Muxuu Abyi Axmed ka yiri damaca Itoobiya ee raadinta badda, dekad?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2023
  • Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dagaal iyo xoog ku raadineyn dekad, dhul-badeed, kadib markii hadallo uu horay u sheegay oo ku saabsan raadinta marinka Badda Cas ay walaac ka abuureen gobolka.

ความคิดเห็น • 4

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 9 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Sandheere.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 9 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya soomaaliya wuu sahansaday? Soomaaliyeey heshiiya oo u diyaargarooba difaaca wadankiina.

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaba makeni itoobiya WA wadan Anu walalo nahay mana maqalidono koxaa qawulesatada aha e argagixisada aha muqdisho e dagala oge xasan gurguurte