Suldaan Maxamuud Guulleed Mire oo farriimo Nabad-gelyo u diray beelaha Habarjeclo iyo Dhulbahante.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 96

  • @abdirashidhashi8049
    @abdirashidhashi8049 ปีที่แล้ว +10

    قُلْ هَلْ يَسْتَوِي الَّذِينَ يَعْلَمُونَ وَالَّذِينَ لَا يَعْلَمُونَ ۗ إِنَّمَا يَتَذَكَّرُ أُولُو الْأَلْبَابِ

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub ปีที่แล้ว +1

      1) يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لِمَ تَقُولُونَ مَا لَا تَفْعَلُونَ (2) كَبُرَ مَقْتًا عِندَ اللَّهِ أَن تَقُولُوا مَا لَا تَفْعَلُونَ

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +7

    Xuduuda h/jeclo iyo dhulmahante sagashameeyadii waxey aheyd meesha ugu dhaqaalo iyo ganacsiga fiican dhulka soomaalidu dagto muqdishu iyo kaalgacyo ilaa baladweyn umada waxey kularogmanjirtey midaas waaye mida galbeedku kamaseyrey colaad bey kashaqeyaan ganacsigi bey galbeed wajaale uwarejiyeen hadii h/jeclo iyo dhulbahante nabad noqdan kan kayimaada kismaayo iyo muqdisho yaa imanaya ilahey baa og

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah suldaan ilahay ha ku xafido, aakhiro iyo aduunba waxbaad u dhigatay, nabad baa leh naas la nuugo.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah adeer noolow waxatahay ragii talin jiray

  • @xirsicaamir6346
    @xirsicaamir6346 ปีที่แล้ว +7

    Suldaan guulyso

  • @abdiali5782
    @abdiali5782 ปีที่แล้ว +5

    Suldaan alle haku sharfo waad sheegtay midhkii xaqa ahaaye

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 ปีที่แล้ว +5

    Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo ka taliya nabad umada wada dhalatey

  • @abdirahmanismail7140
    @abdirahmanismail7140 ปีที่แล้ว +1

    Habarjecloy Ninkan wxka Qaata wlhi waaa waayo arage ❤

  • @AhmedMacalin-w6o
    @AhmedMacalin-w6o ปีที่แล้ว +3

    Allah haku xifdiyo khayr iyo sulux baad kahadashay

  • @tawakalshokan1939
    @tawakalshokan1939 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaahaybaa xaqii garansiiyey .
    Dheg dheer dhimatoo dhulkii nabad .

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 ปีที่แล้ว +2

    Sharafta iyo raganimada iyo geesinimada ilaah baabixiya waana ninkan ookale ee ma aha cay iyo waxbaan dilyaa inaad kufaanto ku qabiil ahi ogaden Baan ahay kolba waxaan tageera qofka dhiiiga islamka bad baadin hya Allah is ☝️

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 ปีที่แล้ว +1

      Anigu HJ ban ahay beesheyda muse ku adeegtey hada way soo barugeen waanan ku faraxsanahay nabadas waxan jecelahay wixii dhacay dhece lkn wiilal danbe oo somaliyed isku dhiman. inshallah Alle nabad hakala dhex dhigo H.jeclo iyo dhulbahante

  • @Hornscope
    @Hornscope ปีที่แล้ว +7

    Masha"allah waa sidaa ka filayey, madaama uu yahay nin diinta dadka bari jirey oo ilaahay swt ka baqaya. Ilaa xiligii dagaalkii sokeeye ee Somaliland ayuu nabada wedey oo ka soo horjeeday dagaal oogayaashii wadanka gubay

  • @Khalaf-academy
    @Khalaf-academy ปีที่แล้ว +5

    Xafidka alaah ❤❤❤

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @doog880
    @doog880 ปีที่แล้ว +2

    Wakuwaas raga aakhiradooda u baqaya guuleyso suldaan.suldaanimadu waa taas

  • @Khayr73
    @Khayr73 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah. Maanta waad Asiibtay alle ha inaga qaboojiyo

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah nin sharafleh

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +5

    Allow dadka walaalaha ah nabad dhexdhig

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah, waa suldaan samo-talis ah!

