(PRANK)C/lahi O Aarsaday iyo Maryan O Dakhartay 😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 409

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  5 ปีที่แล้ว +106

    Salaan Sare Asxaabteena Qaaliga ah Meelkasta Oo Aad Joogtaan Waa Salaamantihiin Allaha Idin Dhowro

    • @deeqomahdi1727
      @deeqomahdi1727 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin abowe dhamaanteen allaha nawada dhowro

    • @deeqomahdi1727
      @deeqomahdi1727 5 ปีที่แล้ว

      C/laahi iyo maryan ruun idinka iyo Awlaadìina Allaha idiin Barakeeyo

    • @osmansaid5395
      @osmansaid5395 5 ปีที่แล้ว

      Maryan maseyreey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maymuunahmad8156
      @maymuunahmad8156 5 ปีที่แล้ว

      Quruxda Qoyska2 wallkey C/laahi iyo wall shey maryan aad baan idin jeclhy waa idin salaamy

    • @fahiimohassan6154
      @fahiimohassan6154 5 ปีที่แล้ว

      Quruxda Qoyska2 maryan iyo Abdulaahi wan idin salamay

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna 5 ปีที่แล้ว +150

    Alla maskiin 😂😂❤

    • @khadijomahamad3461
      @khadijomahamad3461 5 ปีที่แล้ว +2

      Tiim adan henn

    • @quenalbrko3545
      @quenalbrko3545 5 ปีที่แล้ว

      Adnoo adne saxaf in aad malin asoo kula subinyo barnamij dhef waa aniga io farax cml😂😂😂😂😂

    • @leyloabdullaahiahmed3729
      @leyloabdullaahiahmed3729 5 ปีที่แล้ว +1

      @@quenalbrko3545 hhhh in mesha lagu dalaaqa rabta nin iyo naag iyo ya daran mataqaan nin aya daran

    • @quenalbrko3545
      @quenalbrko3545 5 ปีที่แล้ว

      @@leyloabdullaahiahmed3729taas miya dhib len hdii la dhaho waa PRNki sxby💫♥ 😂😂😂😂😂😂

    • @leyloabdullaahiahmed3729
      @leyloabdullaahiahmed3729 5 ปีที่แล้ว

      @@quenalbrko3545 nimnka isku mid maha abyo qar prnk yelen

  • @Dhowrsan436
    @Dhowrsan436 5 ปีที่แล้ว +46

    hhhh safiyda waa anige isdaji qaali xajiga wuu cafimd qabaa boqlkiba boqol anbo wan xanqsanhy wayo safyo cumr wuu qaldy cabdullhi ku yeh😎 farxd kunooo lada lmanaha qarniga love baaan idin ku ahy 😍😍😍

    • @umumaxamed2471
      @umumaxamed2471 5 ปีที่แล้ว +2

      Safiya Omar kkkkkkkk Qas maa bilowday

    • @Dhowrsan436
      @Dhowrsan436 5 ปีที่แล้ว +1

      @@umumaxamed2471 hhhh mye PRANK baaan horay usii wady ana femlka farxdoda wan jeclhy

    • @umumaxamed2471
      @umumaxamed2471 5 ปีที่แล้ว +2

      Safiya Omar kkkkkk haye quruxeey

    • @aarnafpisimba6135
      @aarnafpisimba6135 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @curudacidadugsiga852
      @curudacidadugsiga852 5 ปีที่แล้ว +2

      Samiyeey adi fidno tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂 magac safiyo waa musiibo

  • @mohammedafiifsheikh1994
    @mohammedafiifsheikh1994 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah I like how u guys are so friendly with each other.

