Sidee tellphone looga isticmaali karaa Forex (af soomali)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 113

  • @HusseinJama
    @HusseinJama  4 ปีที่แล้ว +41

    Ogaysiis Ogaysiis : Attention , Attention
    Free course Ayaan sameeyay halkaan ka daawada
    Qaybta 1aad 👉 th-cam.com/play/PLA-pGut2hnuETQmRKde35YEE97EMy0QuH.html
    Qaybta 2aad 👉th-cam.com/play/PLA-pGut2hnuF8HnehG2mIcREAnvuwt7k7.html iyo wali qaybta 3aad
    Qaybta 3aad 👉 th-cam.com/play/PLA-pGut2hnuE0SzRJdFwAR_8DA1tiG6Aw.html
    Kusoo ardaydayda aan qaabka free ga aan ku train gareeyo adigoo kusoo Beira ya telegram kayga t.me/Husseinjama
    Hadad rabto inaad si Qaasa iilasoo xariirto Snapchat igalaso xariir www.snapchat.com/add/fahdijama
    Hussein Jama

    • @abdulqadiradayomar1749
      @abdulqadiradayomar1749 4 ปีที่แล้ว

      Sxb sop los ka iyo take profit ka lamaka hadan galiyo wu diidayay lkn lambar la an hadan dhaho buy ama sell wu qadana maxan sameya wan ku wareray

    • @najmaali1139
      @najmaali1139 4 ปีที่แล้ว +1

      Hussein Jama group maygudarikartaaa ama telegram ama whatsapp

    • @abshiryusuf97
      @abshiryusuf97 4 ปีที่แล้ว

      Aad Ayaan ku salamaaya ina adeero hussein ninyhow in mudaa ban ku jiraa tradeka demo hada khasaaraha aan kagalo aad buu ubadan yahay taso ay keento in aan ka niyad jabo trade ka suaashaydu waa marka aad lacag ugalayso ama aad rabto in aad buy ku dhufato ma waxaad fiirisaa in lacagta aad dooranayso ay open market tahay xiligan sida New York USD ama wadama kale

    • @abdijabarajho5529
      @abdijabarajho5529 4 ปีที่แล้ว

      Housein jamac. Com

    • @ranialaurrent1234
      @ranialaurrent1234 ปีที่แล้ว

      wllo qali ciwanada aad so qortay marka la taabto ma galaya siden ku galna link ga

  • @MdAarka-mz4hw
    @MdAarka-mz4hw 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aad iyo aad ayaa umaadsantahay ustaad 😊😊❤❤

  • @ahmeddahir3871
    @ahmeddahir3871 4 ปีที่แล้ว +9

    Thanks for the support you do with you people, May Allaah blesses you and get your impacts easier.

  • @Ahjaystar
    @Ahjaystar 4 ปีที่แล้ว +4

    Very educational and helpful. Great thanks!!!

  • @بلقيسمليكا
    @بلقيسمليكا 3 ปีที่แล้ว +11

    Please dadka cusub sida u furanlahayeen iyo step by step please noosharax dad cusub ayaa jiro aniga kkw ka ahay

  • @safasalleban
    @safasalleban 8 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aaad baa ugu faraxasanahey thank you wll qli❤🎉qofaka cusub suu ufahamaa

    • @BasroBasricnaasir
      @BasroBasricnaasir 6 หลายเดือนก่อน

      Apaayo ma I fahansiin kartaa neh 😢

  • @fqadroyusuf8497
    @fqadroyusuf8497 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shuukan aboowe siiy fiican aa noohfahaan siisay

  • @nimanhpabdi7094
    @nimanhpabdi7094 4 ปีที่แล้ว +2

    thank you sxb sifican ayaa u fahmay guul waliba oo aan garno adiga ayaa masuul ka ah

    • @hw3j
      @hw3j 10 หลายเดือนก่อน

      Zhp commentiga mar hora soqortye wax maka faidy😢

    • @ZakariaabdiWahab-bw4ch
      @ZakariaabdiWahab-bw4ch 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@hw3j adi maka faaiaday zxb