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 ปีที่แล้ว +1

    Muuse filimkiisa waa lafahmay. Waa doorasho diid. Habarjeclo kuguuri meesid Muusow.xashaa lilaahi

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 7 หลายเดือนก่อน

    maanshaa allah oday Somaaliyeed

  • @Khayr73
    @Khayr73 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha ina Heshiisiiyo Gaajowaa ka Baxaynaa

  • @abdirashidhashi8049
    @abdirashidhashi8049 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah waa kaa ragii cilmiga iyo caqligaba lahaa

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 ปีที่แล้ว

    sidii kii ciidagale muuhal fariid🎉🎉🎉

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 ปีที่แล้ว

    Noolow suldaan!❤❤❤❤❤

  • @engadam7274
    @engadam7274 ปีที่แล้ว +1

    Naag ilaa naag la waseen ah in la xidhay ahayd habartan ooyeysa

  • @sakariyahassandahir908
    @sakariyahassandahir908 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan waad talisay caqliga saliimka ahi gaalo iyo islaam inta ay fahmi karaan ee xaqa ah,
    Lkn maanta waa malintii ninka xun iyo balaayo caashaqa ah ee aan garanayn cawaaqib xumada aad ka digayso, ilaahay cimriga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo waxaad is haysaan ,daalin dhiigyo cab ,tuug ,munaafaq iyo balaayo caashaq oo dhan , waadse kanadkaan doontaa insha allah❤

  • @naasirsulieman8737
    @naasirsulieman8737 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah
    Suldaan

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex ปีที่แล้ว

    SULDAANKANI HADALKIISI FROM A TO Z WAAN DHAGEEYSTEY
    MARKA HOREEYSA WAA NIN DAACAD AH OO DADKIISI U TURAYA
    CABSIDA ILAAHNA U DHAW
    HADALKII CULIMADA LAGA DOONAYEY EE KA AAMUSEEN AYUU SULADAANKANI SHEEGEY
    WAA TUU ILAAHA QURANKA NOOGU SHEEGEY
    Hud 11:117
    وَمَا كَانَ رَبُّكَ لِيُهۡلِكَ ٱلۡقُرَىٰ بِظُلۡمٖ وَأَهۡلُهَا مُصۡلِحُونَ
    SULDAANKANI WAAJIBKII ILAAH SAAREY WUU GUTEY EE NABAD AYAA LEH NAAS LA NUUGO

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 ปีที่แล้ว

    Sidii suidaan laguyaqaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub ปีที่แล้ว +2

    1) يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لِمَ تَقُولُونَ مَا لَا تَفْعَلُونَ (2) كَبُرَ مَقْتًا عِندَ اللَّهِ أَن تَقُولُوا مَا لَا تَفْعَلُونَ

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏

  • @Canshuurvet
    @Canshuurvet ปีที่แล้ว +2

    Waa arin lagu farxo in nabada iyo wada noolaanshaha lagu baaqo

  • @talaabocigaal-st9ml
    @talaabocigaal-st9ml ปีที่แล้ว

    Mashalaa aakhiro jano dudana cisi

  • @SPharaoh
    @SPharaoh ปีที่แล้ว

    Markii aanu qaawinay habar maxbuus ayeey saaxiga keentay. Bukh Dharkeyn, Coodanle, Caynaba, Ceel Afweyn, Wadaamogoo, Habari Heshay, Oog, Qoriligud, Beer iyo Lebida Gaatama waa soo noqonayaan Insha Allaahu. Waa la iskaga daba imaan.

