Allahuma inii as aluka bi ismikal acdam Alladii idaa duciita bihii ajabta wa idaa su ilta bihii acdayta as aluka bi anii ushhidu anaka anta laahu laa ilaaha ilaa anta al axadu samad alladii lam yalid walam yuulad walam ya kun lahu kufuwan axad antaqfirlii dunuubii inaka antal qafuuru raxiim
Ascاللهم انى اسالك باسمك الاعظم الذي اذا توعيد به اجبده واذا سلت به اعطيته .واسالك بانى اشهد انت الله لااله الاانت الاحدالصمد ،الدى لم يلد ولم يولد .ولم يكن له كفوا احدا. انتغفر لى دنوبى انك انت الغفور رحيم
اللهم إني أسألك باسمك الأعظم الذي إذا دعيت به أجبت وإذا سإلت به أعطيت أسئلك بأني أشهد أنك انت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد و لم يولد و لم يكُن له كفواً أحد أن تغفر لي دنوبي 😭😭😭🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭
اللهم اني أسألك بإسمك الأعظم ، الذي إذا دعيت به أجبت ، وإذا سإلت به أعطيت ، أسألك بأني أشهد أنك انت الله لا اله الا انت ، الأحد الصمد ، الذي لم يلد، ولم يولد، ولم يكن له كفوا احد ، ان تغفر لي ذنوبي ، انك انت الغفور الرحيم. جزاك الله خيرا 🌷
Shekh ilah hagu xafido wlhi shekhan aad u jclhy dardarankiisa kama dalo cimrika allah ku dhereyo shekhow iso ducey in ila qof diin iyo aqlaq ii guuriyo guur xalal aah mid adiko kale sidado kale aah dintisa jcl yaa rabi jazakalah kheyra
Wel wel yar i heysto inuu alle iga saaro isoo duceeya insha allahi manta arkay ducadaan hada ka bilaabaa aqriskeeda insha allahi insha allahi hadii alle murgta iga fur fura wuuba iga fur furaa alle insha allahi waa idinla soo wadaagaa mahadsanid shiikh🤲🤲
Labo Duco Ayee ahaayan labadu waa Ismu cadam Midan waan qabtay oo eheed Allaahuma Inii nasaluka binta Laalilaahi illaa anta Zubxaanak Badiicu samaawaati wal ardi hada dul jalaali wal ikraam Yaa xayi Yaa qayuum lakin midaan ayaa iga baxsaday illaahay Aduumankiisa waa jecelyahay in aan raadinaayo illaahay ayaa kaliyah i ogaa Allxamdulillaahi rabil caalamiin Zubxaanallaah cudteyba illaahay ha ku dhooro masha allaah illaahay ha ku barakeeyi idimka alle اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم
Masha allaah walaalkey Cudeba Sheikh illaahay ha ku dhooro idim alle اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم
Allahuma inii as aluka bi ismikal acdam Alladii idaa duciita bihii ajabta wa idaa su ilta bihii acdayta as aluka bi anii ushhidu anaka anta laahu laa ilaaha ilaa anta al axadu samad alladii lam yalid walam yuulad walam ya kun lahu kufuwan axad antaqfirlii dunuubii inaka antal qafuuru raxiim
جزاك الله خير
Masha alla
Amiiin amiiin
Mashllh wall ilahey qeyr haku siiyo carabika wuu idhiwaa somalika ayaan karanayaa docoyinka somalo iyo carabi inoka dhiga shugrn
Illahey haku xifdiyo 😍❤️
Ascاللهم انى اسالك باسمك الاعظم الذي اذا توعيد به اجبده واذا سلت به اعطيته .واسالك بانى اشهد انت الله لااله الاانت الاحدالصمد ،الدى لم يلد ولم يولد .ولم يكن له كفوا احدا. انتغفر لى دنوبى انك انت الغفور رحيم
Jazakal kheir ukhtii ❤️
Waan is kuleynahay
jazakallah khyr
@@aminamohamedabdulwab6348 jasaakalaahu qhayran
