Hubaal hadaad saan ukarsato buskut ka ciida waad kahelee buskut dahabi ah si aan caadi eheen lokari

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 131

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid xabiibti jazaakalaah qeyr markii iigu horeysay een buskut sameeyo qaaliyey adigaan kaa arkay xabiibti allah ku xifdiyo

  • @saaqeymuumin7035
    @saaqeymuumin7035 4 ปีที่แล้ว +25

    Masha allah mam 2018 ila hddn kula socd lkn like wxn ehen ma sari jirin comment kam so bxin jirin wiiil ahy wn ku tagersnhy👏
    Wx yaalo bdn ayn ka faidy🥰❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo jazakumulahi kheer 🤩

  • @beautyandcookingchannel4201
    @beautyandcookingchannel4201 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jasakala khayr xppti quruxey
    Kan kama daalo markastan wan kaso turta adna wu u macyahay❤💋👍👍👍

  • @banazirmohamed9819
    @banazirmohamed9819 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah thanx Habibty Allah haku hafido

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 3 ปีที่แล้ว +2

    😋 looks delicious original buskud Somali 😍

  • @shuhabgirlschannel399
    @shuhabgirlschannel399 4 ปีที่แล้ว +3

    Hbbti aad Ayan u jacalahay dhaman wax yabaha aad soo geliso jazzallah kheyr hbbti

  • @sahraabdi208
    @sahraabdi208 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah amira gabadheyda isku magac tihin burkan wan arki jiray lkn sida losameyo ma aqon mahadsanid xbbti

  • @hamdasheekhibraahim610
    @hamdasheekhibraahim610 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah walal jazakallaahu khayr

  • @nasteyxoxazanolal7385
    @nasteyxoxazanolal7385 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlshy qaali cabaar maadan sugin miyaa kadib markaad xashtay ilaahay gacanta hakubarakeeyo wlshy qaali aamiin

    • @kaahomaxamad4185
      @kaahomaxamad4185 4 ปีที่แล้ว +1

      Nastexo haa buskudka lama sugo horaa laga dubaa

    • @nasteyxoxazanolal7385
      @nasteyxoxazanolal7385 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kaahomaxamad4185 Mahadsanid wlshy qaali

  • @ruunibraahin2215
    @ruunibraahin2215 ปีที่แล้ว

    Subaha salid maad ubadli karaa

  • @najahqliqurux6955
    @najahqliqurux6955 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlh mnta wn soo dheereyy qof wx bdn ka baraty mhdsnid wllshy keep going 🔔m

  • @abdinaasiryare8468
    @abdinaasiryare8468 4 ปีที่แล้ว +6

    ماشاء اللة يا أ اختي الغالية wxaa kaacodsanaa subiscreb iisaar danbigaaga alaha dhaafee

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo qali ilaah ha ku xifdiyo

  • @zuleqhaisse3126
    @zuleqhaisse3126 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc Amira pizz kala nooca ayaan rabnaa
    Oo foornada ah iyo midaan foorno lagu karin

  • @asmoasmo686
    @asmoasmo686 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo mcn noo sameyn jirtay iidaha doolshe xalwad iyo buskudkan saliida lagu sameyo Waliba iyadoo dolshada foorno isticmaleyn burjiko iyo dugsi isticmaaleysa aniga wey ibartay hooyo mcn alaha iika xafido adigana qeyr badn Allah ku siiyo

  • @nimoosman3773
    @nimoosman3773 4 ปีที่แล้ว +1

    Huno qali kac kac soo gali adoo mahadsan ❤

    • @shukrihassan5987
      @shukrihassan5987 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk kackac kan lee ma ahinoo!!!!

  • @khadranoura6570
    @khadranoura6570 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah Shagran wllo

  • @amiinaali4920
    @amiinaali4920 4 ปีที่แล้ว

    Abayo keep going shukran xbbti qalpi waxa badan ayan ka faidanay ❤❤❤❤

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada1346 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ilaahey ha ku barakeeyo amira

  • @MohamedHassan-ci4tu
    @MohamedHassan-ci4tu 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahay abaayo cunto waad ku dhamaatey ilaahay gahantaada hakuu barakeeyo

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @cookwithumumohamed1308
    @cookwithumumohamed1308 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice ukhti keep going soboqo wanku soboqday channel 🙏