    • @hw3j
      @hw3j 9 หลายเดือนก่อน

      @@ZakariaabdiWahab-bw4ch my nio ani hadaba igu horesa ninkana waydina waba ujedye 😂

    • @ZakariaabdiWahab-bw4ch
      @ZakariaabdiWahab-bw4ch 9 หลายเดือนก่อน

      @@hw3j hyh Marka laguu Soo sheego isoo sheeg😅

  • @sagaliina
    @sagaliina 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc huseen. Boowe waxaan ahay gabar cawimaad kaga baanahan. Waxa raba garab istaag. Please watsup kaga ama Facebook kaga ubaahnahay. 🙏🙏🙏🙏

  • @HusseinJama
    @HusseinJama  4 ปีที่แล้ว +4

    Hadad rabto inad kuso biirto groupkayga telegram halkaan riix 👉 t.me/Husseinjama

    • @adansheikhbare9639
      @adansheikhbare9639 4 ปีที่แล้ว

      Husenow Metra trade 4 hal cilad ayey iga haysataa marka Dhawr jeerna waan iska bedelay cilada waxey tahay Farta Lacagaha ii kenayo waa madow,halka dadka kale uwada yihin blue and red marka khasara hadii iwado farta waa madow sido kale faaidada marka maxa xal ah mise isku wad miya waye

  • @salmanmohamett4639
    @salmanmohamett4639 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank you runtii aad ayaankaga faaidaysty❤❤

  • @sumyaabdi4253
    @sumyaabdi4253 4 ปีที่แล้ว +5

    Thnks my bro marna maclingeyga

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo 11 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsanthy macalimow😊😊😊 thanks teacher

  • @exhogaamiyemattaan4768
    @exhogaamiyemattaan4768 ปีที่แล้ว

    Wlhi casharkan waan fahmey horey usoco zxb casharada noo soo badi

  • @HassanAli-ud9yg
    @HassanAli-ud9yg 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal waxa tahay macalin wacan sidaa wax inoogu sharaxday

  • @asadcabdi8150
    @asadcabdi8150 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalim haday kula socdan dad u bahan strategy soona.bartay suuqaan maxaa u haysa oo xal ah mahadsanid

    • @ahmedmuseomer5799
      @ahmedmuseomer5799 4 ปีที่แล้ว +1

      anigaa xaal ku hayaa ee lanbarkagaa isii hadii aad soqaan so bartay oo ku tusiin wadaadad lacag ku helii lahayd isoo qor lanbarkaaga

    • @liinadiini6956
      @liinadiini6956 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmuseomer5799 wllo aniga wan.kuwarere mad ibaraysa 252906032919

  • @wll___maahi5795
    @wll___maahi5795 2 หลายเดือนก่อน

    Nooma shaqeynaayo application ka wuu soo dagay lkn waxa adi kuu soo baxay dhan malahan si kale waaye wuuna diiday maxaa xal ah

  • @MuuminMaxamedaxmed
    @MuuminMaxamedaxmed 7 วันที่ผ่านมา

    Asxapy account cusub sida usamyn lahaa wuu iga diida maxa samy macagaca io mesha phone email ka waxas ima soo qoray yaa iga cawina wllhi abaal ugu hyi dona

  • @muudi88
    @muudi88 4 ปีที่แล้ว

    Aad buu noo anfacay mucalimuu axsanta nin weyn wlhi dadka iyo dalkaa kuu baahan legend

  • @بلقيسمليكا
    @بلقيسمليكا 3 ปีที่แล้ว +1

    Shumaca mid cad iyo mid eber ujeeda screenka waa black computerka kufiican in laga sharaxo ama screenka white kadhig colour ka lama arko, red line sameesey stop iyo take red ahaan ujeedna otherwise lama arko

  • @axmedsahal8469
    @axmedsahal8469 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc markaa mxaa shuruda oo aan lcagta aanshaqyso kalasobaxo
    Mawaxkale ooshuruudaa jira

  • @mdirie1874
    @mdirie1874 4 ปีที่แล้ว +3

    Forex trading waxuu u baahan yahay qof yaqaan luuqada english waliba beer jamacadeed bugaag badan akhristay ganacsiga sarifka lacagaha aduunka ugu yaraan 5 sano barta markaa kadib account furta ..haddi kale nolol maalmeedkiina haku gubina fadlan. Waa iga talo.