Tasniim
اللهم إني أسألك باسمك الأعظم الذي إذا دعيت به أجبت وإذا سإلت به أعطيت أسئلك بأني أشهد أنك انت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد و لم يولد و لم يكُن له كفواً أحد أن تغفر لي دنوبي 😭😭😭🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭
Walal qeyr Allah kusiyo Ilahi Idina kiis
Asc isoture walale koralka
Allow murugta faraxad igu badal aaamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲😥
Aamiin aamiin
Alloow murugta iga korqaad rabbiyoow arintaydu waa adi gacantada ee igafayd kurbada😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Aamiin Yaa Rabi❤illaahay hakaa qaado murugada
Aamiin yaa rabi kulamid baan ahay Ilaahey kurbada heynaga feydo Faraj iyo farxad Alle heynasiiyo dhamaanteen yaa rabi Ilaahoow kurbada naga feyd
اللهم اني أسألك بإسمك الأعظم ، الذي إذا دعيت به أجبت ، وإذا سإلت به أعطيت ، أسألك بأني أشهد أنك انت الله لا اله الا انت ، الأحد الصمد ، الذي لم يلد، ولم يولد، ولم يكن له كفوا احد ، ان تغفر لي ذنوبي ، انك انت الغفور الرحيم.
جزاك الله خيرا 🌷
Mash alaha
Jizakumulaah
SalAamu calaykum Af soomali noogu soo qor sheeqow
Shekh ilah hagu xafido wlhi shekhan aad u jclhy dardarankiisa kama dalo cimrika allah ku dhereyo shekhow iso ducey in ila qof diin iyo aqlaq ii guuriyo guur xalal aah mid adiko kale sidado kale aah dintisa jcl yaa rabi jazakalah kheyra
Haa murug ayaa iheyso allow iga qaad yaarabii🤲😥😭
Amiin abayo
@@mohadabdalla4754 mahdsanid walal
Wel wel yar i heysto inuu alle iga saaro isoo duceeya insha allahi manta arkay ducadaan hada ka bilaabaa aqriskeeda insha allahi insha allahi hadii alle murgta iga fur fura wuuba iga fur furaa alle insha allahi waa idinla soo wadaagaa mahadsanid shiikh🤲🤲
❤ah sheekha
Ilahow murugada iyo dhibatada farxad noogu badal aamiin amiin amiin yarabi yarabi
Alla haku xifdiyo جزاك الله خيرا وبارك فيك
Masha allaah Walaalkey Sheikh Cudteyba Sheikh Ducadaan wax badan ayaa raadinaayay halmar ayaa arkay anigo xafidin ayee iga baxsaday illaahay ramadaanka kariinka waxaan kaga baryaa hamigaada oo dhan oo macsli laheen illaahay ha kaaga filnaado inaka anta wahaab Ilaahay hana kugu xoojiyo Ayadaakallaahu Ruxul Qudus Idimka alle اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم
Labo Duco Ayee ahaayan labadu waa Ismu cadam Midan waan qabtay oo eheed Allaahuma Inii nasaluka binta Laalilaahi illaa anta Zubxaanak Badiicu samaawaati wal ardi hada dul jalaali wal ikraam Yaa xayi Yaa qayuum lakin midaan ayaa iga baxsaday illaahay Aduumankiisa waa jecelyahay in aan raadinaayo illaahay ayaa kaliyah i ogaa Allxamdulillaahi rabil caalamiin Zubxaanallaah cudteyba illaahay ha ku dhooro masha allaah illaahay ha ku barakeeyi idimka alle اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم
Walal kula midban ahy inasha allh ina xifdiya rjeyna shkhow ajir allh ka siyo
😭😥😥illahow murugada iyo welwelka iga saar oo qalbiga iidaji😥
Aamiin abaayo
Astaqfarta badso iyo saliga nabiga scw
