Shaahaan faa’iidadiisa baro waa Hibiscus 🌺/Cafimat Fican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @hodanabdullahi4784
    @hodanabdullahi4784 หลายเดือนก่อน

    Masha allh xabibti yasmiin xifdullaah

  • @aburahima
    @aburahima 4 ปีที่แล้ว +1

    MaShaAllah (SAW) May Allah bless the prophet 🤲🏻 thanks for sharing abayo 🥰🥰🥰

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 4 ปีที่แล้ว

    Asc wrwb Abayo Yasmiin, Ilaahay hakaa Jazakumullaah khayr Shaaha Cafimad ka badan o inoso sameysay shukran 👍👍❤️❤️🥰❤️💖

  • @ducaysanbintb5464
    @ducaysanbintb5464 4 ปีที่แล้ว

    My favourite tea malinkaste waan caba runti shaah kale ma cabo aan isaga ahayn shaahyada kale wanka jeclahay alle dawo hanoogu daree. Thanks yasmin walal.

  • @nastexaqali9503
    @nastexaqali9503 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaay yasmiin KArKADEEY eey carabta dhahaan dhiig carka ugu u fiican yahay Iyo vitamins C badan aa ku jiro jazaaka laah qayr abaayo loved thanksxabiibti

  • @hajiyaishoibrahim3808
    @hajiyaishoibrahim3808 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allh jazakalah qer sis 👍 😍🕋🤲👍🤗

  • @ismabusuri6199
    @ismabusuri6199 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabitaan qaboow ahaan an u cabna is relly nice

  • @niyadsannuuh
    @niyadsannuuh 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shukran xbbti

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo yaasmiin masha Allah xabibti shukran 🥰💞💗💖💖❤❤❤👍👍👍

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Alxm Abayo Ilaahay haku ❤️❤️barakeyo dhamantin family gaada❤️👍hana idin xafido Aamiin yaarab Insha Allaah 🤲🤲

  • @nasrinacreatives6505
    @nasrinacreatives6505 4 ปีที่แล้ว

    In sha Allah, shukran ❤

  • @queenfatush9901
    @queenfatush9901 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah cawa ruxa afarad ayan ahay habo yasmin wsnkusalamay dar alle ayan kujecelahay rabi haku dowro habo

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 ปีที่แล้ว

    Hooyo yaasmiiiin waku salmy

  • @nasrinacreatives6505
    @nasrinacreatives6505 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, shukran ❤

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sister

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @wllaqaa9905
    @wllaqaa9905 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @amiribrahim2359
    @amiribrahim2359 4 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله

  • @kariniyoqurxin7663
    @kariniyoqurxin7663 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah yaska habiibti

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 4 ปีที่แล้ว

    Mansho alah

  • @Sacdiyohussein5626
    @Sacdiyohussein5626 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo jazakallah

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah jisa kalah qayr

  • @qaboolhusain1336
    @qaboolhusain1336 4 ปีที่แล้ว

    Maaaaasha alaah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 4 ปีที่แล้ว

    Ascww. Abaayo yasmiin afka carabta. Karkadhay waayo ،،،. كركديه. 🌹🌹🌹🌹💕💞🇸🇴🇸🇴

  • @aaminaabdale9788
    @aaminaabdale9788 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah abayo

  • @zamzamyusuf5926
    @zamzamyusuf5926 2 หลายเดือนก่อน

    Waa yaala somaliya waxaa loo yaqaan karkadeey

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 4 ปีที่แล้ว

    Asc yaasmiin mcnt qeyr badan allaha kusiiyo wax badan waan kaa faaiidnay thanks my dear

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว

    Walaaleey yaasmiin xijaamada aa rabaa gobolka Idaho aa joogaa intee degantahay ilasoo xariir xabibti!

  • @zuzucadey1769
    @zuzucadey1769 5 หลายเดือนก่อน

    Mama minka ma soo nadifiyaa

  • @nasrinacreatives6505
    @nasrinacreatives6505 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalaheyga SUBSCRIBE i saara iso booqda waa codsi waad mahadsantihin ❤

  • @CafimatFican
    @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +3

    Asa arbaco wanaagsan 💋💋💋💋

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 4 ปีที่แล้ว

      ماشاء الله يسمين اهلو صحه وعافيه

    • @faatimaabdiwali2403
      @faatimaabdiwali2403 4 ปีที่แล้ว

      Mcneey youtubeka video yadii hore maka baxeen kuwa badan oo faa ida leh baa kawayay

