Sababta Dadka Wanaagsan Isugu Bedelaan Dad Xun oo Dugaag Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Daraasad qoto dheer oo muujinaysa sababaha qofka wanaagsan uu ugu rogmado mid xun. Video-gan waxa uu iftiimiyaa:Sababaha keena isbedelka dabeecaddaSaameynta bay'adda iyo bulshadaTusaalooyin dhab ah oo ka yimid taariikhdaTalooyin muhiim ah oo ku saabsan iska ilaalinta xaaladahanKu soo dhowoow safar cilmiyeed oo xiiso leh
    Waad ka dhageesan kartaa Apple podcast & Spotify:
    Apple Podcast:
    ✓ podcasts.apple...
    Spotify:
    ✓ open.spotify.c...
    Services we offer:
    ✓ ilayssolutions...
    Halkaan ka dalbo koorso Cybersecurity
    ✓ sheerxirfad.co...
    Halkaan ka dalbo koorso WordPress
    ✓ sheerxirfad.co...
    Connect
    -----------------
    TikTok: / mobiin8
    www.facebook.c...
    Twitter: / mobiinyt
    Instagram: / mo_biin_
    LinkedIn: / abdihakin-elmi-5ab293205
    #mobiin
    #tech

ความคิดเห็น • 8

  • @Kurtun170
    @Kurtun170 3 หลายเดือนก่อน

    Bini aadanku waa kuwo si fudud isu bedeli karo loona badali karo, se qof in uu sidii uu ahaa in uu iska bedelo waxa kaliya isbadalka xun ka malin karo waa in uu wacyigiisu uu dhisanyahay.
    Mahadsanidna ustaad mawduuc aad uquruxda badan aad inoo soo diyaarise, hadda kaliya waan daawade mar kale aan ku noqonaa saa note fiican ugu qaato. Mahadsanid mar kale ustaad

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiq

  • @Silentman3838
    @Silentman3838 3 หลายเดือนก่อน +1

    Talo!
    Fadlan somali ku hadal cidda aad la hadleyso waa somali! Hadii aadan ka maarmin xitaa yarey

  • @SakariyeCabdirashiid-g9i
    @SakariyeCabdirashiid-g9i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib

  • @ShakaLemon
    @ShakaLemon 3 หลายเดือนก่อน

    Ad io ad umahd santhy pro mo biin😊

  • @NaimaMahamet
    @NaimaMahamet 3 หลายเดือนก่อน

    💯🫡

  • @Caynab_00
    @Caynab_00 3 หลายเดือนก่อน

    Video qiimo leh waaye runtii lkn bro thumbnail app kee ku samaysay?

    • @MoBiinn
      @MoBiinn  3 หลายเดือนก่อน

      Canva