gabar isaaq ah oo reerkeda runta ushegtey sualo badana waydisey dadka u ololeyna amxaro in lagu biro

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 31

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 2 วันที่ผ่านมา +4

    MASHA’ALLAH
    ADEER ALLAH HA KU XAFIDO
    AQLI BADAN

  • @user-oj6kr2rn9m
    @user-oj6kr2rn9m วันที่ผ่านมา +3

    Absolutely 👍 thanks my sister

  • @omararale7962
    @omararale7962 วันที่ผ่านมา +3

    Ma Shaa Allah. Qurux iyo cagli yey isku dorsatay. Walaal ikaalay Garissa qalbi wanaagsan. Waa xurul caayn Somali daab aah.

  • @user-ys5re7vx1w
    @user-ys5re7vx1w วันที่ผ่านมา +1

    Reerku horeybey ushegten yahud

  • @rnuura334
    @rnuura334 วันที่ผ่านมา +1

    Ax Gabadhaa Yar ee Dhalinyarada Ah Waxay Garatey Waxaa Garan Waayay Sheikhyadoodii & Dhaqankoodii Snm
    Gabadhani Waa Ibnuxalaal Ibnuxalaal Dhaley Thanks Huuno♥️❣️

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allh, Tabaraka Allh,, caqliga suuban waa sidaa oo kale, . inaan siyaasi noo aqrin ee aynu makaxdeena ku cabirno wanaagga.wbt

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks u so much sister
    Run sheeg waa ceeb sheeg

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y วันที่ผ่านมา +1

    Thanks you our sister ❤❤❤ from Garowe

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn วันที่ผ่านมา +1

    MAHASANID ABAAYO GOBBAAD TAHAY ♥️♥️

  • @aminaali9944
    @aminaali9944 2 วันที่ผ่านมา +2

    Qali allah kuu daayo.

  • @abdimohamed1783
    @abdimohamed1783 2 วันที่ผ่านมา +2

    JANada alle ha ku geeyo aduunkana cisi iyo sharaf ku noolow haddii gabdhaha soomaaliyeed saas u fekeri lahaayeen waxba ma xumaadeen ogowna gabxhuhu waa safaarad reer kasta wey ku jiraan waxaana lagu baxsadaa gabdhaha maalintey dhanaan tahay mid dhalay midey dhashey iyo midey u dhaxdey

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 วันที่ผ่านมา +2

    Garaadka ilaahay kaama qaado

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah sister ❤

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 วันที่ผ่านมา +1

    SOOMAALINIMO AYAA INA DEEQDA

  • @nasrin1930
    @nasrin1930 วันที่ผ่านมา +1

    M Allah

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 วันที่ผ่านมา +1

    HORTA WASMADA SOO BARO ADIGOO AAN FAHMAYNBEY ...........

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg วันที่ผ่านมา +1

    Dulmiga in layska daayo waa ta aakhiro iyo Aduun ba ina an facaysa

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 วันที่ผ่านมา +2

    Alah run badanah gabadhu lasaanod waxaa lagah dhisih donah in shah Allah madxaf lagu Aruriyoh xasuqih kah dhacay I yadoh filim ah naf iyo malbah sih lo tusoh jilkah so korayah iyo somalih dibadanah sidah yuru waa lo gudbiyah si lo Arkoh Argagixisadah snm waxay kah samaysay lasaanod 15 sano dadkih madaxah lo so dubtay sawiradodih cadaymahah o dhan waa lah so sarih in shah Allah

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam50 วันที่ผ่านมา +1

    Wll Fariid caqli badan baa tahay laabtedenua furan tahay. Sidaad u qurux badan tahay. Baa caqliga gu u qurxoon yahay. Aad baad u mahadsan tahay. Inaad xaqiiqda wajahday

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 วันที่ผ่านมา +1

    O ma laga hadashiyo maxabista oy shegan cidi madaxdubka dadka ku dilaysay hebel iyo hebel may dhahan

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl วันที่ผ่านมา +1

    Naa qajil ilahay sikale wax uwaydiiso

  • @wolloseniors3973
    @wolloseniors3973 วันที่ผ่านมา +1

    Believe or not qof isaaqa heer intaas ah kama soo horjeesan karo..something is wrong, maybe she is not isaaq

  • @Xasan-fv6dg
    @Xasan-fv6dg 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILAAHAY HAKU BARAKEEYO KELMAD XAQA AYAAD KU HADASHAY OO WALIBA CAJIIBA HADII AY JIRAAN DAD CAQLI IYO DIIN XUSAAXIIBA HADAL KAASI WUU ANFICI DOONAA KUWA KALE DAALIMIINTA AH CANFICI MAAYO WAXA UU KU NOQONAA CADAAB SHUGRAN

  • @saeemohamed2874
    @saeemohamed2874 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nooloow walaalooy indhala,aanta waa laga baxayaa waxaa lagaadhay maanta inay shanta Soomaaliyeed is baadi goobta oo laga baxo doqonniimad iyo kal qaybsanaanta

  • @user-vq3fv8ii1f
    @user-vq3fv8ii1f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesiyad geesiyadi dhashay.

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHUUSADASU WRXE KA HADAQI NOOC8 AY FUTADA KA WAREEMEN MIYAA LAXAY

  • @xaliumoaxmed4290
    @xaliumoaxmed4290 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk ibn0 xalaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +1

    isaaq wa cadow amxaaro ubadan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +1

    wa kuwi usacabinayay xasuuqi lascaanod goormay soo miyirsatay warkedu micno maleh idoor wa idoor wixi wax kudarsadana wa nacladanyihin

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 วันที่ผ่านมา +1

    HORTA WASMADA SOO BARO ADIGOO AAN FAHMAYNBEY ..........

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +2

    wa kuwi usacabinayay xasuuqi lascaanod goormay soo miyirsatay warkedu micno maleh idoor wa idoor wixi wax kudarsadana wa nacladanyihin