MILICSIGA SOOYAALKA & WAAYIHII WAXBARASHADA, BBC-DA&HALGALKA EE CISMAAN BADAWI. 1/3.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • MILICSIGA SOOYAALKA & WAAYIHII WAXBARASHADA, BBC-DA&HALGALKA EE CISMAAN BADAWI. 1/3.
    MILICSIGA SOOYAALKA & WAAYIHII WAXBARASHADA, BBC-DA&HALGALKA EE CISMAAN BADAWI. 1/3.
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and TH-cam
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond TH-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 42

  • @HRU20
    @HRU20 3 หลายเดือนก่อน +3

    ODEY CISMAAN WAXA UU BIXIYEY WAREYSI TAARIIKHI AH OO CAADIFAD KA MADHAN..
    HALKA WERIYUHU DHIBKA QABYAALADEED IYO CALOOLXUMADA SOMALIDA WAQTIGAN AAFEYSAY AY HADALKIISA MUUQATO
    ALLE CIMRIGA HA DHEEREEYO ODEY CISMAAN BADAWI, WERIYE RUGCADAAYA..

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 หลายเดือนก่อน +3

    Macallinkaygii weynaa ee beled weyne.

  • @jammane3880
    @jammane3880 3 หลายเดือนก่อน +6

    Isaaq isagoo dhulbahante ka baqaya ayuu dhahay Ingrisow ha naga tegin naga ilaali dhulbahante 😂

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 3 หลายเดือนก่อน

      BILLAAHI INGIRIIS HANNAGA TEGIN,,,,,,HADDAAD TAGTID TOOGASHAA NA LEH❤❤❤❤😂😂😂😂😂

    • @farhanshuuriye5060
      @farhanshuuriye5060 3 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa Isaaq keenayba HJ ayaa intaas oo dhul ah idinka qaaday bee.

    • @ilkacaselyricslyrics2723
      @ilkacaselyricslyrics2723 3 หลายเดือนก่อน

      Ma idinko intas Oo dhul la idinka qatay hadlaya😂

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 3 หลายเดือนก่อน

      @@farhanshuuriye5060 INGIRIIS TEG HABAR MAXBUUSNA IYADA AYAA RAGGEEDII JEEL KA BUUXAA ISKA HADLOOW INA IGARRE,INGIRIISBA CUNYE WAA XALAALE CANTUUGA

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 หลายเดือนก่อน

      Solomadow ayaa maskaxdeyda kuso dhacdey 😂😂😂40kii magaalo

  • @Fatima-h7g6c
    @Fatima-h7g6c 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga idin ixtiraamaya bal ku noqda Suldan Maxamoud Cali Shire oo xukumay Saldanada Warsangeli wuu diidey xukunkii Ingiriiska. Bal arrinta dhulbahante ku Dara hadey run tahay, hadii kalena raaligelin iga gudooma.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 3 หลายเดือนก่อน

      Markii danbe way heshiyeen ingiriis iyo suldaan Cali shire Reero badan ayaa ku jirey daraawiishta laakiin wax walba waaa la qabyaaladeeyey

  • @HRU20
    @HRU20 3 หลายเดือนก่อน +1

    SHEEKH CABDI AYUUB ALLE ISNA HA U NAXARIISTO AABIHII SAXAAFADA SOMALIDA IDILKEED..

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 หลายเดือนก่อน

    Waar cawaanyahay cawaantu dhashay Isla yaaba taariikh Aydaan garanayn lagama sheekeeyee muslinka ka daaya taariikhda beenta ah oo naxliga iyo xanuunka quluubtiinna naafeeyay kala fadhiista Aadmiga billaahi caleege,,,,,

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 3 หลายเดือนก่อน

      ma cismaan ayaa cawaana walaahi jaahil waxaa ah ruuxa cismaan aan garanayn maanta ayaa kgu horaysa kula yaabi maayo snm ayaad daawata sheekadeeda iyo qoraalkeeda jiilka la waalay

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maashallh

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalayaal waa barnaamij wanaagsan oo taariikhiya e inta cid ku xumaunta ah ka saara, inaad uga faa'iidaydataan inaad cidna ku amaantaan cidna ku sheegtaan gaalo raac

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 3 หลายเดือนก่อน +1

    Intaa adeer ka daa dadka reer waqooyigu hal qoys bay ahaayeen, wuxuuna Ingriisku heshiiska la galay dadkii xeebaha yaaley, laakiin wax qolona doonaysey qolona diidaysey may jirin

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 หลายเดือนก่อน

      Haa waa runtii suxifi Cismaan. Qabiil kasta oo soomaali oo woqooyiga dagani wuxuu ingriiska heeshii gooniya u galay waxay ahayd isagoo ka kale kuxiga ka baqayay inuu ingriisku soo hubiiyo oo ku soo duulo oo qabsado. Ingiriiskuna u jeedadiisu isaga waxay ahayd kala shikisii ama isku dir oo qaybiyo xukun soomaalida si dhibyar or divive and rule. Taasina way dhacday markii dambe kolkii ingirisku isaaqa soo hubeeyay siyay dhulmahante ugu duulaan oo la dagaalaman. Ugaasi Gadabursiga ee Saylac ku saxeexay heshiiska ugaas Cilmi Ugaad Warfaa markii la wadiiyey 1930s waxa ku kalifay inay heesh gaalo laga galaan wuxuu yidhi maanu jeclayne lkn way nagu kaliftay markaan aragnay inay kuwii darisku gaar ahaan Isaaqu heeshiis la gaaleen oo la soo hubaynayo. Maantana tii oo kala ayaa taagan oo sababta soomaalidii qolo walba meel iyo wadan ajnabiya iyo cadow shisheeya ah ugu yaacayso ee iskugu dhajinayso siyay dariskooda u baa biiyaan. Lkn waa jabkoodii iyo hoog aanay ka soo waaqsan doonin.

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ha ku barakeeyo cusman badiwe

  • @abdi1502
    @abdi1502 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan cismaan waraysanaya waa nin diyaarsan

  • @aliismail5615
    @aliismail5615 3 หลายเดือนก่อน

    Cismaan Xasan taariikhda cusub ee keenay. Heshiiska waxa lala galay beelahii degenaa xeebaha Dhulbahante iyo reero badan oo degenaa hawdka heshiis lama galin ingiriisku. Maaha diidmo Dhulbahante heshiis diiday.

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 3 หลายเดือนก่อน

    H

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 หลายเดือนก่อน +1

    The legend maashallah😊

  • @abdikaniisse-js3xs
    @abdikaniisse-js3xs 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka daaroodka ah qabyaalad baan loo dhagaysan karin si saraaxa ah uma sheegi karo taariikh kuye qabiil baa qabiil kale laga ilaalinayay, ingiriis Somaliland danno ayuu ku ilaashanayay ay ka mid tahay ta badda cas iyo ganacsigiisa waxaanu ka ilaalinayay woqooyi awoodihii kale gumaysi ee isaga tartarnka kula jiray.

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga yaa kaa qabyaalad iyo faan badan ninyohow waa dhibaato qofku hadduu isagu xumaantiisa arki waayo oo tan qofka kale arko yaab islayaab ninyohow anigu waxkale ku oran maayee hhhh.

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 3 หลายเดือนก่อน

      daarood cudur la dhaho ayaa idin haya, qabiil kaaga ma sheegi karo, lakiin adigu bal waxaad ka yara fikritaa ilma deeradaa maxay ka dhahaan TV intaadan darood iyo wax kale maxkamadaynin taada xisaabi

  • @yusufcabdi1731
    @yusufcabdi1731 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaa hadda ayay tacliinta, dawladnimada iyo horumarka diiddanyihiin, waan salaamayaa wariyihii waynaa ee cismaan xasan badawi

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 หลายเดือนก่อน +1

    As

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 3 หลายเดือนก่อน

    Odaygu ma Reer kashmiir baa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 3 หลายเดือนก่อน

    War faanka iska daaya dadka qaarow.

  • @aadanabokor737
    @aadanabokor737 3 หลายเดือนก่อน

    Kan weriyaha wa jaahil microof sita lkn oday wa nin aqoon ka muuqato

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 3 หลายเดือนก่อน

      cismaan badawi waa wariyashii BBC ugu caanshana iyo Qaramada midoobay u shaqeeyay, waana nin aas aasay khaatumo 2012

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤❤❤❤

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 3 หลายเดือนก่อน

    H