    • @caydaruusjaamac9400
      @caydaruusjaamac9400 ปีที่แล้ว

      Waxaad ka caqli liidataa dumarka
      Waxaad cadaysay in lagaa adkaan jiray oo aad hada isleedahay wax iska celi

    • @SPharaoh
      @SPharaoh ปีที่แล้ว

      @@caydaruusjaamac9400
      650 iLma adeeradaa ah ayaa sidii idaha ii xidha xidhan, 8792 iLma adeeradaa ah baan god ku hubsaday, Wixii hub culus ahaa iyo machine gun aa boobe baanu idinka qaadnay, wali muran iyo af ka hadal ayaad la soo taagan tahay. Indha adakaa ma dhilaaaa. Wixii saraakiil aad laheydeen cali barre iyo nuux baasto macaane ayaa naga baxsaday. Futada ayeey kaga wada taal iyagana. Buuraha baanu kugu hori jirnay, canshuur dabato baanu kaa qaadi jirnay, rag ku sheeggiina baanu guursan jirnay. 350 hub culus lagu qiyaasay $45 milyan baanu idinka qaaday maalin cad. Yaa sida naagaha oo kale ah?

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว


      Waxaan filayaa In uusan dhulbahante ahayn ee uu yahay HEEGO

  • @abdirahinmahamed2173
    @abdirahinmahamed2173 ปีที่แล้ว

    Maanshaalaaaah Runbadanaa

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +2

    Habar jeclo don’t listen to iicitisaam sheekh 😂 Habar only listen to Suldaan Saciid iyo Suldaan Abdullahi

    • @XamasNasri
      @XamasNasri ปีที่แล้ว +2

      Marka aad rabbi horjoogto bad oran doontaa ilaahow kii lahaa dhiiga muslimka yaa la daadin kii duulaan ahna hala iska cesho waxan u bixiyay ictisaam kii dadka isku laynayay ee jaahilka ahana suldaan sharfan ban u aqaanay.
      Aakhiray xisaabi dambaysaa indho badan oo hadda buur ka waawayn say noqon doonaan rabbi baa og

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 ปีที่แล้ว

    MaanShaa,ALLaah waa Runtaa waa mahadsantahay ALLaha dadka halaqaboojiyo meelkasta

  • @ABDUL-pc6ds
    @ABDUL-pc6ds ปีที่แล้ว +3

    talo aad u fiican buu sheegay suldaanka. colaad wiil ba ku dhintee wiil kuma dhasho, siyaasin ba raba dantooda qaaska ah ku fushadaan dagaal hurinta.

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 ปีที่แล้ว

    Manshallah h.jecloy muuse yaanu ina adeegsan nabada aynu qaadano maanta dhulkeena cidna dulimad kuma Aha ee maxaa ina waalay ? Dhulbahante aynu heshino oo nabada la qadano oo dhulkoda u deyno waxan nahay wiil abtigii wixii tegey Tage intii dhimatey dhimatey ee wiilal danbe oo somaliyed yaan laysku dilin Colada Hala joojiyo

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 ปีที่แล้ว

    Walee runtii

  • @cosob8117
    @cosob8117 ปีที่แล้ว

    Tuuloyinka Daaqsin halaga dhigo

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 ปีที่แล้ว

    Nabadu Habarjeclo iyo Dhulbahante bay dan utahay
    Dukanka iyo colaada besha isaaq ba waday oo lud durugsi uyo dad layn kawaday laascaanood
    Gar ahaan Habarjeclo iyo Dhulbahante way wada degaan
    Darsnimo nabad iyo dhibta in lajoojiyo wa xal

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว

    Habar jeclo , ha dulqaadato futada ha laga waso

  • @abdullahiwaqooyi7355
    @abdullahiwaqooyi7355 ปีที่แล้ว

  • @kaltunawdaahirgaax2116
    @kaltunawdaahirgaax2116 ปีที่แล้ว

    Sawdigiiyidhi dhilbahantaaa nasooweeraray anaguna wanudiyaar garawnay dawlada xacay kasoogashay

