DEG DEG: WARARKII U DAMBEEYEY DUQEYNTA XISB-LLAAH & SIRAA'IIL - DHIMASHO & DHAAWAC 1500

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • DEG DEG: WARARKII U DAMBEEYEY DUQEYNTA XISB-LLAAH & SIRAA'IIL - DHIMASHO & DHAAWAC 1500
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #soomaaliya

ความคิดเห็น • 97

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @Abdi-q3d
      @Abdi-q3d ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Israel dagal xaga cirka mahani dagal dulka hadey gasho cidankeda waa laso qaqawanaya maxamed maxmud cade qosol aya igu dishay 😂😂

  • @Mohamed-hassan-Mohamed1960
    @Mohamed-hassan-Mohamed1960 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaha ha u naxariisto wixii Islam ah ee ku dhinta weerarka yahuudda Islaamkana guul bn leeyhy meelwaba oo ay joogaan

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Isreal iyo inta lajirta illaahow gub gabigood illaahow raxmaanoow raxiimoow qasaaro tii aduunka ugu xumaa illaahow Muslim ka meelkasta oyjoogaan guuleeh

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Illaahayaw nag allaha haka dhigo israaiil iyo maraykanka nag allaha haka dhigo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا وفلسطين خاصة اهل غزة ولبنان اللهم عليك اليهود الظالمين وأمريكا الحاسد

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahow.uhiili.muslimiinta

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin ❤❤❤❤

  • @BoqorMaxamud-b5z
    @BoqorMaxamud-b5z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanidin rugcadaa m.m cadde iyo mowliid

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay guusha ha siiyo islamka
    Cadawga gumaystaha yahuudda ilaahay ha jabiyo masiibo tiisa ugu xun incha allh

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahay ha guuleeyo dadka islaamka 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow daalimiinta naga qabo.Cadowga muslimiinta Allaha jabsho Inshaa Allaah .Muslimiinta gacantii sarŕeysa oo guuleysata allaha ka dhigo. Allaahumma Aamiin yaa Allaah 🤲.

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Insha allah waa dhamaadkii yuhuuda

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay.haguuleeyo.falastiin.iyo.xulifadeeda.macaawariy eyaasha.sida.mawliid.guul

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul ama geri waadad kibray lkn markaan insha Allah waa markii udan beeysay yahuud iyo inta taagerta❤️🇵🇸❤️

  • @-s_md8583
    @-s_md8583 48 นาทีที่ผ่านมา

    Maxamed maxamuud cade waa qabiirka somaliyed ee aan warkiisa si aad ufiican aan uga bogto markuu wararka calamka falanqeynayo mahadsanidiin mowliid haji cabdi iyo qabiirka maxamed cade halkaas kasiiwada arin fcn ayad shacabka uheysaan

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu guul

  • @ruushkarushka1453
    @ruushkarushka1453 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aad iyo aad

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alahu Akbar Xiabulah Guul

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    إنا لله وإنا إليه راجعون!!!
    يارب آنصر المسلمين أجمعين
    في كل مكان خصوصا أهل يمن-
    أهل فلسطين 🇵🇸
    أهل لبنانية

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    yaarabi guuuuuuuuuuul guuuuuuuul xamas iyo dhaman muslimiinta❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahaduu kamaanyahay maraykan ingiriis faransiis iyo yahuuduba way udhanyihiin weerarka libunan

  • @SakiAbdi-e2f
    @SakiAbdi-e2f ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbullah yaa jawaasiista ka celinaaya kuwaas hadeey iska maareyso weey guuleysanayaan insha allah

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah akbar xisbuan guul falastlin inshallah

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow u naxariiso Intii dhimatey

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mawlid iyo bahda,hbn.waad.mahdsantin wararka sugar, waxakaloon.aadkaga mahadcelinayaa.sida aad ushegto tarikhda islamka,1446 waamid,aad,.udamtahy Wanan,kugu bogadinayaa mahdsanid hbn

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 นาทีที่ผ่านมา

    Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim

  • @Cawaaleaxmed-g9v
    @Cawaaleaxmed-g9v 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilaahow yuhuuda gacmaha muslimiinta kujabi

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanidin bahda HBN online TV.

