IKRAN OO SOO LABATAY LIVE UWACDAY AABEHED WA RAALI GILISAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 526

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 3 หลายเดือนก่อน +242

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤

  • @samiramohamed6357
    @samiramohamed6357 3 หลายเดือนก่อน +20

    Mashaa Allaah walhi wanla oyay ikraan waa gabar qalbi wanagsan ridwan gabadhan markale noso celi si an u cawino oo shaqo abur logu sameyo waa gabar wanagsan 🫶❤️❤️🫶ridwam thnks ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 หลายเดือนก่อน +133

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍😢

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 3 หลายเดือนก่อน +81

    Miskiintan dadka inee qancisee rabtaa aabehedna qof degan wye Masha allah😍❤️

    • @user-wv1eu9lb9w
      @user-wv1eu9lb9w 3 หลายเดือนก่อน

      Inay dadka warkooda raacdo ma fiicna

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaan layaabanahay dadka dhahaayo aabahaa raaligeli maxaa looraali gelinayaa hadoowsan korsan ma aabe fiicanbaa maxaa gabadha loocaaynaayaa balaayo idin qaaday ee kafuqa gabadha ​@@user-wv1eu9lb9w

    • @user-zj7rz4of8p
      @user-zj7rz4of8p 3 หลายเดือนก่อน

      😂😢😢

  • @ruman2441
    @ruman2441 3 หลายเดือนก่อน +25

    This conversation was a healing for her because i can tell from the way she broke down when he told her "your my daughter, and ill always be your father, your my blood" it seems those are words she has always wanted to hear him say. The acknowledgment she has always craved :(... to be honest our children have haq upon us that ASW will ask us on judgement day. You don't know the toll it takes on a child when they don't receive love and care from their parents when being raised they become damaged adults that's the reality. Even if he couldn't support her financially just by keeping in touch with her a "hi abo how are you" every now and then would off had a huge impact on her life.

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 3 หลายเดือนก่อน +26

    Kusaliya Nabigeena Muhammad Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤😊

    • @rukioadow6509
      @rukioadow6509 3 หลายเดือนก่อน

      Sallalaahu celyhi salaam ❤

  • @user-ev3ki4sd3j
    @user-ev3ki4sd3j 3 หลายเดือนก่อน +12

    Allahuma sali cala nabiyana Muhammad scw scw scw

  • @wllawhaa1803
    @wllawhaa1803 3 หลายเดือนก่อน +99

    Wuxu safray isago 12 jir ah
    🥰Wuxuu gursady isago 25 jir ah
    🥰Waxa lasodiry isago 40 jir ah
    🥰Wuxu hijroday isa 53 jir ah
    🥰wuxu dhinty

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 3 หลายเดือนก่อน +27

    Markuu ilaaahay ani ixusa waxalbaad uu sheegay waa walidka.marka waalidku wxan dhihikarnaa janan waa lagu mutayzankaraa naarna waa lagubmutayzankaraa ilaahaw bariyiin naga yeel...❤

  • @mohahaashi3573
    @mohahaashi3573 3 หลายเดือนก่อน +22

    An ku salino xabiibken scw

  • @abdisalaanhussein
    @abdisalaanhussein 3 หลายเดือนก่อน +19

    Haa walhi waa Qof qalbi wangsin Ikran

  • @user-xt5kh2tz3p
    @user-xt5kh2tz3p 3 หลายเดือนก่อน +60

    Ankusalina xabbkena scw❤❤❤❤

  • @abdikanicadde6399
    @abdikanicadde6399 3 หลายเดือนก่อน +15

    Mansha allaah
    Ikraan waa qof qalbi fiican waa dadka uutka aan waxba ku haysan somalidana ku yar
    Keep going sister
    Dadkana ha dhagaysan hadaladiida