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 5 ปีที่แล้ว +8

    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    *🌙 BERI Waa (KHAMIISKA )*
    Kamida Naqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabiga C.S.W 🕌
    *Pls Don't Forget*
    👉 *Sheyga Manta*
    Cibaadada Ka MaShquuulinayo BIRI
    Qabriga Makugu Wahlinaayo
    *Uadeegso Qalinkaaga* 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa Ummadda *MusliMiinta*

    *🌴🌙 INSHAALLAH *🌙
    👉🏿 *Birito* Haadi raabi idmo
    Yaanan la iloobin in Aan
    ( *Usoono ilaahay Dartis Ama Anagoo Dooneyno Raali
    Ahaan Shihiisa Angoo Raaceyna *Sunnada Nabiga*🌹 C.S.W🌹
    👉🏻 Ama Nooleyneyno inuu Soonka Noo ShaFeeco Ama Na difaaco Malinta Qiyaamo Qofki Badsada Kheyrkana
    asuu u fiican Yahay Inaad Soontaan Ayaa idin kheyr Badan.
    Haddaad Tihiin Dad Waxa og.
    👉 *Inshallah* Allaa Dartiis *
    *ka Faideysi Wacan.
    *Wllfilh 👉🏼 IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis)*

    *Baarakallaahu fiiikum ✍🏿🌹*

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 5 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @wizhamid4349
      @wizhamid4349 5 ปีที่แล้ว

      Scw walaal illaahey ajar iyo xasanaadd hakaa siiyo allaahuma aaaaaamiiiiiiin

    • @واعبدربكحتيياتيكاليقين-ن8ظ
      @واعبدربكحتيياتيكاليقين-ن8ظ 5 ปีที่แล้ว

      Maasha allah kiki alemo ama abaayo umu nagaash jzkmlh kheyr qaaliyeey waanadada aad baan u jeclahay

    • @kikialemu7
      @kikialemu7 5 ปีที่แล้ว

      @@واعبدربكحتيياتيكاليقين-ن8ظ masha allah tabrakallah My Swt Khyrka Jcl allaaaaa ha ku jcldo Adun iyo Akhiro amiin yrbi 💕💖💕

  • @haashimcade4362
    @haashimcade4362 5 ปีที่แล้ว +4

    naag aan ma see rin kuma jeclo ragow hala ogaa do asxab ta Quruxda Qoyska2 hadaa idin ku cus bahay like igu ca suuma 😄😂🤪

  • @safakiinabdillahi1727
    @safakiinabdillahi1727 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waa qoslay safiya abdulahi ani lay dhahaa magacaygi oo diyaarsan abdillahi ku dhawaaqay alle haydin xifdiyo

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 5 ปีที่แล้ว +10

    Safiyo cabdullahi waa gabadha ii dhaladonto mustaqbalka waaye Dee maryan 😂😂😂😂

  • @hamdidahir7812
    @hamdidahir7812 5 ปีที่แล้ว +6

    C/laahi kulahaa 2+2
    Alay anigaa ninkayga isku xanaqnay
    Wuxuu idhahay 1+1 anigii xanaaq sanaa. Qosol ayaan lasuuxay
    Wllh wax kalaa tihiiin maryan c/ llaaah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hafsayusuf2063
    @hafsayusuf2063 5 ปีที่แล้ว +10

    Miskin abayo team maryan wan aarsaneyna insha allah prank midka xun ayan kugudhigeynaa

  • @mmcboss1388
    @mmcboss1388 5 ปีที่แล้ว +14

    Maseerka dumarka somaliyed I liked wlhi
    Bac madow hadey ku agmarto whay ay ku agmartay aa lgu dhahaa 😀 🤣

  • @yasminbodle7823
    @yasminbodle7823 5 ปีที่แล้ว +8

    Asck walaahi aad baad iiga qoslisay cabdillaahi caawa abaayaday maryan waad ka aarsatay sifiican laakiin maryan baa kaa dambaysa sidaa ku ogow marna waan naxaa marna waan qoslaa

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 5 ปีที่แล้ว +18

    Wan sugaayey in maryan laga aarsado😂😂😂😂😂

  • @halimaabdihussein4141
    @halimaabdihussein4141 5 ปีที่แล้ว +11

    Allah haawada xifdiyo dhamanten. Somaliyee TH-cam lacag ka samee mawaxay idin la gashay in qoysaska xaalkooda banaanka la so dhigo. Hala xishoodo somaliyeey socal media Khalaf baad ka fahanten