  • @scorpionking188
    @scorpionking188 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @SadiiqAadan-k8m
    @SadiiqAadan-k8m 3 หลายเดือนก่อน

    Thnkz macalin🎉❤

  • @abdirasakahmedaddawe3138
    @abdirasakahmedaddawe3138 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc maamule mahadsanid cilmiga na bartay Allah ka ajarsiiyo. Hal suaal raba in aad naga kaafiso. Suaasha wexee tahay ustad maxaa keeno in signal providers iyago dhahay trade tp ku dhacay anagane sl loss noga dhaco maxaa ciladda meta trade4 ka mise brokerada mise qolyaha signalska bixiya been noo sheega isku xayesiya

  • @بلقيسمليكا
    @بلقيسمليكا 3 ปีที่แล้ว +1

    Please walal marka wax duubeeso wax cunida ama cabida ka ilaali, sababto ah waxani waa keyd adiga mahadsan dhagestana kuma fiicno qofka marku wax dubaya maqal aad u xunweeyan thanks

  • @Niciima-xw9xj
    @Niciima-xw9xj 7 หลายเดือนก่อน

    M.a wlhy siy fcn bn ufamah thanks mcnlin

  • @cumaralfa3725
    @cumaralfa3725 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha alh ustaad

  • @a.a.balaadeen7775
    @a.a.balaadeen7775 4 ปีที่แล้ว +1

    waxqabad ficn sxb keep it m...

  • @mohamedmohamud8958
    @mohamedmohamud8958 4 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay bro shukran

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 3 ปีที่แล้ว

    Aaway Cashiradii Forex ka ahaay miyaa iska joojisay Bixinta Casharadas Forex mxa kugu dhacay?

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 4 ปีที่แล้ว +1

    Sorry Wan Cusbanahay laakin Macalin Aniga Setting ka markan tago Ma helayo Meel aan Acount Ka samaysto wax miya iska badalay thnks Jawabtada muhim ayay iitahay

  • @ahmedmuseomer5799
    @ahmedmuseomer5799 4 ปีที่แล้ว +3

    saxiib waad mahadsan tahay qofka hadii aad wax yaraa ka faaido xitaa waloo mahad celiiyaa jisaar lama noqdo tan kalee qofkii rabaa inuu group ilaa noqdo oo siidayda oo kalee yaqaan forex waan so dhawaayn oo lacag waan wadaa samayn karnaa lanbarkiisa hoos ha iguso qoroo aniga so wiciin allee kaliyaa ayaa isku filaan bilii adaanku iskuma fiilna waa inaan garaa isiisiina

    • @cabdulaahiyare2136
      @cabdulaahiyare2136 4 ปีที่แล้ว

      252906112206 Laandheere isooqabo

    • @samiasaed7227
      @samiasaed7227 2 ปีที่แล้ว

      Hi wll makuuso qora lanbarka ad isoo qabatide pls🥰

    • @HaawaluulNimcan
      @HaawaluulNimcan ปีที่แล้ว

      Telkan igaso qabo wll wan ubahanahaye adigo mhdsnd 😢

  • @mohamudabdiaziiz7833
    @mohamudabdiaziiz7833 2 ปีที่แล้ว

    Bro waxan rabay signals course aad ban u mashqulsanahay ma hayo wakhti Marka iga caawi si an ku helo signals fcn

  • @maxamedaxmed5731
    @maxamedaxmed5731 4 ปีที่แล้ว

    asc zxb suqu waa aoconayaa entery ga ao marka marka ubahantahay inaa gasho waa inaa marka hore markaa analizy kaga soo dhamaysato kadib buy ama sell kad ubahantahay kudhufataa markaa kadib usameyso Sl Tp.