  • @samsamabdi6394
    @samsamabdi6394 ปีที่แล้ว

    Asc daarood xaguu kagaa yimid

  • @nasserpokie
    @nasserpokie ปีที่แล้ว

    Allow ma talisay talo loo aayo if iyo aakhiraba , Caaqil Qiime badan baa laga hayaa anigu waxaan ka masuul ahay waxii nool dadka dhintay Caaqil uma ahi , Abwaan Qaasina waxa uu yidhi markii taladii Sakhraan iyo Liid iyo Sebiyo loo dhiibay ayuu seyn cadaa iyo nin ragi sebi Dhaqaaqeen, ( cali duul duul/Ina riyo Raac/ina sii arag/Ku jare iyo adeerkood Saleebaan bal taladoodu Halkay habarjeclo Dhigto aan eegno

  • @SPharaoh
    @SPharaoh ปีที่แล้ว

    Cuna qabateyntii Harti waa shaqeeynayaa. Ganacsi iidoor malaha, madaarkii xidhan, muus iyo khudaar koonfur ugama timaaddo, dekeddii berbera warkeeda daa.

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 ปีที่แล้ว

      Miskiin wax makala ogid.Qudartu itobiya ayey noga timaadaa Berbera waa calami ee Maaha meel ay kusoo degaan domaha kaluunku sidina ee waa international sidey U horumarteyna wad aragtaa ee riyada raqiiska kasoo toos

    • @SPharaoh
      @SPharaoh ปีที่แล้ว

      @@queentanya3787
      Naagaha qurbaha ku waashay ee lo🐄 caanoodka le’ekaaday caac dooda dulqaad uma lihi. Fadlan doono mid kula caac leeya oo habar maxbuus ah iyagaa naagaha caaya.

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว +1

    Suldaaan buu sheeganayaa. dadkaka waxaaa ayuu la soo hor fadhiisanayaa...Yaaaab

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 ปีที่แล้ว

    Hadalkaa anoo Ku ixtiraamaya kuma matashid habarjeclo oo dalkeedii LA soo weeraray oo LA gubay waxaanad cadaysay in aad qorshaha gubista ka mid ahayd oo sir llagaa hayo Hakka qayrkaa dawladii weerar ugu soo qaadeen adna aad sacabka u tuumaysay

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 ปีที่แล้ว

    SULDAANKU KALMAD XAQA YUU SHEEGAY, WANAAGNA WUU KU TALIYEY.
    WAANA Intii LAGU YIQIIN QOFKASTOO ODAYA. WAA NIN WAX BADAN OG WAX BADANA WUU KA AF-GOBAAD SADAY, HADALKIISUNA URURSAN YAHAY. NABAD WAX KA FIICAN OO UU SHEEGI LAHAA MA JIRTO.

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 ปีที่แล้ว +1

    suldaan maxamuud guuleed waa nin sharaf leh laakiin waxaa fiican inuu ka baxo xisbiga ictisaam ee siyaasiga ah oo doonaya kursiga inay gaadaan taasina waa arin aan sax ahayn

  • @Jualli
    @Jualli ปีที่แล้ว

    Laascaanood dhisa markaas nabad waad heleysaan, dadkaan aqli xumaa 8 bilood ayaad dumineyseen markaasaa tuulo oo afar aqal ka taagneed ayaad ka cabaadeysaan, awalba waxaad soo degteen 9 sano ka hor anigaa leh dhulkaas waa ii daaqsin, dhul ma guuro dadkaa guuro hbr maxbuus,

  • @XirsiMaxamed-o7z
    @XirsiMaxamed-o7z ปีที่แล้ว

    Xirsi baa kaadhexhadlaya

  • @SPharaoh
    @SPharaoh ปีที่แล้ว

    “Tolkeey hogga inaan ka qabto” micnaheeda waa waanu jabnay oo waan baqnay. Maxaa caddeyn u ah? Halkee ayuu ku maqnaa 1 sano oo dhan? Wuxu is lahaa miciin ayeey isbidayeen. Laakiin wixii dhuuso uu aad moodeyseen ayaa xaaraan idinku noqday. 😂😂🤣🤣🪓🔪🐎🇸🇴💙🤍🛡️🗡️🔪🪓🛡️🔥🔥