    • @hamudhajimuhudini1349
      @hamudhajimuhudini1349 ปีที่แล้ว

      Maad ka jawaabtid su'aalaha lagu waydiinayo

  • @hoodoabdi6377
    @hoodoabdi6377 4 ปีที่แล้ว +1

    Irbada sadexda bil wax dabiiciya oo dhaqa kaso hadal abaayo

  • @yahyealbakri6530
    @yahyealbakri6530 2 ปีที่แล้ว

    *HIBISCUS / KARKADEY*
    Hibiscus > English
    Karkadey > Arabic
    Waa Maxay Ubaxa ama Geedka Loo Yaqaan Hibiscus ama Karkadey ⁉️
    Hibiscus waa mid ka mid ah dhirta ugu caansan uguna muhiimsan marka loo eego isticmaalka dawooyinka mudaawaatka
    Sida laga soo xigtay bogga Boldsky, oo ku saabsan arrimaha caafimaadka, helitaanka faa'iidada ugu fiican ee geedo yaryar waxay ku xiran tahay qiyaasta iyo habka ku habboon ee diyaarinta si loo yareeyo waxyeellooyinka ka iman kara.
    Waxaa jira in ka badan 200 oo nooc oo Hibiscus ah oo midabyo badan leh, lagana yaabo in uu ugu caansan yahay Hibiscus 'Rosa-sinensis', oo leh midabka casaanka / Gaduudka
    Hibiscus waxaa loo isticmaali karaa siyaabo dhowr ah, iyadoo ku xiran nooca cudurka. Noocyada ugu caansan ee hibiscus waa shaaha ama casiirka hibiscus , saliidda hibiscus, koollada hibiscus, iyo budada hibiscus.
    Geedka ama Ubaxa Hibiscus / Karkadey wuxuu ku baahsan yahay Adduunka intiisa badan , dadkuna waxay cabbaan xagaaga iyo jiilaalka, kulayl iyo qabow ahaan (baraf).
    Waxaana loo isticmaalaa Shaah & Casiir iyo siyaabooyin kale .
    Hibiscus waa geed faaido badan oo ka kooban xaddi badan oo fiitamiin D, fitamiin C, fiitamiin A, iron, calcium, potassium, antioxidants iyo anthocyanins. Malic acid, tartaric acid, citric acid, iyo protocatechuic acid waa qayb ka mid ah asiidhyada organic ee laga helo Geedkaan
    Hibiscus, waxay leedahay faa'iidooyin badan balse haddii ay dhacdo isticmaal xad-dhaaf ah, waxay yeelan doontaa waxyeello.
    *🟥 Faa'iidooyinka Hibiscus*
    1- Hibiscus si loo yareeyo dhiig karka
    Haddii aad si lama filaan ah u dareento dawakhaad oo ay qandho ku hayso, waxaa waajib ah in aad ogaatit cadaadiska dhiiggaaga.
    Haddii cadaadiska dhiiggaagu sarreeyo (kor u kaca), cab Hibiscus / karkadey ilaa uu dhiigaagu hoos u dhaco. Tani waa waxa ugu caansan hibiscus.
    2- Hibiscus si loo yareeyo kolestaroolka
    Nolosha xawliga ah ee maanta, waxaan aragnaa dad badan oo la ildaran heerarka sare ee kolestaroolka xun. Waxaan kugula talineynaa inaad tijaabiso Geedkaan Hibiscus sababtoo ah waxay faa'iido u leedahay jirka. Qaarkood xitaa waxay yiraahdaan waxay sidoo kale xoojisaa wadnaha .
    3- Hibiscus si loo yareeyo heerka sonkorta dhiigga
    Hibiscus waxay faa'iido u leedahay kuwa qaba nooca 2 ee sonkorowga. Dhammaanteen waan ognahay in cudurka macaanku uu geeri usababi karo nolosha dadka qaba. Way fiicantahay in la cabbo Hibiscus si loo yareeyo saamaynta xanuunka macaanka.
    4- Hibiscus si ay u ilaaliso beerka
    Beerku waxa uu ka mid yahay xubnaha muhiimka ah ee jidhka, cilad kasta oo ku timaadana waxa ay keentaa dhibaatooyin jidhka ku dhaca iyo khalkhal ku yimaada nolosha. Cabitaanka Hibiscus waxay kordhisaa enzymes ka masuulka ah ka saarida sunta waxayna yaraynaysaa suurtogalnimada inuu yeesho beer dufan leh.
    5- Hibiscus si ay u yareyso xanuunka xilliga caadada
    Cabbitaanka Hibiscus ee diiran ama qandaca ah , waxay kaa caawinaysaa yaraynta murqaha xanuunka ay keento caadada. Sidaa darteed, waa inaad cabtaa cabitaan badan oo Hibiscus ah sababtoo ah waxay dejisaa foosha ilmo-galeenka iyo caloosha waxayna ka saartaa xanuunka.
    6- Hibiscus si loo daweeyo niyad-jabka
    Cabitaanka hibiscus diiran waa mid ka mid ah siyaabaha lagu xakameynayo niyad-jabka.
    7- Hibiscus si kor loogu qaado dheefshiidka
    Cabitaanka Hibiscus wuxuu wanaajin karaa kaadiheysta iyo shaqada dheefshiidka.
    8- Hibiscus oo jidhka qaboojiso haraadkana ka saarto
    Hibiscus waxay yarayn kartaa haraadka ama oonka , sababtaa awgeed, ciyaartoyda ama dadka aalamiintada sameeya intooda badani waxay cabbaan Hibiscus . Sidoo kale Bisha Ramadaan waxaa aad loo isticmaalaa Cabitaanka Hibiscus asigoo aad loo qaboojiyo