  • @fardowsoali794
    @fardowsoali794 5 ปีที่แล้ว +5

    Yaab dhaqnkii wuu sii xumaanayaa rag iyo dumar isqaba oo sheekoyin nuuc ah la imaanaya ayd arkaysaa

    • @munamnir171
      @munamnir171 4 ปีที่แล้ว

      Labadaan waba kadareen uff

  • @kaalaydheelnesoomalikids7987
    @kaalaydheelnesoomalikids7987 5 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkk anigoo team Maryan ah cawa wad naga xanaajisay 😂😂😂

  • @srk6186
    @srk6186 5 ปีที่แล้ว +3

    *oo hada xaaskyga magaceeda hadaa magac kle ku qaldo saas may u xanaaqee aboow saalaxow waxaanoo gabdhaa baan habeen walpo ku riyoodaa armay haraka iga fiiqdaa gbdhaha somalida aqligooda waa saliid karkarysee*

  • @hodancraxmaan7634
    @hodancraxmaan7634 5 ปีที่แล้ว +5

    Maryan waxay isku eeg yihiin yurub geenayo

  • @zahuurmuusr3761
    @zahuurmuusr3761 5 ปีที่แล้ว +11

    M.a qoys qurux bdn allaha isku kiin dhowro😍❤

  • @basrojeylani2836
    @basrojeylani2836 5 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkk rabiyow maryamo w kulushahay masha alah abyo alle haku xafido ❣❣❣❣❣

  • @yuusufmohmed6312
    @yuusufmohmed6312 4 ปีที่แล้ว

    Waa su aal abdulhi sxp Mogadishu halkee ka joogtin

  • @yuusufmohmed6312
    @yuusufmohmed6312 4 ปีที่แล้ว

    Msh alh maanta magaceyga ayaa sheegteen waa yuusuf

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 5 ปีที่แล้ว +3

    Aduunka kaligaa
    Ma iska fuurtay
    Saan usugayey maryan
    Halmar maxaa Abdulahiyow ku dhawaaqday safiyo Abdullahi Amazing !
    Iskalaji muxuu yiri
    Waxbaa jira Aan la sheegin
    Warbaa jira Aan labaahin hye hore usocda wllolyl😂

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hodanibraahim5526
    @hodanibraahim5526 5 ปีที่แล้ว +5

    Mcha allh barkobaa maryan qurx iyo nolsheeda Abdullahi❣😍

  • @hodannormohamud4822
    @hodannormohamud4822 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah c/laahi iyo maryan waa intaaagaaraaa huray usucda cabdul alaahi kaaadaaa gabada madax xanuunka hakanixine

  • @maryamnuur1049
    @maryamnuur1049 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaha waa karaysay maryaan mashalaha safiyaa dhibdadan

  • @f_gurhan352
    @f_gurhan352 5 ปีที่แล้ว +4

    Abdullahi aqli loow waye
    Mansha Allah

  • @sofiaerilleey3467
    @sofiaerilleey3467 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha ALLAH Twaarakallah walaaleheey qaaliga igu ah wallahi idiin jecliyaa dar Allah mariyaneey guuleeysta weligiin

  • @tuunbaybe9206
    @tuunbaybe9206 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi cabdulahi mash Allah amankada anaasugaayo maryaney wlhi anigaa iga daran tahay mash Allah

  • @mumtaazmohamed6060
    @mumtaazmohamed6060 5 ปีที่แล้ว +9

    Nin nag madhafo isdaji sxbey nimankan qayano aya kabuxda

  • @dalxaofficialchannel2111
    @dalxaofficialchannel2111 5 ปีที่แล้ว +1

    War ilaahay Kabaqa...irsaaqada meel kasta Haka Doonina...Subxanallah

  • @abdifitaxsuldaan9804
    @abdifitaxsuldaan9804 5 ปีที่แล้ว

    Hadii uu xaysiiska yutubka ku dhibay like isaar

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 5 ปีที่แล้ว +7

    Maryan isdaji waayo magac bes baad kaxanaaqday haduu cabdillaahi guursado maxaa suubin lahayd

  • @kawsarcali3099
    @kawsarcali3099 5 ปีที่แล้ว +7

    Team maryam nosoo aaar💪

  • @saamiyasaamiya6287
    @saamiyasaamiya6287 5 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhhhhh
    Alla mid toos ah maryan
    Lagu sameyey 🤣🤣🤣🤣

  • @qamarbintcabdulahi6422
    @qamarbintcabdulahi6422 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh alla beerka ma nooli safiyo Cabdulahi ku laha gabdhi Ya Naga washay. Cabdulahi and maryan keep going

  • @dheemandhashikiiin6365
    @dheemandhashikiiin6365 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh miskin wlhi maryan waa laga gashtay anaba xanaqay
    runti waa idinjclahay alle ha idin barakeyo Wllkey Iyo Wllshey dad sharaf leh baa tihiin

  • @malyuncali9222
    @malyuncali9222 5 ปีที่แล้ว +5

    masha allah maryan cabdulahi wakaa arsaday😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @kowsarmohamed6133
    @kowsarmohamed6133 4 ปีที่แล้ว

    Asxabta sharafta leh blz guys boqda (kowsar Janaad) blz

  • @ikraankhadar9053
    @ikraankhadar9053 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah Queen and king isku wara

  • @ماماماما-ج9ز
    @ماماماما-ج9ز 4 ปีที่แล้ว +1

    Mantayi hawuushii ayad iga jeediiseen 🥰❤❤❤❤👍

  • @safamohamud8192
    @safamohamud8192 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlh abdullahi prnk aan ku qoslay aad latimid kkkkk

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 ปีที่แล้ว +3

    Prank kiyow xaal qaado.
    Saan ma wanaagsana.

  • @straff8467
    @straff8467 5 ปีที่แล้ว +11

    Grattis qufkii u horeey.
    Jaano halo tartamo Waxaan waa madadaalo been been ah

  • @balkhizaahmedmohamed490
    @balkhizaahmedmohamed490 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh waan wicidoonaa kulaahaa hhhh i love qurux qoys

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllsha qaalig

  • @aaminoslow4019
    @aaminoslow4019 4 ปีที่แล้ว

    Maserka joji maryan wuw kugu ciyarayaa melkale maadayo maryan jook xabiib ti sas miaahan

  • @dekajama3008
    @dekajama3008 4 ปีที่แล้ว

    Maryan xaga kagahay wad ku saxantahay wan ku tageraa wllo

  • @faadumoxasan9227
    @faadumoxasan9227 5 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh safiya maxaakaraacay cl laahi inenta dhiiga hakukicin

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhh maryan fariidnimada wn ku ogaaa way fiican tahay in qofku dareenkisu so jeedo

  • @Mailkaamohamed
    @Mailkaamohamed 5 ปีที่แล้ว +2

    Beecayga hadda ka baxdeen ana kiina ka baxy😂😂😂😂

  • @hibaayaan5857
    @hibaayaan5857 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah qoys ku dayasho mudan Farxad ku waara dar ilaahay ayaan idiin jecelahay

  • @thesavagemasterking313
    @thesavagemasterking313 5 ปีที่แล้ว

    Wax kale ma hayaan miyaa ciyaal may noo moodeen waxay aan u jeedno in ay Isla ogyihiin bay noo soo dubayaan ilaahayoow kuwaanaa Boowe wax macquul keen

  • @fartuunxasan8518
    @fartuunxasan8518 5 ปีที่แล้ว

    Asc walalkey c/laahi iyo walaashay maryama waan idin salaamay adinka iyo caruurtiinaba masha allaah wan idin xiisay baryahaan ilaahay ha idin dhowro wlhi caawa saa u qoslaayay waa daalay c/laahi layaabkii addunka ayad dhigtay wlhi 2020 ayad ku soo dhaweyneysaa ma la dhihi karaa c/laahi alx waaye bo hadii safiyo ley dhihin hadii kale maryama aniga ayay i moodi leyhd wlhi waa kaa qeyliyay c/laahi waan sugeynaa markeedana mid socod miyay kaa duubi dontaa wan sugeynaa bal ayadana ilaahay qeyr ha idin siiyo walaalow aan dar alle u jeclahay

  • @shukriyusuf7153
    @shukriyusuf7153 4 ปีที่แล้ว

    Maseer batanaa haweenku isk day maseerk

  • @mariaomarmohamed3523
    @mariaomarmohamed3523 5 ปีที่แล้ว +6

    Naag maseersan yaa celink karo oo wax fahansiikaro

  • @ayaandr.carabeey10
    @ayaandr.carabeey10 4 ปีที่แล้ว

    maryan gabdh dhiigleh sas u ilaasho bbe ag

  • @malyunali6635
    @malyunali6635 5 ปีที่แล้ว

    Asxaabeey iisoo duceeya xaamilo ayn ahy in ilhey sinabada iku kala keeno umushii isxambaarato ale inka dhigo

    • @umasacadiyo975
      @umasacadiyo975 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah haku fududeyo insha allah xabiibti

    • @malyunali6635
      @malyunali6635 5 ปีที่แล้ว

      @@umasacadiyo975 amin abyo

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 5 ปีที่แล้ว

    Wa prank ugu horeyay o qof somali sameyo o aan ka helo qosalka iga dhamaday waxa dumarka ka siman yahin o aad uga xanaqan wa in magaceda lagu qaldo qof kale magacii

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maryan waa khatarad mansha alah cabdilaahi na wuu caqli badan yahay is ku muuba dhibinba paran kiga

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 5 ปีที่แล้ว +2

    Allha maskiin maryan Cadey ❤️❤️❤️👑👑

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 5 ปีที่แล้ว

    maryan inay wax kaogtahay waalaga dareemaa maryan iyo cabdullahi farxad kunoolaada walaalahayga qaaligaa

  • @barwaqoguhaad8597
    @barwaqoguhaad8597 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi inaan kana hadliyeen anigu hduu wxad igu dhaho🤣🤣

  • @Rays70713
    @Rays70713 5 ปีที่แล้ว +6

    Ax dumashi maskiin waye ❤️❤️❤️

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay xumant alah haik ilalliyo

  • @umurashaadhalane7911
    @umurashaadhalane7911 4 ปีที่แล้ว

    Hhh wlhi kal iyo laab ayan uqosle magac maryan maseer badana😜😜🤣🤣

  • @khadijasaed7968
    @khadijasaed7968 5 ปีที่แล้ว +6

    nag iga dhe maserk wa banan yhy

  • @raaqiyafarah5520
    @raaqiyafarah5520 5 ปีที่แล้ว +4

    Axlaa prank team abdala waan aarsanay barwaaqo❤️💯

  • @fatumaabdille3978
    @fatumaabdille3978 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha aallah abdulahi maryan maserkii adunka

  • @furqaanahmedsalim3137
    @furqaanahmedsalim3137 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂Ala beerka kii maryan ba kana ka daran wan qosly wllhi si ana waligey u qoslin

  • @anshinammohamed3613
    @anshinammohamed3613 5 ปีที่แล้ว +4

    Keep going mi family

  • @safiyo664
    @safiyo664 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkķkkkķk anig wahey sofiya Ali raali noqo abayo maryaan

  • @AnfacmohamedMohamed-fr8wl
    @AnfacmohamedMohamed-fr8wl 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi isku dhiig ayn nahay maryan dabecada iska lenahy nag mgaceda walagu xasasiyona

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 ปีที่แล้ว

    Cabdulhi walhi dhib socota commenti iga dhex baxay ku lahaaa

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 ปีที่แล้ว

    kkkkk wlahi abdullhi qosol kkkk igudishay xaliimo cabdulle halana kulhaa

  • @saffaclaahi8503
    @saffaclaahi8503 4 ปีที่แล้ว

    Aniga weyi safiya

  • @nasmaabdillahi5071
    @nasmaabdillahi5071 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Farxad kuwaara ❤️❣️✅

  • @deeqahasan5478
    @deeqahasan5478 5 ปีที่แล้ว

    Maryan dhaarta iska ilaali waxfaduu aymaanikum waa aayad quraanka ka mid ah

  • @cilmiilaahey7094
    @cilmiilaahey7094 5 ปีที่แล้ว +1

    Naag & maseer maxa kala heesta si la yaqaan aaa ugu aarsatay horay u socda

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey hadin dhoro

  • @Luula45
    @Luula45 4 ปีที่แล้ว

    Safiyo c.laahi laduub filinka sax wlhi

  • @amiinadan5821
    @amiinadan5821 5 ปีที่แล้ว

    Team Arimaheena iyo Adna

  • @umoiqlaaschannel9790
    @umoiqlaaschannel9790 5 ปีที่แล้ว

    Maryan walaley video bananka waa qosleesaa lkn gudaha ayaa ka gobaneeesaa

  • @safiyaxassan5663
    @safiyaxassan5663 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc wan kaxumahay maryaney in magacena lagaga xanajiyo karali noqo sxb

  • @daaudcawed4803
    @daaudcawed4803 4 ปีที่แล้ว

    Ana safiya

  • @nalkanasteha5948
    @nalkanasteha5948 5 ปีที่แล้ว +5

    Lamano ku dayasho mudan

  • @safiyomaxamudseeraar5377
    @safiyomaxamudseeraar5377 4 ปีที่แล้ว

    Maryan waa kugu taagan tahay

  • @luuluzadi1598
    @luuluzadi1598 4 ปีที่แล้ว

    Maryan. Maskin waye wlahi aniga waa hore miiska lagadin lahaa

  • @halimoaiiioliseed8708
    @halimoaiiioliseed8708 5 ปีที่แล้ว +1

    hoyadey magaceeda iyo waliba aabahed m.a abdullahi nolow waligaaaa

  • @gurxanyare8185
    @gurxanyare8185 5 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh waraa abdalla maxaa tiri intee mekup aan marsaneyne kkkkkkkkk

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 5 ปีที่แล้ว

    Miskiin 2+2 kudar walagaa rayay maryam cusbada iyo caleentaa lagu kariyay

  • @لطيفهاسحاق-د9ه
    @لطيفهاسحاق-د9ه 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc quruxda qoyska waidin salamey

  • @kaltunsheikhmahamed3088
    @kaltunsheikhmahamed3088 5 ปีที่แล้ว

    Magaca washegne kasoco eey tiri maryan markale safiyo cabdulahi inuku celiyu kabaqday

  • @nafisonaftauroon
    @nafisonaftauroon 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😄😂😂😄😂😄😄Maryan abayo waan ka xumahay lkn wad arson donta

  • @hamdaabdirahmaan4134
    @hamdaabdirahmaan4134 5 ปีที่แล้ว

    Maryan ani cml masyreey waye waku aaminsahay maryan qurux😚😘

  • @DeeqaDahab
    @DeeqaDahab 5 ปีที่แล้ว

    Maryan iyo C/laahi walaahi waad iga Qosliseen Farxad ku noolaada💕

    • @hayamhirsi5128
      @hayamhirsi5128 5 ปีที่แล้ว +1

      Umu Saami Channel like subscribe ii sar

    • @DeeqaDahab
      @DeeqaDahab 5 ปีที่แล้ว

      @@hayamhirsi5128 adna ii sar subscribe sister

  • @xafsoxafso2282
    @xafsoxafso2282 5 ปีที่แล้ว +1

    War qufta waaa ka waashay wlhi,

  • @bisharoardon8254
    @bisharoardon8254 5 ปีที่แล้ว +3

    I love you guys alah yacisak 😘

  • @shamsamuxumad1729
    @shamsamuxumad1729 5 ปีที่แล้ว

    Ar cabdulahi dhibbadanaa safiyo ku yiri