    • @Rrrrrrrrrr890rrr
      @Rrrrrrrrrr890rrr 3 หลายเดือนก่อน +4

      Wll ereyga "mashaa allah" sidas ayaa loo qoraa ,carabigana "ماشاء الله" , soomaalideenu nuun baan ku darnaa oo waxeynu iraahnaa maansha allah..wana qalad ..shukran wll

  • @hanad6666
    @hanad6666 3 หลายเดือนก่อน +17

    Waa gapar caqli padan oo qalpi wanagsan makhaldame wa ilahey mshlh❤❤❤❤

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 3 หลายเดือนก่อน +41

    Halkaan waxaan fariin ugu diraa nimanka somalida oo caasi waye dhahaya casi maha gabadha ee ilmaha hadadnaan korsan xumaantiina waa lasheega ee ilmaha korsada aduunku sidii hore maha xiligii aad inta wax kasta subisaan aad dhihi jirteen haxumado ama hawanaag sanaado waa waalidkaa waa ladhaafay ogaada

    • @aliabdimohamed6391
      @aliabdimohamed6391 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 3 หลายเดือนก่อน +5

      Sax wan kugu raacsnhy💯 ma jirto gar iyo gardaro waa waalid hada waalidka waa waqtigii lala xisaabtamaaye kuwa Raba iney dhalaan dayacaan hadhowna eedeeyaan ubadka haka waantoobaan😢😢😢😢😢😢💔💔💔

    • @saidamohammed223
      @saidamohammed223 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haday rabaan nimanka in ilmahoda bari unoqdaan ayaga marka hore bari ha noqdaan.

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir 3 หลายเดือนก่อน +29

    Meega tii aabaheyd u qaadaty😂😂😂 m.a come back bey smysy alxm❤😢😢

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 3 หลายเดือนก่อน +35

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😅😢😂

    • @sacdiyaahmedmohamed9755
      @sacdiyaahmedmohamed9755 3 หลายเดือนก่อน

      Salama sxb😂😂

    • @Soniyaa1242
      @Soniyaa1242 3 หลายเดือนก่อน

      inoo ducey hee inuu alle naga saaro cidlada waa 10 ka danbe allow nin wanaagsan iyo awlaad saalix ah aamiin 🤲🤲🤲

    • @shamsohajisidow7795
      @shamsohajisidow7795 3 หลายเดือนก่อน

      waaa daremayaa cidlo wlhi cidlaa alllaaah ika saaro

    • @abdifatahaliabdi1665
      @abdifatahaliabdi1665 3 หลายเดือนก่อน

      Wankaqaday

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allaah ikaan wayo madaama la hadashy Abbeheed🤝❤️❤️👍Waa Kuul

  • @fihiimamohmet4948
    @fihiimamohmet4948 3 หลายเดือนก่อน +17

    Gabadhan waa gabadh wangsan khalad ma lahn ilmah hadan d korsan wax welib waa ku soo dhacy abaayo guulayso

  • @user-pl1cu6zi9k
    @user-pl1cu6zi9k 3 หลายเดือนก่อน +21

    Wlhi ereygaas mrka ey dheheesey aad ayaaa ugu xanaaqey💔😭

    • @surayamoha3945
      @surayamoha3945 3 หลายเดือนก่อน +5

      madan ka xanaqin miya marku ayado saqiira uu ka tagey dib danbana uso firin wayo ogow ilmahaga meshad dhigto ayey ku dhigin

  • @ladanecade8307
    @ladanecade8307 3 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhu waa caruur waana gabadh qalbi saafi ah
    Miskiin ah daacadnimo isma qariso way ooyday😢

  • @mohamedabdulle6331
    @mohamedabdulle6331 3 หลายเดือนก่อน +25

    Habaarka ALLE kaqabto Lkn wxfiican ma‘aanay sameynin Alle ha‘udambidhaafo

  • @omararale7962
    @omararale7962 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ma Shaa Allah Gabar wanaag san marbo hadii solabate. Qalad na waa lasixi jiraay. Waxaa iga tala ah. Now you're grown up just go travel and see you're father face to face. I'm sure you're father has a story to tell. Never judge your parents harshly. There's a story behind the story always. Xogaa tartiibso hana fududuthanin. Wixi dacay waa deceen mana soo labanayan. You better have a good relationship with both parents