  • @halimahanah5781
    @halimahanah5781 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    الله أنصرهم وثبد أقدامهم

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @saidismail4529
    @saidismail4529 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legend faah faahintiisa ayaan ubogay...

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahayow,guulee.falastiin,xusbulah.xutiyinta.yaman,Iran qirac,suuriya,Somalia.dhaman.umad islamka,midee guuleena Allah hajabiyo Israel iyo xulufadoda

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afhayeenka israaiil waanku nacnay Mowliidow

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Karbaash baa usoo baxay isreal

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul.iyo.gobanimo.kusaliya.nabiga.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.
    Scw

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaahu Akbar ❤

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah jabiyo israiil

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa xasuuq waxa ka dhacay lubnaan alle yuuud iyo maraykan adhaxda haka jabiyo ha naga kaafiyo

  • @abdjabaar
    @abdjabaar 57 นาทีที่ผ่านมา

    Like 👍 isara

  • @issarashid9585
    @issarashid9585 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hbn online qeir sheg

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munaafuqa weyn marekan ilaahey dhulgariir daweelo argagax uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido Aamin yaarabi

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Mowliid.iyo Mohamed

  • @ismDirir
    @ismDirir 7 นาทีที่ผ่านมา

    Asc hbn waad ku mahad santihiin wakhti kaste wararkiina waxa igga su,aal ah in aan idin watdiiyo madhici kartaa in israel isticmaasho nukljrka hadii ay soo gasho iraan u ah xusbullah wiilkisii ay sheekadu ma u eeg tahay ii soo falan qeeya wararkiina danbe insha allah lahad santihiin wakhti kaste🎉🎉🎉

  • @muxumedbaruud836
    @muxumedbaruud836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mnsh allah

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 56 นาทีที่ผ่านมา

    War iimaanka allaha kaaqaadye nagadaah xayeysiiska

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo ma maraykan ba kahadhi israail madhici donto mana dhicin lakin ta Alle yaa kaway

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sii daa

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allha babiyo sahnuuniyada israiil iyo xulfadeeda dhulka allha kumasoxo

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الو كيل

  • @maxamedbaaskiil8910
    @maxamedbaaskiil8910 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa idinka sugaa idinkoo leh geerida yahuuda ayaa gaartay 500 oo qof iinsha allaah

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maraykanka warkiisa iyo action kiisu waa isdhaaf sanyahay wayna ugu talo galeen mana ahan inla dhagaysto illaahow gumaad isreal iyo inta lajirta illaahow guuleeh Palestine huuti xasbullah naguuleeh

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 54 นาทีที่ผ่านมา

    Maraykanka Hadalkiisa Waa Been Tii Oogu Waynayd Cid Djagaysana MA Jiro Mana Jiri Doono

  • @Haile-rs7tl
    @Haile-rs7tl 8 นาทีที่ผ่านมา

    Sababta warbahinta ay usheegi jabka lubnan iyo phalastin ay usheegin jabka yuhuuda😢

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 38 นาทีที่ผ่านมา

    Asc Waa mucjiso waxa dhacay

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda

  • @halimahanah5781
    @halimahanah5781 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @HamsecaliJamac
    @HamsecaliJamac 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs mawliid xaaji allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh israil waa burbur iygaan ku dan bayandoon tan gase Ku jirto

  • @hassanmaxamud201
    @hassanmaxamud201 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    فال رسول الله صلى الله عليه وسلم( أول الناس هلاكاً فارس، ثم العرب، إلا بقايا هاهنا يعني الشام.)
    Wuxuu leeyahay xabiibkeena NNKH umadaha waxaa u hor fhamaan foono faaris oo ah ciraay iiraan suuriya lubanaan falastiin
    Kadinna waxaa ku xigi doono jaziirada carabta
    Waxaana laga yaabaa in ay hada bilaabatey

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israel waay jabtay

  • @AbdiramanAhmed-ue1ig
    @AbdiramanAhmed-ue1ig 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @Cawaaleaxmed-g9v
    @Cawaaleaxmed-g9v 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aloow guusha nasii

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cajiib aaway samankii lagu so xiriyey Netanyahu ama amarkii maxkamadu u jaraysay

  • @XasanAdan-x1w
    @XasanAdan-x1w 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xisbulaah waa in ay ayaduna talabii gantali la dhacdaa waayo waa ay ismahadiyeen yuhuda insha allh weerarkan waa kii ay israil ku babi lahayd

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cajuusada maaraykanka iyo maxy tidh

  • @user-du9by9sj6j
    @user-du9by9sj6j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😌❤❤

  • @abdirahmaanabdirahmaan7093
    @abdirahmaanabdirahmaan7093 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc maxamed iyo mawliid was initially aalaamay Waxman ka mid tahay asxaabta indigo xidham kiwi ugu joreeyay salina dadka inch soo xidhi moray
    Hello Waxman idinka cod Santana in sad no bayaamisaan falastiin iyo iswas siil sida at Kuala degan yihii iyo dhulka lahaystto jurdun lubanan masar Israel iil sida at Kuala deganyihiin noo kala cadets waan fahmy waynay

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HBN

  • @AmiirApdirahman-z4x
    @AmiirApdirahman-z4x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yassin 105

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaan Nahay Beesha Ogaden Waxan Sibuxda.Ugarab Tagamahay Xisbulah Sidanu Ugarab Taganahay Xamaas

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaar wayne netanyahu xamaas baa garaacdo, xisbulaah isu doontey !!

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxbow Maxey tahay diyaaradaha Israaiil ee iska Soo galaaya Lubnaan Waxey doonaan Sameynaayo Ma heystaan Lidka diyaaradaha Mowliid

  • @baxsan698
    @baxsan698 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbula waa in ay duqeysa saraha dhadher ee yahuuda sidey ayaguba u duqeyen gueyaha ladaganyahay hadikale waa in xusbula ayiska amusan dharta bentana jojiyan

  • @mahamedqabatur1034
    @mahamedqabatur1034 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkkk gantalada xisbullah xududamadhafinkarto

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb Mowliid Lubnaan iyo gaza ma isku mid baa Maxey tahay arrinta Lubnaan Lidka diyaaradaha ma heystaan Miyaa

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbulha awododu waa dicofa oo misha wxab kumo hayso

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw. scw.scw.scw.scw.scw.scw.ßcw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @Amiinukheyr
    @Amiinukheyr 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wt

  • @abdimahamed4691
    @abdimahamed4691 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eebow u caawii musliminta toowfiqda waa faajii iyo a wood an laafilaynin

  • @OmarHuud
    @OmarHuud 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KONGO DAANYEERKA WAA LAGA CUNAA

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed maxamuud cade Israel maaha waxa meesha ka dagaalamayo ama duqeynta wadaa waa mareykan ingiriis jarmal faransiis xitaa carabta yahuuda dagan bariga dhexe hal xabo xitaa ma soo ridi karaan yurub in yar ayaa ka hartay

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israel musiibo alaha ku rido

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 49 นาทีที่ผ่านมา

    Xaysiiska too much 😳

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cayaar waa gilka danbe israil magaceeda hada ayaa ugu danbeysa insha alah alahu akbar

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diyaaradaha kufaarta diyaarado Muslim ma loo waayey waa yaabe.Maxaa ku dhacay muslimiinta.🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄.
    Ilaahow noo kaalmee yaa Allaah.

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iiraan ma marykanka ayey ka baqanaysaa tolow maxaa hortaagan wararkii ay hore u baahisey

    • @issarashid9585
      @issarashid9585 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Iran wexey bacrimineysa nuclear keda marka marabto iyado damenin in laga duqeyo o ey noqoto Hal bacad lagu lisay

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israil. Soomaali oo kaliya ayaa GARAACI KARTA. CARABI ISKAMA CELIN KARTO. aakhirkana soomaali ayaa baabiin doonta israil

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israël 🇮🇱 maba dhintaaan miyaaa hora Daawac kaliya aaa la sheegaaa mar kasto

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbulha waa la bunbuniyay oo misha wxaba kumo hayso xamas iyo xuti ay waxa iska cilya

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar yahuuda maala waayay wax iska dhciya cadawka guumaysta ha