  • @abdirasakali8365
    @abdirasakali8365 2 หลายเดือนก่อน

    Thnks

  • @cabdiqaadir8003
    @cabdiqaadir8003 4 ปีที่แล้ว

    Intee lagaga soo xariira💯🔥

  • @Simaneeeey12
    @Simaneeeey12 10 หลายเดือนก่อน +1

    xgee lcgtu kgu soo dhacysa wll

  • @afnaan-qaali
    @afnaan-qaali 3 ปีที่แล้ว

    Wll adigo mahdsan samsanka markale manoga sharxi karta adigo mhdsn sababto ah isku mid maha

  • @BushroCadey-v4t
    @BushroCadey-v4t 3 หลายเดือนก่อน

    Sitting dooranoosid maba loojeede

  • @SiciidCali-o8s
    @SiciidCali-o8s 10 หลายเดือนก่อน

    Sidee macalin lacagta loogala bixi karas

  • @UthirhmaanMohamedyuusuFofficia
    @UthirhmaanMohamedyuusuFofficia 7 หลายเดือนก่อน

    Ka wrn hadad email ka ga ku sameystid

  • @changeyourlife2842
    @changeyourlife2842 4 ปีที่แล้ว

    Thanks ustadi wan tijabiyay wana ku guuleystay

  • @nimcodahir349
    @nimcodahir349 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wallo ani Somali kaliya ayan aqana e ma istic mali kara iso sheg ado mahad san

  • @AXa-j2y
    @AXa-j2y 8 หลายเดือนก่อน

    Sxp mcn waan kaaheynaa sxp mcn lkn sidee loo la baxaayaa marka😢

  • @waaniwacdi9142
    @waaniwacdi9142 4 ปีที่แล้ว

    Husen jama bro se lacag Lee yhy se ugu shaqeysan kara

  • @GaaldileDiijee
    @GaaldileDiijee 10 หลายเดือนก่อน

    Sideel lacagta loola baxaa mt4

  • @AshaMohamed-o5j
    @AshaMohamed-o5j 9 หลายเดือนก่อน

    Dagaal shanshiyeed Ayaad ku wadaa eek adaa smxw Saciid Dani. Sidada kale. Waaok

  • @sumyaabdi4253
    @sumyaabdi4253 4 ปีที่แล้ว +2

    Wn ka sugynaaaa cashirka xiga

  • @muminasamow6991
    @muminasamow6991 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal wad salamantahay qoralkii ayan kugu sodiray faceboga imaadan so jababin walal talefonkada ma heli karaa

    • @HusseinJama
      @HusseinJama  4 ปีที่แล้ว

      waan kulaso xariiri wll xooga kadib inshallah

  • @abdiraufabdullahi8844
    @abdiraufabdullahi8844 4 ปีที่แล้ว +1

    Background madow wye wax ma fahmin 🙄🤔

  • @Ubed12338
    @Ubed12338 4 ปีที่แล้ว +2

    asc macalin magacaygu waa yahye waxan ka mid ahay ardaydaada waxan iibsaday xubinimadayda lakin qalad baa iga dhacay computerka waxaa iigu xirnaa gmail wiil aan sxbo nahay oo suldaan ugu qoran tahay markaan isku dayay inaan kayga ku xiro waxan waaye xubinimadayda waayo gmailki aan isticmaalay kayga saxda ma aheen marka hadii aad ii xalin karto problemkayga.. fadlan macalin waa mahad santahay

  • @niiko_0
    @niiko_0 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll primus bank oo khap accounts real ah oo mt4 ku sameynaysid natus plz🙏🙏🙏❤🙏🙏🙏

  • @daljiryare318
    @daljiryare318 4 ปีที่แล้ว +4

    tnxz wll cashiro taxana ah noo samee hadaad awoodo iyo zoom

  • @Happy204q
    @Happy204q 4 ปีที่แล้ว

    Maxaa I dhaafay haleyga dabageeyo ayamahaan mashquul aan ahaye

  • @Adalla-v1x
    @Adalla-v1x 9 หลายเดือนก่อน

    Please video labad noso same

  • @cathyclue2220
    @cathyclue2220 4 ปีที่แล้ว

    for your take profit and stop loss I don’t get how u changed the numbers when I tried mine it didn’t work