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      War is cadee heego ayaad tahay Daarood iska dhigaya

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 ปีที่แล้ว

    xirsi iyo reer wadani baa dabada kaa wada war cadaadiyey waan ku fahmay suldaan warkaaga

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 ปีที่แล้ว

    😂

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 ปีที่แล้ว +2

    سلطان محمود جوليد من اشرف الشيوخ قباٸل هبر جعلوا لکنه مع الاسف انه من جماعة الاعتصام الحزبية المقيتة نسال الله السلامة والعافية وهذه الجماعة لها ملاحظات واخطاء الجسيمة لا بد علی المسلم ان يکون علی حذر منها :
    1 التمزيق والتفريق کلمة المسلمين واضعاف ووحدتهم بسبب دعوة الناس الی حزبهم ودفاع عنه وهذا من اعظم مخالفات لهذه الجماعة التي تسير علی منهج حزب الارهابي اخوان المسلمين المنحرف الضال
    2. دخول المجالس البرلمانات في طرايق الانتخابات الديمقراطية الضالة وهذا له مفاسد ومحاذير السيٸة
    3. شتم وطعن علی اهل السنة ورميهم الغلو والاعتداء وتسميتهم بالقاب القبيحة کالسلفية الجديدة او الجامية وغير ذلک وهذا من صفات اهل البدع
    قال الامام ابو حاتم الرازي : ( علامة اهل البدع الوقيعة في الاثر) يعني بذلک اهل السنة والجماعة اوالسلفيين

    • @XamasNasri
      @XamasNasri ปีที่แล้ว

      يعني أنتم أهل الأثر 😂😂😂😂 الذين تحدث عنهم أبو حاتم الرازي 😂😂.
      عليك فقط بتصحيح كلامك الذي ملئتَ فيه عشرات الأخطاء الفادحة في النحو ، والفاضحة في المعنى .
      في كل سطر من كلامك يشتمل على أخطاء نحوية لا أحد يستطيع التجاهل عنها .
      ومنها على سبيل المثال لا الحصر
      ١: (الشيوخ قبائل) والصحيح "شيوخ قبائل"
      ٢: ( أخطاء الجسيمة ) والصحيح "الأخطاء الجسيمة" .
      ٣: (في طرايق) والصحيح في " طرق " أو طرائق .
      ٤: (على منهج حزب الإرهابي ) والصحيح " على منهج الحزب الإرهابي " .
      ٥: ( دخول المجالس البرلمانات ) والصحيح " دخول مجالس البرلمانات " . وغير ذلك من أخطاء استحيتُ من ذكرها .
      يبدوا أن شروط المضاف والمضاف إليه ، والصفة والموصوف ، وكذلك المبتدأ والخبر ، مجهولةٌ عندك .
      ولا تفضح نفسك أكثر من ذلك أيها الأثري 😂😂😂😂😂

  • @abdiqaniibrahim5959
    @abdiqaniibrahim5959 ปีที่แล้ว

    Dawlada iyo shacbiga ayaad iska horkeynaysaa, beenaale afqadhmuun 😂

  • @abdiqaniibrahim5959
    @abdiqaniibrahim5959 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninkani waa kuwa ictisaam u shaqeeya, waxa hadalkiisa kasii digey Ibrahim ceydiid

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว

    Suldaaan ma aha waa eeey ay dhalay oo ICtisaaaam ah , waa Afhayeeenka Ictisaaam Ashabaaab..

    • @kayseking
      @kayseking ปีที่แล้ว +4

      Anagguu nooyahay ee ka xishood suldaanka , dhaqanka soomaaliyeed waa qadaf weyn in isimadda la Aflagaadeeyo, dadka somaliyeedna way yaqaanan wuxuu galo iyo wuxuu gudo suldaan maxamuud guuleed Mire.