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 ปีที่แล้ว

    Shukrn wlasheyda qaaliga marbkaston samesto wankuso xanustaa❤

  • @wardoomar6122
    @wardoomar6122 3 ปีที่แล้ว +2

    abaayo waxyaabaha aad kudardareyso nooo soo qor

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah 😋😋😋😋😋😋😋🌷🌷🌷🌷🌷👍

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa’allah jazakumulah qeyr

  • @channellulhappay5857
    @channellulhappay5857 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo 😘😘😘😘😘👍😘😘💋

  • @qureshaalio7048
    @qureshaalio7048 4 ปีที่แล้ว +1

    mashaalllah abayo amira

  • @haliishismail5286
    @haliishismail5286 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah abaayo

  • @fatmamad9457
    @fatmamad9457 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alah uqti aad kuu ii qanciyey busgudka

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 4 ปีที่แล้ว

    Asc maasha alaah tabaraka laah bukud laliid ayaa la dhahaa alaha idin daaweyo insha alaah

  • @xldhibanadyara8669
    @xldhibanadyara8669 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc huuno burka barkaa qastay meel maa dhig tay mise horaa kajarjartay

  • @naruuroahmed2280
    @naruuroahmed2280 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah thanks abayo

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Tabaraka Allah

  • @fathiaabdisalanahmed1085
    @fathiaabdisalanahmed1085 4 ปีที่แล้ว

    Msh alh alle hgu barakeeyo gacantda wlshy

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 4 ปีที่แล้ว

    mashaa Allaah Abaayo

  • @caishasheikhcabdullahi879
    @caishasheikhcabdullahi879 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo allah ku barakeyo

  • @foosiyomaxamuud9589
    @foosiyomaxamuud9589 4 ปีที่แล้ว

    Shukran xbbti

  • @mohamedabdulahi1884
    @mohamedabdulahi1884 4 ปีที่แล้ว +2

    Abyo mahadsnid wax yaabo badan ayan ka baranay
    Wxn jeclaan lahayn Xalwdo inaa ku darto hadii eey tahy macquul please

  • @amuunindho2634
    @amuunindho2634 4 ปีที่แล้ว +1

    abyo buskulka salida lo karkariyo noso geli somalia kucuni jirey wawxisey inaa sameysta rabaa salidba lagu xashi jirey la karkariyey

  • @dhalaabadansidiihoyaded4840
    @dhalaabadansidiihoyaded4840 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allha wll alle haku xifdiyo gacmhan ku barkeeyo 😘😘😍😍❤❤❤❤💔👑👑

  • @raahomohamed9729
    @raahomohamed9729 4 ปีที่แล้ว

    Shukran xbbt

  • @maryamayusuf1216
    @maryamayusuf1216 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha AAlh 😍

  • @sahroaxmed2
    @sahroaxmed2 4 ปีที่แล้ว

    Shukran abaayo

  • @kowsaraxmed1542
    @kowsaraxmed1542 4 ปีที่แล้ว +1

    Man sha allah

  • @ilhanmo348
    @ilhanmo348 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh mahat sanit wll

  • @aishahusein9391
    @aishahusein9391 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll ma laqamiriyaa nahbisoo sheeg adoo rali ah

  • @maxamedaxmed8270
    @maxamedaxmed8270 4 ปีที่แล้ว

    wadmahdsanthy xbbti

  • @yasirdeere
    @yasirdeere 4 ปีที่แล้ว

    Mashala cadimahan asialistalla waxa yaalaha lugucayilo inshalla.❤❤

  • @caashahodan8447
    @caashahodan8447 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah wllo

  • @munoxasan6838
    @munoxasan6838 4 ปีที่แล้ว

    Hdaa subaga hesan salid mku badalan kraa iga soo jawaab

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 4 ปีที่แล้ว +3

    Suuqa kasoo gadan jirey buskutkan laakin waa markii igu horeysey aan arko isagoo la sameynayo.
    Mahadsanid walal

  • @nasra-kaafiyasuleiman6282
    @nasra-kaafiyasuleiman6282 4 ปีที่แล้ว

    MSHA Alle wll

  • @anjaliiqurux7842
    @anjaliiqurux7842 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @maryamibraahim9000
    @maryamibraahim9000 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha Wowww 🥰❤❤❤❤✌👌🧐💞💞💞💞💞

  • @sidraosman8724
    @sidraosman8724 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah amiira

  • @jkkamonya
    @jkkamonya 4 ปีที่แล้ว +2

    If you write your instructions in English we may follow you.

  • @caishasheikhcabdullahi879
    @caishasheikhcabdullahi879 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallo Burka nocan hadi heliwayo

  • @aishamabubakar4475
    @aishamabubakar4475 3 ปีที่แล้ว

    Can I have a recipe please in English

  • @suleekhaaadan8451
    @suleekhaaadan8451 4 ปีที่แล้ว

    Wll mahadsanid

  • @idilhasan3623
    @idilhasan3623 3 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @qaalidumar1591
    @qaalidumar1591 4 ปีที่แล้ว +1

    Hi

  • @rehemamwendemutua961
    @rehemamwendemutua961 4 ปีที่แล้ว

    English subtitle please

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @aishahusein9391
    @aishahusein9391 3 ปีที่แล้ว

    Wll maqamirisay murka itoo qamerayo maa sugesay nah

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 4 ปีที่แล้ว

    Wll amira marka hore salaan marka labaad wadmahadsantahy lkn waznku waydinayaa wamaxy carfisadu

  • @zerzack2468
    @zerzack2468 2 ปีที่แล้ว

    hanisad

  • @abdifitahahmedyuusuf3827
    @abdifitahahmedyuusuf3827 4 ปีที่แล้ว

    .mshalha

  • @amiinaali4920
    @amiinaali4920 4 ปีที่แล้ว

    Abay Kenya miyaad dagan tahay mise Uganda

  • @fahmocabdinuur4132
    @fahmocabdinuur4132 4 ปีที่แล้ว

    Wcs abayo masha Allah

  • @maryansheikhmuuse1264
    @maryansheikhmuuse1264 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @abdirahmanali958
    @abdirahmanali958 4 ปีที่แล้ว

    Jazakalah abaayo lkn subaga ama salida koob buuxo maan kushuba markan qasayo

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada1346 3 ปีที่แล้ว

    Ani hadaa soo searching gareeyey

  • @amaaldheman515
    @amaaldheman515 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo burka caduga ah ee cajerada ku dubano malaga sameen karaa

  • @queenhppy3449
    @queenhppy3449 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid abayo

  • @liibintuanabseed9010
    @liibintuanabseed9010 4 ปีที่แล้ว

    M,a baayoh

  • @mariasaid6914
    @mariasaid6914 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadasanid abyo

  • @xamdaahmed7606
    @xamdaahmed7606 4 ปีที่แล้ว

    Wllo qali 👏mahsnid

  • @user-nr1ie4mj5r
    @user-nr1ie4mj5r 3 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @hudamohammed7940
    @hudamohammed7940 4 ปีที่แล้ว

    abaayo xowgaa mala dhigaan azin mala qamirinaa??

  • @hudaelmi3661
    @hudaelmi3661 2 ปีที่แล้ว

    Mala suga ya intuu qamirayo apyo?

  • @khadijaibrahim4794
    @khadijaibrahim4794 4 ปีที่แล้ว

    Try to translate pliz

  • @marwanjamayare7017
    @marwanjamayare7017 4 ปีที่แล้ว

    Kenya miyad imaday

  • @aaminadhool9050
    @aaminadhool9050 4 ปีที่แล้ว

    Amira Wll waankahelay alx

  • @zamzamabshir117
    @zamzamabshir117 3 ปีที่แล้ว

    Hadan subaag haysana

  • @xamdimaxamuud5206
    @xamdimaxamuud5206 4 ปีที่แล้ว

    Abyo umberger noosoo gali

  • @suleekhaaadan8451
    @suleekhaaadan8451 4 ปีที่แล้ว

    Wll biza loo soogeli adoo raaliya

  • @shafiqasalah5642
    @shafiqasalah5642 3 ปีที่แล้ว

    223rd II 2 xamda of the the most important 26th 222222222

  • @shugriosman1652
    @shugriosman1652 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wa kugu cusbahay walal hore usoco waka faidi donaa

  • @Duniyamohammed
    @Duniyamohammed 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo maalmo ma yaali karaa

  • @hodanali6996
    @hodanali6996 4 ปีที่แล้ว

    B

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 4 ปีที่แล้ว

    Hii ni mandazi

  • @zahraismacil1119
    @zahraismacil1119 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤✅✅✔️✔️

  • @maryansheikhmuuse1264
    @maryansheikhmuuse1264 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo malawax soogali

  • @furqaancismaan1819
    @furqaancismaan1819 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo

  • @hawoosmanabdinor374
    @hawoosmanabdinor374 4 ปีที่แล้ว

    mahad sanid xabiibtii

  • @faaizomursal4558
    @faaizomursal4558 4 ปีที่แล้ว

    Wlshyda magaciis

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran team Amira subscribe haliigu cawiyo plz

  • @cadarahmedbare6068
    @cadarahmedbare6068 4 ปีที่แล้ว +4

    Landhuu ayuu u ekyahay reer xamar Lee yaqan landhuu