    9- Hibiscus si loo xakameeyo miisaanka
    Dad badan ayaa cabba Hibiscus, sababta oo ah waxay keentaa yareynta miisaanka .
    10- Hibiscus oo jirkaaga ka saarta Laalaabka - Gabowga
    Miyay kugu dhacday inaad muuqaalkaaga barbar dhigto dadka caanka ah ee weli Da'da yar lamoodo inkastoo ay Da' yihiin?
    Laalaabku waa mid ka mid ah calaamadaha gabowga.
    11- Hibiscus waxay qani ku tahay Vitamin C
    Hibiscus Waxay ku siin kartaa fiitamiin C oo jirkaaga ubaahan
    Faytamiin C ayaa fure u ah ilaalinta nidaamka difaaca jirka si loo yareeyo caabuqa fayraska.
    12- Hibiscus Cimilada oo dhan
    Faa'iidooyinka Hibiscus waxaa ka mid ah in aad cabbi karto adiga oo aan u eegin cimilada iyo maalmaha, ha ahaato kulayl ama qabow.
    13- Hibiscus oo lagu daweeyo calool istaagga
    14- Hibiscus waxay ka hortagtaa koritaanka unugyada burooyinka iyo kansarka
    15- Hibiscus waa daawaynta ka hortagga bakteeriyada
    16- Hibiscus, kalyaha Kaadiheysta
    Cabitaanka Hibiscus wuxuu ka hortagayaa samaynta dhagxaan kelyaha iyo kaadiheysta.
    17- Cabitaanka Hibiscus waxay caawisaa daawaynta hargabka, qufaca iyo qandhada (heerkulka sare).
    18- Hibiscus in ay nadiifiso maqaarka oo ay ka saarto unugyada dhintay
    Hibiscus waa maaskaro lagu nadiifiyo maqaarka. Taas awgeed, waa inaad ku dartaa qaado hibiscus ah iyo qaado malab ah koob biyo ah oo sug 40-30 daqiiqo ilaa uu kabuubyo. Waxaad ku dari kartaa xoogaa maraq ah oo waxaad mari kartaa wejiga iyo qoorta. U dhaaf rubuc saac ka dibna ku dhaq biyo kulul ka dibna biyo qabow.
    *🟥 Waxyeelada ama Taxadarka isticmaalka Hibiscus*
    1- Cabitaanka hibiscus wuxuu keenaa hoos u dhaca heerka estrogen. Sidaa darteed, way fiican tahay ineynaan cabbin Hibiscus Dumarka qaadanaya kaniiniyada ka hortagga uurka ama kuwa galay menopause oo qaata hormoonnada daaweynta. Waxaan soo sheegnay in hibiscus ay hoos u dhigto heerka estrogen-ka, sidaa darteed, waa inaysan cabbin haweenka uurka leh ama kuwa doonaya inay uur qaadaan.
    Sidoo kale Cabitaanka xad dhaafka ah ee hibiscus gaar ahaan bisha ugu horeysa gabadha waxa ay keentaa in uur ku dhaco, waxa kale oo ay keentaa cunto yari, nafaqo darro iyo miisaanka oo yaraada uurjiifka dhalmada kadib.
    2- Sababtoo ah hibiscus waxaa ku jira xaddi badan oo ah calcium oxalate salts (CaC2O4), bukaanada qaba kelyaha waxaa lagula talinayaa inaysan cabbin cabitaanka hibiscus.
    3- Inkastoo hoos u dhigista cadaadiska dhiigga ay ka mid tahay faa'iidooyinka ugu muhiimsan ee Hibiscus; Laakin hibiscus waa in aysan cabbin dadka dhiigkarka hooseeya ama kuwa qaata daawooyinka dhiigkarka.
    4- Hibiscus wuxuu saameeyaa unugyada kansarka ee maqaarka iyo maskaxda. Aasaaska Xakamaynta Kansarka ayaa leh hibiscus waa in ay ka fogaadaan bukaanada qaadanaya daaweynta kemotherabi ama shucaaca .
    5- Cabitaanka Hibiscus ee si xad dhaaf ah waxay dadka qaar ku keentaa dhalanteed . Sidaa darteed, ka taxaddar inaadan waxbadan cabbin Hibiscus inta lagu jiro baabuur wadista ama shaqo kasta u baahan feejignaan dheeraad ah.
    6- Xasaasiyad dadka qaarkiis uga soo baxda indho cascas ama qandho.
    7-Cabitaanka hibiscus waxa ay si aad ah u yaraysaa heerka sonkorta waxa ayna meesha ka saartaa saamaynta dawooyinka sonkorta yareeya
    *Faaidada Dhaqaale*
    Hibiscus wuxuu ku fiicanyahy ayaa kamid ah in kista yar aad soo iibsatit ay mudo ku heyn doonto
    Halkaan Ka Daawo Macluumaad Af Soomaali ah oo ku saabsan Hibiscus ama karkadey oo ay sharaxayaan qaar kamid ah walaalaha Soomaaliyeed ee TH-camrska ah
    th-cam.com/video/nzmiARjcNjM/w-d-xo.html
    th-cam.com/video/ax8CL0LEjlc/w-d-xo.html
    ________________________
    Tarjumay : Yahye Albakri
    FG : Hadii aad ubaahantahay Hibiscus / Karkadey
    Waxaad igala soo xiriiri kartaa +249100051506 WhatsApp
    Mahadsanidiin

  • @maimunaahmed2121
    @maimunaahmed2121 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc yaaska was ku salaamey

  • @CafiifaChannel1926
    @CafiifaChannel1926 4 ปีที่แล้ว

    wcs wrh wbr wandhownahay walashey 😍

  • @deeqaibraahiimnuur6388
    @deeqaibraahiimnuur6388 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo yasmin lakin anaga ma haysano caleentaas Allah kuu daaweeyo adiga iyo inta kula cabaysa

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 4 ปีที่แล้ว

    abayo yasmin 👌👍

  • @tush5083
    @tush5083 4 ปีที่แล้ว

    kindly share your website link to the comment section.

  • @halimaparveen5438
    @halimaparveen5438 3 ปีที่แล้ว

    Can you get English subtitles on this x

  • @saxarsheq334
    @saxarsheq334 3 ปีที่แล้ว

    Burkati maxaa ladhahaa wll kaso hadal oo na tus hadaad heli karto

  • @cayuush145
    @cayuush145 4 ปีที่แล้ว

    Maama waa ku taageraaa

  • @hamudhajimuhudini1349
    @hamudhajimuhudini1349 ปีที่แล้ว

    Caleenta mala dhaqaa abaayo

  • @fartunqoole9122
    @fartunqoole9122 4 ปีที่แล้ว

    Asc abyo yasmiin qof uur 5 bil ah leh ma cabi kartaa calentN

  • @alifarah1113
    @alifarah1113 4 ปีที่แล้ว

    Was abaayo ilaahey ha ka a siiyo ajar waxyaabaha wanaagsan ee aad nala wadaagto abaayo vediogii aad uga hadleysay tobinka ama hijama wan watney abaayo hoos ma soo digi kartaa

  • @nuurhadafow437
    @nuurhadafow437 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo cunug ayaa naasiyaa macabikaraa??? Mahadsanid

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 4 ปีที่แล้ว

    shugran😋

  • @hanimcali2155
    @hanimcali2155 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hodahassan975
    @hodahassan975 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxaan ubahanahay labarkag WhatsApp

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 4 ปีที่แล้ว

    Qof uur leh ma cabi karaa

  • @siciidmaxamedmaxamed1206
    @siciidmaxamedmaxamed1206 4 ปีที่แล้ว

    Hallo

  • @naftaadaqurxi3432
    @naftaadaqurxi3432 ปีที่แล้ว

    Abaayo turkiga cawayaan arkay ani

  • @najmamahamoud6310
    @najmamahamoud6310 4 ปีที่แล้ว

    HBO nasir cadced ma walala tihin ina cadced miya tahay

  • @hanimcali2155
    @hanimcali2155 3 ปีที่แล้ว

    Asc