    • @Khalaf-academy
      @Khalaf-academy ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂
      Ma qaadkii baa uu kuu qadiwaayay xaraanta ahaa

    • @ApdiqaniAhmed
      @ApdiqaniAhmed ปีที่แล้ว +1

      Nin wayna waa tay sidaana waad o hadlaysa

    • @abdiali5782
      @abdiali5782 ปีที่แล้ว

      😂😂 waa run oo hooyadaa buu uyahay horgale adke Adke dhalay weeye taasina waa raganimadii oo suldana ✊🏽

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 ปีที่แล้ว

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว +1

    Habar jeclo. ha dagaalimina futada dhigta ha la idin waso..

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia ปีที่แล้ว +1

    Horgal waya tokiis go.an nabada in wax iska caliyan hadii la soo weeraray unbay ku dhawaqan lkn isaga meelo kale u leexiyay iyo xuduudkii dalka buu raba inuu naga dhadhiciyo oog ha laga dhigo caqligaas xumada wax dad kale kugu soo shuban umada ha la hor iman ciidankii dalka ee wadankooga u dhintay bad ka soo qaday haberjaclo qudha loo jeedo ciidanka qabiil walba oo ku jira ciidanka kale gur bad is leedahay lkn qof walba oo laga dhax hadlo meel xun buu ku danabaya

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 ปีที่แล้ว

      Waxan ahay Nin hj ah wllo xuduudka ma keligeen baa u dagalamayna sowka cidankii qaranku sowkuwa madax dii loo doortay ha tagaan wanu tageeri laakiin hj loy keligaa yoocada aad oo Ku madho waa khalad qaranku waa badan yahay ee halays raaco

    • @jamamusemohamoud5868
      @jamamusemohamoud5868 ปีที่แล้ว

      Waa saxsan yahay suldaanku qaranku ciidanbuu leyahaye ha difaaco iyo dawladu muxuu reeraha ugula wareegaysa ileen hbarjeclo somaliland maahe somaliland umad dhanoo isu timiye

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      ​@@cabdiquduusbinuaxmed8003Waxaan ahay dhulbahante suaashu Somaliland MA isaaq baa leh keligeed? Yoocada ma isaaq baa leh, hadii reer Waqooyiya qabiilo ahaa oo dhulbahante ka baxay ma KHASAB nagula JOOGBAA? Hadii kale waa dagaal, haday saa tahay isaaq MUXUU u diiday Koonfurta Somalia, warbal Nin yahow in fekertaan Bal dib u xisaabtama beentii la shubayay Run baa ka danbaysay runta aqbala, DAGAALNA NIMANKA CIIDANKII 30 Sanadood la dhusayay Waxaa adhaxda iyo dhabarka ka JEBIYAY hubkii a kala hadhay was dhulbahante, ma Habarjeclo Ayay u daahayaan,? Dhulbahante wuxuu nabada u rabaa in uu marka Hore dowladiisa si fiican u dhisto

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakdirie3124 may yoocada isaaq malaha sidedaba somaland wax badan baa ka khaladan waayo hadii reer waqooyi ahaan loo dhisi lahaaa 18 Loma dabal degeen wayo18 waxa Leh isaaq 26 June Ayaa inaga dhaxaysay Marka khaladad badan baa jira oo ay tahay in laysla eego sida dhull bahante oo mamul isaaq u arkay wax laqayb San wayay dadka oo dadla haysato ISU arkay laakiin qoladaya gooni ISU taaga raba xuta inta na ogol wa la go I karnaa anoo dad na diidan wrarin

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakdirie3124 dagaalku waa bilaw Nin yohow waxaa Ku jirta siysad waxa laysen 800 oo Nin Laga guuray faysalbana raga waray mesha waxa ka guray20k Marka dagaalku waa bilaw

  • @mukhtaradan64
    @mukhtaradan64 ปีที่แล้ว

    Maan shaa Allah ilaahay Xaqa hiina garan siiyo dhamaan Teen

  • @NimcoMaxamamed
    @NimcoMaxamamed ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah