ceelasha biyaha ayaan ku dhegeysan jiray 2010 , Al shabaab ano ka cabsanaya iney igu arkaan heesta telka intaan memory ga saaro ayaan heeskan oo qura maskax da mobile ka ku keydsa jiray adduun🖤😫😪
wah wah waxasa cod laga yidhaa wlee qof kula mida ma helayno kinsi x aadan aw xuseen fanaanadan qliya AUN iyadiyo wixii muslinaba Iam listening 28/6/2018
HeestaN wxn dhegaYstaY 19/3 /2024 habeNkaz wxn go.aan sadaY inan ariN khaas ah gaadho kana dhabeeyo wlshayda iyo wllkayga arka farintaydan fadlan iigu soo ducee in alle ii fududeeyo iguna guuleeyo insha allahu
Raga ila dhegaysanayey wakhtigaa waxa kamid ah maxamed mursal askar caato
Sicid ducale dubad
Ahmed oogle
Raga kiisa adag
Alle haydin xafido shpaYaL
Saacadu waa 3:30 habenimo heeska wxn aad ugu cel celinayey bageka anba igama baabi in boogtii jacaylkuye ❤❤❤
Heesta waxan dhegaysan jirey mar jcyl ihayey lkn waaaa ku guuuleystay hada waaaa xaaaskayga ❤❤❤❤
Masha allah
Barakooba sxb wan jecelahay dadka is jecel is helidoodana qayb baan ka qaataa hadii an heli karo
ALLALLAH U NAXARIISTO BOQORADDA CODKA QUEEN KISNSI XAAJI, MUCJISADA MUUSIGA WAA JIMMY SHIEKH MUUMIN
Kinzi x adan Golden voice ❤❤😊😊
Ab iyo ab Alle ha u naxariiso fanaanadii waynayd ee kinsi X aadan aw xuseen aamiin aamiin aamiin
ceelasha biyaha ayaan ku dhegeysan jiray 2010 , Al shabaab ano ka cabsanaya iney igu arkaan heesta telka intaan memory ga saaro ayaan heeskan oo qura maskax da mobile ka ku keydsa jiray adduun🖤😫😪
Aniguna 2010 xabsi liibiya ku yala ku dhagaysanayay mantana Canada Othawa Aduunyo
@@guleid1936 Legend labo maaha adiga weeye sxb 2010 marada ayaa gadaal iigu xidhnayd walhi lol 😂
@@Xulkaqaraamkamxa inta ku kenay marka sxp hhh
Ilahaye ha u naxriisto xaalimo cumar magool,boqoradii codka
Ilaahayow u naxariiso kinsi xaaji aadan xuseen ilaahayow u naxariiso aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
wah wah waxasa cod laga yidhaa wlee qof kula mida ma helayno kinsi x aadan aw xuseen fanaanadan qliya AUN iyadiyo wixii muslinaba Iam listening 28/6/2018
Sida currad u socod baran,hooya ugubusheeshan anna kuugu baahnahay.Analogy applied to describe a craving or yearning for him.Marvelous.
Meeshan waxan ka waayay faallada Ninkii odayga soomaliyeed ahaa Nabadraadshe Sxb hadii ad faalladayda aragto Respect ayaan kuu hayaa noolow🙏
Still kumaan guulaysan qoftii aan jeclaa wan rajynayaaa insh allh
axyaaa erayo jacay
sida curad aan socodka baran
hooyo ugu buseeshaan
ana kugu baahnahay axyaa❤❤
12,4,2019
Erayadii abwaan axmed saleeban bide
sidda curad aan socod baran
hooyo ugu buseesha
ana kugu baaqa axya qaci
allow u naxariso kinsi
Anna kuugu baahnay weeye abt
wlhi waa hees mcn allaha unaxariisto kinsi xaaji aadan
Kinsi xaji aadan alle naxariisto jano haka waraabiyo 100%
Heestan 2008 baa maalin wxaan safar ugu baxay meel baadiyaa òo faamilkeyga soo baranayy qaar aan wali arag wxaa dhageysanayy wiil ilmo ader nahay gaarigoisay kabaxaysay aad baan uga helay lkn wxaa mooday codka khadro daahir inti kada maysay wxaan karaadin jiray youtube khadra daahir waan waayy lkn caawa helay 2019 weeyi taariikhdu alyaa arxamuu kinsi xaaji aadan
markaad safar miyi ugu baxdo
wax ka xasuus badani ma jirto
qof kii arkaa garanaaye
Kinsi xaaji aadan❤️alow kuu naxariso
Old is goLd
waa fanaanada kaliya oo aan is dhoho yaa kaaga sheekeya tarikh deeda aana heseheda aad ujeclahay.
Anigaa taariikhdeeda wax ka haya oo kaaga sheekeynayee ila soo xidhiidh
Wlhy kula mid BN ahay
@@mrleeddochannel6250
Xgee kaala soo xidhiidhaa libx
I'm listening,21/08/2019
Allah yaa rahmu raahimiin
Heestaa waxaa mrk uugu horeysay dhagestay ayad uu nin qaadaayo lkn waan raadiyey waana soo saari waayey waxaa hadana dip iiguu soo diray nin aan sxp nahay *Abdirisak hajji* dip paan hadan ugu laaptay raadin teedi walipa aniga oo is xil qaamaya wey ila noqon weyda waxaana mrkl igu qan ciyey in eey iyada tahay sxpky *Abdiyare gorad* beedka ugu dan beeyay ayaana heesta ka aqaanay mrk tnx sxp abdi
amba igama baa bi in boogtii jaceylko bogga kaama sii deeyn miyaan miyaaaaaaaaaaaaan kaa bambeeraa best qaaci kaban ever
Waaw waayo waayo waa heesihii hore ✅
Jaceeyl waa balaaaayoooo qofkii baaxad sooraa hakurido badweeyntee!!
Alle ha u naxariisto kinsi x aadan
Hh
Remember song alle ha kuu dambi dhaafo inzha alaaah 23.07.208
2020 February 💘❤
Kula mid 😥😘
waxa Aan dhageys tay hees kan isaga ah 8/25/2008
Oh waa hees xanbarsan jacal
masha allah
44 people who dislike this song is mental sick
Alow kuu naxariiso kinsi xaaji aadan
waaaaaaaaaaaaaaw igadaaaa kinsii wleeeee nasab baad tahay runtii wn dareemayaa my farxadaydiiiiiiiiii
Waawikinssgadaa
axsan heeeeees wlhy xusuus ayey IGA mudan tahay wxn Ku xusuustaa markaan soo tahriibay baan dhagaysanayey oo gabadhii ila socotay lala haray igadaa
woow
Best weye
Taliye ma waagaas baa kuugu horaysay
Gabdha yaa la hadhay sxb ma nooshahay se harder?
Anna igama baabin boogtiisa caashaquyee wili caloolyow iyo cool baan lajiifaa Ina adeerey siduu ii cadibay baan tako iiga ciirtee
Talo iiga ciirtee waa cadawe haw jabin
Jacayl waa balaayoo
Waki baaxad sooraha
Nagu riday bad weentay
Dibna aan usoo bixin
Baxsanow ma moogide.
Miyaan miyaan ....
Miyaan kaaba baydhaa
Sida curad aan socod baran
Hooyo ugu buseeshaan
Anna kuugu baahnahay
Amba igama baabi,in
Boogtii jacaylkoo...
Bogga kaama siidayn
Uma bixin labood kale
Boholyowga aan qabo
Miyaan miyaan ....
Miyaan kaaba baydha
Sida curad aan socod baran
Hooyo ugu buseeshaan
Anna kuugu baahanahay.
Waah waah Hadii aan Xasuusta dib u Celiyo 1998 Record adeerkay lahaa anigoo ka dhagaysanaya oo dhulka dhigi la, buu canjalkii iga cunay markaa baa adeer I dilay caawa oo ah 22/12/2022 Ayaan gaarigayga ku dhex dhagaysanayaa Habeen Jimco ah 11:51PM. Ereyadii c.s. bide laxanka abdi kariin faarax qaaray jiir tumistii jiim sheekh Mumin Codka Hallaasiga ahi waa Kinsi H. Aadan AUN dhammaantood
Cidi daawanaysa habenimo sacaduna tahay 10;52 /salasa oo bishu tahay /12/15/2020/) we bllahi taw fiiq🌐☁️☁️🚖🚘🚦🚥🚨⛽⛽🛤🛑🛣
Yaaa kinsi xaji adan maxaan dhagaysday 2006 ilaa hada March 2020 /3/7 yaah barisamaad wuu badnaa
Allah yaa rahma raahimiin fanaanadii soomaaliyeed
kkk
2020 Against😢
🤣🤣 jacaaaaal 😂😂😂
It took me back 💕😭
jaceyl
wah wah waxaas kaa heesa
Allow unaxariso
Axyaa qaramii waa hees qimo leh
janadii alaha geeyo
axsan hees
jeclya kinsi
Heeskaan yaa sameeyay kola xasuus gaar ah ayay igu leedahaye ilaa 2009
Ahmed Ali waqooyi kkkk
Ahmed saleban bide aya sameyey wa hees aad u macn
M.m.qaaqaa.
Ax waheesa indanqa
anba igama baabin boogtii jacaylkii
caashqu danguud maha
Ca
allah yaraxma eddo MCN
Awil Ahmed aamiin alkah ha u naxariisto habaryartay
anba igama baabin boogtii jacaylkii