  • @IbtisaamJanno
    @IbtisaamJanno 5 หลายเดือนก่อน

    Wall mobel ii gad💯🍃

  • @caliaxmed5971
    @caliaxmed5971 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @MaxamedBaashe-i4r
    @MaxamedBaashe-i4r 10 หลายเดือนก่อน

    Xage karelia kara wll apka

  • @forexsom2226
    @forexsom2226 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad kala socotaa Burcad Forex th-cam.com/video/KaGRZYT5W8I/w-d-xo.html

  • @zakariaabdi1513
    @zakariaabdi1513 4 ปีที่แล้ว +2

    Wn kaa sugnaa cashirka xiga

  • @alisidow3729
    @alisidow3729 25 วันที่ผ่านมา

    Mahad sanid macalin

  • @walaalkawayn5741
    @walaalkawayn5741 4 ปีที่แล้ว

    Sxb sideen account u sameestaaa iyo sideen broker u helaaa adoo raali ah jwab wacan

    • @youngzidci4062
      @youngzidci4062 4 ปีที่แล้ว

      Zhp account mrka furanysid 25$ ayaad ubaahantahy waxaaad tagtaaaa bankiga kuugu dhow eee3 gaaar looo leeyahy

  • @بلقيسمليكا
    @بلقيسمليكا 3 ปีที่แล้ว

    Aniga kali miyaa red line ma arko not kuwa uu isaga meesha mesha dhan waa black and white shumac

  • @sumyaabdi4253
    @sumyaabdi4253 4 ปีที่แล้ว +2

    Lkn group whts ap malihd miyaa sidaa su.aaalo kaga so weydiyo bro

    • @HusseinJama
      @HusseinJama  4 ปีที่แล้ว

      telegram ayaan leeyahay kuso biir @Husseinjama

    • @HusseinJama
      @HusseinJama  4 ปีที่แล้ว

      t.me/Husseinjama

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 ปีที่แล้ว

    Aad aabu mahadsantahay stock trade baa sameyaa forex waan isku daya insha allah thanks

  • @aqoonkaabemediaproductin3027
    @aqoonkaabemediaproductin3027 3 ปีที่แล้ว

    Zxp waxan donayaa Andorodka o fahfahsan

  • @cazaammaxamed7272
    @cazaammaxamed7272 4 ปีที่แล้ว +1

    Afsomali maad kuhadashid

  • @SalmaanCaliyare-p3h
    @SalmaanCaliyare-p3h 3 หลายเดือนก่อน

    Macalim sideelacaklasomeeyaa

  • @moocadde1563
    @moocadde1563 4 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid macalin wn ku taxanahay casharadaada

  • @caabiking
    @caabiking 4 ปีที่แล้ว

    haday lacagtu haday fegtahy maxaa faa idaa

  • @XaawoIsack
    @XaawoIsack 9 หลายเดือนก่อน

    Lacagta ugu yar la gashto meeqa waye

  • @muhannatfaysal1963
    @muhannatfaysal1963 9 หลายเดือนก่อน

    15cisho kaliya kaga saneyey $900

    • @AadanCali-js2du
      @AadanCali-js2du 9 หลายเดือนก่อน

      Taliye ma,iga caawin kartaa

  • @zakariaabdi1513
    @zakariaabdi1513 4 ปีที่แล้ว +3

    Maclin thnks

  • @rahanaalpi3364
    @rahanaalpi3364 ปีที่แล้ว

    😮

  • @IbtisaamJanno
    @IbtisaamJanno 5 หลายเดือนก่อน

    Plz

  • @saladibrahimmohamed9284
    @saladibrahimmohamed9284 4 ปีที่แล้ว

    Lkn afka somali kaamaheyo zxp

  • @cadnaanceenkey6300
    @cadnaanceenkey6300 ปีที่แล้ว

    7

  • @Sadikosman-q2q
    @Sadikosman-q2q หลายเดือนก่อน

    😂

  • @azkarihamzon9613
    @azkarihamzon9613 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedAli-no5wp
    @MohamedAli-no5wp 4 ปีที่แล้ว

    Ascw