Mansha ALLAH sheikhow ILAHEY haku cizeeyo hana ku sharfo inagana hanoo aqbalo ducadaan
Yaa rabi murugta naga gaad caafimaad na sii iyo cimri dheer kaa bariyaa
Masha allaah walaalkey Cudeba Sheikh illaahay ha ku dhooro idim alle
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اهل بيته وصحبه وسلم
Maashaa allaah sekh sida bulshada aad ugu caawineyso adkaarta ama ducooyinka isnaadkooda saxiixa yahay baraaka allaahu laka wa ahlika wa maalika markale iyo markale halkaa kasii wad adigoo allaah ugu dhawaanaya
Masha allah Jazaaka allahu Khyr sheekh Cutayba Xagee Kutaallaa wll Xusni Almuslimka maka helayaa sheekh Iisheeg Insha allah
Walal duco walbo xusni muslimka weyku jirtaaa
Shukran Wllo
Shiiqo ilahe kheer hakusiiyo mizaanka aqiirane alle haku saaro yarabbi 🤲
Masha.alaah.sheeqow.jasakalahu.qeyrn
Jazakallaahu kheyr sheikh
M.allah wlhi waxn kuxifdiyey inti u sheickh kucelcrlinaye alx❤❤❤
Sheekh maansha allaah waan xafiday waana kuliibaanay ajar iyo xasanaad aakiro iyoaduuba alle haku siiyo aamiinamiin aammin
الله يجعله في ميزان حسناتك
Cooy
Allow murugta farxad igu badal amiin ya rabiyow
Wlhi muraad badan leyahy ilhow ii fudufee🤲🤲🤲🤲😓😓😭😭😭❤❤❤
Amin abyo mcn 😢
صل الله عليه وسلم😢😢😢صل الله عليه وسلم😢😢😢😢
Ilaahay cimriga hakuu dherayo . Sheik...
Jazakallahu khaye ilahay haka abaal mariyo sh.cilmiga aad nabartay
Duca al faraj'' INSHA ALLAH. waa taana.
ALLAHUMA ini as'aluuga bi'ismikal acdaam aladi ida'ducidu ajabtaa
Wa ida'suhiltaa biha acdeytaa..
As'aluuga bi'ani ush'hiduu INAKA ANTA LAAHU LA'ILAAHA ILA ANTA ILA AXADU SAMAD ALADI LAM'YALID WALAM'YUULAD WA'LAMIYA KULAHU KUFUWAAN AXAD . ANTAQ'FIRALII DUNUUBI INAKA ANTA QAFURUU RAXIMUU
ALLAHUMA AMIN YAA ALLAH
Isoo ducee sheekh inuu alle ciriiriga iga bixiyo
ماشاء الله جزك الله خير شيخ
Maanshalah illaahay haku xiftiyo
لااله الا الله محمد رسول الله😢😢😢😢😢
Jazakumu llaah shikh illahey cimri dher iyo cibaado suban hakasiyo
Alle Haku barakeeyo sheikh
Alle khayr haku siiyo sheikh🥰
Allhuma inii as aluka bi is mikal acdam aladii Ida duciita bihii ajabta wa idaa suilta bihii acdayta as aluka bi anii ush hidu anaka anta laahu laa ilaha ilaa anta al axadu samad aladii lam yalid walam yuulad walam yakun lahuu kufwan axad antaq firilii duniibi inaka antal qafuuru raxiim
Sheekh Ilaahey khair iyo ajar farbadan haku siiyo
Cheick jazakoumoullah khair afsomali nous so qora
Allow murug farxad igu bedel amiin ya rabi🤲🤲
Aamin
Alxmdulillh Rabil calamiin jasakallh wllo wan akhriyii wan kuso sheegi inshallh
Sheekhcutabailaahay haku barakeeyo
Allow iga qaad murugta WA mid I xanuji say wll iso duceya
جزاك الله خيرا جزاء
Masha Allah shukran sheikh
Sheekh illahaku barkeey Aduun iyo Anqiiro
Shugran jazakalah ilaahay khayr badan ha ku siiyo sheikh
Afsomaali noogu soo qor thanks
WALLAHI duco cajiib ah aan ubahana umada oodhana u bahneyd ayaad naso gaarsiisay ILAHEY wax kheyr qabo adna hakuso gaarsiiyo sheikhow
Jazakallakheyr akhi.mashaAllah..
M.a allha ku xfdo sheikh
sheeq jana fardoos abaal kaaga alle haka dhigo insha allh
Jazaakallahu qeiyr sheikh
Amiin amiin yarabi Shukran sheekh
Asc walaal waxaan ubaahnaa inaad iifasirto riyo ayaan waxaan ku arkey anigoo meel fadhiyo ay igu kaadinayo ayga nuucuu ahaa maanan arag markuu ugu kaadshey ayaan gacanto isaga sikiyey kadib ayaan 7 jeen iska dhaqey 6 biyo iyo 1 caro ah iifasir
Wll idoo qoraal ah ayaan ubaahanay. Kutub kee laga heli karaa?
جزاك الله خيرا ويطول بعمرك
Alxamdu Sheikh Allah qeer ku siiyo wn ka faiiide I.a anagane Allah ino sahlo amuraheena
Walalyal iso duceeya inu ilahay murugta iga qaado faraj kher qabana i furo
Allha subxnwatacala murugta ha inagawadaqado amiiin yarabi faraj wanagsana hainoo furo amiiin yarabi
Walalhey iso qora alla.ajar idinka siye adigo mhdsn
Mashallah sheikh jazakallah kher ♥️🌹
Masha allah jazakallah kheyr
Barakalaah shiiiiq
Sheikha ilahay ajar haga siyo commentika.iku reeb ducada jazakalah kheyra
Masha Allah jazakallah khayr sheikh
Sheeikh xage kala soo xiiraraa
Khaiir iyo xasanaad alahakaasiiyo
Jazaakalaahu Qayran
Asc sheqow waxaa iwAreeriye doro
Masha Allah sheikh Allaha kubarakeeyo
Xageen Kala so xariira sh. Suaal Ku wediin Lahaa
Asc shekh baaraka allaahu laka wa ahlika wa maalika manoo soo qori kartaa fadlan
Mashaa alaah sheikh jazadaada jano alaha ka dhigo
Amiin yaarabi dhamantena 🤲❤️
Baraka allah shiikh
Asc shiikh aniga muruda ihesa wax aan kawal walaya jira asxapta halaisoduceyo🙏🙏😥😭😭😥
Ilahay ha Kaa qaado
Sheekh jazakalahukhayr
Waxaadnoosoosharaxdaa
Waxalayidhaahdo
Umusubiyaanad
Mahadsanid
Masha allah allah hakubarakeyo
Mashallah...jazakallahu kheir Allah kuxifdiyo
جزاك الله خيرا اخي الكريم يحفظك الله تعالى وبركاته
جزاك الله خير شيخ
Alha kuxiftiyo
Mashaa allaah shekhana malamahaan waan kala maqnayn
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
اللهم صل وسلم علی سیدنا محمد❤❤❤❤
Afsomali kusoqor walal shukran
Maasha.allaah.sheekh.allaha.ku.barakeeyo
Allehayo suduu noola jelaadey ducadan wanaga badan alow sana oolajelow janadada alla hayow walidkiis udanbi dhaaf allhayow owlaadiisa uxifdi oo ubarakee aaamiin a yaa rabi 😂😂😂
Masha Allah sheekh Jazzakallah khaeyr
Mash alh
Masha Alaah soobadi shiiq
Masha alàah jizaakalakheyr shugran sheeqow ilaah ha nii xafido aamiin
Masha allah Jazakallahul kheyr
jasaakallaah
sheekh kitaabka xusni muslimka maku taal mansha allaah wa duca fican
ماشاء الله بارك الله فيك يا اخي العزيز وبارك عليه وعلى والديه
Jazakalahu alfi khayra jazaa wll
Mashaalaah shiiq ilaah hanooxifdiyo 👏
Mashalllah alla yaxfidik