  • @jba9115
    @jba9115 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walidood ubadkaga ilaali ❤❤
    Gabadhan allah ilmo baari eh siiyo

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 3 หลายเดือนก่อน +18

    Sorry ikraan waan kaxumaha qof kaa fiican majiray illhey hakudaayo dad warkooda hadhageysan

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 3 หลายเดือนก่อน +14

    Ree cosmetics is not easy 😂😂😂😂

  • @Fh-qp3yb
    @Fh-qp3yb 3 หลายเดือนก่อน +36

    She makes me laugh and cry at the same time ❤

    • @Faizo_jano27
      @Faizo_jano27 3 หลายเดือนก่อน +2

      Same Here ❤️ 😢

    • @fatimacadey5840
      @fatimacadey5840 3 หลายเดือนก่อน +3

      walahi me too.. She is not bad girl , I understand where she is coming from and people need to stop judging her. She loves her dad but she is hurt and wanted to hear from her dad and wanted him to be there for her. she made 😢 cry.

    • @maryamaaadam1027
      @maryamaaadam1027 3 หลายเดือนก่อน +2

      Me too😢

    • @Fh-qp3yb
      @Fh-qp3yb 3 หลายเดือนก่อน

      @@fatimacadey5840 true

  • @KhadraC.qadir9746
    @KhadraC.qadir9746 3 หลายเดือนก่อน +6

    Qalbigaa ixnuunay mashallah gabar fcn wye ❤❤

  • @tahliil5567
    @tahliil5567 3 หลายเดือนก่อน +12

    Gabdhan wanla oyay bcz qisada abehed wanka simanhy abyo strong noqo hada walidka adige ku bahnyihin garabkoda istaag

  • @user-te9rg1tx1y
    @user-te9rg1tx1y 3 หลายเดือนก่อน +7

    Caasi faaido malahan. nabiga (scw) ayaa inoo sheegay

    • @user-ic2yd2th5m
      @user-ic2yd2th5m 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wah edab darnidaa adi tf dadka amaan sii waxee rabto ha ahatee 🙄

  • @fardusa411
    @fardusa411 3 หลายเดือนก่อน +16

    Maasha Allah Allah ku barakeeyo habaryar. Waxa dhacaya khaladkaaga maaha

  • @CabdiXuseen-xp8dy
    @CabdiXuseen-xp8dy 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha cayda kadaayo geesey kadaa iga raali noqo waan kucaay pls caasi matihid❤😊😢🎉

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 หลายเดือนก่อน +3

    MaanshaAllah waa gabar yar laakiin ilmaha la korssan xariirk lacagta kuma xirno👀

  • @Mohaa930
    @Mohaa930 3 หลายเดือนก่อน +6

    Anigaba abahay sidaa gabadhan ku ahaaa lkn waa un aabo respect aabo❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.

  • @talahay2058
    @talahay2058 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey raali geli dad ha raali gelinine

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta 3 หลายเดือนก่อน +13

    Walaley hadaa ii maqasho walidka xidhiidhi dadkaa kucayaya haa dhagaysan ee walidka raali galii. Abaha iyo hoyadaba kaa ducayso.

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 หลายเดือนก่อน +17

    aaapo wlhi waa isk qalpi jilicsnyhy aapo alh ku xafido waar gabdh ka dhamaaady😢😢😢

  • @badalxusengedi5326
    @badalxusengedi5326 3 หลายเดือนก่อน +10

    Qoftan ridwan isaq wey fududahay wali aniga ma dhameysanin qisadeda

  • @user-zc1co8qq6d
    @user-zc1co8qq6d 3 หลายเดือนก่อน +10

    Qof aan lasoo korsan oo hadana lasii canaananaayo soomaali lee lagu dhex arkaa subxannallah xanuunka iyo murugada aysoo martay yaa dareemayo xanuunkay leedahay yaa la dareemaya cidna ayadii uu dayacay uu siicanaaanana indha adayga nimanka somalida iga dheh taas subxannallah

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa doqomo somalida wada waalan cilmi naf ayey ubaahanyihiim dareen iyo naxariis tools malahan eeyaha uraayo😢😢😢😢😂😂😂

    • @user-jm7fh1yc7b
      @user-jm7fh1yc7b 3 หลายเดือนก่อน

      caasi maha intay caruurta dayacan hada ay caburinaayan

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 3 หลายเดือนก่อน +6

    Gabadhan ceeb an fududayd ahayn ma leh abaheedna fudaydka un baaa u geyeey somali un bay ula siman thy abe an korsan fudaydka kaliya ka hadliyeey wn wada amusanahay 😢😢😢

  • @siciidwarsame4574
    @siciidwarsame4574 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ikraaan waa qof qalbi wacan Halla caawiyo

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 3 หลายเดือนก่อน +12

    Oh sorry xitaa waa muuqata markii laguursaday inuusan aabihii dhalay bixinin😢😢😢

  • @RAG-UDHIGAN
    @RAG-UDHIGAN 3 หลายเดือนก่อน +11

    Aabo ficn waye lkn qalad wuu dhaca😢

  • @zeynab5847
    @zeynab5847 3 หลายเดือนก่อน +14

    Gabdhan waa gabdh yar qalbi wngsan ee iska dayaa

  • @somalilanddhulkayga8491
    @somalilanddhulkayga8491 3 หลายเดือนก่อน +8

    Gabadhan wa fariid qalpi wacan lk xogaa way fududahaye ha la daaayo somaliyeg

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida wa dad jecel inay iska cayan dqdka magaranayo waxay kahelayan ikraney mashaallah tabarakallah ceeb dhan malihid macanto gabar qalbi wanagsan ayatay allah kudhowro

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maskintaan dhafa yaqay abayasha somaliyedna ilmahoda ha xafidan o ha xariiriyan o habiishan ilmaha waa ubax ubaxana wa wax qurux badan

  • @Qalanjohiiraan
    @Qalanjohiiraan 3 หลายเดือนก่อน +22

    Iska daaya gabadhan miskiinta ah walalayalow wax kasta sameysay ayada iyo aabahed waaye sdi ka culeyska ka daaya ha caayina cay wax ma toosise😢❤

  • @sawaaxAhmett
    @sawaaxAhmett 3 หลายเดือนก่อน +2

    RIDWAAN WAX KA YAABIYEY HADDA LE U ARKEY😂

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 3 หลายเดือนก่อน +1

    Caasinimo caanimo lagu raad sanayo waligey ma'arkin yaa Allah waali diin teena noo xafid
    Caasimada in inta lagaaga faa'idaysto videos lagu raad aado adiga ka danbeye I aamin

  • @user-pi5dr7ep1h
    @user-pi5dr7ep1h 3 หลายเดือนก่อน +2

    She’s so innocent ❤

  • @Abdisamad24
    @Abdisamad24 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa gabar qalbi fiican oo baarri ah khaladkaas kadhacayna waxa ka keenay waa aabaheed oo kuxumaaday oo jacaylkii ay karabtay aan siin

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 3 หลายเดือนก่อน

    Mikina waa qof wanasag masha Allah ❤❤❤❤
    Dhib maha maamo e horey usoco

  • @user-yd4pb6oe8t
    @user-yd4pb6oe8t 3 หลายเดือนก่อน +4

    Aabo fcn waye abyo dadka iska daaf wll wax kasto aatahaye adiga ay og abyo iinolow abyo❤️🥺

  • @munaali7018
    @munaali7018 3 หลายเดือนก่อน

    She’s actually so sweet walahi

  • @aniizajaama7544
    @aniizajaama7544 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ikran wa qalbi wngsn thy mnsh
    Allh

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 3 หลายเดือนก่อน +4

    Miskiinta yar cayda ka daaya hadabah laga yaaba nimanka guursade ku xumaada iyo nolosha adagi inay stress ku furtee😢

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ninman ka Somalida iyaga caruur tooda dayaca 😢😢😢😢😢😢

    • @user-cu4zm8rj5p
      @user-cu4zm8rj5p 3 หลายเดือนก่อน +1

      Markaasay hadana cabaadaaan ooy ku doodan waalidban nahy

    • @salmaanhappy874
      @salmaanhappy874 3 หลายเดือนก่อน

      Adi caasi yaatahy

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 3 หลายเดือนก่อน +36

    Waligaa walidkaa ha ku deg degin gabadheey

    • @user-wv1eu9lb9w
      @user-wv1eu9lb9w 3 หลายเดือนก่อน

      Masha allaah wa sax waalid waa uun wàlid

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhani waa gabadh qalbi wanagsan laakiin fudayd dartii ayay aabeheed ugu eftay

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 3 หลายเดือนก่อน +33

    Gabartaan wax yar fudeyda ayaa ku jiro 💯 somalida horay ayee waxey u tiri inta aanan falin ka firiso marka mar danbo yeey ku noqon

  • @zamzamabdinor
    @zamzamabdinor 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka qalbiga wngsan saana lagu gartaa Mnshllh byo mcn guuleyso kuma aqaaani lkn wakujclhy ❤❤❤

  • @user-bj9cc4xo5j
    @user-bj9cc4xo5j 3 หลายเดือนก่อน +3

    come back fcn mashallah

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 way qalbifurintahay ridwan thansk saad uwaweysey

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 3 หลายเดือนก่อน

    Waaw ridwan waanku haysta baarmamijkaga abaha wuuku sheegai inaad ninfariida tahaay illahay abaha haw naxariisto

  • @Umi1989
    @Umi1989 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa miskiin I kraan❤️ abaayo waalidka usabir. Aduunka waxaad ku guulaysan kartid waa sabir. Baladxaawa waa baladki aan kudhashay ❤️🥰

  • @abuabdallahmohammed9048
    @abuabdallahmohammed9048 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waaa wareey speedkeda waa high 200 kilometres per hour ayey ku socota maskiin sorry

    • @user-ij9ft2tp3p
      @user-ij9ft2tp3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 waaa inan qalpi fcn❤

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-ij9ft2tp3pma qalbi fiicnee waa dhibane😢😢😢😢😢

  • @ruqiyo9067
    @ruqiyo9067 3 หลายเดือนก่อน +3

    M.a abyo❤😢

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 3 หลายเดือนก่อน

    Good girl masha allaah.

  • @user-co8vw7qz4j
    @user-co8vw7qz4j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa gabar aqli badan hoyaa ficaan Aya idashaay 😅

  • @zakarieabdikasim8618
    @zakarieabdikasim8618 3 หลายเดือนก่อน +14

    Gabadha way wanagsan tahay balse
    Sacada 100%100 socotaa

  • @user-gb6iy9yv7s
    @user-gb6iy9yv7s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Brother realized for us part three of mss unsii

  • @abdinasiryerow4077
    @abdinasiryerow4077 3 หลายเดือนก่อน +3

    This is the result of poor parentalhood and this shows how her mother brought her up and the negativity her mother instilled her when she was young

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 3 หลายเดือนก่อน +4

    Anaga wax aragney🫢👀 Somali marka podcast Ufuruto waa iska nocan😳

  • @hassannoorbuule3196
    @hassannoorbuule3196 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ilqaba aabana ma'oga wayaab!!
    Ninka kuqaba waxan siina haltala wll iska fur inta lagaso jafin Ridwaan Issack hadii kale waxan sugnaa waa adi oo lagujafi insha allah

  • @user-jn5px4mw1r
    @user-jn5px4mw1r 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah cadey qurux ❤❤❤❤

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 3 หลายเดือนก่อน

    Aabe mcn mrksta xushmad iyo karamu ka mudanyahay i love you aabo mcn ilahay cimriga hku brkeyo ❤❤

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 3 หลายเดือนก่อน +5

    Malintiii hore istaraybaa hayay gabadha lkn way fududahay

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 3 หลายเดือนก่อน +1

    Runta waye abaayo cuqduda daremesa marwalba aabha awi hadulagudhoho horey usoco abaayo ❤❤

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jahh mxn sugayey😂❤

  • @user-yf4qb1dn5h
    @user-yf4qb1dn5h 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sorry ikraan abyo dadka somaliyed oo iska hdlyo ilaahey haka cabsadan coz gabdh ciil dareentay that's why udhahday so ilaahey ka baqa hdl meel dheer buu garaa dhagaxne meel dhaw

  • @ShugriWarsame-tu1kk
    @ShugriWarsame-tu1kk 3 หลายเดือนก่อน

    Maan sha allah

  • @aishabintucali9110
    @aishabintucali9110 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwaan dar alla u jecelahay❤

  • @SharmarkeElmi770
    @SharmarkeElmi770 3 หลายเดือนก่อน +11

    Wlhi qoftu fani weeyi❤

  • @SamiiramostapheSm
    @SamiiramostapheSm 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waalidku markay kala tagaan labada qof midbaa korsada awlaada waxaan leeyahy waalidka yaan lagu khaldamin 😢😢 aabo iyo hooyo hadal xun halaga dhawro

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 3 หลายเดือนก่อน

      Korsosho dhib mleh lkn isaga halkaas isdhigay abahas ilmihisa korsado biilo ahyd xidhiidh ula smeeyo gbadhisa

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waan kula ooyay hooyo dadka xun ha dhegeysan sorry habo 😢😢😢xabiibti aabe la xiriir kheer allaah haku siiyo qaali

  • @abdirahmanfarhan285
    @abdirahmanfarhan285 3 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂subaxanalah

  • @user-pj5dw2bd7r
    @user-pj5dw2bd7r 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤alaah ha gu xafiito ayo mcn

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z 3 หลายเดือนก่อน +9

    800k coming soon ❤❤❤

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 3 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadha waa qalbi jelcan tahy aabahana waa aabe qalbi wanaagsan

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 3 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah 😊

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 3 หลายเดือนก่อน +7

    Markale ka fiirso wlashy waalid marwalbo waa waalid waligaa walidkaaga inaa isku taagto iska ilaali wll iyo qofkasto dumar ama ragba qofka hadii dhanka walidka laga soo gaaro waa halis

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 3 หลายเดือนก่อน

      Waalidku edeb hayeesho😢😢😢😂😂😂😂😂

  • @ZakariyaAli-xq3rg
    @ZakariyaAli-xq3rg 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ikraan qof fur furan waaya

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wallahi Marne waa iga qoslisay 😂Marne wey iga oysisay😭🥺🥺 miskin waye somaliyey dhibka ka dhafa

  • @AbdinurBashir
    @AbdinurBashir 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah walhi kebr adad uwanagsan

  • @rowda318
    @rowda318 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 3 หลายเดือนก่อน

    Marshall.allaah alhamdulilaah sister really waxaad tahay gabadh aad ufiican .dad xun oo somaali ah kugu dhegahadlaya iska iloow

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 3 หลายเดือนก่อน

    Subaxalaahay ❤❤❤❤

  • @Siradaden
    @Siradaden 3 หลายเดือนก่อน

    She make me crying and laugh at the same time manshallaah waa inan yar oo qalpi fiicn