maaha daaquut ilma afweyne? Afka ka hadaloo.,diinta Alle ayad ku gadhaanataan sida ictisaam, marna culimada ayad laysaan sidii adeerkaa yahuudi afweyne ,waan idin og nahay ilma afweynow,waa in mapla Somalida laydinka saaro ood sida midgaha noqontaan.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 วันที่ผ่านมา

    Allaha Weyn Ayaa ah midka wax kasta xukmiya Ahafidow Malinbo in dal Carbeyd oo dhisnaa Iyaga laisku Adeegsado waxaa keenaya Kuwa lahaystasha ah damir laawe yasha ah dabadhilifyada u ah Gumeystayasha iyaga hubkooda isku dhiiba kadibna kheiratka Allaha weyn uu kumaneystay ee iyaga horumar difac ah mid ah in mamulka uusan noqon mid Cidd kaliya oo fulisa danaha Cadowga Islamka dhaqanki.diinti Anshaxa xumo kubadasho.ayaa loowada ciqabaya,Immaradka oo ah midka xarkaha gostay waa lagumaqan yahsy IAlah Carada Rabiga iyo dhiiga islamka Allaha kuciqaabo.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 วันที่ผ่านมา

    HADA ALBAAB CUSUB AYAA FURAY OO KENYA U CARARA MAR KASTA XSM

  • @Aadane1
    @Aadane1 วันที่ผ่านมา

    Kan cuqad ad Siyaad Baraa haysa wali

  • @Cabbeviva
    @Cabbeviva 2 วันที่ผ่านมา

    Waa 05/12/2024

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 วันที่ผ่านมา

    Syria maxaa la isugu laynayaa maalawada leeyhy nabad ayey dadkii wadanadoodii ugunoolaanlaayihin bashar asadna wadanka kaligii maleh dadka hala heshiiyo shisheeyha wadanka kuburburiyeyna inuu joojieyey ahayd

  • @aligacal3910
    @aligacal3910 วันที่ผ่านมา

    Waxaa ben kashegtay xukunkii 21 oktobar cidamada waxey xukunka qabteen ayadoo wadanka qalalaaso kajiray oo madaxweynihii dalkana fowda galay ayaa lodhibay ciidamada ee tariikhda beenhakashegi

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 วันที่ผ่านมา +1

    Trump wuxuu sheegey in bariga dhexe u ka dhigaayo jaxiimo
    2025 wadamada badan carab ayaa ka bilaabanaya kacdoon shacab

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w วันที่ผ่านมา

    Imkana trupm cadanka wuxuu ku yiri haddii aad I dooratan dib wax u doran maysan marka waa la raki Xiliga dambe

  • @ahmedfarah8453
    @ahmedfarah8453 2 วันที่ผ่านมา

    Duqii Farah Gololey ahaa CO state ayuu ku noolnahay saaxiib marmar bal ninkaas wareysi taariiqeed inooga soo sidaa madaama u yahay Nin professor ah hadana u Macalin jaamacadaha Denver mid ka mid ah

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 2 วันที่ผ่านมา

      FAARAX GOLOLEEY WAXAA UU KU DHASHAY MAGAALADA BALCAD 1904, WAXAA UUNA KU GEERIYOODAY MAGAALADA MUQDISHO 1976KII ILAAHEEY SWT HA U NAXARIISTO. SAAXIB WAXAAN U MALEYNAA INAAD QOF KALE KU KHALDEYSID.

  • @xaafidxuseen9593
    @xaafidxuseen9593 วันที่ผ่านมา

    Madaxdii hore ee somalia caydu way ka reeban tahay special Siad bare

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 วันที่ผ่านมา

    Waqtigii malxada ayaan timid
    Waana kala baxa
    Hadith baa ahaa
    Marka madiina curyaanto waxba
    Xukumin
    Dagaal waynaa imanaya
    Marka dagaal wayn yimaado
    Dejjasl waxaa laqabsandoonaa
    Istapul marka constantiin laqabto dejjaal baa laga Sara yaa
    Runtii dejjaalku waa Nato😊😅😮😮

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 วันที่ผ่านมา

    Ukraine USA ISREAL IYO TURKEY WAA ISKU DHINAC KADIB RUUSHKA IRAAN CHINA NORTH-KORIYA IYO SUURIYA WAA ISKU DHINAC IYAGUNA WAXAANA GUULAYSAN DOONA DHANKA RUUSHKA

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 2 วันที่ผ่านมา

    FAARAX GALOOLEEY MUXUU AHAA. HHH😅

  • @MahdiawalehYonis
    @MahdiawalehYonis 2 วันที่ผ่านมา

    No no no

  • @alijama4613
    @alijama4613 วันที่ผ่านมา

    Ar waxa naga aamusi

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare วันที่ผ่านมา

    AWY. M,/,AWALE

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 วันที่ผ่านมา

    salaan sare iqyaarta eng ahmad iyo adiga nabad allaha keeno waa leysku biro tuman

  • @MohamedSaladmohamoudMoha
    @MohamedSaladmohamoudMoha 2 วันที่ผ่านมา

    Baastar. Marxuunka daa😅